Shaki bixin Jiilka cusub (Qormo Cajiib ah).

0
Friday August 03, 2018 - 23:25:25 in Wararka by
  • Visits: 717
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaki bixin Jiilka cusub (Qormo Cajiib ah).

    Akhrista yaasha da'da yar qaar ayaa Sawirkii "Aboota yareey" ee la qaaday 1920dii ee ku jiray Qormadii "Hablihii hore" waxa ay ka keenen dood ah in waqtigaa aynan jirin Camera wax lagu sawiro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhrista yaasha da'da yar qaar ayaa Sawirkii "Aboota yareey" ee la qaaday 1920dii ee ku jiray Qormadii "Hablihii hore" waxa ay ka keenen dood ah in waqtigaa aynan jirin Camera wax lagu sawiro.

Haddii aan isku dayo in aan muuqaal ku qanciyo walaalheyga da’da yar.

Waxa jirtay waqtigaa Camera wax lagu sawiray, meela badan oo dalka ah ayaana laga hayaa Sawiro la da’ah kan Aboota yarey. Fiiri Sawirka 1aad waa Arday somali ah iyo kuwa Ajnabi ah oo hal fasal wax ku wada baranaya 1927 Mogadishu. F.S: 2aad waa Taalo Xamar laga dhisayo 1927. F.S: 3aad waa Sawirka Magaalada Caluula 1927. F.S: 4aad waa Bandhig dhaqanka somalida 1910. F.S: 5aad waa Xaruntii Saadaasha Hawada ee Jowhar -1925. F.S kale ee la da’da ah 6aad: Afgoye oo hawada dayaaradu ka sawirtay. 7aad: Xaruntii Tareenada ee Xamar. 8aad: Suuqii Hargeesa ee loo gaar yeelay Haweenka.

Waxaan filayaa in Taariikh badanu ay ka maqan tahay jiilka cusub Qoraal & Sawirba, wixii la heli karo haloo gudbiyo Jiilka Cusub iyaguna wax ayna hubsan yeyna inkirin. Mahadsanidiin.

Qore: Yahya Amir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip