Manchester United oo diyaarineysa dalab rasmi ah oo ay ku dooneyso xalka difaaceeda!

0
Sunday July 15, 2018 - 12:48:57 in Wararka by
  • Visits: 525
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester United oo diyaarineysa dalab rasmi ah oo ay ku dooneyso xalka difaaceeda!

    Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay diyaarineyso inay dalab ka gudbiso laacibka lagu magacaabo Leonardo Bonucci.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay diyaarineyso inay dalab ka gudbiso laacibka lagu magacaabo Leonardo Bonucci.

United ayaa AC Milan kala xaajoon doonta qaabkii ay uga iibsan lahayd difaaca reer Italy, waxaana ay u bandhigeysaa dalab gaaraya £32m.

Laacibkan ayaa xagaagii hore Roseneri kaga soo biiray Juventus ka dib markii uu €42 si lama filaan ah ugu soo dhaqaaqay.

Red Devils ayaa dooneysa inay ka faa’ideysato dhibaatada dhaqaale ee heysata Milan iyagoo £32 ka siinaya Bonucci.

Jose Mourinho ayaa si xoog leh ugu raad jooga difaac dhexe oo uu xal uga dhigo dhaawaca Marcos Rojo iyo Phil Jones, sidoo kale bandhig xumida Victor Lindlof, halka Chris

Smalling laga yaabo inuu dhaqaaqo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip