Xulka Faransiiska iyo Belijimka oo u soo baxay Semi-finalka ciyaaraha adduunka

0
Friday July 06, 2018 - 23:18:10 in Wararka by
  • Visits: 468
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Faransiiska iyo Belijimka oo u soo baxay Semi-finalka ciyaaraha adduunka

    Xulalka Faransiiska iyo Beljimka ayaa u soo baxay semi finalka ciyaaraha adduunka kadib markii ay ka badiyeen xulalka Uruguay iyo Brazil.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xulalka Faransiiska iyo Beljimka ayaa u soo baxay semi finalka ciyaaraha adduunka kadib markii ay ka badiyeen xulalka Uruguay iyo Brazil.

Xulka Faransiiska ayaa ugaga badiyay xulka Uruguay 2-0 halka xulka Beljimka uu ku suul-daaray xulka Brazil 2-1. Ciyaaraha adduunka ee heer gabagabo ah maraya ayaa u muuqdan in sanadkan dal aan hore ugu guuleysan ay dhici karto in uu ku guuleysto kadib markii laga reebay dalal hore loogu saadaaliyay inay ku guuleysan karaan.

Dalalka ka socda qaarada Yurub ayaa haatan waxa ay calaamadeysteen inay ku guuleysanayaan tartanka ciyaaraha adduunka kadib markii maanta la reebay dalalkii ugu dambeeyay ee ka socday Latin Ameerika.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip