Maqaal: MA JIRO ADUUNKA WADAN 7 MADAXWAYNE LEH:

0
Sunday June 24, 2018 - 12:50:57 in Wararka by
  • Visits: 813
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maqaal: MA JIRO ADUUNKA WADAN 7 MADAXWAYNE LEH:

    Ethiopia's Prime Minister Abiy Ahmed, mar uu la hadlaayay Golaha Sharci dejinta dalkiisa wuxuu uu weeydiiyay xildhibaanada su'aashaan oo uu yiri:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ethiopia's Prime Minister Abiy Ahmed, mar uu la hadlaayay Golaha Sharci dejinta dalkiisa wuxuu uu weeydiiyay xildhibaanada su'aashaan oo uu yiri:

"Miyaynu ogolaan karna in Maamul Goboleed ka tirsan Ethiopia inuu Somalia tago amar la’aanteena hadana heshiis la soo galo dowlada Soomaaliya? Maya ma aqbali karno. Sidaas si lamid ah maamul ka tirsan Somalia ma samayn karno inaan xiriir toos ah la yeelano isagoo aan dawladda Federalka ah Ogolaansho ka haysan”

Wuxuu kaloo yiri:

Somalia kama jiraan laba dawladood ee waa hal dawlad oo dunidu aqoon santahay, sidaas darteed waa inaynu xoojinaa midnimada SOMALIA innaga oo ixtiraamayna qawaaniinta Caalamiga ah” Xigasho. ETV

Arimaha uu ka hadlay PM Ethopia Dr. Ahmed waa dhab horey u jirtay tasoo wiiqaysay awooda dowladnimadda umadda Soomaaliyeed, Soomaaliya ma yeelan karto 7 Madaxwayne oo midba wuxuu doono sameeyo, sida ku cad dastuurkeena arimaha dibada, difaaca, maaliyada iyo jinsiyada waxaa looga damberynayaa dowladda dhexe. Runtii waa qaynuun aduun waynaha ay ku dhaqmaan.

Arimahaan uu ka dhawaajiyay PM Ahmed waxay meesha ka saareeysa is barbar yaacii laga dhexlay burburkii qaranka Soomaaliyeed, waxaan halkaan ugu hambalyeeynayaa Dowlada federaalka Soomaaliyeed siyaasadeeda ku aadan xoojinta qaranimadda umadda Soomaaliyeed (politics is art of possible)

Mahadsanidiin.

sheekh-Nur Abukar Qaasim




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip