AQAL GAL FARXAD LEH

0
Sunday June 24, 2018 - 09:11:26 in Wararka by
  • Visits: 1656
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AQAL GAL FARXAD LEH

    Maamulka iyo howladeennada wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper waxaay hambalyo AQAL GAL FARXAD Leh U Dirayaan AROOSKA IYO AROOSADDA KALA AH:- QAALID CISMAAN AXMED JIMCAALE {KARAAMA } IYO NACIIMO C/QAADIR CABDULLE {NACIIMA- NALKA} oo Habeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka iyo howladeennada wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper waxaay hambalyo AQAL GAL FARXAD Leh U Dirayaan AROOSKA IYO AROOSADDA KALA AH:- QAALID CISMAAN AXMED JIMCAALE {KARAAMA } IYO NACIIMO C/QAADIR CABDULLE {NACIIMA- NALKA} oo Habeen hore ku Aqal Galay Degmada Shibbis ee M/Muqdisho waxayna leeyihiin Alle haka dhigo Guurkii lagu helo Ubad Aayo wacaniyo Guri Reys leh Aamiin Aamiin Aamiin

Sidoo kale waxaa Hambalyo taa la mid ah u diraya Abbe Dr.Cismaan Axmed jimcaale {Dr.Jimmy}, Hooyo Safiyo Xuseen Maxa muud,Ayeeyo Calseey,Maxamuud Cali,aayo sahro xuseen maxamuud {sahruuni} ,Habaryar  Faadumo cali Maxamuud,Abti Maxaddiin Jabbaan Walaalaha  Wiilka Aarosaayo oo kala ah Maxamed Cismaan, Xannaan, Cismaan, Maa’hir Cismaan, Wardo Cismaan, Muuno Cismaan, Munasar Cismaan, Cabbiir Cismaan Ayaan Cismaan, iyo Ayuub Cismaan Axmed Jimcaale sidoo kale ,Adeerrada kala ah Xaaji Maxamuud Axmed Jimcaale {Xaaji Shitaar} Xuseen Axmed Jimcaale, Muxuddiin Axmed Jimcaale {Tusbax}, Ilmo Maxmed Axmed Jimcaale Maxamuud Maxamed Axmed Jimcaale {Qasaaye},Cabdi Maxamed Axmed Jimcaale, Abshir Cumar Xagaleey,Axmed Naasir Cumar Xagaleey,Eeddayaasha kalaah:- Aamino Axmed Jimcaale, iyo Caruurteeda,Salaado Axmed Jimcaale iyo Caruurteeda ,Xaawo Axmed Jimcaale iyo Caruurteeda, Madiino Axmed Jimcaale, Sh. Cali Cumar Maxamuud iyo Caruurtoodda Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto},Abti Yuusuf Ismaaciil Axmed {Carrabeey}, Ruqiyo Axmed Jimcaale iyo Caruurteeda ,Maryan Axmed Jimcaale iyo Caruurteeda ,Safiyo Axmed Jimcaale iyo Caruurteeda Muuse Abshir Maxamed Axmed Jimcaale, farxiyo Maxamed Axmed Jimcaale, Sahro Maxamed Axmed Jimcaale, Faadumo Maxamed Axmed Jimcaale, Cabdi Maxamed Axmed Jimcaale, Aamino Maxamed Axmed Jimcaale, Ilmo Sayd Cismaan Axmed Jimcaale, C/laahi Sayid cismaan axmed Jimcaale,Sakariye Saydi cismaan, Xaliimo Sayid Cismaan, iyo hooyadooda batuulo Nuur hadaafoow,, Cabdi Axmed Jimcaale  oo kala ah Maxamed Cabdi Axmed iyo Axmed Cabdi Axmed ,Ilmo Faadumo Axmed , Jimcaale , Yuusuf Axmed Maxamed Jimcaale, Cismaan Maxamed Axmwed Jimcaale, Cacasiis Cali Ilikbayle, , Ilmo Xaliimo Axmed Jimcaale,C/qaadir Maamuud hadaafoow, Hindiyo Maamuud Hadaaoow, Muuse Maxamed Cismaan {M.Kimiko}, Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe},Maxamed Xuseen Axmed {Suufi} Ismaan Xuseen Axmed {Waryeel}, Maxamed Cumar Mucjis, Jabriil Maxamuud Nuur, {Jabra], Maxamed Maxamuud Nuureey {Jimcaale}  Maxamuud Cali Maxamed {Madka},Maxamuud Xasan Cumar {Adduunyo}  Aweys Xuseen Xasan {Aweys. Shiino}, Cabdullaahi Maxamed Salaad {Dalle},C/fitaax Maxamed Salaad, {Diyeeshe}, Daa;uud Maxamed Salaad, {Deva} Xaawo Macallin Cabdi Ibraahin, Hibaaq Jeeloow, Qadero C/hi Cali Hagareey,Maxamed Xasan Xuseen {Anaa leh}, Caasho Axmed Maxamed Karaani ,Xamdi Cumar Xasan ,La Jaeceleey Maxamud Cumar, Nuurto Cali Cumar, Naasir Cali Cumar, Fowlsiyo Sh. Xasan, Nimco Cali Cumar, Najiib Cali Cumar, Nasro Cali Cumar,Nuuradiin Cali Cumar ,shukri Xaaji Xuseen Culusoow, Salaado Maxamed Axmed Seef,maxamed cabdi maxamuud,c/raxmaan cabdi maxamuud Nuur Maxamed Nuur {N.Qamadi}, Sheekh Xasan, sidoo Cabdi Cali Xasan {Yuubane}, Shiino Axmed Rooble, Faadumo Cabdi Cali Xasan, Caasho Cabdi Cali Xasan, Ceyni Cabdi Cali Xasan, Axmed Cabdi Cali Xasan,Maa’iddo Cabdi Cali Xasan, Ruweyda Cabdi Cali Xasan, Cali Cbadi Cali Xasan, Maxamed Cabdi Cali Xasan, Anfac Cabdi Cali Xasan iyo Nimco Sh.Maxamuud Nimca {Neyruus, Casho C/laahi Culusoow {Caasha Cuud}, Yaaquub C/laahi Guure, Sacdio Maxamed Macallin,C/casiis C/laahi Cululusoow {Fufuule}, dhammaan dadkaasi waxay Hambalyo Aqalgal Farxad leh oo Aqal ah u dirayaan  QAALID CISMAAN AXMED JIMCAALE  {KARAAMA} IYO NACIIMO C/QAADIR CABDULLE  {NACIIMO NALKA} oo Habeen Hore ku aqal galay degmada Shibbis ee M/Muqdisho waxayna Alle ugu Bar-yayaan inuu Guurkooda ka dhigo kii lagu Baraaro laguna barakoobo oo Ubad Qeyr Qaba kala hela farxadna ku waara

Aamiin Aamiin Aamiin




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip