Halkan Ka Daawo Muqaalka Qaabkii Ay U Dhacday Xafladii Globe Soccer Awards Ee Xalay Ka Dhacday Dubia Ee Lagu Bixiyay Abaal Marinaha Sanad Laha Ah Iyo Qaabkii Loogu Kala Guulaystay

0
Monday December 28, 2015 - 09:22:42 in Sports News by
  • Visits: 786
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo Muqaalka Qaabkii Ay U Dhacday Xafladii Globe Soccer Awards Ee Xalay Ka Dhacday Dubia Ee Lagu Bixiyay Abaal Marinaha Sanad Laha Ah Iyo Qaabkii Loogu Kala Guulaystay

    Waxaa sidii aanu xalayba idiin soo gudbinay Dubai ka dhacay shirka caalamiga ah ee ciyaaraha kaas oo sanadkasta lagu bixiyo abaal marino kala duwan.Waxay ahayd xafladii todobaad eeGlobe Soccer Awards,waxayna ahayd xaflad si wayn loo soo agaasimay isl

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa sidii aanu xalayba idiin soo gudbinay Dubai ka dhacay shirka caalamiga ah ee ciyaaraha kaas oo sanadkasta lagu bixiyo abaal marino kala duwan.Waxay ahayd xafladii todobaad eeGlobe Soccer Awards,waxayna ahayd xaflad si wayn loo soo agaasimay isla markaana ay ka soo qayb galeen dad aad u tiro badani oo masuuliyiin iyo marti sharaf iskugu jiray.

Pirlo and Messi

Shirka caalamiga ah ee ciyaaraha Dubiay Globe Soccer Awards ayaa noqday mid si wayn u soo koraya isla markaana si wayn aduunka looga fiirsanayay,waxaana la bixiyay abaal marino badan oo ay ugu muhiim sanaayeen kuwan hoos ku qorani.
Xidiga sanadka 2015 Ugu Fiican= Lionel Messi

Kooxda Sanadka 2015 Ugu Fiican= Barcelona

Madax Waynaha Sanadka 2015 Ugu Fiican =Josep Maria Bartomeu

Kooxda Kubbada Cagta Ee Saxaafada Soo Jiidatay= Barcelona

Abaal Marinta Ciyaartoyga Waayaha Ciyaareed 1aad=Andrea Pirlo

Abaal Marinta Ciyaartoyga Waayaha Ciyaareed 2aad=Frank Lampard

Wakiilka Sanadka 2015 Ugu Fiican=Jorge Mendes

Tababaraha Sanadka 2015 Ugu Fiican= Marc Wilmots

Xarunta Barbaarinta Sanadka 2015ugu Fiican =Benfica

Garsooraha Sanadka 2015Ugu Fiican =Ravshan Irmatov

2

Kooxda Barcelona ayaa xafladn qabsatay iyada oo heshay inta badan abaal marinaha caalamiga ah ee muhiimka ahaa si la mid ah qaabkii ay Real Madrid sanadkii hore u xafladan oo kale ay u qabsatay.

Haddaba waxaad halkan ka daawan kartaa muqaalka qaabkii ay xafladaasi u dhacday iyo sidii abaal marinaha loogu kala guulaystay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip