Muuqaal: Hadii Aad Horay U Soo Aragtay Neymar & Cavani Oo Rikoodhe & Laad Xor Ah Isku Qabsaday Bal Daawo Eden Hazard Oo Carrasco Ku Qabsaday Kubad Aan Rikoodhe & Laad Xor Ah Toona Ahayn, Xitaa Wuu Ka Tuuray

0
Thursday June 14, 2018 - 11:41:19 in Wararka by
  • Visits: 459
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuqaal: Hadii Aad Horay U Soo Aragtay Neymar & Cavani Oo Rikoodhe & Laad Xor Ah Isku Qabsaday Bal Daawo Eden Hazard Oo Carrasco Ku Qabsaday Kubad Aan Rikoodhe & Laad Xor Ah Toona Ahayn, Xitaa Wuu Ka Tuuray

    Xiddiga garabka uga ciyaara xulka qaranka Belguim iyo kooxda Chelsea ee Eden Hazard ayaa sameeyay arin muran badan dhalisay intii uu socday kulankii uu xulka Belguim guusha ka gaaray Costa Rica Kulankii Saaxiibtinimada Ahaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiddiga garabka uga ciyaara xulka qaranka Belguim iyo kooxda Chelsea ee Eden Hazard ayaa sameeyay arin muran badan dhalisay intii uu socday kulankii uu xulka Belguim guusha ka gaaray Costa Rica Kulankii Saaxiibtinimada Ahaa.

Xiddiga ay isku xulka yihiin ee Carrasco ayaa qabsaday kubad soo hor martay goolka xulka Costa Rica Laakiin Hazard ayaa ka daba tagay kadibna kala tuuray Carrasco si uu kubada isagu u helo.

Carrasco ayaan isugu wax fal celin ah samayn laakiin iska dhaqaaqay Kabtankiisa Eden Hazard-na u daayay kubadii uu kaga murmay Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Muuqaal: Hadii Aad Horay U Soo Aragtay Neymar & Cavaniā€¦

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip