Griezmann oo aqbalay inuu go'aan ka gaaro mustaqbalkiisa & goorta la filayo inuu go'aankaasi qaato

0
Sunday June 10, 2018 - 14:28:35 in Wararka by
  • Visits: 443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Griezmann oo aqbalay inuu go'aan ka gaaro mustaqbalkiisa & goorta la filayo inuu go'aankaasi qaato

    Atletico Madrid iyo France weeraryahankooda Antoine Griezmann ayaa aqbalay inuu go'aan ka gaaro mustaqbalkiisa maamlamaha soo aadan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Atletico Madrid iyo France weeraryahankooda Antoine Griezmann ayaa aqbalay inuu go'aan ka gaaro mustaqbalkiisa maamlamaha soo aadan.

27-sano jirkan ayaa lal xeriirnayaa koxda La Liga daafacanaysa ee Barcelona ka dib waqti wacan uu Atletico uu ku qaatay.

Griezmann, 27, continues to be linked with a move to La Liga champions Barcelona after another fine season at Atletico.


Weeraryahankaan ayaa aqbalay misna shaacin doona ka hor koobka aduunka kaasoo maalinta sabtisa yiri wali waa ay socon doontaa.

"waa mid wanaagsan in kooxaha ay I xiiseeyaan” Griezmann ayaa yiri ka dib kulankii saaxiibtinimo ee France 1-1 la gasahy xulka U.S.

Griezmann qandaraska uu kula jiro kooxda Atletico – waxaa uu la galay 2014 – ilaa 2022-ka balse Barcelona ayaa lumin karta qandaraaska uu kooxda kula jiro sida lasoo warinayo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip