ND.Xassan Geedi Abtoow iyo gabaygii Xaaji Jimcaale.

0
Friday June 08, 2018 - 14:44:10 in Wararka by
  • Visits: 1378
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ND.Xassan Geedi Abtoow iyo gabaygii Xaaji Jimcaale.

    Afartan Sanno ka hor annaga oo barxadaa suuqa deg.Ceel dheer joogna ayaa Alla ha u naxariistii Suugaan yahankii gabyaagii caanka ahaa : Xaaji Jimcaale Casir Ceynte Caagane ( Jimcaale dhagataag) oo ahaa Gabyaa aad gabayadiisa looga yaqiin dalka somali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afartan Sanno ka hor annaga oo barxadaa suuqa deg.Ceel dheer joogna ayaa Alla ha u naxariistii Suugaan yahankii gabyaagii caanka ahaa : Xaaji Jimcaale Casir Ceynte Caagane ( Jimcaale dhagataag) oo ahaa Gabyaa aad gabayadiisa looga yaqiin dalka somalida, gaar ahaan Gabayadiisii xisbiga leegada SYL, Gabyaa nimadana ka dhaxlay Aabihii Casir Ceynte oo laftiisu ahaa gabyaa caan ah.

Jimcaale ayaa habeenkaa noo tiriyay tix gabay ah oo ku celis aheyd oo uu uga hadlayo taariikhdii ND .Xassan Gedi Abtoow oo ahaa nabadoonka ugu caansanaa waqtigiisii dalka, ahaana halgamaa ka yaabsaday gumeystihii.

Gabagaa waxa uu iigu duubnaa Cajal weeyn oo iga daxaleystay oo aan taariikh ahaan ugu kaydiyay, mana aqoon farsamada loogu rogo si casriya.

Khayr Alla ha siiyee Md. Mohamed Abdalla (Usama) ayaa iga qaaday oo habkaan casriga ah u soo habeeyay.wanna Ku mahadsan yahay, waxaa rajeynayaa kuwa kale oo iga daxaleystayna in uu iigu soo habeeyo farsamada casriga ah.mar kale mahadsanid Md. mohamed Abdalla cilmigaaga naafac Alla ha kaaga dhigo.



 
 
 
 
-4:51
 
 
 
 
 
 
 
 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip