Koox laga sameeyay xidigaha bilaashka lagu heli karo xagaagan
Suuqa Yurub haatan wuu furan yahay kooxaha caanka ahna waxay sameyn karaan saxiixyada ay doonaan.
Balse waxaa jiraan cayaartooy badan oo bilaash lagu heli karo kuwaas oo ka dhacay qandaraasyada ay kooxahooda kula jireen.
Sidaa darteed waxaan idiin heynaa koox laga sameeyay 11-ka cayaaryahan ee ugu tayada wanaagsan kuwaas oo xagaagan bilaash lagu heli karo:
Goolhaye: Pepe Reina (Napoli)
Daafacyada: Giorgio Chiellini (Juventus), Andrea Barzagli (Juventus), Kwadwo Asamoah (Juventus).
Khadka Dhexe: Emre Can (Liverpool), Marouane Fellaini (Man United), Yohan Cabaye (Crystal Palace), Jack Wilshere (Arsenal), Yaya Toure (Man City).
Weerarka: Fernando Torres (Atletico Madrid), Mario Balotelli (Nice)
Sedex Cayaaryahan Oo Qandaraaska Ka Dhacay Kooxdana Mudan Inay Soo Galaan: Max Meyer (Schalke 04), Hatem Ben Arfa (PSG) iyo Milan Badelj (Fiorentina).
Koox laga sameeyay xidigaha bilaashka lagu heli karo xagaagan
Suuqa Yurub haatan wuu furan yahay kooxaha caanka ahna waxay sameyn karaan saxiixyada ay doonaan. Balse waxaa jiraan cayaartooy badan oo bilaash lagu heli karo kuwaas oo ka dhacay qandaraasyada ay kooxahooda kula jireen.