Khayre oo dalka dib ugu soo laabtay

0
Saturday May 05, 2018 - 11:42:41 in Wararka by
  • Visits: 340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khayre oo dalka dib ugu soo laabtay

    Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii ay shir Caalami ah uga qeyb galeen magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii ay shir Caalami ah uga qeyb galeen magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil ciidan

Shirka oo ay ka qeyb galeen qaar kamid ah madaxda dowladaha taageera Soomaaliya, ayaa waxaa looga hadlay ammaanka Soomaaliya, tayeynta ciidanka iyo hanaanka ugu haboon ee ciidanka Soomaaliyeed ay amaanka dalka ugala wareegi karaan ciidanka AMISOM.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sidoo kale intii uu socdaalkiisa ku guda jiray waxaa uu shir kusoo xiray magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, shirkaas oo u dhaxeeyey ganacsatada dalalka Soomaaliya iyo Turkiga.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip