AKhriso: Maxay tahay Sababta Kuuriyada Waqooyi ay u beddeshay wakhtigeeda saacadda

0
Saturday May 05, 2018 - 11:32:01 in Wararka by
  • Visits: 339
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKhriso: Maxay tahay Sababta Kuuriyada Waqooyi ay u beddeshay wakhtigeeda saacadda

    Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay iney wakhtigeeda saacadda beddeshay, islamarkaana ay dooneyso in ay la sinto wakhtiga Koonfurta Kuuriya kaddib marki uu toddobaadki hore wadahadal dhex maray labada dhinac.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay iney wakhtigeeda saacadda beddeshay, islamarkaana ay dooneyso in ay la sinto wakhtiga Koonfurta Kuuriya kaddib marki uu toddobaadki hore wadahadal dhex maray labada dhinac.
Ilaa iyo hadda waa wakhtiga piongyang , oo 30 daqiiqo ka dambeeya wakhtiga Kuuriyada Koonfureed iyo Jabbaan.

30 daqiiqo oo dheeri ah ayaa waxay soo saartay 2015-kii, iyada oo uga soo horjeedda "Jabbaaniyiinta kuwa sharka leh ee wax ihaaneeyo” sababta oo ah waxay wakhtigooda u beddeleen si ay Tokyo iisu waafajiyaan xilliga uu biyo gacmeedka Kuuriya uu gacanta ugu jiray Jabbaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip