C/raxmaan Cirro oo ka digay cawaaqibka ka dhalan kara Saldhigga Milateri ee Imaaraadka ka dhisanayo Berbera

0
Saturday May 05, 2018 - 11:20:09 in Wararka by
  • Visits: 324
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/raxmaan Cirro oo ka digay cawaaqibka ka dhalan kara Saldhigga Milateri ee Imaaraadka ka dhisanayo Berbera

    Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Waddani C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) oo goob fagaare kula hadlayay dadka reer Berbera ayaa ka digay cawaaqibka ka dhalan kara Saldhigga Imaaraadka Carabta ka dhisanayo Berbera.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Waddani C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) oo goob fagaare kula hadlayay dadka reer Berbera ayaa ka digay cawaaqibka ka dhalan kara Saldhigga Imaaraadka Carabta ka dhisanayo Berbera.

 
 
 

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Waddani C/raxmaan Cirro ayaa kormeer ku maraya Gobolo ka tirsan Somaliland, isagoo xoojiyay ololihiisa ka dhanka ah Xukuumadda Kulmiye oo uu dhowaan ku eedeeyay inay gashay khiyaano qaran.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip