HALKAAN KA KHARISO:-WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 5-TA MAY 2018-KA

0
Saturday May 05, 2018 - 10:36:31 in Wararka by
  • Visits: 709
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA KHARISO:-WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 5-TA MAY 2018-KA

    Magalaada Brus-sels ee dalka Belgium-ka waxaa shalay oo Arbaco ah ka furmaya shir ay ka qeyb galayaan inta badan Dowladaha taageera Soo-maaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magalaada Brus-sels ee dalka Belgium-ka waxaa shalay oo Arbaco ah ka furmaya shir ay ka qeyb galayaan inta badan Dowladaha taageera Soo-maaliya.

Soomaaliya shirkan waxaa ku metelaya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya X-asan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo habeen hore xilli dambe ah gaaray Ma-gaalada Brussels.

Shirkan oo uu gud-doomin doono Ra’iisul Wa-saare Xasan Cali Khayre ayaa waxaa diirada lagu saarayaa wakhtiga kala guurka oo ah xilliga la filay-o inay dalka ka baxaan Ciidamada AMISOM iyo sidii ay Ciidamada Soom-aaliya ula wareegi lahaa-yeen amniga dalka.

Danjiraha Soom-aaliya u fadhiya Midow-ga Yurub Cali Saciid Faqi ay-aa waxa uu sh-eegay shi-rkan oo ay soo qaban qaa-bisay W-asaaradda Arrim-aha Dibadda Midowga Yurub inuu gogol xaar u yahay mid kale oo dhacaya bartamaha sanadkan.

"Ra’iisul Wasaara-ha halkan nabad ayuu ku yimid, wuxuu ka qe-yb gal-ayaa shir arrimaha Soo-maaliya lopoga hadlayo oo isaga uu shir guddoomin

RA’ISALWASAARAHA CUSUB EE DALKA ITOO BIYA OO SHEEGAY INUU KA BAXAY HESHIIS KII BERE BERA

War culus Dowlada Itoobiya ayaa iska ga baxaysa hishiiskii Bebera oo ay ka la saxiixdeen iyaga iyo DP Word iyo Somalil and kadib markay ku micnaysay mid aan socon doonin iyo qilaafka ka dhashay ari nkaas. Itoobiya ayaa tiri waan ka baxay naa hishiiskaas umana muuqdo mid hirg ali doona, dhanka kale Waa arimo xiriirka dowladaha aan wanaajinaynin baa noo muuqdaa taas Badalkeedi waxay hishiis la galeen Jabuuti.

Hadalkaa Itoobiya ka soo yeeray oo ka ga baxay hishiiskii Berbera ayaa ku soo adayo xili Itoobiya iyo jabuuti kala saxiixd een hishiis dhanka ganacsiga oo ay Jab uuti ugu furaysa marin dekedaha ah Da lka Itoobiya Tilaabadaan ayaa ka dhigays aa waji gabax hor leh oo Emaaraatka soo foodsaaray, Halka dowlad Soomaaliya u tahay guul siysaaded oo hor oo u soo kor artay.

XILDHIBAAN JOODAX”XILDHIBAANNADA AAN KA SHAQEYN LA`ANAHAY WAXAAN U AR KAA ARRIMO SIYAASADEED”

Xildhibaan-Joodax maxkamada Iyadoo eedeeyn loo soo jeedinayo mud anayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu eedeeyay inuu ka shaqeyn la`aya hay maamulka G/Banaadir iyo Garsoorka Gobolka ayaa eedeeyntaas iska fogeeye en xildhibaannada Soomaaliya. Khamiistii ayey aheyd markii G/Maxkamadda G/Ban aadir Dr. Aweys Sh/C/hi uu sheegay in ho wlaha Garsoorka G/Banaadir ay ka wadi la’yihiin Xildhibaanno mar walba soo fara galiya kiisaska dacwadaha ee ay qabato Maxkamada Gobolka Banaadir.

Sidoo kale G/Gobolka Banaadir ahna Duqa M/Muqdisho C/raxmaan Cumar Cus maan (Eng. yariisow) ayaa asigane sheeg ay inuu ka shaqeyn la’yahay Wasiiro, Xil dhibaano iyo Siyaasiyiin, kuwaasi oo uu til maamay in ay wataan dano gaar ah oo ay doonayaan in loo shaqaaleysiiyo. Xildhi baan Warsame Maxamed Xasan Joodax oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaan ka Soomaaliya oo la hadlay Idaacada Kul miye ayaa ka hadlay eedeeyntaas loo soo jeediyay xildhibaanada.

Xildhibaan Joodax ayaa yiri”anaga wax aan matalnaa shacabka, kama shaqeyno inaan qofna dulmina qofna danaheeda ra adina, Baarlamaanka in laga shaqeyn la` ayhayay uma arko waxaan u arkaa in ari nta ay tahay mid siyaasadeysan”

DOWLADA MARAYKANKA OO CABASHO KU SAABSAN MILATARIGA U GUDBIYAY DOWLA DA SHIINAHA

D/Maraykanka ayaa si rasmi ah caba sho ugu gudbisay D/Shiinaha ka dib mar kii marar kala duwan la shiishay oo shuc aac lagu qabtay duuliyeyaasha Maraykan ka. Shucaacaas ayay sheegtay in lagaga soo shiishay saldhiga ciidammada Shiinu hu ay ku leeyihiin Jabuuti. Wasaaradda gaashaandhigga ee dal ka dalka Maray kanka ayaa Shiinaha ka codsatay in ay baritaan ku sameeyaan arr intaas oo dhib aato ku haysa duuliyeyaa sha Maraykan ka.Wasaaraddu waxay sheegtay in dad ku sugan Jabuuti ay Shucaaca ay milata rigu wax ku shiishaan ku qabteen duliyey asha Maraykanka ee soo cagodhiganaya.

Hal dhacdana labo duuliye oo waday di yaarad xamuul ayuu dhaawac sahlan ka soo gaaray indhaha ka dib markii shooc aacaas lagu soo shiishay, sida ay masuu liyiintu sheegeen. Has yeeshee ma cadda ujeedada laga lahaa shiishka, Maraykan ka ayaa xarun milatari ku leh dalka Jibuuti wuxuuna u adeegsadaa hawlaha argagixi so ladagaalanka ee Afrika iyo B/Dhexe.

Sannadkii horana Shiinaha ayaa Jabuu ti ka furtay xaruntii milatari ee markii u hor raysay uu ku yeesho meel ka baxsan dal kiisa, waxayna dhawr kiiloomitir u jirtaa sa ldhigga Maraykanka. Waa dhacdooyin aad halis u ah, dawladda Shiinaha ayaa na ku wargalinay kana codsanay in ay ba aritaan ku sameeyaan, ayay tiri Dana Whi te oo ah afhayeen u hadashay wasaara dda gaashaan dhigga ee Maraykanka.

White waxay sheegtay in wasaaradda ga ashaandhiggu ay ku kalsoon tahay in sho caaca lagu soo shiishay uu ka yimid muw adiniin Shiinaha u dhashay, balse aysan caddayn ujeeddada laga lahaa . Toddob aadyadii u dambeeyay in ka yar toban je er ayuu shiishkaasi dhacay, ayay tiri Illaa iyo hadda Shiinuhu kama uusan hadlin eedaymaha loo soo jeediyay.

G.YARISOW OO DAAH FURAY BARNAAM IJKA DHISMAHA GOLEYAASHA DEEGAAN KA EE DEGMOOYINKA CAASIMADDA

Guddoomiyaha G/ Benaadir ahna du qa Muqdisho Md.C/maan Cumar Cusma an (Eng. Yarisow) oo Shalay daah furay Barnaanijka Dhismaha Goleyaasha dee gaanka ee degmooyinka G/Benaadir, ay aa sheegay ujeedka ugu weyn ee arrintan laga leeyahay inay tahay shacabka talada in dib loogu celiyo.

yarisOOWWWWW Barnaamijkan ayaa waxaa dhinac soc da qorshaha Isku xirka Maamulada Degm ooyinka, Hey’adaha Amniga iyo Garsoor ka dalka, arrimaha lagu falan qeeyey kula nka ayaa waxaa ka mid ahaa dowrarka iyo kaalinta Maamullada degmooyinka, he y’adaha amaanka iyo garsoorka Degmoo yinka G/Banaadir, Hoggaaminta suuban, Xalinta Khilaafaadka, sareynta sharciga iyo Dawladda wanaagga.

Gudoomiyaha ayaa tilmaamay muhiim ada ay u leedahay bulshada iyo Dawladn imada Soomaaliya in la hello maamul ho os laga soo dhisey, si bulshadu ay iyagu go’aan uga gaarto cidda matalaysa.

"Si M/Muqdisho looga hirgeliyo dimuqo raadiyad hanaqaada looguna diyaar gar oobo doorashooyinka 2020 dalka oo dhan ka dhici doona muwaadinkuna u helo fur sad ah inuu wax doorto lana doorto, wax aan bilownay geeddigan oo leh habraac dhameystiran oo ku jirto wada shaqeynta hay’adaha amniga iyo Garsoorka dal ka”.Ayuu yiri Eng. Yarisow.

Duqa Caasimadda ayaa tilmaamay dhowrkii bilood ee la soo dhaafay shacab ka ku nool Caasimadda in loo dhaweeyey maamulka, isla markaana arrintaas ay ka dhalatay kalsooni iyo wadashaqeyn bu uxda. Waxuna xusay sida ay lagama maa rmaan u tahay in shacabku ay yeeshaan talada lagu hagayo deegaankooda.

SOMALILAND OO 355,500 OO DOLLAR KU GANAAXDAY SHIRKAD SHIDAAL "OGOW SABABTA”

Somaliland ayaa ganaax lacageed dul dhigtay shirkad ka ganacsata shidaalka oo la sheegay in deegaanada jahmhuuriy ada iskeed isku magacawday, ay soo gal isay haamo shidaal oo wasaqeysan.

Shirkada ayaa lagu eedeeyyay iney soo galisay deegaanada somaliland shid aal wasaqeysan oo fadhiisiyay ama cilad eeyay gadiid fara badan oo dadkii lahaa ay u isticmaleen shidaalkaasi wasaqeys an.

Maareeyaha Hay’adda Dhawrista Ta yada Muuse Xasan Xaaji Yuusuf oo war baahinta kula hadlayay gudaha M/Hargey sa ayaa sheegay in ganaaxaasi uu noqon doono mid ku soo dhaca Khasnada XS/liland isla markaana looga loo raacay habka ganaaxaasi dastuurka Soomaalil and. "Waxa aan soo saarnay Ganaax aa nu dul dhignay cidii keentay Shiidaalkii Wasakhaysnaa ee la keenay,ganaaxaas oo aanu ku salaynay ama ku qiimaynay qiimi u qalma 7%, waxaan warqad u qori doonaa cidii ay khusaysay iyada oo uu ga naaxu noqon doono $355,500, waxaana lacagtaas la soo marin doonaa Wasaarad da Maaliyadda”. ayuu yidhi Maareeyaha Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland.

Maamulka Somaaliland ayaa ah maamul ka madax banaan marka loo eego talo iyo tashi ahaan dowladda dhaxe ee Somaal iya, waxuuna maamulka isku magacaaba inuu yahay Jamhuuriyad madax banaan oo aan ka amar qaadan kana mid aheen maamul gobaleedyada kale ee Soom aaliya.

KHILAAF SOO KALA DHEXGALAY MADAXDA GALMUDUG & SABABTA KHILAAFKA OO LA CADEEYEY

Waxaa soo baxaya khilaaf xilligaan soo kala dhexgalay Madaxda maamulka Gal mudug,kuwaas oo isku khilaafay Dastuur ka uu ku Shaqeyn doono Galmudug iyo kadib markii Xildhibaannada loo qeybiyey iyo heshiiskii Jabuuti.

Shir Jaraa’id uu qabtay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxa uu marka kaga ha dlay in la jebiyey heshiiskii dalka Jabuuti ay ku wada gaareen Madaxda Maamulka Galmudug iyo Ahlusunna.

Waxa uu sheegay in qodobadii heshii skaas ee la jebiyey ay ka mid ahayeen in la badiyey tirada xildhibaannada ee Maa mulka Galmudug in Madaxda Galmudug uu waqtigoodu yahay Afar Sano oo hadda hal Sano kaliya ay ka harsan tahay balse ay u muuqato in Afar kale ay doonayaan in ay sii maamulaan Galmudug.

Waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in Dastuurka Galmudug ee dorraad xildhibaannada loo qeybiyey intiisa badan ay ku jiraan qodobo aan macquul ahe yn,isla markaana qaarkood aan waafaq saneyn Dastuurka Soomaaliya sda horay loogu heshiiyey. Sidoo kale waxa uu shee gay in hab qeybisigii Beelaha aan sidii sa xda aheyd an loo marin,isla markaana Beelo qaarkood horay u lahaa 8 Xildhiba an hadda lasiiyey 16 xildhibaan.

Ugu dambeyn DFS iyo Beesha Caalamka ayuu ugu baaqay Guddoomiye Cali Gacal Casir inay soo farageliyaan si loo saxo he shiiskii Jabuuti ee Ahlusunna iyoGalmdug

DOWLADDA CHINA OO SHEEGTAY IN SOOM AALIYA AY LA LEEDAHAY XIRIIR WANAAGSAN OO JIREEN AH

Kuxigeenka Agaasimaha guud ee wa saaradda arrimaha dibada dowladda Chi na Hu Zhang Liang ayaa sheegay in uu uu jiro xiriir qota dheer oo soo jireen ah oo dowladda China kala dhaxeeya dowl adda Soomaaliya. Agaasimaha ayaa had alkan ka sheegay kulan Shalay uu la qa atay Wariyayaal ka kala socday warbaah inta gudaha Soomaaliya oo booqasho 11 cisho ah ku jooga M/Beijing ee caasima dda u ah dalka China.

Wariyayaashan oo uu horkacayo aga asimaha guud ee Wasaaradda Warfaafin ta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf AlC adalla ayaa kala socda xarumaha warbaa hinneed ee kala ah Hiiraan Online, SON NA, Universal TV, Goobjoog, CCTV iyo SBC. Hu Zhang ayaa uga mahad celiyay kooxdan wariyayaasha ah safarka ay ku joogaan dalka China oo uu ku tilmaamay mid dib boorka uga jafi doono sidii Idhaha bulshada Soomaaliyeed loogu soo jeedin lahaa doorka China ay ku leedahay dib u soo kabashada dalka Soomaaliya, isaga oo intaa ku daray in uu arkayo rajo wa naagsan oo laga qabo in Soomaaliya mar kale cagaheeda dib isugu taagto.

‘’Waxaan ka taageernaa Soomaaliya dhinacyda Amniga iyo siyaasada, gaar ah aan maalgalinta howlgalka midowga Afr ica AMISOM’’ ayuu yiri Hu Zhang.

Wuxuu intaa ku daray in wallow marm arka ka dhacaan Soomaaliya falal ka dhan ah nabadgalyada in haddana dowl adda China ku dhiiratay in ay safaarad ku yeelato magaalada Muqdisho kuna shaq eyso. ‘’Hotelka Jasiira ee magaalada Muq disho oo mar xarun ahaa safaaradeena Qarax ayaa lala eegtay qof shaqaalahee na ka mid ah ayaa nooga dhintay, laakiin taa nama cabsi galin, waxaan ku dhiiran nay in aan wali ka sii shaqeyno gudaha dalka Soomaaliya, halkaa oo uu safiirke enu fadhiyo’’ ayuu yiri Hu Zhang.

Xiriirka 2da dowladdood ayuu sheegay inuu yahay mid aan laga laheyn dano si yaasadeedlaakiin kaliya uu ku qotomo si da uu hadalka u dhigay saaxiibtimo iyo in bulshada Soomaaliya laga caawiyo dhin acyada Amniga, dibudhiska iyo siyaa sada iyadoo aan wax sharuud ah lagu xirin.

Dhinaca kale, Chen Tao oo ah kuxige enka agaasimaha waaxda warfaafinta wa saaradda arrimaha dibeda oo la kulmay kooxdan wariyayaasha ah ayaa sheegay in dowladda China daneyneyso xiriir wan aagsan oo dhinaca warbaahinta ah oo dhaxmara labada dhinac iyadoo leys dha afsanayo xoggaha ku saabsan arrimaha bulshada iyo tababaro la siiyo wariya yasha .

MADAXWEYNE GAAS OO SHAACIYEY NOO CA DOORASHO EE SANADA 2019 KA DHAC EYSA PUNTLAND

Gaas-640x427-620x330 Cabduweli Maxamed Cali Gaas, Mad axweynaha Dowlad goboleedka Puntland ayaa markale waxa uu ka hadlay nooca doorasho ee loo loo qorsheeyey in ay Pun tland ka dhacdo Sanada 2019 markii uu wa qtigiisa dhamaado. Md.Gaas ayaa she egay in Puntland uu ka dhici doono isbed el doorasho sidii ay horay ugu dhacday oo kale,sidoo kalena ay wax dooran doo naan 66 Xubnood ee uu ka kooban yahay waqtigaan Baarlamaanka Maamulka Pu ntland.

Sidoo kale waxa uu sheegay in guddi ga doorashooyinka ay ka sugayaan jawa abta nooca doorashada ee ka dhici doon to,isla markaana ay xilligaan ku mashquu lsan yihiin guddigaas. Hadalka Gaas ayaa ku soo adaya xilli horay loo shaacinayay inay macquul tahay in Md.Gaas uu waqti ga kororsado.

MADAXWEYNAHA JUBBALAND OO LA KULM AY RA’IISUL WASAARAHA CUSUB EE ITOOBIYA

Madaxweynaha DGJ/Land Md.Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ku sugan dalka Itoobiya ayaa shalay wa xa uu la kulmay R/Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya ee dhawaan la Magacaa bay Abiyi Axmed. Kulanka ayaa waxa uu ka dhacay M/Addis Ababa ee wadanka It oobiya ayaa waxaa MdAxmrd Madoobe ku wehlinayay Wasiirka Arimaha gudaha iyo Dowladaha Hoose Maxamed Warsa me Darwiish iyo Wasiirka Cadaalada Das tuurka iyo Arimaha diinta Aadan Aw xirsi.

2da masuul ayaa waxa ay ka wada ha dleen xiriirka ka dhaxeeya D/Itoobiya iyo Maamulka J/land iyo sidii loo xoojin lahaa, waxana madaxweynaha Jub baland uu sheegay in si dhow uu ula Shaqeyn doo no R/Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya Abiyi Axmed.

PM-Kheyre-696x464KHEYRE IYO DHIGIISA DALKA BELGIUM OO KU KULMAY BRUSSELS

Ra’iisul Wasaaraha XFSoomaaliya, Md. Xasan Cali Khayre, oo maalmahaan safar shaqo ku joogay M/Brussels ee dal ka Belgium, ayaa kulan muhiim ah la qaa tay dhigiisa dalkaasi, Charles Michel.

Xasan Cali Khayre iyo iyo Ra’iisul Wasa araha Belgium, Charles Michel oo kulan gaar ah yeeshay ayaa ka hadlay arima muhiim u ah labada dowladood oo ay ka mid tahay xoojinta xariirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Muqdisho iyo Brussels.

"Waxa aan la kulmay Ra’iisul wasaara ha dalka Belgium, Charles Michel. Waxa aan ka wada hadalnay arima badan oo khuseeya labada dowladood oo ay kamid tahay xariirka soo jireenka iyo sida loo xoojin lahaa”, ayuu yiri Ra’iisul wasaare Kheyre.

Kulanka RW/heyre uu la qaatay Char les Michel ayaa waxa uu qe yb ka ahaa kulamo uu Brussels kula yeeshay masuul yiin ka tirsan midawga Yurub, kadib mar kii uu soo idlaaday kulankii looga hadlay ay amaanka iyo hanaanka horumarka So omaaliya ee lagu qabtay magaalada Brussels.

SHIRWEYNAHA 3AAD EE ARRIMAHA BIY AHA CARBEED OO LA SOO GABAGABEEY AY

LIBAAAAAAAX Shirweynaha 3aad ee Arrimaha Biy aha Carbeed ee heer Wasiir ayaa lagu soo gaba gabeeyay dalka Kuwait, iyadoo go’ aana da soo baxay ay yihiin kuwo wax tar u leh JF/Soomaaliya, waxaana ka qeyb galay wafdi ka socday Dowladda Soo maa liya. Wasiiradda Biyaha Carbeed ay aa isku afgartay in Do wladaha Carbeed iska kaashadaan Horumarinta Kheyraad ka Biyaha iyo habsami u maamulka ilaha Biyaha wadamadaasi.

Wasiiradu waxa ay isla gorfeeyeen in Dowladaha Carbeed ee dhaqaalohoodu hooseeyo laga saacido mashaariicda ho rumarinta Biyaha iyadoo Hay’adda Carb eed ee Horumarinta Biyaha laga codsad ay in ay daraasaad ku sameyso baahidadalalka u baahan in laga gacan siiyo Horumarinta Biyaha. Kusimaha Wa siirka Tamarta iyo Khayr aadka Biyaha XFS ahna Wasiir Ku Xigeenka Md.Cusmaan Libaax Ibraahim oo qudbad qaayo leh ka jeediyay shirweyna ha ayaa ka warbixiyay xaaladda Biyaha dalka iyo dhinacyada u baahan in Soom aaliya laga gacan siiyo, taas oo si weyn loogu dhag raariciyay.kulamadii gaar ga arka ahaa ee Wafd iga Soomaaliya ay la yeeshen waf uuda kala duwan ee Shirka ka soo qeyb ga shay ayaa dhammaan ku soo dhamm aad ay is afgarad iyo ballan qaadyo la xir iira mashaariic lagu horuma rinayo Khe yraadka Biyaha in laga hirgel iyo Soom aaliya.

CIIDAMO ISKU DHAF AH OO SUGAYA AM MAANKA MUQDISHO, KADIB MARKII AY KOR DHEEN DILALKA SHABAAB

khadar3-500x333R/Wasaare kuxigeenka XFS Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa kormeer ugu tagay xarun Ciidan oo ku taalla M/Muqdisho, ayna ku sugnaayeen Ciidamo isku dhaf ah oo isugu jira Mill itari, Boolis iyo Asluub.

Kormeerka R/Wa saare kuxigeenka wa xaa ku wehliyay Wasiiro, Xildhibaano, Tali yaha Ciidanka Asluubta Sareeya Guud Bashiir Maxamed Jaamac Goobe iyo xubno kale, waxaana halkaasi lagu qabt ay Munaasabad kooban oo lagu soo ban dhigayay Cidankan.

Ugu horeyn waxaa goobta ka hadlay Gen. Bashiir Goobe oo sheegay in Dha linyaradan Ciidanka ah ay ku soo biireen Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, ayna astaan u yihiin jiilka cusub ee soo socda.

"Ujeedada xafladan waxa ay tahay dhii ragelin loo sameynayo Libaaxyada soo ma jeestaanka ah ee gadaashaada fa dhiya, waxay astaan u yihiin jiilka cusub ee soo socda, waxayna diyaar u yihiin in ay sugaan ammaanka caasimadda.” Ayu u yiri Taliyaha Ciidanka Asluubta.

Dhinaca kale Ra’iisul Wasaare kuxige enka Xukuumadda Federaalka Soomaali ya ayaa waxa uu sheegay Ciidamadan in ay si wadajir ah uga shaqeynayaan sug idda ammaanka, si looga hortago falalka ka baxsan ammaanka.

"Xafladan walaaleynta ah ee isku xirka Ciidanka xoogga dalka waxay muujineys aa awood Millitari, Ciidanka waa cid kal eiya aynu ku seexano, waa cida keliya ee inagala shaqeyneysa amniga, hadi la wa da shaqeeyo meel baa la gaarayaa, amm aanka Magaalada ayay sugayaan, waxay na la jihaadeynaa Nabad diidka.” Ayuu yiri R.W Kuxigeenka. Ammaanka M/Muq disho weli ma sugna, ururka Alshabaab ayaa kordhiyay dilalka ay u geysanayaan Askarta iyo dadka kale ee la shaqeeya Dowladda, balse waxaa socda Howlgallo amniga Magaalada ay ku xaqiijinayaan Ciidamada.

ILLAA 200 ASKAR KA TIRSAN CIIDAMADA BO OLISKA SOOMAALIYA OO TABABAR LOO GU SOO XIRAY DALKA JABUUTI

Illaa 200 oo askar Boolis ah ayaa taba bar loogu soo gabagabeeyay dalka Jabu uti, kuwaasoo saddexdii bil ee la soo dha afay tababaro kala duwan ku qaadanayay dalkaas. Munaasabad tababarka lagu soo xirayay ayaa waxaa ka qeyb galay Saraa kiil ka socotay Ciidamada Booliska Soo maaliyeed, Taliyaha Guud ee Ciidamada Jabuuti iyo Saraakiil ka tirsan Booliska dalka Talyaaniga.

Tababarkan ayaa waxaa fududeeyay dalka Talyaaniga oo muddooyinkii u dam beeyay ka qeyb qaadanayay tababarka ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Ciidam adan Booliska ayaa habab kala duwan loo tababaray, sida ka hortaga dibad ba xyada rabshadaha wata iyo fal dambiyee dyada kala duwan. Ma ahan markii u hor eysay ee Ciidamo Boolis lagu tababaro dalka Jabuuti, waxaa dhowr jeer dalkaas lagu soo tababaray Ciidamo Boolis iyo cii damo kale.

MAALINTA XORRIYADDA SAXAAFADDA CAA LAMKA OO SHALAY LA XUSAY: WARBIXIN

World-press-freedom-day-70x70 macallimuuuuuu Bishan May 3da waxaa sannad kasta lagu maamusaa Maalinta Xorriyadda Suu xfiyiinta Caala mka (World Press Freed om Day). M/Muqdisho iyo qaar ka mid ah go bolada dalka Soomaaliya ayaa shalay laga si weyn loogaxusay Maalinta Xorriy adda Saxaafadda Caala mka,iyada oo ay Munaasabadahaasi ay dhigeen Ururada Saxaafadda Soomaali ya ee dalka ka jira.

Ahaanshaha Saxafi ayaana ah Hawsha ugu khatarta badan, iyadoo Suxufiyiin ba dan lagu dilo, lagu dhaawaco ama lagu af duubto qaar ka mid ah Dalalka Caalamka.

Tan iyo sannadkii 1992kii, waxaa la dil ay Saxafiyiin tiradoodu dhan tahay 1,290 Saxafi Waxaa nolol ama geeri lagu la’ ya hay 58 Saxafi. Sannadkii 2009kii ayaana ugu dhimasho badnaa marka loo eego sa nnadaha kale, iyadoo la dilay 76 Saxafi.

Hay’adda Badbaadinta Suxufiyiinta ee CPJ ayaa diiwaangelisay tiraadda Sux ufiyiinta sannad kasta lagu dilo dalalka Caalamka. Tiraada Suxufiyiinta la dilay iy agoo ha wl ku jira sannadihii 1992kii ilaa sannadk an 2018ka waxay ahaayeen ku badansida ku cadeyd qoraalka heyadda CPJ.Waxaana si weyn uga hadleen mas uuliy iinta Uruka Nusoj iyagoo abaabulya in ay munaasabadaasi xuska 3da may ka kala dhacaam G/lada dalkeena aya ka hadaen M/ibraahin Macalumuu iyo mas uuliyiinta W/Warfafinta Soomaaliya

WAR MURTIYEED LAGA SOO SAARAY SHIR KII M/BRUSSELS EE LOOGA HADLAAYAY AMNIGA SOOMAALIYA.

1. Ka dib Shirkii Amniga ee Muqdisho ee 4 Disembar 2017, H.E. Xassan Cali Khayre iyo Ku Xigeenka Xoghayaha EEAS Pedro Serrano ayaa wada guddoomiyay Shirkii Amniga Sare ee Soomaaliya ee 2da Maajo ee M/Brussels. Ka qaybgalayaashu waxay kulmeen inay soo ba ndhigaan ayna ka wadahadlaan qorshaha KMG ee kusalaysan xaalad aha dhabta ah ee dhabta ah iyo taariikhda la beegsanayo si Soomaal iya ay si buuxda u qaadato ammaankeeda iyo damaanad qaadka amniga iyo xasiloonida dadkeeda.

2. Kaqaybgalayaashu waxay soo dhaweeyeen qorshaha Qorsha ha Kalaguurka, sida uu ansaxiyay Golaha XFS 19kii Abriil 2018, wax aana ansixiyay Guddiga Nabadda iyo Amniga ee M/Afrika 30ka Abriil. Waxay ku nuuxnuuxsadeen muhiimadda Qorshaha Kalaguurka oo ah qayb ka mid ah hirgelinta Dhismaha Badbaadada Qaranka iyo He shiiska Amniga Qaranka ee lagu heshiiyey 11kii Maajo 2017, wuxuu na ku celiyay in Qorshuhu uu ku hogaaminayo qaanuunka sharciga, ixt iraamka xuquuqda aadanaha iyo waxaa ka mid ah ka hortagga iyo ka hortagga xagjirnimada rabshadaha, xasilinta iyo maamulka. Waxay ka soo horjeedeen geedisocodka kaqaybgalka si loo dejiyo qorshaha, oo ay ka mid yihiin hay’adaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Daw ladaha xubinta ka ah DF, AMISOM, Wadamada Gobollada ah iyo lam aanayaasha caalamiga ah.

3. Kaqaybgalayaashu waxay hoosta ka xariiqeen qaabka guud ee Qorshaha Kalaguurka, baahida loo qabo qaabdhismeed farsamo oo farsamo iyo farsamo oo faahfaahsan, iyo muhiimada hore ee dhaq dha qaaqa dhaqdhaqaaqa. Waxay ku nuuxnuuxsadeen muhiimadda ay lee dahay ballanqaadka DFS in ay si tartiib tartiib ah u tixgeliso doorka ho ggaamineed ee bixinta amniga Soomaaliya iyo in la hirgeliyo dibuhabeyn la jaanqaadaya Nabadgalyada Q/Qaranka; ee AMISOM iyo TQM inay si wadajir ah ula shaqeeyaan ciidamada ammaanka So omaaliya ee hirgelinta Qorshaha Kalaguurka iyo waajibaadka AM ISOM ee waajibka saaran; iyo iskaashatada caalamiga ah si ay u bix iyaan taageero dheeraad ah oo wax ku ool ah, iskudubbaridan, oo mi daysan oo ku wajahan Qorshaha Kalaguurka dhammaan howlahee da, dhismaha hay’adaha iyo dejinta xasilloonida, iyada oo la eegayo qaabka Hagaha Guud ee Badbaadada (CAS).

4.Ka qaybgalayaashu waxay garwaaqsadeen horumarka laga sa meeyay dibuhabeynta qaybta amniga, gaar ahaan ka dib markii la sa meeyey qiimeynta diyaargarowga hawlgalka ee Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Ciidanka Booliska iyo qaab dhismeedka Amniga Qar anka. Waxay ku dhiirrigeliyeen Dowladda Federaalka inay dedejiso dibuhabeeynta ayadoo la tixraacayo natiijooyinkii ay ka heleen ORAs iyo sidoo kale inay dhamaystiraan AMAka sii socda ee ciidamada gobolka. 5. Waxay muujiyeen isdhexgalka u dhexeeya fulinta Qo rshaha Kalaguurka iyo hirgalinta dibuhabeeyn dhaqaale iyo Kha riidadda Wadada Siyaasadeed ee doorashooyinka 2020/21. Waxay soo dhaweeyeen natiijadii dhowaan ka soo wareegtay Miisaaniyadda dhaqaalaha Soomaaliya ee kulamadii Bishii 19kii Abriil ee 2018, hal kaas oo ay wadahawlgalayaasha caalamiga ahi ku heshiiyeen in wa khtigu uu faa’iido u leeyahay caydhinta kahorbixinta ee Hay’adaha Maaliyadeed ee Caalamiga ah, markaa furitaanka wadiiqada maalgal inta caalamiga ah iyo ugu dambeyntii , deynta deynta. Taageerada ge eddisocodka, Midowga Yurub, wuxuu soo dhaweynayaa tilmaamaha laga helayo lamaanayaasha muhiimka ah, waxa uu xaqiijiyay balanqa adkiisa in uu ka hadlo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ah $ 100 milyan oo ah taageero toos ah oo miisaaniyadeed.

6. Soomaaliya waxay qarka u saaran tahay isbedel taariikhi ah. Ka qaybgalayaashu waxay xoojiyeen muhiimada ay leedahay siyaasadda xasiloonida si loo horumariyo ajandaha dibuhabeeynta, waxayna ku dhiirrigalisay dhammaan dhinacyada danwadaagta ah iyo kuwa caa lamiga ah in ay ka dambeeyaan Soomaaliya xilligan xasaasiga ah.

7. Dibuhabayntan wanaagsan ee dibuhabeeynta ayaa suurto gal ah eyn iyada oo aysan jirin wax allabaryo iyo geesinimo leh AMISOM iyo Ciidamada iyo Wadamada Bileyska ee Bilayska, taas oo oggolaatay furitaanka siyaasadda iyo fursadaha nabadda, xasiloonida iyo horum arka Soomaaliya. Ka qaybgalayaashu waxay ku nuuxnuuxsadeen in joogitaanka AMISOM ay muhiim u tahay iskuxoojinta iyo siisocodsi inta geeddisocodka siyaasadeed, xoojinta hay’adaha amniga ee Soo maaliya iyo sida ay uga fikiraan mas’uuliyadaha amniga.

8. Fikradan, ka qaybgalayaashu waxay hoosta ka xariiqeen in kalaguurka uu yahay kan ugu horeeya ee ugu horreeya ee lagu dhisayo awoodda Soomaalida ee dhinacyada amniga, caddaaladda, maamul wanaagga iyo bixinta adeegga, oo awood u siinaya mas’uuliyiinta Soomaalida in ay dib u helaan awood buuxda oo ay ku hayaan dhu lkooda iyo inay sugaan amniga iyo xasilloonida dadka oo dhan. Tani waxay u baahan doontaa isbeddel ku yimaada dhammaan ciidamada amniga iyo AMISOM, iyo habka loo maro taageerada caalamiga ah, si loo sii wado xaddiga dhabta ah ee dhulka. Sidaa daraadeed, ka qay bgalayaashu waxay soo dhaweeyeen warbixinta Midowga Afrika iyo Ergada Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee ku aadan maaliyadda AMISOM. 9. Ka hor imaatinka, ka qaybgalayaasha:

•Waxay xaqiijiyeen inay ka go’an tahay inay bilaabaan hirgelinta Qorshaha Kalaguurka, iyo in la dhameeyo qorshaha farsamada iyo hawlgalka ee faahfaahinta wajiga koowaad ilaa Juun 2019.

• Ku soo dhaweynayaa horumarka laga gaaray taariikhda, iyada oo dhiirigelinaaya Dowladda Federaalka inay sii waddo waddada dibuhabeeynta, gaar ahaan qaybta amniga iyadoo dibuhabayn lagu sam eeyo dibuhabeyn muhiim ah, iyada oo la tixraacayo aasaaskii ay soo saareen ORAs, meelaha ay ka mid yihiin dibuhabeyn dhaqaale, diiw aangelinta iyo mushaarka elektarooniga ah; xakamaynta kormeerka rayidka; xaq u yeelashada Ciidanka Qaranka ee Soomaaliya, oo ay ku jirto baasaboorka Xeerka Damaaniinta ee haatan jooga Baarlam aanka, iyo sidoo kale dibuhelidda shaqaale aan la magacaabin; isdhe xgalka iyo taageeridda ciidamada gobolka; iyo tababarka ciidamada Soomaaliya oo ay la socdaan mabaadi’da millatari ee Soomaaliya.

• Waxaa loo aqoonsaday muhiimada ay leedahay ilaha si loo fuliyo qorshaha guusha. Waxay ku heshiiyeen, qaabka loo yaqaan "Compre hensive Approach to Security (CAS”), si loo tilmaamo khayraadka jira iyo kuwa soo socda ee loogu talagalay fulinta degsiimada mudnaanta koowaad ee lagu aqoonsaday, oo ay ka mid tahay dib u soo celinta kheyraadka, haddii loo baahdo.

• Si loo xaqiijiyo dabagal, samee guddihawleed oo ay hogaamine yso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo loo eegayo horumarinta iyo hirgalinta istaraatiijiga ah in la abaabulo khayraadyo dheeraad ah oo lagu taageerayo saddexda tiir ee Qorshaha Kalaguurka: Hawlqa badka, Horumarinta Awooddhiska iyo Taageerida hawlaha xasilinta.

• In xooga la saaro in AMISOM ay muhiim u tahay dadaalka na badgelyada iyo amniga, iyo in la waafajiyo taageeridda, oo la jaa nqaado, Qorshaha Kalaguurka si awood u siiso si isdabamarin ah oo hogaaminaya hoggaanka Soomaaliya ee bixinta amniga, sida waaf aqsan UNSCR 2372 / 17. Dibueegista wadajirka ah ee soo socota ee Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobey ee AMISOM waa in ay diira da saartaa qodobbada loo baahan yahay ee qaabkan isbeddelka.

1. Ka qaybgalayaashu waxay go’aansadeen in ay mar kale ku ku lmaan Forumka Partnership Forum in lagu qabto Brussels 26kii Juun 2018 si loo soo bandhigo horumarka laga sameeyay meelahaas. Tani waxay ka dhigan tahay horumarka la sameeyay, oo la dejiyo mudna anta lixda bilood ee soo socda iyo in la sameeyo ballanqaadyo ah in la sii wado horumarka siyaasadeed, amniga iyo horumarka dhaqaalaha. Tani waxay ku jiri doontaa ilo dhaqaale oo lagu taageerayo dhismaha qaybta amniga ee Soomaaliya iyo maalgelinta la saadaalin karo ee AMISOM si loo hubiyo xasiloonida howlaheeda, taas oo muujinaysa isbeddelkan iyo baahida loo qabo in la kordhiyo wadaagidda culeyska.

Ka qaybgalayaasha shirka H.Eth Hassan Cali Khayre wuxuu hogga amiyay wafdiga Soomaali ya oo ay ka mid yihiin Wasiirada Wasiirrada, Xildhibaannada iyo waki ilo ka socda Dawladaha xubinta ka ah DF ka soo je eda Midowga Yurub ayaa sidoo kale ka qaybqaatay EEAS MD Africa Vervaeke, EUSR Rondos iyo DEVCO DDG Doens. Ka qaybgal ayaasha kale waxaa ka mid ahaa UN SRSG, UNSOS Filipetto, UN En voy Guehenno, AU SRCC, AMISOM TCCs iyo saraakiil sarsare oo ka socda lamaanayaasha ammaanka ee ugu muhiimsan US, UK, FR, DE, NL, SW, IT, NO, TK iyo UAE

SHIRKADAHA MACDANTA EE KOONFUR AFR IKA OO MAG DHAW SIINAYA MACDAN QODAYAASHA

Shirkadaha soo saara dahabka ee dalka Koonfur Afrika ayaa aqbaal ay in ay bixiyaan boqolaal milyan oo doolar oo magdhaw ahaan loo sii nayo macdan qodayaasha qaaday cudurada halista ah ee sambabada ku dhaca taasi oo ka soo gaartay shaqadooda.Magdhawgani ayay ta hay in ay ansixiyaan maxkamadaha dalkaasi.

Qareenadii matalayay macdan qodayaasha ayaa shirkadahan ku eedeeyay in ay dayaceen shaqaalaha ayna ku guuldaraysteen in ay ka difaacaan halista cudurada sambabaha ku dhaca.

Richard Spoor oo ah qareenkii matalayay tobonnanka kun ee qof ee maacdan qodayaasha ah ayaa sheegay in markii la bilaabayay kiis kan ay u jeedada ahayd in shirkadaha qoda macdan lala xisaabtamo.

Waxa uu intaa ku daray in uu doonayo in uu magdhaw u soo dhiciyo macdan qodayaasha iyo qoysaskooda. Heshiis kan magdhawga oo ku kacaya lacag dhan 400 oo milyan oo doolar ayaa ah kiiskii ugu way naa ee soo mara taariikhda Koonfur Afrika ahaana midkii ugu adkaa guud ahaan caalamka. Heshiiskani ayaa waxa ay wali tahay in ay ansixiso maxkamada sare ee Johannesburg sanadkan dabayaqaa dai isa ka hor inta aan la dhaqangalin. Shirkadaha macdanta sida An glo American, Gold Fields iyo Harmony Goldayaa ku guuldaraystay in ay kumannaan ah macdan qodayaal ay ka difaacaan cudurada ku dha

ca Sambabka sida cudurka Qaaxada.

Wasiirka caafimaadka ee dalka Koonfur Afrika ayaa soo dhaweeyay heshiiskan , waxana sidoo kale soo dhaweeyay hay’adaha kale ee aan dowliga ahayn . , FR, DE, NL, SW, IT, NO, TK iyo UAE

MADAXWEYNAHA JFS OO U HAMB ALYEEYEY MAALINTA SAXAAFADDA ADDUUNKA

Madaxweynaha JFS Maxamed C/hi Far maajo ayaa hambalyo ku aaddan Maalinta Saxaafadda Adduunka waxa uu u diray dha mmaan Wariyeyaasha Soomaali yeed. Mad axweynaha ayaa ku bogaadiyey wariyeya asha iyo hawlwadeennada Saxaaf adda Soomaaliyeed kaalinta ay ku leeyihiin wacyi gelinta bulshada, faafinta horumarka dalka, iyo midnimada shacabka. "Waxaan amma an u jeedinayaa wariyeyaasha iyo hawlwad eennada saxaafadda Soomaaliye ed oo xusaya Maalinta Xorriyadda Saxaaf adda. Waxaad muujiseen adkaysi iyo dad aal dheeri ah oo aad ku bixiseen shaqadiin na, idinka oo duruufo adag ku shaqeeya.” Ayuu yiri Madaxweynuhu.

Madaxweynaha ayaa adkeeyey dhowr ista xorriyadda hadalka, maadaama ay tah ay xaq dastuuri ah oo muuwaadin kasta uu leeyahay, iyadoona dhanka kale ay waajib tahay in loo hoggaansamo sharciyada iyo xeerarka Qaranka uga dagsan Saxaafadda oo ay ka mid tahay Xeerka Warbaahinta Soomaaliyeed ee ay ansixiyeen Baarlam aanka soomaaliya. "Dowladda Federaalka waxaa ka go’an in ay dhawrto xorriyadda hadalka oo ah xuquuq oo uu muwaadiniinta siinayo Dastuurka KMG ee JFS.”

Md.Farmaajo yaa kula dardaarmay Ba hda Saxaafadda in ay sii labojibaaraanda da alka ay ugu jiraan u adeegidda shacab ka Soomaaliyeed.

GUDDOOMIYAHA CUSUB EE BAARLAMANKA OO XILKA LA WAREEGAY

Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa Khamiistii si rasmi ah xilka ugala wareegay Guddoo miyihii hore ee G/shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Munaasabad kooban oo ka dhacday xar unta Villa Hargeysa ayaa waxaa ka soo qe yb galay Wasiiro, qaar ka mid ah Xildhibaan ada Golaha Shacabka ee Soomaaliya iyo masuuliyiin kale. Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo goobta ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in Jawaari uu ka mid yahay Ha lyeeyada dalka u soo adeegay, wuxuuna tilmaamay inuu joogteyn doono la tashiyada uu la sameynayo Gudoomiye Jawaari.

"Md. Gudoomiye Gudoomiye waxaad ka mid tahay Halyeeyada dalka wax u soo qab tay, waxaan mar walba sameyn doonaa kul amo aan khibrad kaaga qaadanayo, anaga waan ku sagootinay kuma dhahaayo, mar labaad soo dhawoow.” Ayuu yiri Mursal.

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa Munaasabada ka jeediyay khudbad uu ka ga hadlayay waxyaabihii u qabsoomay iyo Ajanadooyinka horyaalla Baarlamaanka, wuxuuna dhanka kale beeniyay wararka sheegaya in la xaday Dastuurka.

Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxaa hor yaalla shaqooyin badan oo la xiriira Baarla maanka, kuwaasi oo laga doonayo inuu hal kooda ka sii wado.

QM OO BOGAADISAY GEESINIMADA IYO DE DAALKA SAXAFIYIINTA SOOMAALIYEED

Ergeyga Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa Kha miistii bogaadiyey geesinimada iyo dedaal ka suxufiyiinta Soomaaliyeed.

"Waxaan soo dhaweynayaa boqolaal saxaf iyiin Soomaali ah oo Gudanaya waajibaad kooda shaqo oo ay dhici karto iney halis la kulmaan mararka qaar, Warbaahinta saxda ah ee madaxbannaan waa mid lagama ma armaan ka ah dhammaan bulshooyinka Dimoqraadiga ah, waa habab muhiim ah oo lagu xoojiyo awoodda si loo xisaabtamo,” Ayuu yiri Micheal Keating.

Xuska Sannadkan ah ee maalintan waxa halkudhig u ah ‘Isu dheelitirka awo oda Warbaahinta, Caddaaladda iyo kala danbaynta Sharci.’ halkudhigani wuxuu si gaar ah ula xiriira Soomaaliya sida laga soo xigtay guddiga fadhigoodu yahay New York ee Ilaalada Saxafiyiinta (CPJ), qofna looma hor keenin caddaalada dilka 26 sax afi muddo Toban sano ah, iyo sannadkii 3aad oo isku xiga oo Soomaaliya la siiyay rikoodhkii ugu xumaa ee dunida ee xalin la’ aanta dilalka suxufiyiinta sida ku cad tus mada dadka dambiyada gala ee ciqaabta ka baxsada ee warbixinta gudida ilaalada saxafiyiinta (CPJ) ee 2017.

Kooxda Xuquuqda Aadanaha iyo Ilaalinta ee Hawlgalka QM ee Taageerada Soomaaliya (UNSOM), taas oo Mr. Keating hogaamiyo, ayaa diiwaangaliyay xadgudub yada sii socda ee xuquuqda xorriyadda ha dalka, oo ay ku jiraan xidhitaanka ama hak inta 14 warbaahineed oo ku yaala Soomaa liya intii u dhaxaysay Agoosto 2016 ilaa Ma arso 2018 iyo xadhig aan sharciga waaf aqsaneyn oo xabsi ku hayn 131 qof ah sab abo la xariira xorriyadda hadalka ee isla mudadaas.

Ergeyga Gaarka ah ee QM ayaa ku boo riyay xubnaha Baarlamaanka Federaalka in ay dib u bilaabaan wadahadalkooda ku aad dan dibuhabeyn lagu sameeyay sharciga saxafiyiinta Soomaaliyeed ee 2016ka, isla markaana tixgelin siinayaan liiska wax ka badalka ee sharciga ee ay sanadkii hore u soo gudbiyeen ururada saxaafaddu.

UNSOM iyo Xafiiska QM u Qaabilsan Xuq uuqda Aadanaha ayaa soo saari doona wa rbixin guud sanadkan aakhirkiisa oo faah fa ahinaya xayiraadda sii socota ee ku aaddan xorriyadda saxaafadda ee Soomaaliya maa ddaama ay si wadajir ah u baahiyeen warb ixintii 2016 ee xuquuqda xorriyadda hadal ka.

Maxweyne Farmaajo oo kulan maamuus ah u sameeyey Xulka Qaranka U17

Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa kulan dhiirragelin, qado sha raf iyo bogaadin ah oo ku saabsan guushii Qaranka ee koobkii Bariga iyo Bartamaha Qaraadda Afrika (CECAFA) waxa uu la qaatay Guddiga Ciyaaraha Qaranka, Macal imiinta, Tababarayaasha iyo Ciyaaryahan nada Qaranka Soomaaliyeed ee da’doodu ka yartahay 17 sano.

Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey xul ka da’yarta Soomaaliyeed ee heer Qaran, daadaalka ay muujiyeen iyo sida ay caalam ka ugu soo bandhigeen in dhallinyarada So omaaliyeed ay kaalin muuqata ku lahaan karaan saaxada tartannada heer qaarade ed. "Annaga waxa ay noo xisaabsan tahay in aad guuleysateen, sababtoo ah waxaad ka soo guuleysateen intaas oo dal, idinkoo dalkiinnu uu soo kabanayo ayaad ka ba diseen dowlado badan oo aan bur bur ku dhicin, dowladahaas oo sannadadii aan bur burka ku jirnay iyagu soo dhismayey.” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa ku dhiirra geliyey Maamulka iyo shaqaalaha Wasaa radda Cayaaraha, dhallinyarada iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed dadaalka ay ku bixiyeen da’yarta heer Qaran iyo guud ahaan cayaaraha dalka.

Xulka Da’yarta Qaranka ee U17ka ayaa isu diyaarinaya ka qeyb galka Koobka Qa aradda Afrika ee 17jirrada oo Saddex bil ood kaddib fumi doona.

Madaxweynaha Kenya oo balan qaaday inuu sii wa di doono dadaalada 

nabad raadinta Soomaaliya

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Ken ya tta ayaa ballan qaaday in dalkiisu uu sii wadi doono dadaalada nabad raadinta Gob olka, ga ar ahaan Soomaaliya oo uu shee gay in xas illoonidoodu ay aas aas u tahay nabad gali yada dalkiisa. Kenyatta ayaa sheegay in So omaaliya oo ah dal qani ah ay dhibaato ku hayaan dad Ajaaniib ah oo ka barbar dagaalamaya AlShabaab, wux uuna balan qaaday in Kenya ay sii wadi do onto taageerida Soomaaliya, si ay u sii xoo geysato hannaanka dowladnimo ee ka jira.

"Waxaan ka shaqeynay in aan xaqiijinno garab istaagga Soomaaliya iyo in ay hesho taageero ku haboon caqabadaha hor ya alla, waan sii wadaynaa in aan arrinkas ka shaqeyno, Soomaaliya waa taageernay, wa ana sii wadi doonaa inaan gacan ka geysa no in shacabka Soomaaliyeed ay dhistaan dowlad adag oo xasiloon.” Ayuu ku yiri Mad axweyne Uhuru Kenyatta, Khudbadda uu ka jeediyay Mudanayaasha Baa rlamaanka dalkaas.

Sidoo kale, Uhuru Kenyatta ayaa amm aanay Ciidanka Midowga Africa AMISOM ee ka howlgala Soomaaiya, kuwaasi oo ka caawiya Ciidanka Xoogga dalka Soomaa liya dagaalka ka dhanka ah AlShabaab.

Mr. Kenyatta ayaa sheegay in danta Kenya ay tahay Soomaaliya oo degan, isagoona xusay in Soomaaliya uu yahay wadan dag aalo sokeeye aafeeyeen, balse si dhaqsi ah hadda u soo kabsanaya.

BOGGA CAYAARAHA

ENGLAND - PREMIER LEAGUE MAY 4

Brighton & Hove Albion 1 - 0 Man United

May 5

04:30Stoke City ? - ? Crystal Palace

07:00AFC Bournemouth ? - ? Swansea City

07:00Leicester City ? - ? West Ham United

07:00Watford ? - ? Newcastle United

07:00W/ Bromwich Albion ? - ? Tottenham

09:30Everton ? - ? Southampton

May 6

05:30Man City ? - ? Huddersfield Town

08:30Arsenal ? - ? Burnley

08:30Chelsea ? - ? Liverpool

ITALY - SERIE A MAY 5

09:00AC Milan ? - ? Hellas Verona

11:45Juventus ? - ? Bologna

May 6

03:30Udinese ? - ? Inter

06:00ChievoVerona ? - ? Crotone

06:00Genoa ? - ? Fiorentina

06:00Lazio ? - ? Atalanta

06:00SPAL 2013 ? - ? Benevento

06:00SSC Napoli ? - ? Torino

09:00Sassuolo ? - ? Sampdoria

11:45Cagliari ? - ? Roma



 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip