Falanqeynta. Ma runbaa in Khilaafka Fahad iyo Kheyre inuu Jiro?

0
Wednesday February 07, 2018 - 10:05:04 in Wararka by
  • Visits: 792
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Falanqeynta. Ma runbaa in Khilaafka Fahad iyo Kheyre inuu Jiro?

    Xildhibaanadii Ugu Badnaa Oo Mooshin Ka Keenay Qofkii aan lacag haysan. Xildhibaanada Mooshinka saxiixay ayaa ka kala tirsan xibsiyadda kala ah Dajir,iyo Dam-jadiid, xaalada sida la moodayo maaha Raysal wasaare khayre kursiga uu ku Fadhiyo sida looga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanadii Ugu Badnaa Oo Mooshin Ka Keenay Qofkii aan lacag haysan. Xildhibaanada Mooshinka saxiixay ayaa ka kala tirsan xibsiyadda kala ah Dajir,iyo Dam-jadiid, xaalada sida la moodayo maaha Raysal wasaare khayre kursiga uu ku Fadhiyo sida looga Qaado way adag tahay.

Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Xasan Cali Kheyre oo la magacabay bishii February ee sanadkaan 2017-ka. ayaa ah nin deeqsiya oo aaminsan in lacag wax lagu xalin karo wuxuuna leeyshay saxiibo qar soon oo mucaarad iyo muxaafad ku jira.

Warar hoose ayaa sheegaya in xilligaan khilaafkii ugu xooganaa ebed uu ka dhex jiro Ra’iisul wasaaraha Xasan Cali Kheyre iyo sidoo kale agaasimaha Villa Soomaaliya Fahad Yaasiin.

Hadii warkan run yahay waxaan Caqligu diidayaa sidee Raysal wasaare xukumad hogaamiya iyo agaasime Madaxtooyo


Khilaaf u dhex marikaraa. awood uu kula Tartami kato agaasime madaxtooyada Raysal wasaare xukumadeed waa arin sharciga ka Fog. Sidee arinka ku suurta galay?

Waxaa Falanqeyntayda farta ku fiiqayaa waa in dawlad wanaaga la taageero oo sharciga laga baqo suurtagal maaha inaan aragno Raysal waare xukumadeed in agaasime madaxtooyo shaqada ka qaado iyadoo lamarayo mooshin igu shuba ah. Iyo Nin jeclaysi sharciga in dhaha la tirayo.

Waxaa wanaagsen in sharciga lagu tix galiyo Qof walba shaqadiisa iyo xuquuqdiisa.

Xafiiska Villa Soomaaliya aad baa looga hadal hayaa khilaafka Labadan mas’uul ka dhaxeeya, waxaana laga yabaa in dad fid nawada yaal ah inay doodayaan inay Fashiliyaan markasta oo dawlada wanaagsen la helo.

Waxaan Fanqeyntayda ku soo gaba gabeynayaa Wadan kasta dowladda ka dhisan waxaa ay leedahay hogaan wax ka maamula daaha gadaashiisa,hogaankaas wuxuu noqdaa
Qofkasta oo Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha saxiib la ah ama ehelada .
Ganacsade dhaqaale ku bixiyey in dowladi ilaaliso danahooda

markaa waa in kooxda ku jirta daaha gadaashiisa waa inay xasuustaan wixii lagu sameeyey dawladii madaxweyne xasan sheekh in xildhibaanadii Baarlamankii yiraahdaan xukuumad uu ku jiro hebal ansixin mayno,

markaa dagaal siyaasadeed oo micnadaran hore ayaan u aragney. Marna diyaar uma nihin 4sano oo Qof xildoona ama awood sheeganayaa waqtiga dawladnimo naga ciyaara.

Siyaasada hogaanka dawlada Faderaalka Soomaaliya waxaa haya Madaxweyne Farmaajo isagaa iska leh Go’aanka uu qaadanayo inuu noqdo kii hore loogu yaqiinay madaxweyna yaashii ka horeeye ee ahaa nin nin jeclaysi ama in uu jeclaan doono Maslaxada wadanka iyo ilaalinta sharciga.

Khudbadan uu Raysal wasaare khayre. Kula hadlayo Gudoomiye jawaari. Shaki weyn ayaa jira? Madaxtooyadii vilsa somaliya. Jawari ayaa astaan Qaran u ah.

Maxamed Caalim

XIGASHO:S-OMALIWEYN.COM



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip