WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANAT OO AH SABTI 30-KA DICEMBAR 2017-KA…

0
Saturday December 30, 2017 - 10:05:18 in Wararka by
  • Visits: 552
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANAT OO AH SABTI 30-KA DICEMBAR 2017-KA…

    GUDDIGA DIFAACA BAARLAMAANKA OO MAANTA KULAN KA YEELANAYA DARBIGA KENYA Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu waddaa inay maanta kulan ka yeeshaan Darbiga dowladda Kenya ay marineyso Soohdinta ay la wadaagto Soomaaliya gaar ahaan dh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GUDDIGA DIFAACA BAARLAMAANKA OO MAANTA KULAN KA YEELANAYA DARBIGA KENYA Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu waddaa inay maanta kulan ka yeeshaan Darbiga dowladda Kenya ay marineyso Soohdinta ay la wadaagto Soomaaliya gaar ahaan dhanka Degmada Balad Xaawo.

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa dadka Shacabka ah ee degmada Baledxaawo, waxa ay walaac ka muujinaayay Xaaladda degmadaasi, Maadaama Gudaha degmada ay dowladda Ke nya ay waddo burburin.

Waxaa jiray isku dhac dhanka dadka deegaanka ah iyo Ciidamada Kenya ee Ilaalada ka haya Shaqaalaha ku howlan dhismaha Darbiga.

Kenya ayaa horay u bilawday dhismo darbi ay ku wareejineyso Soohdinta ay la wadaag to Soomaaliya, waxayna sheegtay inay kaga hor tageyso Weerarada AlShabaab ay ka geysa nayaan Gudaha dalkeeda, iyagoo ka gudbaya Xuduudda.

Maamulka Gobolka Gedo ayaa warbaahinta u sheegay in darbiga ay uu soo dhaafay goobihii lagu tala galay in laga dhiso waxgaradka degmada ayaa dowladda iyo maamulka Jubbaland ka codsaday in arintaasi wax laga qabto.

MADAXWEYNE FARMAAJO "WAXAAN BEDELNAY DHAQAN SIYAASADEEDKII HORAY U JIRI JIRAY”

Madaxweynaha DFS Md.M.C/hi Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay Munaasabaddii lagu da ah furayay dib ula soo wareegida Maamulka Hawada So omaaliya ayaa sheegay inay bedeleen dhaqan siyaasadeedkii horay u jiray.

MdFarmaajo ayaa sheegay inay ku guuleysteen in Dowladda dhexdeeda ay ka ilaaliyaan wixii khilaaf iyo is qab qabsi, isagoo tilmaamay inay wax ka barteen wixii horay dalka u soo maray.

"Waxaan bedelay dhaqan siyaasade edkii horay u jiray, wax alla wixii khila af ee dowladda dhexde eda ahaa in la joojiyo, waxaa ognahay in sanad wal ba waxaa jiri jiray runtii khilaaf dalka dib u dhi ga, dowladda dhexdeeda waa ka ilaalinay, anaga ugu horeeyo iyo R/Wasaaraha iyo XFS inaba wax ha ba yaraatee wax is qab qabsi ah, taas na waa bedelnay, umadda Soomaaliy eed waxaa u sheegeynaa inaan wax ka bedelnay wixii horay u dhacay ee dhibaatada inoo keenay”ayuu yiri Madaxweynaha.

Sidoo kale Md.Farmaajo ayaa shee gay in wax ka bedeleen dhaqankii ho ray u jiray ee ahaa qofka Mas’uulka ah inuu matalayo Qaran oo aanu matal eyn Qabiil, isla markaana xafiiskiisa uu muujiyay inuu Qaran matalayo. si doo kale sheegay inay diiradda saara yaan sidii loo xoojin la haa Dimoqraadi yadda, Dastuurkana loo dhameystiri la haa, si loogu diyaar garoobo in dalka ay ka dhacdo sanadka 2020 doorasho qof iyo cod ah, taasoo uu xusay in aa minsan yahay in la gaari karo.

Ugu dambeyn Madaxweynaha ay aa sheegay inay ka shaqeynayaan si dii ay uga cibro qaadan lahaayeen waxa alla wixii dalka uga halaabay, sidaas darteedna aanu marna dib loogu laaban ca sharadii wax laga bartay.

Isagoo Daahfuray Howlaha Sadaa sha Hawada Ee Dowladda La Soo Wa reegtay Iyadoo Qlab Casri Ah Lagu Rakibay Muqdisho Uu Howl Bilaabay Khamistii wuxuuna bogaadiyey shaqa alaha ka howlgala saadaasha hawada iyo masuuliyiinta wsaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka o isku howlya in dalka laga hirgeliyo adeg casri ah 27 sano ka dib.

GEORGE WEAH OO LOO DOORTAY MAD AXWEYNAHA LIBERIA

Mr Weah ayaa wareegga 1aad ku guulaystay bishii Oktoobar hasayee shee waxa uu ku guuldar raystay inuu helo aqlabiyad uu madaxweyne ku no qdo. Mr Weah ayaa wareegga 1aad ku guul aystay bishii Oktoobar hasayee shee waxa uu ku guuldarraystay inuu helo aqlabiyad uu madaxw eyne ku no qdo

Xidiggii hore ee kubadda cagta George Weah ayaa iskudaygii labaad waxa uu ku noqday mad axweynaha Li beria. Iyadoo la tiriyay inta badan cod adkii laga dhiibtay wareegga 2aad ee doora shada Liberia ayaa Mr Weah wa xa uu weli ka horreeyay ninka ay tarta mayeen Joseph Boakai.

Waxa uu badeli doonaa madax weyne Ellen Johnson Sirleaf, oo ah ha weeneydii ugu horreysay ee loo door to inay hogaamiso dal Afrikaan ah, wa ana markii ugu horreysay taariikhda Li beria mu ddo tobannaan sanno ah oo awoodda si dimuqraadi ah la isugu kala wareejiyo. Mrs Sirleaf ayaa ka adkaatay Mr Weah wareeggii labaad ee doorash ooyinkii la qabtay 2005, kaddib markii uu dha mmaaday dagaa kii sokeeye ee dalkaasi halakeeyay.

Haddaba markii gelinkii dambe ee Khamiista uu soo baxay warka shee gaya guusha Mr Weah ayaa taageera yaashiisa waxa ay bilaab een inay ku dabaaldegaan magaa lada caasimad da ah ee Monrovia.

Ololaha xidiggii hore ee kubadda cagta ayaa waxa uu ku wajahnaa dhal inyarada, halka ma daxweyne ku xige enka xilka sii banaynaya Mr Boakai loo arkayay inuu yahay nin da’ ah oo waq tigiisii soo qaatay.

Hasayeeshee doorashada Mr Weah ayaanay dood ka marnayn maa daama madaxweyne ku xigeen uu u soo xushay Jewel Taylor, xaaskii hore ee dagaal ooge ahna madaxwe ynihii hore ee waddankaasi Charles Taylor, kaas oo haatan dambiyo dag aal xabsi ugu jira waddanka UK.

SARAAKIIL LOO TABABARAY LA DAGAA LANKA ALSHABAAB OO LA .. BANDHIGAY

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Wali Ja amac Xuseen Gorod, ayaa tababar u soo xiray cutubyo katirsan kuwa XDS oo tababar ku qaatay dugsiga tababar ka Ganaraal Dhagabadan.

Munaasabad balaaran oo lagu qab tay xarunta dugsiga tababarka, ayaa waxaa ka qeyb galay Taliyaha Ciidan ka xoogga dalka, Saraakiil katirsan Amisom, masuuliyiin ka socday dala lka Italy Swedan. Taliyaha Dugsiga ta babarka ee general dhaga badan, Sa rreeye Guuto Maxamed Maxa muud Saneey oo munaasabadda ka hadlay, ayaa sheegay in ciidamadda tababar ka u dhamma aday la baray la dagala anka kooxaha mitidiinta Alshabaab oo dagaal kala soo horjeeda Dowlada Somaaliya iyo dowladaha dariska.

Madaxa Tababarka Midowga yurub, ayaa Ciidamadda XDS ku dhiira geli yay howlgalada ka dhanka ah Dagaalyahanada Xarakada Alshabaab howlg aladaa oo la doonayo in dalka looga saaro.aliyaha Ciidanka Xoogga S/g aas Gorod ayaa waxuu munaasabad da ka sheegay in Alshab aab ay dhib aato ku yihiin Aminga dalka, isagoo til maamay in DFS dadaal adag ay ugu

jirto dhismaha Ciidanka Qaran ka,

TARSAN : B/MAANKA SOOMAALI YA SHAQADII LOO SOO DOORTAY MA HAYO

Md.Maxamuud Axmed Nuur Tars an oo ah La taliye sare oo ka tirsan xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku eedeeyay xildhibaanada baarl amaanka inay cabsi gelin ku hayaan Madax weynaha iyo R/Wasaaraha da lka. Tarsan, ayaa sheegay in Boqolkii ba Sagaashan waqtigii Mada xweyna ha iyo kan R/Wasaaruhuba uu ku bax ayo Baarlamaanka, isagoona su’aal ka keenay wa xa markii horeba loo soo doo rtay baarlamaanka.

"Waqtiga Madaxweynaha iyo R/ wa saaraha 90% waxaa qaata xildhibaan ada baarlamaanka halkii ay fursad ug u heli lahaayeen inay bulshada u adee gaan,”ayuu yiri Tarzan. Waxaa uu ku eedeeyay BFS inuu ku jiro ganacsi siyaasadeed ''Baarlamaanka shaqadii loo doortay ma hayo wa xaa ku jiraa ga nacsi siyaasadeed'' ayuu yiri Tarsan oo horay u soo noqday G/G/ Banaadir ayaa dhinaca kale ka mid ahaa mu sharixiintii xilka madaxweynaha ee sanadkan 2017da. Md.Tarsan ayaa u gudanbeyntii ku eed eeyay Garsoorka dalka kuwa aan lagu kalsoonaan karin oo sida uu ha dalka u dhigay ka shaq eysanaya hantida Ummada Soomaal iyeed.

AVV. XOOSH "SHAQO YARI AYAA JIRTA”

Wasiirka Dastuurka XFS Avv. C/rax man Xoosh Jibriil ayaa sheegay in dha linta Soomaaliyeed ay badankood hey sato shaqo la’aan. Waxa uu sheegay in dalka %70 uu yahay dhalinyaro, lo ona baahan yahay in loo sameeyo shaqo abuur. Xoosh ayaa tilmaamay in haddii aysan helin dhalinyar adan shaqo ay keyneyso inay dalka isaga Tahriibaan oo ay maciin bidaan dalal kale iyo inay noq daan kuwa ka sha qeeya falal ammaanka lidiga ku ah sida uu sheegay.

Wasiir Xoosh ayaa dhanka kale she egay in DFS hadda aysan deyn soo qaadan Karin sababo uu ku sheegay in horay loogu lahaa deymo fara bad an.Waxa uuna u xusay inay dadaal ba dan iyo imtixaano ay u galeen sidii de ymaha badan looga cafin lahaa soo maaliya, isagoona tibaaxay in 9 bilood ka dib ay rajeynayaan inay lacago ba dan kasoo amaahdaan Bankiga add uunka si dha linyarada loogu abuuro shaqo. Hadalka W Avv. Xoosh ayaa ku soo aaday aa xilli dhalinyaro bad an oo dhameys atay jaamacdo ay yihiin kuwaaan wali shaqo helin oo darbiya da iska fadhiya hal ka kuwa kalana ay Tahriibeen.

MAREYKANKA "WAXAAN KA HOR TAG NAY GAARI QARAX AH OO KU SOO WAJ AHNAA MUQDISHO”

Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (Africom) ayaa sheegay inay diy aaradahooda dagaal ku dileen Afar ka tirsan AlShabaaba, isla maraakana ay burburiyeen Gaari miineysan oo la doonay ay in weerar qarax ah loo ade egsado in lagu weeraro goobo ku yaal gudaha M/Muqdisho

Duqeynta oo la sheegay inay ka dhacday meel 25 Km Qiyaastii dhanka Koofureed kaga beegan Muqdisho ayaa ahayd mid qorsheysan , taasoo ayanan taliska sheegin waxyeelada ka dhalatay xadigeeda. Africom ayaa ugu dambayntii ballan qaadday inay sii wa didoonaan hawl gallada bal aaran ee ay ku beegsanayaan goobaha iney madaxda Shabaab joogaan.

MD.OOMAAR ”WAXAAN QORSHEY NAY NAA DIB U SOO CELINTA ADEEGYA DII SOMALI AIRLINE”

Maxamed C/laahi Salaad Oomaar Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Ha wada XFS ayaa faah faa hin ka bixiy ay qorshayaal ay Wasaaraddu waddo, kuwaasi oo dib loogu soo celinayo ade egyo muhiim u ah bulshada Soomaali yeed. Wasiir Oomaar oo marti ku ah aa Barnaamij ka baxayay Warbaahin ta Dowladda ayaa sheegay inay haat an wadaan qorshayaal iyo dadaalo ku aadan sidii dib loogu soo celin lahaa adeegii Shirkadii Soomaali Airline oo ah mid muhiimad gaar ah u leh dal ka.

Wuxuu xusay Wasiirka qorshahaasi oo horey u socday islamarkaana uu meel fiican marayo, isa goo xusay in daraasaad ay sameeyeen ku ogaad een qaabka ay u shaqeeyaan diyaar adaha wat ay Calamada Dowladaha, dhawaana ay si rasmi ah u soo celin doonaan adeegyadii ay bixin jirtay shirkadii Soomaali Airline. "Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waa garoon caalami ah, hadda wa xaa ku soo dega duulimaadyo caalami ah sida Turkish Airline iyo Jabuuti, Kenya Airways ayaa la filayaya in ay dhaw aan duulimaadkeeda Muqdisho bilow do, wuuna socda qorshahaasi”. Ayuu yiri Wasiir oomaar. Dhanka kale waxaa uu soo hadal qaaday baahiyaha loo qabo in la ball aariyo gar oomada Diy aaradaha ee ku yaala dhammaan Da lka, isagoo xusay inay wadaan qor shahaasi ku aaddan dib u dhis lagu sa meeyo si duulimaad yo caalami ah ay u yimaadaan.

Ugu dambeyntii Wasiirka Oomaar ayaa sheegay in dib u habayn lagu sa meyn doono adeegya da dhanka Gaa diidka, si loo ogaado gaadiidka habka ay u shaqeeyaan lana is waafajin doo no sharuucda u degsan.

NIN HUBEYSAN OO TOOGASHO KU DIL EY 10 RUUX KANIISAD KU TAAL DALKA MASAR

Ugu yaraan 10 Ruux ayaa lagu dil ey kaniisad ku taal meel ku dhow M/ Qahir ka dib markii qof hubeysan uu rasaas ku furay. Wasiirka Caafimaad ka dowlada Masar ayaa xaqiijiyay wee rarkan oo dhacay shalay, wararka ay aa waxaa ay intaa ku darayaan in qof ka weerarka geystey uu dha awacay shan askari oo ilaalo ka ahayd kanii sadan oo ku taal M/Helwan ee ko ofurta Masar. Ciid amada ammaanka ayaa toogasho ku diley dableygii wee rarkan ka dambeeyay,wararka qaar ayaa sheeg aya in dadka weerarka geystey ay ah aayeen 2 Ruux. Ma jirto illaa iyo had da cid she egatay weerarkan,balse uru rka IS ayaa hore weeraro ugu qaaday goobaha ay ku cibaadeystaan Masiixiyiinta Coptic Orthodox.

Bishii May ayaa koox hubeysan wa xa ay ku dileen bartamaha dalka Mas ar illaa 29 ruux oo ah Copts,bishii April isla sanadkan waxaa lagu diley 44 ru ux oo masiixiyiin ah kaniisad kadib markii lagu weeraray bam.

MADAXWEYNE FARMAAJO FARRIIN U DIRAY DHALINYARADA SOOMAALIYEED EE KA TIRSAN ALSHABAAB

Madaxweynaha D/FS Md.Maxa med C/hi Farmaajo, ayaa sheegay do wladda Soomaaliya mar kale cafis u fidineyso haddii ay isa soo dhiibaan dhallinyarada ku jirta AlShabaab.

Md.Farmaajo ayaa ugu baaqay in dhallinyarada ka tirsan Alshabaab he li doonaan nolol wan aagsan haddii ay isaga baxaan falalka ay ku gudajiraan isagoo sidoo kale ku baaqay inay ka faa iideystaan fursada ay dowlada So omaaliya siisay ayna ka go’an tah ay tahay Dowaddu sidii guud ahaan dal ka looga saari lahaa AlShabaab.

dhinaca kale Madaxweynaha ayaa horay ugu baaqday dhalinyarada AlShabaab ku jirta waxa ana fursada do wladda ka faa’ideystay dhalinyaro bad an iyo saraakiil ka tirsan AlShabaab oo dow ladda isku soo dhiibay.

MEYDADKA 13 SOOMAALI AH OO LAGA HELAY TUULO KU TAAL D/ MOZAMBIQUE

Meydadka 13 ruux oo la rumeysan yahay inay yihiin Soomali ayaa laga helay tuulo ku taal bar tamaha wadan ka Mozambique. Sida laga soo xigtey mas’uuliyin ka tirsan D/Mozambique mey dadkan ayaa lagu qariyay meel ku dhow Saldhigga Booliska M/Chering oma ee G/Sofala Prov ince. D/Mozam bique ayaa sheegtay in baaritaan lagu sameynayo balse wax faahfaahin ah kama bixin. Wargeys ka soo baxa wad anka Mozambique ayaa laga soo xig tey in meydadka la helay in ay ahaay een dad muhaajiriin ah ku waasoo ka soo tegey Waqooyiga ku na sii jeeday k/Moza mbique. "Waxaa ay ahaaye en muhaajiriin ku safrayay baabuur we yn oo Konteenar ah waxaana dhici karta inay u dhinteen hawo la’aan tahriibiyaal u socday k/afrika "Markii uu ogaaday darawal kii in dadka gaariga u saaran yih iin Meyd ayuu tuuray meel keyn ah.” sida uu daabacay wargeys kan OPaís. ayuu yiri qof goobjooge ahaa Dalka Mozambique

XIGASHO:THE EASTAFRICAN

AMIIR MAXAMED BIN SALMAN OO BILAABAY INUU XABSIGA KA SII DAAYO AMIIRKII OGGOLAADA ISLA XISAABTAN

Xeer ilaaliyaha Boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa amray in la sii daayo 2 wiil oo uu dhalay boqorkii hore ee Sa cudi Carabiya Boqor Cabdalla kuwaa soo ka mid ahaa amiiro loo xirey mus uqmaasuq. Amiir Meshaal bin Abdull ah iyo Amiir Feysal bin Abdullah ayaa ka mid ahaa illaa 200 oo ka soo jeeda qoyska reer boqor,wasiiro iyo ganacsa to iyadoo lagu xirey amar uu soo saar ay amiirka leh dhaxalka boqortoyada Sacudi Carabiya Amiir Maxamed bin Salman bishii November ee sandkan.

2da amiir ayaa laga sii daayay hote lka RitzCarlton oo hadda noqday xa bsi lagu xiro dadka loo haysto musuq maasuqa ka dib markii ay oggolaade en in xal laga gaaro dhaqaalaha lagu tuhunsan yahay inay musuqmaas uqeen.

Wararka ayaa waxa ay intaa ku dar ayaan in aan weli laga gaarin xal amiir 3aad oo la walaal ah amiirada la sii da ayay Turki bin C/llah kaasoo weli ku xi ran hotelka RitzCarlton. Sida laga soo xigt ey wargeyska Okaz cadadkiisii soo baxay December 26 ugu yaraan 20 ka le oo lagu eedeeyay musuqmaasuq ayaa 7aadkii la soo dhaafay la sii daa yay. Eedeysanayaasha aan heshiis la gaa rin dowlada ayaa la sheegay in la soo taagi doono maxkamad sida ay sheegayaan ilo ku dhow dhow boqort ooyada Sacudi Carabiya.

XEER ILAALIYE KU XIGEENKA QARANKA OO XILKA LAGA QAADAY

Warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in xilka qaadis lagu sam eeyay xeer ilaaliye ku xigeenkii Qaran ka Axmed Cali Abuukar, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan qaab ka xil ka qaadistiisa.

Sida ay inoo sheegeen ilo muhiim ah oo lagu kalsoonaan karo xeer ilaa liye ku xigeenka ayaa waxaa xilka loo ga qaaday digreeto ka soo baxday Xaf iiska Madaxweynaha, balse weli deg ree tada lama helin.

Warar ku dhow dhow Xeer Ilaaliye ku xigeenka shaqada laga casilay ay aa sheegaya in xil ka qaadistiisa ay la xiriirto kiiska siyaasiga C/raxmaan C/shakuur, kadib markii uu ka horyimid habkii loo maray xarigiisa.

Dhinaca kale ilaa iyo iminka wax war ah kama soo saarin xeer ilaaliye ku xigeenka xil ka qaadistii sii, inkasta oo warar laga soo xigtay ay sheegayaan inuusan la socon balse uu ka maqlay warba ahinta oo kaliya.

QM OO SHEEGTAY IN SOOMAALIYA AY KU GUULEYSATAY LA DAGAALANKA MUSUQA

Qiimeyn dhammaystiran oo ay Sanadkan dhammaanaya samaysay QM ayaa lagu sheegay in ay Soomaal iya ku guuleysatay la dagaalanka mus uq maasuqa. Wakiilka Ergeyga xogha yaha QM ee Soomaaliya Michael Keat ing, ayaa si weyn ugu ammaanay DFS horumarrada dhanka xa silloon ida iyo la dagaallanka AlShabaab.

Mr.Michael Keating, ayaa dhanka kale walaac ka muujiyay in tallaabooy inka horumarineed ee ay Dowladda Soomaaliya qaadday ay caqabad ku noqon karaan Abaarta iyo colaadda ka taagan qaybo ka mid ah dalka Soomaaliya.

"Arrimahaas waxaa ka mid ah mus uqmaasuq baahsan, oo inta badan ha reeya siyaasadda, iyo r bitaanka dad ka ka dallaala awoodaha [siyaasade ed] oo ah inay colaad u adeegsadaan, ama colaad ugu hanjabaan dadka ka soo horjeeda, waxaa kale oo arrimaha as ka mid ah in la ixtiraami waayo Das tuurka Federaalka Kumeel gaarka ah, sarreynta sharciga iyo xuquuqul ins a anka, Waxyaabahaas oo dhan waxay u danaynayaan oo ka faa’iideysanaya xagjiriinta.” Ayuu yiri Keat ing.

Sidoo kale Keating ayaa sheegay Ciidamada Midowga Afrika ee jooga Soomaaliya (AMISOM) ay dowr muhi im ah, oo ay ku kacayso qiimo badan, ka cayaarayaan ilaalinta qaybo ballaar an oo ka mid ah dalka, isaga oo sidoo kale tilmaamay in ay jawi u abuuray aan dhismaha dowladda.

Madaxa Xafiiska QM bani’aaddanni mo ee dalku ay aad uga sii darto, taas oo ay uga sii daray so dhibaatada shac abka kaga timmaadda kooxaha alSha baab.

CIIDAMADA SACUUDIGA OO LAGU EED EEYAY INAY KU XADGUDBAAN SOOM AALIDA DALKAASI KU SUGAN.

Sida ay baahisay Wakaaladda War arka ee AP Dowladda Sacuudiga ay aa lagu eedeyay in Ta cadiyo xooggan oo ay u geysatay dad Qaxooti ah oo ka soo kala jeeda Dalalka Soomaaliya iyo Ito obiya, kuwaasi oo si sharci daro ah ku galay Dalkaasi.

Dowladda Sacuudiga ayaa dadkaa si si qasab ah ugu Dalalka Soomaali ya iyo Itoobiya, waxay na dadkaasi u sheegeen AP in dhibaatooyin ay ka mid tahay Gaaraacitaan iyo Dil ay isku gu dar een Ciidamada Sacuudiga, xilli ga ay soo qabanayeen.

Muuwaadin Soomaaliyed oo lagu magacaabo Axmed Saciid , kana mid ahaa dadka la wareystay ayaa AP u sheegay in markii la soo qabtay la galiyay Xabsi cariiri ah, islamarkaana uu isticmaal ayay Biyo wasaqeysan int ii uu ku jiray xabsiga, taas oo keentay inuu ku xanunsado halkaasi.

R/WASAARAHA OOSHALAY KORMEERAY XARUNTA W/MAALIYADDA IYO BANKIGA DHEXE

R/Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer sha qo ku tagay Xarunta W/Maaliyadda iyo Bankiga Dhexe, isagoo sheegay in xukuumaddu ay sanadkan xoogga sa artay islaxisaabtan iyo daahfurnaan.

Md.Kheyre ayaa rajo ka muujiyay sanadka soo socda ee 2018 Soomaal iya inay u noqon doo nto mid ay ka gu dubto musuqmaasuqa ragaadiyey san ooyinka badan, isla markaana la gaari doo no nidaam ku dhisan isla xisaabt an sharcigu sareeyo.

"Xukuumaddeydu waxay xoogga saareysaa isla xisaabtanka iyo daahfurnaanta, waxaan rajey nayaa sanadk an 2017 in dawladda aan wax deyn ah looga yeelan doonin gudaha dalka”a yuu yiri Ra’Iisul Wasaare Kheyre.

R/Wasaaraha ayaa kula dar daarmay W/Maaliyadda in lasii xoojiyo qorsha ha la dagaalanka musu qmaasuqa. Iya doo ay Kormeerkan R/Wasaar a ha ku weheliyeen xubno ka tirsan golleyaa sha dawladda.

Dhinaca kale Md.Kheyrre ayaa kor meeray Bankiga Dhexe oo aan sidaa uga fogeyn xarunta Wasaaradda maal iyadda, waxaa uu la kulmay Guddoo miyaha Bankiga Dhexe, isagoo kala hadl ay habsami u socodka howlaha mushaar bixinta. Daladaalada looga jiro la dagaalanka musuqma asuqa iyo u hoggaansanka isla xisaabtanka ay uu la xiriraa kormiiskiisa R/wasaaraha.

CUMAR C/RASHIID, SHARIIF XASAN IYO XILDHIBAANO OO SHIR UGA SOCDA IMAARAADKA CARABTA

Dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo xooggan ayaa ka socda M/Dubai ee dalka isu tagga Imaara adka Carabta, halkaasoo ay maalmihii la soo dhaaf ay ku qul qulayeen Siyaasiyiin, Xildhib aano iyo Madaxda qaar ka mid ah M/ul G/yada dalka. Shirarka iyo dhaq dhaqaaqyada siyaasadeed ee ka soc da Dubai ayaa waxaa hoggaaminaya RWasaarihii hore ee Soomaaliya Cu mar C/rashiid Cali Sharmarke oo xillig an geed fadhi u noqday mucaarada da xooggan ee looga soo horjeedo dowla dda uu hoggaami yo Md. Farmaajo.

cumar-xasan1 Wararka laga helayo Dubai ayaa sheegaya in shirka ay qeyb ka yihiin Madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xa san Sh. Aadan, Siyaasiyiin iyo tiro Xil dhibaano ah oo ku dhow 20 meeyo.

Waxaa lagu wadaa in shirka ay ku soo biiraan Madax kale oo ka mid ah kuwa M/G/Ledyada iyo Xildhibaano, waxaana shir kale oo daba socda mid ka Imaa raadka Carabta ay Xildhibaa no ku leeyihiin M/Nayrobi.

Dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee ka socda gudaha dalka iyo dibadiisa ayaa sii xoogeystay, tan iyo markii DFS ay dacwado ku soo oogtay Xildhi baano dhowr ah oo ay ku eedeysay Qaran dumis iyo inay u adeegayaan dowlado shisheeye

Imaaraadka Carabta ayaa muddoo yinkii u dambeeyay waday olole ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo, wax aana la sheegay in Imaaraadka uu dhaqaalaha ugu badan ku bixinayo mooshin ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo oo dhowana soo shaac bax ay.XIGASHO:JOWHAR.COM

CIIDAMADA BOOLISKA SOOMAALIYA OO WARIYE KU XIRAY M/JOWHAR.

Wararka naga soo gaarayo M/Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa soo sheegaya in Shalay Ciidama da Booliiska ay xirayn Wariye ka tirsan Saxafiyiinta ka Howlgala Gobalka Sh/ Dhexe Yuusuf Abuukar Ibraahim Wakiilka Idaacadda Kulmiye ee G/Sh/ Dhexe ayaa soo sheegaya in Saxafi la gu magacaabo C/Shakuur Shaashaa gilinkii dambe ee shalay lagu xiray Jo whar La mana oga sababta ka damb eysa. Wariyaha la xiray ayaa la she egay in Xarun Idaacadeed oo ku taala Jowhar ay ka wadeyn Ciidamada Bool iiska, waxayna u sheegayn in lagu xir ayo amar ka soo baxay M/mulka G/ Sh/ Dhexe.

Mas’uuliyiinta Gobalka iyo Saraakiisha ammaanka ee Jowhar ayaa sheegay inay baaritaan ku sameyn doonaan Sa xafiga la xiray kadib markii ay sheege en in uu baahiyay warar been ah oo maamulka laga sheegay. Warar dhee raad ah oo ay heshay KNN ayaa shee gaya Saxafiga la xir ay uu bartiisa Face book iyo Idaacad uu ka shaqeeyo uu ku baahiyay Warar Catiifad ay ka muu qa to, si gaar ah Bartiisa Facebook aya a la sheegay in uu ku qoray warar ka dhan maamulka Gobal ka.

SOOMAALILAND "HAWADAYNA LAGAMA MAAMULI DOONO M/MUQDISHO”

Soomaaliland ayaa kasoo horjees atay maamulka hawada ee dawladda Soomaaliya ay sheegt ay in ay lasoo wareegtay khamiistii kadib xaflad lagu qabtay M/ Muqdisho. Maareeyaha hay ’adda duulista Somaliland Cabdi Max amed Rodol ayaa sheegay in aanay aqbali doonin in hawadooda laga maa mulo M/Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Duuliye Rodol waxaa uu warbaahin ta u sheegay in DFS ee uu hogaamiyo Farmaajo ay ka bax day heshiiskii haw ada ee ku jiray wadahadallada Soma liland iyo Soomaaliya ee Turkiga ka qabs oomay. Duuliye Rodol waxaa uu sheegay in ay xumaanayso go’aanka dowlada Soomaaliya kula soo wareeg tay hawadu xiriirka 2da dhinac ee wad ahadalku u socday.

Somaliland oo sheegta inay ka go ’day Soomaaliya inteeda kale waxaa ay inta badan ka hort imaadaa heshiis yada amma maamulada taabanaya shacabka Soomaalida ee lagu ware ejiyo Soomaaliya.

FIQI: SOMALIYA UMA BAAHNA DUQEYN EE CIIDANKA XOOGGA HALOO DHISO.

D/Mareykanka ayaa sanadan 2 jib aartay Duqeynta ay ka geysato Soma liya tan iyo markii bil owgii Sanadan la doortay Madaxweyne Donald Trump.

Diyaaradaha Mareykanka ayaa Sanad kan oo kaliya Somaliya ka geystay 34 Weerar oo ay la bartilmaameedadeen AlShabaab iyo Daacish oo ku sugan qeybo badan oo kamid ah Gobolada Dalka Somaliya, Sanadii hore ee 20 16, Mareykanka waxa uu geystay 14 Weerar oo kaliya. Marey kanka ayaa si doo kale badalay Istiraatijiyada weera rada ka dhanka ah Shabaab, horay waxa uu u bartilmaameedsan jiray Ho gaamiyayaasha balse markan waxaa duqeymo gaaraya 28 lala eegtay Dag aalyahanada Xarakada AlShabaab, 2 weerar oo Kaliya ayaa lagu dilay Cali Jabal oo Shabaab G/Banaadir u qaab ilsanaa iyo C/raxmaan Xudeyfa oo Jubada Hoose uqaabilsanaa.

Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Somaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fi qi ayaa isagu qaba in duqeymahan ay Kaalmo noqon karta oo kaliya balse aysan buuxin karin Kaalinta laga doon ayo Ciidanka Xooga Dalka Somaliye ed, Fiqi ayaa soo jeediyay in Mareyk anka Tababaraan Ciidanka Somalida ayna udhameystiraan agabkooda si ay dalka uga saaraan AlShabaab.

Ujeedka laga leeyahay duqeymah an ayuu ku sheegay iney yihiin sidii Amisom iyo SNA looga taageeri lahaa dagaalka ay kula Jiraan AlShabaab.

W/Gaashaandhiga Mareykanka ayaa horay u codsatay in awood dheeraad ah la siiyo iyaoo ay aqbashay Dowlad da uu hogamiyo Mr. Trump, Horay wa xey u eheyd in marka Weerar la doon ayo Fasax looga soo qaato Aqalka Cad taasoo mararka qaar waqti qaad an jirtay iyadoo bartilma ameedka la ogyahay.

Tan iyo Sanadkii 2006 Mareykanka waxey Soomaaliya siiyeen $1.5 Billion oo gargaar Bini’aa danimo ah si wax looga qbato Abaaraha Macluusha iyo arimaha Qaxootiga Sidoo kale 6dii Sa no ee ugu danbeysay waxey Mareyk anka Siiyeen Soomaaliya $240 Million oo qaabilsanaa garga arka horumarin ta dhinaca dhaqaalaha, SIyaasada iyo Waaxda Rayidka

WARBIXIN KU SAABSAN: QARAXYADII, DILALKII IYO WEERARADII DHACAY SANADKAN 2017

Q/1aad

Sanadkan waxaa Soomaaliya ka dhacay dhacdooyin ar gagax leh sida weerarro, duqeyn iyo qaraxyo badan, ku waasoo uu ka mid ahaa qaraxii ugu dhimashada badnaa ee abid ka dhaca qaaradda Afrika.

Bishii January, waxaa dhacay 3 qarax oo waaweyn oo 2mataano ahaayeen, sida qaraxyadii January 2, 2017 ka dhacay afaafka hore ee Xalane oo ay ku dhinteen ugu yar aan 10 qof, Tar abuunka oo 3 dhimasho ah iyo 17 dhaawac ah la diiwaangeliyay iyo midkii January 25, 2017 ka dhacay Hotel Dayax kaas oo ay ku dhinteen 28 qof iyo 51 ka le ku dhaawacmeen.

Isla bishaas Alshabaab dhawr xero ayey weerareen, wa xaana dilal loo geystay askar, dad ku dhintay dagaallo so keeye oo ka dhacay Hiiraan iyo Galguduud, AMISOM oo dad rayid ah dishay iyo dilal nabaddoonno iyo rayidba loo gu geystay meelo ay ka mid yihiin Kismaayo, Jowhar, Bay dhabo, Boosaaso Afgooye iyo Baladweyn.

Bisha Febraayo, waxaa ugu naxdin badnaa qarax Febru ary 19, 2017 ka dhacay Kaawogo dey, 30 ayaa dhimatay, 40 kale dhaawac, waxaa kale bishaasi dhacay qarax gaari oo ka dhacay Banaadir, qarax loo geystay Hotelka Village ee Boosaaso, dilka C/raxmaan Kilwa ee Maxkamadda Mudug, dilal loo geystay nabaddoonnada Bashiir Maxamed Cali (Xagaley), Nabaddoon Cabdi Cumar Ibraahim iyo Na baddoon Muuse Maxamuud Rooble (Muuse Ilkaweyne), waxaa kale oo la dilay Xildhibaan Cabdi Qaadir Qaasim Mursal iyo Maxamad Cumar Hagafeey iyo dad kale oo as kar iyo ergo u badnaa.

Bisha Maarso Qaraxyada dhacay waxa ugu waaweynaa, March 13, 2017 waxaa Muqdisho dhacay Labo, Qaraxii Koowaad Warshaddii Nacnaca iyo mid kale oo ka dhacay waddada Makka Almukarrama, labadaba waxaa ku dhin tay 11 qof halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 20 qof.

March 21, 2017 waxaa uu qarax kale ka dhacay afaafka hore ee Xarunta Golaha Murtida & Maddadaalada ee Nat ional Theatre, 5 qof ayaa ku dhimatay, halka 21 kalana ay ku dhaawacan tay.

March waxaa sidoo kale aad u badnaa dilka loo geystay askarta, ergadii Xildhibaannada soo doortay, dadka sidoo kale la dilay waxaa ka mid ahaa Xoghayihii Degmada Wad ajir, C/raxmaan Sheekh Axmed Calasow iyo Weriye Xaam id Karaaz oo la dhaawacay

Bisha April, Qarax ka dhacay kuliyadda Jaalle siyaad 9kii bisha waxaa ku dhintay 19 qof, qar ax kale oo Wadajir ka dhacay April 10, 2017 waxaa ku dhimatay 4, 9 kalana dha awac, mid kale oo ka dhacay nawaaxiga xarumaha wasa aradaha ciyaaraha iyo amniga ee dowladda Soomaaliya 5 ayaa ku dhimatay.

Waxaa intaasi dheeraa qarax ka dhacay Deegaanka Golweyn oo 20 ku dhimatay, dilkii naba ddoon Mustaf Maxa med Dhicisow ee Baladweyn, dilalka Muqdisho loogu geys anayo ergada, as karta, waxaa sidoo kale qarax ka badbaa day saxafiga Faysal Cumar Xaashi (Faysal Ilkacase).

Bisha May, Bishaasi May qarax ka dhacay 8dii Baar Ita liano waxaa ku dhintay 8 iyo 8 kale oo dhaawac ah, qarax kale oo ka dhacay dekadda May 24, 2017 waxaa ku dhint ay 5 qof. In kasta oo dilalka ergada iyo nabaddoonna da ay gaareen 6, sidoo kale waxaa la dilay askar badan laakiin dil kii ugu hadalheynta badnaa waa kii dhacay May 03, 2017, waxaa la dilay Wasiirkii Howlaha Guud ee Xukuuma dda Soomaaliya Cabbaas Siraaji.

Bisha June,waxaa uu qarax ka dhacay Piza House iyo Posh 14, 2017, waxaa ku dhintay in ka badan 25, dhaaw aca 30 kale, qarax kale oo ka dhacay xarunta degmada Wadajir 17 ruux ayaa ku geeriyootay, 15 kalena waa ay ku dhaawacmeen, waxaana dadka dhaawaca ah ku jiray gud doomiyaha degmada Wadajir iyo mas’uuliyiin kale, qarax 3aad waxaa uu June 22, 2017 ka dhac ay Saldhigga Wa aberi, 8 dhimasho iyo in ka badan 10 dhaawac ah.

Dhacdooyinka bishaasi dalka ka dhacay waxaa ka mid ahaa weerarkii Alshabaab ee Afu rur, kaas oo Korneyl Axmed Muuse Sangal iyo askar badan ku dhinteen maa mulka Puntland.

Bisha July,qaraxii ugu weynaa ee Muqdisho ka dhaco waa kii 31da ka dhacay meel u dhaw Saldhigga Degmada Waaberi 5 ayaa dhimatay iyo 10 dhaawac ah,

Dilal qorsheysan ayaa ka dhacay Muqdisho iyo deega anno kale, weerar ayey Alshabaab ku qaadeen Buulomareer oo askar badan AMISOM looga dilay, waxaa kale oo dowladda sheegtay in ay dileen Sarkaal ka tirsanaa AlShabaab oo lagu magacaabo Cali Mohamed Xuseen (Cali Jabal).

Bisha August, waxaa uu 11keeda qarax ka dhacay xab siga dhexe ee Xamar, Waxaa la xaqi ijiyay in ugu yaraan 2 qof ay ku dhimatay qaraxaasi oo midi uu yahay askarigii ila alada u ahaa Taliyaha Asluubta

August dilalka ka dhacay Muqdisho waxaa ka mid ahaa G/yihii Galgaduud Maxamed Daahir Cali Cilmi, Nabaddoon Geeddi Maxamuud Axmed (Xaaji Geeddi Firdhiye) iyo Taliye ku xigeenkii Saldhigga Booliska oo lagu dilay M Boosaaso.

August 25, 2017:Waxaa ay ciidamada dowladda iyo ku wa Mareykanka 10 qof oo rayid ah ku dileen beer ku taalla deegaanka Bariire, Shabeellada hoose.

Bisha September waxaa aad u badnaa dilal qorsheysan sida Sarkaal ka shaqeynayey Gar oonka Diyaaradaha Aad an Cadde, General Cabdulle Maxamed Sheekh Quruurux, oday lagu dil ay degmada luuq oo ahaa Xuseen Maxamuud Faarax (Xuseen Dhafoor)

Dilalka bishaas dhacay waxaa ka mid ahaa dilkii Xamarweyne loogu geystay Xoghayihii Guud ee Ururka Haween ka Qaranka, Canab C/laahi Xaashi iyo wiil ay dhashay Gu ddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka, Batuula Axmed Gaballe, oo lagu magacaabi jiray Axmed Jaamac Xersi.

Waxaa kale oo weerar ay Alshabaab ku qaadeen Bar iire iyo BuuloGuduud iyaga oo halkaasi ku dilay saraakiil badan oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka. Bisha October waxaa dhacay qaraxii ugu khasaaraha badnaa Afrika, October 14, 2017Qarax Ka Dhacay Zoobe

Qeybta ka Harsan La Soco Berri Insha Allaah

XIGASHO GOOBJOOG NEWS




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip