FIIRSO: Xildhibaan C/Llaahi M. Nuur "Madaxda Dalka Waxaa Uga Digeynaa In Ciidamada Amniga Inay Si Qaldan U Adeegsadaan?

0
Wednesday December 27, 2017 - 10:49:29 in Wararka by
  • Visits: 444
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FIIRSO: Xildhibaan C/Llaahi M. Nuur "Madaxda Dalka Waxaa Uga Digeynaa In Ciidamada Amniga Inay Si Qaldan U Adeegsadaan?

    Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa uga digay madaxda dowladda inay ciidamada amniga u adeegsadaan caburinta iyo xariga siyaasiyiinta ka aragti duwan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa uga digay madaxda dowladda inay ciidamada amniga u adeegsadaan caburinta iyo xariga siyaasiyiinta ka aragti duwan.

Xildhibaanka oo ka hadlayay kulan wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah Xisbiyada siyaasadda iyo Madasha Horusocod oo ay ku mideysan yihiin Xildhibaano ayaa sheegay in laga soo gudbay xilligii awood iyo qori caaradii wax lagu raadin jiray.

"Waa nasiib darro inn Madaxdii dalka ay ku xadgudbaan shuruucdii iyo dastuurkii dalka, waxa ogsoonahay in Madaxda Villa Somalia oo lagu doortay oo sharciyad lagu siiyay dastuurka dalka, waana nasiib darro inay ku xadgudbaan shurucdii dalka u taalay, maanta kuma imaan awood ciidan iyo qoryo, maanta cid u xiisa qabta ma lahan inay xukunka ku raadiso qori waana wax aan habooneyn, umadda horay ayay u soo aragtay, waana ka soo daashayā€¯ayuu yiri Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur.
Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka Xildhibaanka

xigasho shaaciye.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip