Madaxweynaha Soomaaliland oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beleedka ka jira degaano ka tirsan gobalka Sool.

0
Wednesday December 27, 2017 - 10:33:35 in Wararka by
  • Visits: 358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Soomaaliland oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beleedka ka jira degaano ka tirsan gobalka Sool.

    Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu si kulul uu ugu hadlay Dagaal beeleedyo ka taagan Deegaano katirsan Gobolka Sool. Deegaanada Dirirta ka socoto ayuu ku sheegay in ay u dhaxeyso Soomaaliya, I

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu si kulul uu ugu hadlay Dagaal beeleedyo ka taagan Deegaano katirsan Gobolka Sool. Deegaanada Dirirta ka socoto ayuu ku sheegay in ay u dhaxeyso Soomaaliya, Itoobiya iyo Maamulka uu madaxweynaha ka yahay oo horay u sheegay in uu ka go'ay soomaaliya inteeda kale.

Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Somaliland ayaa waxa uu ku baaqay in la joojiyo colaada ka jirta degaano ka tirsan gobalka Sool,isagoona Sheegay inay wadaan qorhihii looga hort lahaa dagaal beeleedkaas.

 

Degaano ka tirsan gobalka Sool ayaa haatan Waxaa ku dagaalamaya labo Maleeshiyo beeleed,kaasi oo sababay khasaaro isugu jira Dhimasho iyo dhaawac.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip