Muwaadin Soomaliyeed oo Weerar Toorey Loo Adeegsaday Ka Geystay Mareykanka

0
Wednesday December 27, 2017 - 10:08:21 in Wararka by
  • Visits: 363
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muwaadin Soomaliyeed oo Weerar Toorey Loo Adeegsaday Ka Geystay Mareykanka

    Morgan Evenson oo ah haweeney mareykan ah taa oo ku nool magaalada Minneapolis ayaa waxa ay sheegtay in weerar toos ah ay kala kulantay muwaadin Soomaaliyeed oo doonayay in uu dhaco.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Morgan Evenson oo ah haweeney mareykan ah taa oo ku nool magaalada Minneapolis ayaa waxa ay sheegtay in weerar toos ah ay kala kulantay muwaadin Soomaaliyeed oo doonayay in uu dhaco.

Waxay sidoo kale ay sheegtay in weerar tooreey ah ay kala kulantay muwaadinkaan Soomaaliyeed iyadoona xustay in ay iska difaacday waloow dhaawacyo ay ka soo gaareen qeybo ka tirisan jirkeeda.

Xiliga uu weerarka dhacayay ayaa haweyneydaan waxa ay ciidamada booliska u sheegtay in gurigeeda ay ku sii jeeday iyadoona xustay in ay ka badbaaday weerarkaasi.

Ciidamada booliska oo goobta falka uu ka dhacay gaaray ayaan sameyn wax qabasho ah iyagoo xusay in ay ku bada jiraan muwaadinkan Somaaliyeed oo da’diisa lagu sheegay 20 sano jir kaa oo weerarka ka dambeeyay.

24-kii bishaan December magaalada Kansas , ee dalka mareykanka ayaa lagu dilay Cabdi daa’uud oo ah muwaadin Soomaliyeed kaa oo la tilmaamay in dilkiisa ay ka dambeeyeen kooxo burcad ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip