Shirka Wadatashiga Nabadeynta oo ka furmaya Muqdisho

0
Wednesday December 27, 2017 - 10:00:41 in Wararka by
  • Visits: 334
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Wadatashiga Nabadeynta oo ka furmaya Muqdisho

    Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta ka furay Degmada Kaxda ee Gobolka Benaadir Barnaamijka Dereseynta iyo Amniga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta ka furay Degmada Kaxda ee Gobolka Benaadir Barnaamijka Dereseynta iyo Amniga.

Duqa Caasimadda Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Benaadir uu Qaban Doono Shirka Wadatashiga Nabadeynta iyo Hormarinta Gobolka Benaadir oo dhici doono 7-da Janaayo 2018.

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa dhagax dhigay Saldhiga Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir, iyadoo shacabka ku dhaqan degmada ay soo dhaweeyeen Saldhigan oo waxyaabo badan ka tari doono amniga.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho ayaa ugu baaqay bulshada ku nool Degmada Kaxda in ay ka shaqeeyaan isdhaxgalka bulshada iyo Amniga.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip