Midowga Afrika oo ka hadlay xiisada wadamada Khaliijka

0
Friday June 30, 2017 - 11:33:24 in Wararka by
  • Visits: 514
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midowga Afrika oo ka hadlay xiisada wadamada Khaliijka

    Guddoomiyaha Midowga Afrika ahna Madaxweynaha dalka Guinea Alpha Conde ayaa ka hadlay xiisada u dhaxeysa Dowladda Qadar iyo qaar ka tirsan dalalka Carbeed, Wuxuuna sheegay muhiim in ay tahay xiisada in loo bedelo wada hadal iyo nabadeyn.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Midowga Afrika ahna Madaxweynaha dalka Guinea Alpha Conde ayaa ka hadlay xiisada u dhaxeysa Dowladda Qadar iyo qaar ka tirsan dalalka Carbeed, Wuxuuna sheegay muhiim in ay tahay xiisada in loo bedelo wada hadal iyo nabadeyn.

"Argagixisada ma ahan arrin u taalla Sacuudiga iyo Abu Dabi, waa dhibaato caalami ah oo taabatay Afrika, waa waxa maanta ka socda dalalka Mali, Nigeria, Cameroon iyo kuwo kale” Ayuu yiri.

Wuxuu sheegay Boqorka Sacuudiga in ay isla garteen in ay la dagaalamaan Argagixisada, waxna laga qabto dalalka maalgeliya.

Sidoo kale Alpha Conde ayaa yiri " Hadii dalal saaxiibo ah oo uu soo kala dhexgalo khilaaf, waxaa khasab nagu ah inaan xalino, waana taasi sababta aan u rabno inaanu dhexdhexaadino xiisada ka taagan khaliijka”.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip