Wararka

Ciidamo Milateri Ah Oo Si Qaldan U Toogtay Diyaarad Nooca Drone-Ka Ah

0 Visits: 218 | Wednesday May 26, 2021 - 21:51:52
..

Read More »

Amiirka Qatar Oo Dhambaal U Diray Madaxweynaha Dalka Masar

0 Visits: 276 | Wednesday May 26, 2021 - 21:42:41
...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo War Kasoo Saaray Geerida Majaajiliiste Sooraan

0 Visits: 231 | Wednesday May 26, 2021 - 20:45:12
...

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay geerida Majaajiliiste Abwaan Sooraan

0 Visits: 211 | Wednesday May 26, 2021 - 19:58:50
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay geeriday Majaajiliiste Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugule oo ka mid ahaa jilayaasha caanka ah, kaas oo ku geeriyooday magaalada Burco. Eebbe ha u naxariisto Hal abuurkii, fannaankii iyo jilaagii weynaa ee Sooraan Ismaaciil…

Read More »

Nuxurka heshiiska doorashada ee Khamiista lagu saxiixayo Muqdisho

0 Visits: 176 | Wednesday May 26, 2021 - 19:46:02
Waxaa Khamiista Berri ah lagu wadaa in heshiiska doorashada lagu saxiixo xerada Afisyooni kadib wada hadal socday muddo ku dhow todobaad oo guulo laga gaaray Munaasabaddan oo marka laga reebo ra'isul wasaararaha, madaxda maamul goboleedyada iyo guddoomiyaha Banaadir ay sidoo kale kasoo qeyb galayaan…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo arrin yaab leh isku-sifeeyay

0 Visits: 171 | Wednesday May 26, 2021 - 19:43:53
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo ka qeyb-galay ololaha xisbiga Kulmiye ee uu guddoomiyaha u yahay ayaa fagaaraha ka sheegay arrin yaab leh, isaga oo ka jawaabaya eedeyn uga timid guddoomiyaha xisbiga Ucid. Muuse Biixi ayaa isku sifeeyay wax uu ugu yeeray "Badownimo", wuxuuna sheegay…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey ee shirka iyo qabanqaabada saxiixa heshiiska oo socota

0 Visits: 230 | Wednesday May 26, 2021 - 19:39:53
Waxaa Magaalada Muqdisho ka socota diyaar garowga loogu jiro munaasabad lagu saxiixayo heshiiska doorashada oo ay si wadajir ah u gaareyn Ra'iisul wasaaraha xukuumadda xir-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxda maamul Goboleedyada. Heshiiskan ayaan weli si rasmi ah looga hayn faah-faahin,…

Read More »

Xuutiyiinta dalka YEMEN oo soo qabtay sarkaalkii ay raadinayeen Soomaalida

0 Visits: 172 | Wednesday May 26, 2021 - 19:36:23
Dagaalyahan ka tirsan kooxda Xuutiyiinta ayaa lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo, kaasi oo baxsad ahaa muddo kadib markii uu magaalada Sanca ee dalka Yeman ku dilay Nin Soomaali ah, kaasi oo ay Soomaalida Sanca aad u raadinayeen. War ka soo baxay Booliska magaalladda Sanca ee dalka Yeman ayaa…

Read More »

Abwaan iyo Majaajiliiste caan ka ahaa oo geeriyooday

0 Visits: 210 | Wednesday May 26, 2021 - 19:34:44
Allaha unaxariiste Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugule, oo sidoo kale ahaa majaajiliiste, ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Burco ee Somaliland, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen qaar kamid ah ehelkiisa. Sooraan ayaa maalmihii u dambeeyay ku xanuusan magaalada Burco, waxaana si weyn usoo ritay cudurka…

Read More »

QM oo walaac xoog-leh ka muujisay go'aankii ay DF Somalia qaadatay dhowaan

0 Visits: 206 | Wednesday May 26, 2021 - 19:32:10
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan oo khudbad ka jeedinayey kulanka golaha ammaanka ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka 2021. Swan ayaa khudbadiisa kusoo hadal qaaday go'aankii ay dowladda federaalka ah…

Read More »

Weerar dad isku qoys ah lagu dilay oo ka dhacay Galgaduud

0 Visits: 188 | Wednesday May 26, 2021 - 19:29:49
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay maleeshiyaad hubeysan ay weerar lagu dilay dad shacab ahaa ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolkaasi. Weerarka oo ahaa mid qorsheysan ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Garasle oo hoostaga magaalada…

Read More »

Xog: 130 ka mid ah ardayda Muqdisho oo halis ugu jira inay imtixaanka shahaadiga uga haraan sabab yaab leh

0 Visits: 185 | Wednesday May 26, 2021 - 19:23:57
Caasimada Online ayaa xaqiijisay in ugu yaraan 130 arday ah oo ku nool magaalada Muqdisho ay wajahayaan halis weyn oo ay uga baaqan karaan Imtixaanka Qaranka ee dugsiga sare, kaasoo Sabtida ka billaaban doono Muqdisho. Waaliidin badan ayaa Caasimada Online u sheegay in ardaydooda oo Iskuulka joogay…

Read More »

Iska horimaad cusub oo dhex-maray' Ciidamada Armenia iyo Azerbaijan

0 Visits: 187 | Wednesday May 26, 2021 - 19:20:27
Askari u dhashay dalka Armenia ayaa Talaadadii lagu dilay rasaas ay xuduudda isku weydaarsadeen ciidamada Azerbaijan, sida ay sheegtay wasaaradda gaashaandhigga Armenia, ayada oo weli ay xiisad kacsan tahay kadib dagaalkii bishii September ka dhacay gobolka Nagorno-Karabakh. Wasaaradda ayaa goor dambe…

Read More »

Mareykanka oo ku dhowaaqay lacag la siinayo Falastiiniyiinta

0 Visits: 213 | Wednesday May 26, 2021 - 19:12:12
Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in golaha Congaress-ka uu ka codsan doono$ 75 milyan oo dollar oo ah gargaar loogu talo-gakay Falastiiniyiinta ku sugan, kadib xabad joojintii dhawaan la gaaray ee lagu soo afjaray dagaalkii u dhaxeeyay Israel iyo ururka Xamas. Blinken…

Read More »

Swan oo madaxda ku shirsan Muqdisho uga digay waxa dhici kara haddii aysan heshiin

0 Visits: 206 | Wednesday May 26, 2021 - 19:10:34
Wakiilka xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay inay qasab tahay in shirka wadatashiga ee Muqdisho ka socda uu dhaliyo heshiis horseedi kara in dalka doorasho looga qabto waqtiga ugu gaaban ee ugu macquulsan. "Heshiis la'aan, iyo daacadnimada iyo niyad-wanaagga lagu…

Read More »

Xog: Hal arrin oo Guudlaawe ka hor-taagan in uu heshiis la gaaro beesha Xawaadle

0 Visits: 187 | Wednesday May 26, 2021 - 19:01:22
Ilo wareedyo ka tirsan xafiiska Madaxweynaha HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa sheegay in Madaxweynaha HirShabeelle uu dhowr jeer isku dayay in uu la heshiiyo Beesha Xawaadle oo diidan maamulkiisa laakiin uu la kulmay caqabad ilaa hadda taagan. Xubnahaan ka tirsan xafiiska Madaxweynaha…

Read More »

Ciidanka xoogga dalka oo Alshabaab ka saaray degaano hoos taga Jowhar

0 Visits: 207 | Wednesday May 26, 2021 - 18:59:06
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta la wareegay tuulooyin hoos taga dagmada Jowhar ee Gobalka Shabeellaha Dhexe, sida ay sheegtay warbaahinta ku hadasha afka dowladda. Howlgal oo uu hoggaaminayay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Odowaa Yuusuf Raage ayay ciidanku kula wareegeen…

Read More »

Qatar oo isku dayeysa inay bedesho dhex-dhexaadintii uu Imaaraadka ka laabtay

0 Visits: 203 | Wednesday May 26, 2021 - 18:56:05
Wasiirka Arrimaha Dibedda, Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Al-Thani ahna ku-xigeenka Ra'iisul Wasaaraha dalka Qatar ayaa maalmahan booqasho ku jooga caasimada Sudan ee Khartoum, xili ay taagan tahay xiisad ka dhex aloosan Ethiopia iyo Sudan. Al-Thani ayaa kulan la qaatay ra'iisal wasaaraha Sudan,…

Read More »