Wararka

Ciidamada iskudhafka ee Magaalada Gaalkacyo oo heegan la geliyay

0 Visits: 182 | Tuesday June 29, 2021 - 19:56:38
Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo ee Puntland Maxamuud Cabdinuur Aaden iyo guddoomiye ku xigeenka labaad ee Gobalka Mudug Maxamed Xasan Walloore ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiisha Ciidmada iskudhafka ah ee Magaalada Gaalkacyo. Mas'uusliiyiintaan ayaa ciidaanka iskudhafka ah kala hadlay xoojinta…

Read More »

Saraakiil ka socota Howlgalka Africom oo gaaray Gobolka Gedo

0 Visits: 183 | Tuesday June 29, 2021 - 19:55:28
Waxaa degmada Doolow ee Gobolka Gedo Maanta gaaray sarakiil sare khabiiro iyo macalimiin ka socotay Taliska Howlada Mareykanka ee Afrika oo loo yaqaano (AFRICOM). Garoonka diyaaradaha degmada Doolow ayaa waxaa saraakiisha ku soo dhaweyey, Taliyayaasha ugu sareeyo Ciidamada dowladda Soomaaliya ee Gobolka…

Read More »

Maxay tahay dacwadda ka dhanka ah doorashadii Somaliland ee la gudbiyey?

0 Visits: 181 | Tuesday June 29, 2021 - 19:50:49
Waxaa maalmihii u dambeeyay isa-soo tarayay cabasho xoogan oo ka dhalatay doorashadii Somaliland ka dhacday 31-kii May, taasi oo qaar kamid ah musharaxiintii ka qeyb-galay ay sheegen in la musuq-maasuqay. Musharaxiin kamid ah kuwa cabashada ka qaba doorashadaas oo ka sharaxnaa xisbiyada Waddani iyo…

Read More »

Muxuu yahay mashruuca culus ee uu wado Erdogan ee walaaca laga muujiyey?

0 Visits: 166 | Tuesday June 29, 2021 - 19:49:29
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si loo yareeyo saxmadda ka dhalatay marinka mashquulka badan ee ku yaala gacanka magaalada Istanbul wuxuu dhawaan xarigga ka jaray mashruuca kanaal looga dhisayo magaaladaas. Erdogan ayaa mashruucaan oo uu ku baxayo 15 bilyan oo dollar, laguna magacaaboCanal…

Read More »

Sanyare: Dadka mad-madow waa dad kharriban waxaa liibaanay dadka cad-cad

0 Visits: 178 | Tuesday June 29, 2021 - 19:46:48
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) oo ka qeyb-galayey munaasabad lagu doortay maamulka degmada Jariiban ee gobolkaasi ayaa waxa uu ka jeediyey khudbad xasaasi ah. Sanyare ayaa khudbaddiisa uga hadlay arrimo xasaasi ah oo la xiriira nolosha bulshada,…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey ee TIGRAY iyo mucaaradka oo soo saaray go'aan culus

0 Visits: 180 | Tuesday June 29, 2021 - 19:43:59
Hoggaamiyayaasha mucaaradka Tigray ayaa wacad ku maray inay "cadowga" ka saari doonaan gobolka, taasi oo muujineysa in dagaalka uu ii socon doono inkasta oo dowladda federaalka ay ku dhowaaqday xabad-joojin. Ciidamada Difaaca Tigray (TDF) ayaa shalay soo galay magaalada caasimadda ah ee Mekele,…

Read More »

Maxaa ka dhacay gobolka Tigray kadib markii ay dib u qabsadeen ciidamada TDF?

0 Visits: 196 | Tuesday June 29, 2021 - 19:40:23
Dabaal-dagyo waa weyn ayaa xalay illaa saaka ka socday magaalada Mekele ee caasimadda maamulka Tigray ee dalka Ethiopia, kadib markii ay halkaas dib u qabsadeen ciidamada qowmiyadda Tigray, lagana saaray maamulkii uu halkaas ka dhisay Abiy Ahmed iyo ciidamadiisa. "Ciidamada difaaca Tigray ee TDF…

Read More »

Madaxweynihii hore Koofur Afrika Jocob Zuma oo 15 bilood oo xabsi ah lagu xukumay

0 Visits: 168 | Tuesday June 29, 2021 - 19:39:14
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika, Jacob Zuma, ayaa maxkamadda ugu sarreysa dalkaasi ku xukuntay 15 bilood oo xabsi ah. Waxaa loo qabtay Jocob Zuma muddo shan maalmood inuu isku dhiibo booliska. Haddii taa la waayo, wasiirka booliisku waa inuu amraa xarigiisa. Xukunka ayaa yimid kadib markii maxkamada…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey ee shirka Muqdisho ka socda oo galay maalintii laabaad

0 Visits: 171 | Tuesday June 29, 2021 - 19:37:29
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli ka socda shirka golaha wada-tashiga qaranka, kaas oo galay maalintiisii labaad oo xiriir ah. Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa guddoominayo ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, halka ay goobjoog yihiin hoggaamiyeyaasha…

Read More »

FAARAX Macallin oo dhaliil culus u jeediyey DF – Maxaa iska beddalay mowqifkiisa?

0 Visits: 176 | Tuesday June 29, 2021 - 19:35:52
Siyaasiga caanka ah ee Faarax Macalin Dawaar oo mar soo noqday guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dib usoo celinta xiriirka wadamada Soomaaliya iyo Kenya. Faarax Macalin ayaa sheegay in marka hore loo baahnaa in aan lagu deg-degin go'aankii ay dowladda…

Read More »

Xog: Qodob xasaasi ah oo la doonayo in isbeddel loogu sameeyo shirka Muqdisho

0 Visits: 160 | Tuesday June 29, 2021 - 19:35:02
Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku dhow shirka ka socda Muqdisho ayaa Caasimada Online u sheegay inuu socdo isku day lagu yareynayo tirada ergooyinka soo dooranaya xildhibaanada goolaha shacabka. Sida aan xogta ku helnay, qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada ayaa doonaya in ergooyinka lagu…

Read More »

Shabaab oo weerar qarsoodi ah ku qabtay mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland

0 Visits: 143 | Tuesday June 29, 2021 - 19:34:02
Warbaahinta ku hadasha afka kooxda Al-Shabaab ayaa maanta daabacay in weerar qorsheysan oo ay kooxda Al-Shabaab xalay ku qaaday xeebaha gobolka Jubbada Hoose lagu qabtay mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland. Weerarkaan oo ahaa mid qarsoodi ah ayey kooxo aad u hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab…

Read More »

Booliiska Kenya oo soo xiray Burcad u labistay sidii dumarka

0 Visits: 120 | Tuesday June 29, 2021 - 11:49:35
...

Read More »