Wararka

Soomaaligii ugu horreeyay oo ka mid noqday Baarlamaanka gobolka Nova Scotia ee Canada

0 Visits: 110 | Friday August 20, 2021 - 15:24:06
Cali Ducaale oo qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee Muslim ah, Soomaali ah oo ka mid noqda xildhibaannada Baarlamanka gobolka Nova Scotia ee dalka Canada. Cali Ducaale oo xirfaddiisu ay tahay dab-damis, sidoo kalena muddo caawinayay dhallinyarada iyo bulshada xaafadda…

Read More »

Ciidamo Kenyan ah oo lagu dilay Qarax ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose.

0 Visits: 93 | Friday August 20, 2021 - 15:20:13
Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo kamid ah Gobolka Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa Ciidamo Kenyan ah lagaula eegtay duleedka deegaanka Kulbiyow ee Gobolka Jubbada Hoose. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa lala beegsaday kolonyo Gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Kenya ee ka…

Read More »

Khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho oo kordhay

0 Visits: 110 | Friday August 20, 2021 - 15:18:50
Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in qaraxii ka dhacay Muqdisho ay ku geeriyoodeen 4 ruux oo uu ku jiray qof isku soo rakibay Jaakad ay ku xiranyihiin walxaha qarxa, halka ay ku dhaawacmeen saddex kale,balse la sheegay inay jiraan dad Isbitaallada…

Read More »

Al-Shabaab oo sheegtay inay la wareegeen degaan ku dhow degmada Afgooye

0 Visits: 115 | Friday August 20, 2021 - 15:17:23
Dagaal culus ayaa saaka waaberigii hore waxaa degaanka sabiid oo 8km dhinaca Koonfur kaga beegan degmada Afgooye ee Goblka Shabeellaha Hoose uu ku dhex-maray Ciidamada dowladda Soomaaliya & Xubno ka tirsan Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Al-Shabaab ay weerareen Saldhiga…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey weerar dhimasho leh oo ka dhacay gobolka Galgaduud

0 Visits: 157 | Thursday August 19, 2021 - 19:26:55
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta maleeshiyaad hubeysan ay weerar culus ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolkaasi, kadib markii ay jidka u galeen gaari rakaab ah oo ay la socdeen dad raydi ah. Baabuurka ayaa waxaa la rasaaseeyey xilli uu kasoo baxay magaalada Balanballe, kuna…

Read More »

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Jowhar

0 Visits: 134 | Thursday August 19, 2021 - 19:23:11
Mas'uulayiin ka socda Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa Maanta gaaray Magaalada Jowhar halkaas oo ay kulamo Shaqo iyo tababaro ah ugu qaban doonan qaar ka mid ah Wasaaraha dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Wafdiga oo ay hoggaaminayso Agaasimaha Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka…

Read More »

Howlgal ka billowday Magaalada Beledweyne iyo duleedkeeda

0 Visits: 152 | Thursday August 19, 2021 - 19:21:45
Ciidamada ammaanka ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka bilaabay xaafadaha kala duwan ee degmada Beladweyne iyo deegaannada ku xeeran magaalada si loo xoojiyo Nabadgelyada magaalada. Ciidamadaan oo isgu jiro Xoogga Daka Soomaaliya, NISA iyo kuwo booliska ayaa ujeedka holgalkooda lagu sheegay inay tahay…

Read More »

DFS oo markii ugu horreysay xustay 10-sano Guurada Dib-u-nooleynta Xiriirka Somalia & Turkiga

0 Visits: 143 | Thursday August 19, 2021 - 19:20:00
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeybgalay xuska 10-sano Guurada Dib-u-nooleynta Xiriirka Diblomaasiyadeed iyo Saaxibtinimo Waarta ee Soomaaliya iyo Turkiya, taasi oo ku beegan 18-08-2011 Markii uu dalka Soomaaliya yimid Ra'iisul…

Read More »

Wiilka Ahmed Shah Massoud oo ku dhowaqay dagaal ka dhan ah ururka Taalibaan

0 Visits: 160 | Thursday August 19, 2021 - 19:06:05
Wiilka hoggaamiyihii ugu caansanaa ee la dagaalamay Taalibaan ayaa sheegay in ciidamadiisa ay diyaar u yihiin inay qaadaan iska caabin wax ku ool ah, balse wuxuu Mareykanka ugu baaqay inay hub iyo rasaas siiyaan maleeshiyadiisa. Faallo uu Arbacadii ku qoray wargeyska Washington Post ayuu Ahmed Massoud…

Read More »

Afar dal oo ka faa'iidaya fashilka reer galbeedka ka raacay Afghanistan

0 Visits: 169 | Thursday August 19, 2021 - 19:04:32
Tan iyo markii ay kooxda Taalibaan si buuxda u qabsadeen caasimada dalka Afghanistan ee Kabul, ayaa waxay dalal badan oo reer Galbeed ah iyo Mareykanku u kala carareen sidii ay muwaadiniintooda uga saari lahaayeen Afghanistan. Waxaa soo baxaya in dalal dhowr ah ay ka faa'iideysanayaan xukunka ay…

Read More »

Madaxweynaha Koofurgalbeed Laftagareen oo gaaray magaalada Muqdisho

0 Visits: 146 | Thursday August 19, 2021 - 19:02:00
...

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 19-KA AUGSTO 2021

0 Visits: 426 | Thursday August 19, 2021 - 06:42:07
.....

Read More »

War Deg-deg ah; Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

0 Visits: 148 | Thursday August 19, 2021 - 05:35:50
Qarax xoog leh oo ka dhashay qof isku soo xirey waxyaalaha qarxa ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho iyadoo aan la ogeyn ilaa iyo hadda khasaaraha ka dhashay qaraxa. Qofka is qarxiyay ayaa la sheegay in isku qarxiyay…

Read More »

Biden Oo Dusha Laga Saaray Mas'uuliyadda Go'aankii Looga Baxay Afganistan

0 Visits: 185 | Wednesday August 18, 2021 - 19:21:31
La-taliyaha Ammaanka Qaranka ee Aqalka Cad ee loogaarrimiyo Maraykanka, Jake Sullivan ayaa hadalkaasi ku sheegay Shir Jaraa'id oo uu shalay ku qabtay Washington, wuxuuna xusay inay isaga, Madaxweyne Bideniyo xubnaha kale ee Xukuumadad qaadi doonaan mas'uuliyada Go'aanada la xiriira Ka-bixitaanka…

Read More »

Hoggamiyeyaasha Dalalka G7 Oo Wada Hadal Ka Yeelanaya Xaaladda Afganistan

0 Visits: 164 | Wednesday August 18, 2021 - 19:19:58
Madaxweyne Joe Biden iyo RW Boris Johnson oo xalay ku wada xiriiray Khadka Telefoonka ayaa isku raacay inay Hoggamiyayaasha dalalka ku bahoobay Kooxda G7 ay isbuuca soo socda Shirweyne qaab Online ah ka yeeshaan Xaalladda dalka Afganistan. Qoraal ka soo baxay Aqalka Cad ee looga taliyo Maraykanka ayaa…

Read More »

Khilaaf Ka Dhashay Habraacii La Shaaciyay Oo La Gaarsiiyey Madaxda Wadatashiga Qaranka

0 Visits: 167 | Wednesday August 18, 2021 - 19:18:33
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda doorashooyinka heer Federaal ee FEIT Cabdi Xiis Udaan ayaa Warqad Qoraal ah u diray Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka ka jira . Guddoomiye Cabdi Xiis ayaa Madaxda waxaa uu ku wargeliyay in habraacyadii doorashada Golaha Shacabka ee shalay…

Read More »

Laamaha Ammaanka Hirshabeelle Oo Codsi U Diray Shacabka Jowhar

0 Visits: 168 | Wednesday August 18, 2021 - 19:16:58
Ciidamada ammaanka Booliska dowladda ee Haramcad, AMISOM iyo kuwa Booliska Maamulka Hirshabeelle ayaa saakay howlgalo ballaaran ka sameeyay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulkaas. Ciidamada oo iskaashanayay ayaa baaritaano kala duwan ku sameeynayay gaadiidka saakay isticmaalayey waddooyinka Magaalada…

Read More »

Burcad Hubeysan Oo Lagu Qabtay Howlgal Laga Sameeyay Muqdisho

0 Visits: 173 | Wednesday August 18, 2021 - 19:15:16
Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Maamulka degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay habeenkii xalay aheyd howlgal ballaaran ka sameeyeen xaafaddo ka tirsan degmadaas. Inta uu socday howlgalka Ciidanka ayaa waxaa ay gacanta kusoo dhigeen laba burcad ah oo dhac u…

Read More »

Somaliland Oo Xukun Ku Riday Askari Dil Bareer Ah U Geystay Arday Jaamacadeed

0 Visits: 184 | Wednesday August 18, 2021 - 19:09:36
Maxkamadda Ciidamada Milateriga Somaliland ayaa Maanta oo Arbaco xukun dil toogasho ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland oo 5-tii bishii July 2021 dil ka geystay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal. Maxkamadda Somaliland ayaa xukunkaas ku riday Cismaan Diiriye Buraale oo ah…

Read More »

Dowladda Masar oo balan qaad Cusub u sameeysay dowladda Soomaaliya

0 Visits: 158 | Wednesday August 18, 2021 - 19:05:05
.

Read More »