Sports News

Juventus Iyo Man City Oo Iska Xaadiriyay Wareega 8-da Ee UCL Xili Spurs & FC Basel Ay Hareen

0 Visits: 578 | Thursday March 08, 2018 - 07:23:34
Paul Dybala, da'yarka reer Argentina ayaa udhaliyay kooxdiisa goolkii guusha daqiiqadii 67aad, waxaana taasi ay keentay in qaab daafacasho fiican kadib ay usoo baxaan wareega Sideed dhamaadka ee tartanka Champions League.

Read More »

Ma cid baa ka dambeysay geeridii Astori? Baaritaan lagu sameeyey meydka laacibkii Fiorentina oo ay natiijo ka soo baxday

0 Visits: 570 | Wednesday March 07, 2018 - 07:24:10
Xeer-ilaaliyaha guud ee Udine Antonio De Nicolo waxa uu daaha ka rogay in kabtankii Fiorentina Davide Astori u dhintay cudurka Cancer-ka.

Read More »

Ousmane Dembele oo qaati ka taagan Barcelona isla markaana calaameystay koox ka ciyaarta EPL

0 Visits: 717 | Tuesday March 06, 2018 - 19:15:32
Ousmane Dembele ayaa lagu soo waramayaa inuu qaati ka taagan yahay kooxda Barcelona isla markaana uu isha ku hayo ku biirista kooxda Arsenal oo xiiso u qabta saxiixa laacibka heerka caalami ee dalka Faransiiska.

Read More »

Man Utd Oo Qaaday Talaabo Paris Saint-Germain Kaga Dulqaadeyso Paul Dybala

0 Visits: 660 | Tuesday March 06, 2018 - 18:57:39
Manchester United ayaa ku adkeysaneysa weli in ay dooneyso saxiixa xiddiga kooxda Juventus Paulo Dybala.

Read More »

Jurgen Klopp Oo Khamaari Doona Ka Hor Kulanka Manchester United

0 Visits: 563 | Monday March 05, 2018 - 10:09:15
Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa balanqaaday inuu magacaabi doono saf adag kulanka uu ku wajahayo FC Porto Talaadada ka dib markii la sheegay inuu ciyaartooy dhigan doono ka hor kulanka ay wajahayaan Manchester United.

Read More »

Messi oo qaba inuu sababtaan darteed ugu guuleysan karo abaalmarinta Ballon d'Or

0 Visits: 631 | Sunday March 04, 2018 - 19:41:34
Lionel Messi ayaa lagu soo waramayaa inuu Neymar JR u arko xiddiga kula tartami doona abaalmarinta Ballon d'Or sannadkaan, inkastoo ay xaqiiqadu tahay inuu Messi dhibsaday markii uu arkay Cristiano Ronaldo oo barbareynaya rikoorkiisii hanashada abaalmarinta Xiddiga Sannadka Adduunka.

Read More »

Laba daafac oo ku soo laabtay tababarka Real Madrid, balse laba xiddig oo qadka dhexe ah ayaa dhaawacan yihiin

0 Visits: 584 | Thursday March 01, 2018 - 19:30:58
Daafaca dambeedka bidix ee reer Brazil Marcelo ayaa dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa Real Madrid. Marcelo ayaa haatan diyaar u noqonaya inuu ciyaaro kulanka ay Los Blancos wajaheyso Paris Saint-Germain ee lugta labaad ee wareegga 16ka tartanka UEFA Champions League.

Read More »

Las Palmas Vs Barcelona : Saaxibada Messi Oo Dagaal Ugu Jira In Ay Ka Sii Fogaadaan Atletico Madrid.

0 Visits: 666 | Thursday March 01, 2018 - 07:38:45
Kooxda Las Palmas ayaa marti gilineysa kooxda hogaanka La Ligaha haysa ee Barcelona waana kullan ka tirsan wareegga 26-aad ee horyaalka Spain Barca ayaa hamineysaa in ay badiyaan kulankaan ay talaabo dheeraad ah ugu qaadaan hanashada La Ligaha ee xilli ciyaareedkaan halka Las Palmas doonayaan in ay…

Read More »

Hordhac: Arsenal Vs Man City: Gunners Oo Wax Walba U Samayn Doonta Aar Gudasho & City Oo Rikoor Ku Dhigi Karta Gunners

0 Visits: 642 | Thursday March 01, 2018 - 07:34:16
Kooxda Arsenal ayaa kulanka u soo gali doonta in ay ka aar gudato kooxda Man City guuldaradii Finalkii marka ay ku marti galiyaan garoonka Emirates kulan ka tirsan horyaalka premier league.

Read More »

Kenya oo Ciidamo u daabuleysa xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya

0 Visits: 611 | Wednesday February 28, 2018 - 07:53:12
Wasaaradda Amniga dalka Kenya ayaa ku dhawaaqday in Ciidamo cusub oo dheeraad ah dhowaan la geynayo xuduuda ay wadaagaan dalalka Kenya iyo Soomaaliya, kadib weeraro laga cabsi qabo Shabaab in ay geystaan.

Read More »

"Maalmo ka naso kubadda cagta" – Shakira oo talo muhiim ah siisay seygeeda Gerard Pique (Maxaa ku kalifay)

0 Visits: 569 | Wednesday February 28, 2018 - 07:33:15
Shakira oo ah xaaska uu qaboGerard Pique ayaa u sheegtay inuu maalmo ka nasto kubadda cagta kadib dhaawacyo hareeyay laacibka.

Read More »

Maxamed Elneny oo FARIIN u soo diray Wiilkii ay ka Oohisay Arsenal, Balse Dhaleeceyn xoogan la kulmay

0 Visits: 600 | Tuesday February 27, 2018 - 09:24:23
Laacibka Muslimka ah ee kooxda Arsenal Maxamed Elneny ayaa fariin Damqasho leh u soo diray wiilkii Arsenal darteed u OOYAY ciyaartii habeen hore ay guul darrada 3-0 kala kulameen Manchester City finalka Carabao Cup.

Read More »

Waa Kuma Scott McTominay? Maxaadse Kaga Baahan Tahay Wiilka Loo Arko Bedelka Paul Pogba?

0 Visits: 554 | Monday February 26, 2018 - 14:04:29
Scott McTominay ayaa kulankiisii ugu horeysay u saftay Manchester United ciyaar Premier League ay ku wajaheen Crystal Palace xili ciyaareedkii hore. Dhawr dhaawacyo oo ay wajahday kooxda ayaa keentay xiddiga inuu kusoo biiro kooxda koowaad ee Manchester United xili ciyaareedkaan. McTominay, oo 21 jir…

Read More »

DEG-DEG: Isku Aadka Wareega 16-aad Ee UEFA Europa League Oo La Sameeyay.

0 Visits: 615 | Friday February 23, 2018 - 23:15:38
Waxaa maanta la sameeyay isku Aadka tartanka labaad ee ugu xiisaha badan Qaaradda Yurub kooxaha UEFA Europa League,iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso leh, balse hal kulan ayaa isha lagu wada heyn doonaa waana kan dhexmari doona labada kooxood ee Arsenal iyo Ac Milan.

Read More »

Wigan Athletic oo tartanka FA Cup-ka ka reebtay Manchester City xilli Fabian Delph uu casaan qaatay

0 Visits: 562 | Tuesday February 20, 2018 - 19:10:43
Wigan Athletic ayaa noqotay kooxdii sadexaad ee guuldaro dhabarka u saarta Manchester City xilli ciyaareedkaan kadib Shakhtar Donetsk iyo Liverpool, waxeyna si rasmi ah uga cirib tirtay tartanka qadiimiga ah ee FA Cup.

Read More »

Mauro Icardi oo ay maalin gaar ah u tahay maanta

0 Visits: 578 | Monday February 19, 2018 - 23:29:45
Maanta waxa ay maalin gaar ah u tahay laacibka kooxda Inter Milan ee Mauro Icardi, iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalintii uu dunida ku soo biiray.

Read More »

Hordhac: Eibar Vs Barcelona- Blaugrana Oo Kulankan Raadineysa In Ay Guul Gaadho Si Ay Wadada Guusha Ugu Soo Laabto Kahor Kulanka Chelsea Ee UEFA Champions League-ga.

0 Visits: 624 | Saturday February 17, 2018 - 10:06:27
Kooxda Barcelona ayaa waxay maanta booqan doontaa gobolka Basque ee waqooyiga dalka Spain, si ay kula soo ciyaarto kooxda Eibar oo kaalinta 7-aad kaga jirta dhanka kala sareynta horyaalka La Liga garoonkeeda Ipurua Municipal, kulankan ayaana ka tirsan kulamada 24-aad ee xili ciyaareedkan horyaalka dalka…

Read More »

Paul Pogba oo si cad ugu sheegay Mourinho inuusan ku qanacsaneyn xeeladda uu hadda ciyaaro

0 Visits: 687 | Friday February 16, 2018 - 16:16:10
Football Soccer Britain - Manchester United v Manchester City - EFL Cup Fourth Round - Old Trafford - 26/10/16 Manchester United manager Jose Mourinho with Manchester United's Paul Pogba Reuters / Darren Staples Livepic EDITORIAL USE ONLY. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists,…

Read More »

Real Madrid Vs PSG : Kulan Go`aamin Kara Aayahooda Tartanka Chamopions League

0 Visits: 732 | Wednesday February 14, 2018 - 08:09:40
Dadka xiiseysa kubadda cagta ayaa sugi weysan kulanka Real Madrid ay ku marti gilinayaan kooxda PSG ee lugta 1-aad ee wareegga 16-ka Champion-ka

Read More »

Qiimeynta Ciyaartoyda Kulankii Ay Man City Xasuuqday Basel Ee Wareega 16ka Champions League – Kumaa Ahaa Xiddiga Garoonka?

0 Visits: 542 | Wednesday February 14, 2018 - 08:04:17
Manchester City ayaa talaabo weyn u qaaday wareega sideed dhamaadka Champions League ka dib markii ay 4-0 kaga badiyeen kooxda Basel lugta hore ee wareega 16ka oo ka dhacday St. Jakop-Park.

Read More »