Sports News

Geerida Sir Alex Ferguson Miyaa La Qarinayaa? Mise Xaalad Kale Ayaa Jirta?!!

0 Visits: 682 | Tuesday May 08, 2018 - 08:33:11
Inkasta dunidan uu ku yaryahay in laga badbaado qaliimada wadnaha iyo maskaxda qofka lagu sameeyo oo ay badantahay dadka u dhinta ayaa maalnahan waxaa aad dunida is qabsaday xaalada dag dag ah uu galay halyaygii hore ee Man United Macalinka ugu guulaha badan dunida Sir Alex Ferguson kaasi oo galay usbuuc…

Read More »

Luis Suarez Oo Ka Hadlay Wararka La Xiriirinaya Griezmann kooxda Barcelona

0 Visits: 617 | Saturday May 05, 2018 - 19:39:03
Antoine Griezmann ayaa lala xiriirinayay inuu ku biiri doono kooxda kubadda cagta ee Barcelona, waxaana Luis Suarez uu rajjo fiican ka muujiyay inuu ciyaaryahankaan noqdo laacib ka tirsan Barca.

Read More »

Goormee laciyaraya kama dambaysta tartanka Europa League?

0 Visits: 598 | Friday May 04, 2018 - 22:29:23
Kooxaha Marseille iyo Atletico Madrid ee u soo gudbay kama dambaysta koobka Europa League ayaa wada ciyaari doono tartankan kama dambaystiisa Bartamaha bishan May.

Read More »

Liverpool oo iska xaadirisay Finalaha tartanka champions league

0 Visits: 587 | Thursday May 03, 2018 - 10:01:23
Kooxda Roma ayaa fagta hore cayaarta hujuum xoogan kusoo qaaday Liverpool sidoo kalena kooxda Talyaaniga waxay rabtay inay daqiiqadaha hore gool la imaado.

Read More »

Real Madrid oo u soo gudubtay kama dambeysta Champion-ka

0 Visits: 586 | Wednesday May 02, 2018 - 09:00:56
Real Madrid's players celebrate after a goal during the UEFA Champions League semi-final second-leg football match Real Madrid CF vs FC Bayern Munich in Madrid, Spain, on May 1, 2018. (Photo by Christof STACHE / AFP) (Photo credit should read CHRISTOF STACHE/AFP/Getty Images)

Read More »

Mohamed Salah oo dhigay rikoor cusub oo la gaari waayey 70-sanadood !

0 Visits: 542 | Tuesday May 01, 2018 - 19:33:50
Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Mohamed Salah ayaa maanta ku guuleystay abaal-marinta sanadka ee Football Writers' Association Footballer of the Year oo ay bixiyaan qorayaasha kubadda cagta.

Read More »

Real Madrid oo ku dhawaaqday Ciyaartooyda wajaheysa Bayern Munich & Xiddigo muhiim ah oo maqan

0 Visits: 624 | Tuesday May 01, 2018 - 10:32:38
Real Madrid ayaa soo saartay liiska ciyaartoydooda kulanka caawa lugta labaad ee semi-finalka Champions League ku wajahaya kooxda Bayern Munich.

Read More »

Tababaraha Lala Xiriirinayo Arsenal Ancelotti Oo Diiday Shaqada Xulka Talyaaniga

0 Visits: 585 | Monday April 30, 2018 - 10:18:03
Tababarihii hore ee Chelsea iyo Bayern Munich Carlo Ancelotti ayaa ku soo laaban kara horyaalka Ingiriiska ee Premier League. Wargeyska The Mirror ayaa sheegaya in Ancelotti uu diidey fursad uu kula wareegi lahaa shaqada tababarnimo ee xulka Talyaaniga. 58 jirkaan ayaa iska diiday fursad uu ku maamuli…

Read More »

TOOS U DAAWO: Ciyaarta Finalka Somalia vs Tanzania ee Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika y

0 Visits: 675 | Sunday April 29, 2018 - 22:00:28
Halkan hoose ka daawo Finalka Tartanka Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee ciyaartoyda da'dooda tahay 17 jirada ee dhex mareysa xulalka Soomaaliya iyo Tanzania

Read More »

Macalin Thomas Tuchel oo ka hadlay arinka ku aadan inuu Arsenal wada hadalo kula jiro

0 Visits: 575 | Sunday April 29, 2018 - 10:05:11
Tababaraha reer JarmalThomas Tuchel wax shaqo ah ma haayo tan iyo bilawgii xili cayaareedkan xili uu markaas isaga tagay naadiga Dortmund hogaankeeda.

Read More »

Hordhaca: Swansea City vs. Chelsea – Blues Oo Rajo Ka Leh Booska Afaraad Ee Premier League

0 Visits: 547 | Saturday April 28, 2018 - 19:53:53
Swansea City ayaa kusoo dhaweyneysa Chelsea garoonka Liberty Stadium, iyadoo Carlos Carvalhal shirkadiisa jaraa'id ee ka horeeyay ciyaartan oo si kalsooni leh ugu sheegay inay baaqi kusii ahaan doonaan Premier League.

Read More »

Warbaahinta Muqdisho oo bilaabaya olole taageero loogu sameynayo Xulka 17-jirada Soomaaliya

0 Visits: 656 | Saturday April 28, 2018 - 09:16:35
Madax iyo wariyaal ka socday idaacadaha iyo TV-yada Muqdisho ayaa maanta isugu yimid kulan ay kaga wada hadleen sida ugu macquulsan ee dhiiri galin loogu sameyn karo ciyaartooyda 17 jirada Somalia, kuwaaas oo 40 sano kadib gaaray final tartan heer Qaran ah.

Read More »

"Si joogta ah ayuu Taleefanka uga soo wacaa Cabdiraxmaan.".-Maxamed Saalax oo qaaday Talaabo kale oo Damqasho leh

0 Visits: 768 | Saturday April 28, 2018 - 08:13:45
Wiilka Muslimka ah ayaa caawinaya oo bixinaya lacagaha lagu daweynayo wiil qaba Cudurka Kansarka oo ku nool dalkiisa hooyo ee Masar.

Read More »

Jose Mourinho oo is difaacay "Salah waan soo iibsaday, laakiin Chelsea ayaa sii iibisay"

0 Visits: 558 | Friday April 27, 2018 - 16:30:05
Tababaraha kooxda Man United Jose Mourinho ayaa iska fogeeyay inuu isaga sabab u ahaa in Mohamed Salah gacanta Chelsea xili hore ka baxsado. Salah oo haatan wacdaro aan caadi ahayn dhigaayo asigoo ku guuleesatay laacibka EPL ugu wanaagsan kadib markii 31-gool uu ku dhaliyay 33-kulan EPL uu cayaaray.…

Read More »

Wax badan ka ogow Taariikhda Xulka Soomaaliya U-17 ee gaaray Final-ka Tartanka CECAFA

0 Visits: 584 | Thursday April 26, 2018 - 21:48:29
Soomaaliya ayaa ka naxsatay xulka difaacanaya tartankaan ee Uganda oo ay 1-0 kaga badiyeen kulankii semi-final-ka ee tartanka CECAFA U-17 ee ka dhacay dalka Burundi.

Read More »

Bayern Munich oo lugta kowaad ee Semi Finalka guul daro kala kulantay Real Madrid

0 Visits: 593 | Thursday April 26, 2018 - 09:39:27
Kulanka weyn ee Semi Fiinaalaha Champion-ka kana socdo garoonka Allianz Arena ayaa 1-1 kusoo idlaaday qaybtii hore waxaana goolasha Bayern iyo Real u kala dhaliyeen Joshua Kimmich iyo Marcelo. Bayern ayaa ka naxday in bilawgii cayaarta Arjen Robben dhaawac ku baxay waxaana lagu badalay Thiago Alcantra…

Read More »

Xulka Soomaaliya oo iska xaadiriyay Finalka Tartanka CECAFA

0 Visits: 599 | Wednesday April 25, 2018 - 19:41:22
Xulkeenna Qaranka Soomaaliya ee da'doodu ka hooseyso 17-sano ayaa markii ugu horreysay iska xaadiriyey Final-ka Cecafa Under -17, kaddib markii ay galabta 1-0 ku garaaceen dhiggooda Uganda.

Read More »

Diktooro cilmi nafsiga bartay oo u dhashay Mareykanka ayaa daraasad ku sameenaya Maxamed Saalax – Ogow waxyaabaha ay baarayaan!

0 Visits: 707 | Wednesday April 25, 2018 - 07:12:49
Shiikh Yusuf Stis oo hore baadari weyn u ahaa balse soo islaamay ayaa boggiisa Facebook soo dhigay in majalaadda caan ah ee Washington Post ka qortay Maxamed Saalax in Dhakhaatiir cilmi nafsiga baratay ay daraasad ku sameyn doonaan.

Read More »

Maxay tahay sirta ka dambeysa in Mohamed Salah ku guuleysto Abaalmarinta PFA Player of the Year ?

0 Visits: 552 | Monday April 23, 2018 - 20:12:08
JORDAN HENDERSON ayaa shaaca ka qaaday sirta ka dambeysa guushii uu gaaray xili ciyaareedkaan saxiibkiisa Liverpool Mohamed Salah. Salah ayaa ku guuleystay abaalmarinta PFA Player of the Year ka dib markii xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay Liverpool uu dhaliyay 41 gool tartamada oo dhan.

Read More »

Van Persie Oo Fariin U Diray Taageerayaasha Arsenal ee ku farxay bixitaanka Arsene Wenge

0 Visits: 570 | Sunday April 22, 2018 - 19:51:10
Robin van Persie ayaa xusuusiyay taageerayaasha Arsenal in Gunners ay caan ku noqotay gacanta tababare Arsene Wenger. taageerayaal badan oo Arsenal ah ayaa doonayay in la bedelo tababarahaan reer France sannadihii lasoo dhaafay. Arsenal ma aysan ku guuleysan Premier League tan iyo 2004, hase yeeshee…

Read More »