Maqaallo

Meeqa xabadood? =Qormo Xiiso Xaambaarsan=

0 Visits: 844 | Thursday November 15, 2018 - 10:02:47
Maanta 14/11/2018 waxaa loo gudbiyay Golaha Ammaanka ee Jamcihadda Quruumaha, warbixin Ka kooban 156 page oo Ka hadleyso Somalia. Bogga ugu horeeya waxaa Ku qoran in laga soo bilaabo 2013 markii cunaqabateynta hubka qayb ahaan laga khafiifiyay, in Somaliya la soo galiyay 20.000 Qoray oo hubka nuucyadiisa…

Read More »

(FALANQEYN) Suuragal Miyaa In Soomaaliya, Itoobiya Iyo Eritrea Ay Hal Madaxweyne Yeeshaan?

0 Visits: 913 | Tuesday November 13, 2018 - 00:15:40
Hoggaamiyeyaasha dalalka Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya ayaa dhawaan kulan ku yeeshay magaalada Bahr Dar ee dalka Itoobiya halkaas oo ay kaga wada hadleen heeshisyadii taariikhiga ahaa ay ku kala saxiixdeen Asmara. Waxyaabihii inta badan kulanka kaddib la hadlayay waxaa kamid ah arrinta ku saleysan…

Read More »

Waxaa isku kay qaban waayay,Xisbi Mucaarad ah ayaan madax ka ahay iyo Dowladaan la taliyaa!!! =Nasashada Jimcaha.Q-121aaad=.

0 Visits: 1011 | Friday November 09, 2018 - 21:20:14
1-Wiil ayaa yiri: Gabar aan waqti hore wada socon jirnay ayaan isagu soo galnay "Super Market", iyada oo la socoto Nin aan u maleeyay Saaxiibkeed ama Ninkii qabay . Si jees jees ah ayey igu tiri: Gadaasheyda gabar saaxib ah ma aadan helin ayaan u maleynayaa?. Intaan dhoola cadeeyay ayaa ninkii…

Read More »

BAALALROGIDDA BIDHAAMIYE W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal"

0 Visits: 992 | Wednesday November 07, 2018 - 23:14:36
BAALALROGIDDA BIDHAAMIYE W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" Bidhaamiye waa dhigane ka faalloonaya kobcinta afka Hooyo. Mar haddii lagu yiri: "HOOYO" Waad garatay inay tahay halka laga soo askunmo ee billaaw u ah jiraalka. Hooyo waa barbaariyaha wax walba. Mar iyadaa barbaarisa…

Read More »

Laba doorasho oo naga khasaartay

0 Visits: 872 | Tuesday November 06, 2018 - 20:37:27
Waxaad isag mid tihiin dhaqanka balanka baxa khiyaanada ku dhisan # ee hogaanka liita ah. Waxaa idin doortay shacabka soomaaliyeed oo wakiilo ka yihiin xildhibaano ay soo doorteen waxaad ka been sheegteen waxa aad balan qaadeen. Waxaad aamin san tihiin siyaasad ku dhisan nin jeclaysi iyo kooxaysi

Read More »

Faa'dooyinka Caafimaad ee laga helo Mooska (Muuska ).

0 Visits: 1024 | Monday November 05, 2018 - 23:00:56
Muuska waa mid kamid ah miraha sida balaaran looga isticmaalo caalamka, 107 dal ayaana lagu beeraa, kaalinta afraad ayuuna kaga jiraa dalagyada caalamka marka la fiiriyo qiimaha lacagta. Faa'iidooy Caafimaad ee laga helo Mooska waxaa ka mid ah : Mooska waxa uu caawiyaa yareynta cudurka DHIIG KARKA.

Read More »

GOLAHA QIIMEYNTA QORAALLADA

0 Visits: 840 | Monday November 05, 2018 - 20:52:13
GOLAHA QIIMEYNTA QORAALLADA Ma jirtaa cid qiimeysa qoraalada soo badanaaya ee ay qoraan dadka daneeya in ay dareenkooda oo qoran ay soo gudbiyaan iskuna shuqliya akhriska qoraalada kaddibna qiimeeyaan si loo kala garto ujeedada laga leeyahay iyo mustawaha uu qoraalku uga jiro bulshada. Runti waa howl…

Read More »

Tilmaamid Buugga: GASO, GANUUN Iyo Gasiin. W/Q: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal"

0 Visits: 1131 | Monday November 05, 2018 - 11:05:49
Buugga GASO, GANUUN iyo GASIIN ee uu qoray Borofaysar Cali Jimcaale Axmed,waa buug aaney fahmi karin in badan oo wax aqrisa. Waa buug falsafadeed aad is leedahay waxa loogu talogalay jiilka imaan doona qarniyada soo socda. Buugga qofku markuu arko qacda hore ee uu indhaha ka qaado, ayuu ku wayddiinayaa,…

Read More »

Somalia tops global media offenders

0 Visits: 896 | Sunday November 04, 2018 - 21:19:43
Impunity is entrenched in 14 nations, according to CPJ's 2018 Global Impunity Index, which ranks states with the worst records of prosecuting the killers of journalists. Somalia tops the list for the fourth year in a row and two countries rejoin the list of offenders, including Afghanistan where…

Read More »

Yaa Qoday, Yaase Qufaya Qabuuraha KM 13-ee Macalin Nuur. FacebookTwitterGoogle+Share

0 Visits: 825 | Sunday November 04, 2018 - 20:16:12
Waxaan nahay dad Muslim ah. Qof hadduu dhinto, Meydku Afar xaq oo waajib ah ayuu kugu leeyahay: 1- in la dhaqo. 2-in la karfano. 3- in Salaatul Janaaso lagu tukado. 4- in la Aaso.

Read More »

Wiilow Sirta waalidkaa iyo Siyaasiyow sirta wadankaaga yaan la idinka Qishin=Nasashada Jimcaha. Q-120 aad=.

0 Visits: 735 | Friday November 02, 2018 - 20:12:05
1-Nin Somali ah oo CIA (Sirdoonka Mareykanka) u shaqeynayay, ayaa markii uu shaqada ka tagayay, waxa la yiri: Maskaxdiisa hala Format Gareeyo oo xasuusta oo dhan ha laga tir tiro (Brain wash). Waa la Format gareeyay. Waxaa la yiri: Wax miyaad xasuusataa?. Wuxuu yiri: Qabiilkeyga oo kaliya. Dhowr jeer…

Read More »

Waa kuma Caasimadda dhaqanka ee Qaaradda Afrika?

0 Visits: 909 | Wednesday October 31, 2018 - 19:59:10
Caasimadii hore ee Nageria Lagos ayaa loo aqoonsaday in ay tahay Magaalada kaliya ee weli aad looga xiiseeyo dhaqankii soo jireenka ahaa ee Afrikaanta. 1991 wixii ka dambeeyay ayaa Lagos laga wareejiyay caasimada Nageria oo loo raray Magaalada Abuja oo hada xarun u ah dalkaasi, markase laga soo tago…

Read More »

Daryeel Caafimaad: Dunida kalena waxaa horuumaray Daaweynta Xoolaha!!!

0 Visits: 754 | Wednesday October 31, 2018 - 00:27:04
Markii aan yaraa Baadiyaha, haddii Xooluhu Naga jiradaan, waxaan ugeeyn jirnay Qof Xoolaha dabiibo, waa la gubi jiray, cusbo ama fintir ayaa lagu ridi jiray iyo qaabab kale oo loo daaweeyo.

Read More »

Kuwaan Yaad Ka Taqaan..?.

0 Visits: 843 | Tuesday October 30, 2018 - 09:41:58
Rusuulkeena Muxamed, Nabigii Runlowga ahaa CSW, wuxuu yiri: Dadka waxaa u imaan doona waqti: 1-Waxa Hamigooda ah oo ay daneynayaan ay Tahay Calooshooda.( Waxey cunaan, igu shubo). 2-Sharafkoodu uu yahay Mataacdooda ( dharka uu xiran yahay, fadhiga guriga u yaal, Baabuurka uu wato, bilicda xafiiskiisa,…

Read More »

Saddax farxadood: Maanta Saddax dhacdaba waan Ku farxay!!!.

0 Visits: 795 | Saturday October 27, 2018 - 19:25:06
1- Fannanadii weyneyd ee Irish-aheyd Mrs. Sinead O'Connor leheydna Albumka heesaha " the Lion and the Cobra" dhalatayna 8/12/1966. Ayaa qaadatay Diinta islaamka, lana baxday magaca Shuhada Davit. waxay tiri: Markii iigu horeysay ee aan xijaab qaato ayaanba qurxoonaaday. Taasi waxa ey iiga…

Read More »

Ninkii ciidamo Qaran ku Qanci waayay, waa in Daraawiishta heer Gobal ah uu gacantiisa ku biillo=Nasashada Jimcaha.Q-119aad=.

0 Visits: 758 | Friday October 26, 2018 - 21:11:40
1-Nin cabtooy ah ayaa gurigiisa yimid, si uu uga qariyo xaaska inuu soo cabay uuna sakhraan yahay, wuxuu go'aansaday inuu soo qaato Laptop kiisii, wuxuu bilaabay in uu wax qoro: waxay ku tiri: Waryaa ma cabsan tahay, wuxuu yiri: Maya, maya, sow anigan wax qorayo. waxay ku tiri: Alkoliiste, waxaad…

Read More »

SHEYDAAN KA TAHRIIBAY SOOMAALIYA!!!.

0 Visits: 801 | Thursday October 25, 2018 - 19:07:31
Markii la weydiiyay, maxaad Somaliya uga tahriibee?. Marxaladaan xasaasiga ah ee sida aadka ah laguugu baahan yahay: Gobaladana ey Doorasho ka soo dhawdahay, madaxdiina is khilaafsan tahay, Laaluush la bixinayo, Dadkuna ey galayaan Dambiya waaweyn sida in ey dilaan walaalhooda Muslimka ah, Beentuna…

Read More »

Khaatumada ALLAAH ha noo suubiyo!!!.

0 Visits: 714 | Monday October 22, 2018 - 21:23:04
Khaatumada ALLA ha noo suubiyo,markaan leeyahay, Runtii, waxaan soo xasuustaa, Gabar Somali ah ayaa waxa ey jeclaatay Oday Talyaani ahaa.waxa uu Ku yiri: haddaad jeceshahay in aan Ku guursado soo gal Diinta kirishtaanka. Weyna Ka aqbashay.

Read More »

Maxaad ka taqaanaa Taariikhda Madaxweyne Putin-ka Ruushka?

0 Visits: 719 | Monday October 22, 2018 - 20:18:10
Madaxweynaha Ruushka magaciisa oo dhameystirian waa Vladimir Vladimirovich Putin waxa uuna 7 October 1952 ku dhashay Magaalada Leningrad ee dalkaasi Ruushka, Putin waxaa la dhashay labo wiil uu isagu ugu yaraa, nasiib xumase waxaa ay dhinteen wax yar uun ka dib dalashadiisa, Hooyadiisu waxay aheyd shaqaalle…

Read More »

DIYAARAD SIDA MADAXWEYNE IYO LACAG!!!. FacebookTwitterGoogle+Share

0 Visits: 722 | Sunday October 21, 2018 - 19:56:13
Md. Cali Cabdullahi Cosoble oo Hirshabeele Madxweyne ka ah ayaan ogaa, Mooshin iyo Lacag ka dib Md. Maxamed Cabdi waare, ayaa dig soo yiri. ( FS: 1 &2aad).

Read More »