Sports News

Arsenal oo weeraryahankan reer Belgium dib ugu soo celinaysa Qaaradda Yurub

0 Visits: 543 | Tuesday September 25, 2018 - 20:42:39
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gudaha talyaaniga Arsenal ayaa qorshaynaysa in ay lasoo saxiixato weeraryahanka Belgium Yannick Carrasco. 25-ayaa dad badan kayaabsaday kadib markii uu bishii January doortay in uu isaga dhaqaaqo Atletico Madrid si uu ugu biiro kooxda reer China ee Dalian Yifang.

Read More »

Luka Modric oo ku guuleystey abaalmarinta laacibka ugu wanaagsan caalamka

0 Visits: 571 | Monday September 24, 2018 - 23:55:52
Ciyaaryahanka dalka Croatia iyo kooxda Real Madrid ayaa ku guuleystey abaalmarinta laacibka ugu wanaagsan caalamka iyadoo ay la tartameen Mohamed Salah iyo Cristiano Ronaldo.

Read More »

Sawirro:-Yaa Ku Guuleystey Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir?

0 Visits: 594 | Monday September 24, 2018 - 23:21:37
Waxaa Goordhow soo geba gabowday Ciyaarta kama dambeysta aheyd ee tartanka Kubadda Cagta degmooyinka Gobolkan Banaadir oo Sanadkaan ay isku-soo hareen degmooyinka Shibis iyo Waaberi. Ciyaartaan oo Sanadki labaad xilli habeen ah la qabanayey ayaa waxaa ku guuleystay in sanadkii labaad Xulka degmada Waaberi…

Read More »

Ronaldo iyo Messi oo aan soo xaadiri doonin xafladda FIFA

0 Visits: 633 | Monday September 24, 2018 - 10:16:36
Caasimadda dalka Ingiriiska ee London ayaa caawa markale marti gelineysa xafladda sanadlaha ah ee Best Gala. Abaal marinnada laacibka ugu fiican xilli ciyaareedka ee ragga, midda hablaha, macallinka ugu fiican dhanka ragga, sidoo kale tan hablaha iyo abaalmarinno kale oo qaali ah ayaa lagu kala qaadan…

Read More »

West Ham oo Liverpool u fudaysay in ay kali ku noqoto hoggaanka Premier League

0 Visits: 645 | Sunday September 23, 2018 - 23:30:39
Ciyaartan oo qaybteedi hore kusoo idlaatay 0-0 goolal la'aan ah ayaa markii la isku soo laabtay aysan wax badani kusoo kordhin. Chelsea ayaana weerar cir iyo dhul ah ku qaadday shabaqa uu waardiyaha ka ahaa Lukas Fabianski kaas oo kubado gool noqon karay ka beeniyay xidigaha Blues.

Read More »

Premier League:Safafka Rasmiga Ee Kulanka West Ham United vs Chelsea

0 Visits: 592 | Sunday September 23, 2018 - 23:21:18
Chelsea ayaa doonaysa in ay u jawaabto Liverpool oo shalay galab Anfeild ki xasuuqday Southampton si ay ugu soo laabato booskeeda hogaanka. Blues ayaa laga doonayaa in ay ku adkaato seddex gool iyo wixii kabadan shabaqeedana ay difaacato si ay hogaanka kali ugu noqoto.

Read More »

Iskooradii laga diiwaan galiyay kulankii Liverpool 3-0 cagta ku marisay Southampton

0 Visits: 602 | Sunday September 23, 2018 - 23:08:17
Waxaan idiin heynaa iskooradii laga diiwaan galiyay kulankii shalay Liverpool 3-0 guusha kaga qaadatay naadiga Southampton kana dhacay Anfield una suura galiyay hogaanka Reds inay kaligood ku noqdaan si ku meel gaar ah. Liverpool 3-0 Southmpton (Hoedt OG 10, Matip 21, Salah 45+3) Wesley Hoedt wuxuu…

Read More »

Barcelona oo qorsho la yaab leh u diyaarisay Paul Pogba!

0 Visits: 568 | Saturday September 22, 2018 - 23:04:51
Sida la wada ogyahay, Barcelona ayaa ku guuldarreysatay saxiixa Paul Pogba bishii lasoo dhaafay. Sidaas darteed, waxa ay weli isku dayaysaa inay mar uun lasoo saxiixato, iyadoo hadda jadwalka ku darsatay inay xagaaga dambe u dhaqaaqaan. Wararka ka imaanaya dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in naadiga Barca…

Read More »

Gogol dhigga kullanka Manchester United vs Wolves

0 Visits: 629 | Saturday September 22, 2018 - 21:53:29
Jahwareerkii ay Manchester United ku billaabatay xilli ciyaareedkan ayaa u muuqda mid ay kasoo kabsanayaan, waxaana guulo xiriir ah ay ka gaareen Burnley, Watford iyo Young Boys. Red Devils ayaa maanka ku heysa inay gaartoo guusheedii 4-aad oo xiriir ah markii ugu horreysay xilli ciyaareedkan.

Read More »

Douglas Costa oo uu soo gaaray dhaawac uu waqtid dheer garoomada kaga maqnaan doono

0 Visits: 572 | Friday September 21, 2018 - 23:13:27
Juventus ayaa xaqiijisay in xidigooda garabka ka ciyaara ee Douglas Costa ay soo gaaree laba dhaawac kuwaas oo uu garoomada kaga maqnaan doono muddo bil ah. Dhaawaca ayaa sid dag dag ah ku noqday mid halis ah balse xaqiijinta ayaa saacadihii ugu dambeeyay lagu xaqiijiyay Website-ka rasmiga ah ee kooxda.…

Read More »

Cristiano Ronaldo oo wajahi kara kullanka Manchester United

0 Visits: 598 | Friday September 21, 2018 - 22:57:25
Calaamadda casaanka ah ayaa loo taagay weeraryahanka Juventus ee Cristiano Ronaldo kullankii toddobaadkan ay kooxdiisa lasoo ciyaartay kooxda Valencia. Arrintaas ayaa dhalisay in la hadal hayo in laacibka Portugues-ka uu seegi doono kullanka uu booqan doono Old Trafford, iyo inuu diyaar u noqon karo.

Read More »

Müller oo ku biiray liiska cayaartooyda 100-kulan cayaartay UEFA Champions League

0 Visits: 561 | Thursday September 20, 2018 - 20:35:54
Weeraryahanka naadiga Bayern Munich Thomas Müller ayaa xalay si rasmi ah kaga mid noqday cayaartooyda UEFA Champions League u suura gashay inay 100-kulan iyo ka badan cayaaraan. Thomas Müller ayaa badal kusoo galay daqiiqadii 88-aad kulankii Bayern ayadoo safar ahayd 2-0 guusha kaga soo qaatay naadiga…

Read More »

Waqtiga la baasto ciyaaraha Champions League-ga Yurub oo la badelay

0 Visits: 544 | Tuesday September 18, 2018 - 23:58:30
Kaddib ciyaarihii Koobka Adduunka iyo lacago badan oo ay kooxuhu ciyaartoy ku soo gateen, ayaa waxaa isbadel weyn lagu sameeyay waqtiga la baasto ciyaaraha Horyaallada Yurub ee Champions League-ga ee heerka group-yada. Laba kulan oo ciyaarahaasi ka mid ah ayaa waxaa la baasan doonaa 7:55 fiidnimo waqtiga…

Read More »

Bayern Munchen oo Tottenham ka soo qaadanaysa xidigan 70-ka Malyan lagu qiimeeyo

0 Visits: 593 | Tuesday September 18, 2018 - 23:53:04
Sida ay sheegayaan wararkii u danbeeyay ee laga helayo gudaha Germany Bayern Munchen ayaa xiisa waali ah u qabta xidiga kooxda Spurs Heung-Min Son. Xidigan heerka caalami ee reer South Korea ayaa fure u ahaa kooxdiisa Totenham xilli ciyaaredkii lasoo dhaafay isaga ku lug yeeshay 29-gool kadib 53-kulan…

Read More »

Fiinaalka tartanka degmooyinka oo dib loo dhigay iyo kaalinta saddaxaad oo la ciyaari doono.

0 Visits: 521 | Tuesday September 18, 2018 - 23:41:05
Waxaa maanta xarunta Gobolka Banaadir ka dhacay kulan lagu iclaaminayay xilliga uu qabsoomayo fiinaalaha tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2018. Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, ING, Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ( Yariisoow)…

Read More »

Degmada Shibis oo u soo baxday fiinaalka tartanka degmooyinka 2018+Sawirro

0 Visits: 750 | Tuesday September 18, 2018 - 20:07:22
Degmada Shibis ayaa iska xaadirisay fiinaalaha tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir kadib markii ay rigoorayaal kaga libin heshay degmada Shangaani. Labada degmo oo garoonka Banaadir ku yeeshay kulanki labaad ee afar-dhamaadka tartanka ayaa waqtigii loogu talo galay ciyaarta isku mari…

Read More »

Waaberi oo sanadki afaraad oo xiriir ah usoo baxday fiinaalaha tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir+Sawirro

0 Visits: 738 | Monday September 17, 2018 - 19:47:25
Degmada Waaberi ayaa marki afarad oo xiriir ah xaqiijisay in ay u soo baxdo fiinaalaha tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir ka dibay 1-0 uga adkaatay degmada Hodon. Hodon ayaa garoonka soo gashay iyadoo baahi wayn u qabta in ay ka aarsato degmada Waaberi oo sanadki horefiinaalaha tartanka…

Read More »

Kubad abuuraha Liverpool oo sheegay sababtii uu isaga diiday naadiga Tottenham

0 Visits: 630 | Monday September 17, 2018 - 09:18:11
Georginio Wijnaldum ayaa sheegay unuu ku dhawaa ku biirista kooxda kubadda cagta ee Tottenham kahor inta uusan ku biirin Reds. Ciyaaryahankan Khadka Dhexe ka ciyaara ayaa kamid xiddigaha ugu muhiimsan ee kooxda Reds.

Read More »

Ronaldo oo banaanka soo dhigay culeeska ay ku heysay gool la'aantii Juventus

0 Visits: 667 | Monday September 17, 2018 - 09:14:01
Cristiano Ronaldo ayaa qirtay inay culees ku heesan sidii uu mar u furan lahaa koontadiisa goolasha ee kooxdiisa cusub Juventus. Ronaldo ayaa labo gool dhaliyay kulankii Juventus 2-1 guusha kaga qaadatay naadiga Sassuolo waxayna u ahayd inuu 400-gool dhaliyay heerka horyaalada kaliya.

Read More »

Barcelona oo badisay & Real Madrid oo la qabtay

0 Visits: 627 | Sunday September 16, 2018 - 21:54:55
Luis Suarez iyo Ousmane Dembele ayaa goolasha u dhaliyay Barcelona oo sii kordhisay rikoorkeeda 100% oo ay ku bilaabatay xilli ciyaareedkan La Liga. Barcelona ayaa 2-1 kaga badisay kooxda Real Sociedad ooo ay mari ugu ahaayeen garoonkooda.

Read More »