Sports News

Antonio Cassano oo Fariin u Diray Kooxda Ac Milan

0 Visits: 567 | Wednesday October 10, 2018 - 07:42:35
Halyeeyga Xulka Talyaaniga Antonio Cassano ayaa fariin u diray maamulka kooxda kubadda cagta ee Inter Milan. Cassano ayaa hore ugu soo ciyaaray kooxo badan oo ka dhisan horyaalka wadanka talyaaniga oo ay kamid tahay naadiga inter Milan.

Read More »

Lionel Messi oo ka mid ah Shanta ciyaaryahan ee ugu dambeesay ee lagu dhawaaqay

0 Visits: 649 | Tuesday October 09, 2018 - 10:11:43
France Football ayaa shaacisay liiska shan ciyaaryahan oo kale kuwaasi oo ku biiraya 20 ciyaaryahan oo goorhore lasoo saaray. Kabtanka Kooxda Barcelona iyo Xulka Argentina Lionel Andreas Messi ayaa hogaaminaya shantan ciyaaryahan.

Read More »

France Football oo soo saartay liiska 15 gabdhood ee u sharaxan Jaa'izada Ballon D'or markii ugu horeesay taariikhda

0 Visits: 594 | Tuesday October 09, 2018 - 10:07:21
Majalada France Football ayaa markii ugu horeesay Taariikhda Abaalmarin Ballon D'or gudoonsiin doonta Haweenka Ciyaara kubadda cagta. 15 gabdhood ayaa ku tartami doonta jaa'izada gabadha ugu wanaagsan Kubadda Cagta Aduunka sanadkan.

Read More »

Mo Farah oo ku guuleystey tartanka Orodka Maaratoonka Chicago

0 Visits: 618 | Sunday October 07, 2018 - 20:01:52
Orodyahanka Soomaaliyeed una orda wadanka Britian Mo Farah ayaa ku guuleystey tartanka orodka maaratoonka Chicago isagoo ka dheereeyay orodyahano caalami ah. Farah oo tartanka orodka maaratoonka u ahaa kiisii saddexaad ayaa waxaa culeys weyn ku hayay orodyahano ka socday dalalka Kenya iyo Ethiopia kuwaasoo…

Read More »

Mauro Icardi oo Kaftan ku Weeraray Rafinha Alcantara

0 Visits: 602 | Friday October 05, 2018 - 17:28:44
Kabtanka Kooxda Inter Milan Mauro icardi ayaa kaftan ku weeraray Ciyaaryahanka kooxda Barcelona Rafinha Alcantara. Rafinha Alcantara ayaa amaah waqti dheer ah kusoo qaatay kooxda reer talyaani ee Inter Milan waxaana halkaasi ay si fiican isugu soo barteen saaxiibo Cusub.

Read More »

Morata oo fure u noqday guul rafaad ah oo Chelsea ka heshay Vidi

0 Visits: 552 | Friday October 05, 2018 - 17:14:23
Kooxda Chelsea ayaa dhibaato badan ka martay inay saddex dhibcood ka helaan kooxda Vidi. Kullanka ka dhacay garoonka Stamford Bridge ayaa noqday mid si sahal gool lagu dhalin waayo. Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay natiijo goolal la'aan ah. Markii la isu soo laabtay ayuu Macallin Maurizio…

Read More »

Mustaqbalka Adrien Rabiot oo Mugdi weyn uu soo galay

0 Visits: 572 | Thursday October 04, 2018 - 10:25:11
Kubadd abuuraha kooxda kubadda cagta ee Paris saint germain Adrien Rabiot ayaa shaki weyn uusoo galay mustaqbalkiisa. Laacibkan ayaa doonaya inuu soo afjaro waqtigiisii kooxda paris waxaana laacibkan uu qorsheenayaa inuu gabi ahaanba ka dhaqaaqo caasimada France. Kooxo badan ayaa doonaya adeega laacibkan…

Read More »

Paulo Dybala oo ala diray naadiga Young Boys xilli Manchester city…

0 Visits: 675 | Wednesday October 03, 2018 - 08:27:17
Kulamo Xiiso badan ayaa caawa laga Ciyaarayaa koobka horyaalada qaarada yurub inkastoo natiijooyin cajiib ah ay kasoo baxeen. Sikastaba Kooxda Kubadda cagta Manchester city ayaa kasoo laabtay gool uu dhaliyay Weeraryahanka Naadiga Hoffenheim Belfodil.

Read More »

Arsenal oo baddalka Aaron Ramsey ka heshay Napoli

0 Visits: 591 | Tuesday October 02, 2018 - 21:23:19
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gudaha talyaaniga kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa suuqa kabaadi goobaysa xidig ay baddal uga dhigto Ramsey. Ramsey oo uu qandaraaskiisu ku egyahay dhammaadka xilli ciyaareedkan ayaa waxaa saxiixiisa saf dheer ugu jira kooxo badan oo reer yurub ah.

Read More »

Madaxweynaha FIFA Infantino oo sheegay in uu dhawaan imaanayo Soomaaliya.

0 Visits: 673 | Tuesday October 02, 2018 - 20:41:24
Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab ayaa madaxweynaha FIFA Gianni Infantino kula kulmay xarunta FIFA ee magaalada Zurich ee dalka Switzerland. Kaddib markii uu ka qeyb galay shirkii guddiga tartamada FIFA oo uu xubin ka yahay ayaa guddoomiye Cabdiqani waxaa lagu casuumay…

Read More »

Juventus oo ku dhawaaqday ciyaaryahanada ay ku wajaheyso kooxda Young Boys

0 Visits: 591 | Tuesday October 02, 2018 - 11:52:48
Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa isku diyaarineysa kulanka ay wajahayaan kooxda reer Switzerland ee young boys. Cristiano Ronaldo ayaa ka maqan liiskan maadaama uu kaar casaan ah uu qaatay kulankii ay kooxdiisu wajahday naadiga reer Spanish ee Valencia

Read More »

Inter Milan oo soo nooleysay xiisaha ciyaaryahan Mousa Dembele

0 Visits: 614 | Tuesday October 02, 2018 - 11:48:25
Kooxda kubadda cagta ee Inter Milan ayaa soo nooleesay Xiisaha ay u qabto kubadd abuuraha naadiga Tottenham Mousa Dembele. Tababare Luciano Spelleti ayaa taageero weyn u ah hanaanka uu ciyaaro laacibkan reer Belguim waxaana uu doonayaa inuu keeno horyaalka talyaaniga. Mousa Dembele qandaraaska uu kula…

Read More »

The Sun oo ogaatay xilliga tababare Mourinho laga eryi doono Man United

0 Visits: 590 | Sunday September 30, 2018 - 22:07:36
Wargeska The Sun ayaa siweyn isugu hawlay inuu ogaado waxa ka socdo garoonka Old Trafford madaama macalin Jose Mourinho mustaqblkiisa Man United dood ka taagan tahay. Cayaartooyda kooxda Man United iyo dhamaan shaqaalaha kale ee kooxda ayaa isku raacsan in macalin Jose Mourinho shaqada Old Trafford…

Read More »

Gogol Dhigga kullanka Madrid Derby iyo xiddigo muhiim ah oo ka maqan Real Madrid!

0 Visits: 578 | Saturday September 29, 2018 - 09:46:51
Magaalada caasimadda u ah Spain ee Madrid ayaa heysta mid ka mid ah Derby-yada ugu adag kubadda cagta dunida. Real Madrid oo kullankii lasoo dhaafay lasoo tumay ayaa caawa marti sooreysa Atletico Madrid oo kasoo qaadday UEFA Super Cup.

Read More »

Eden Hazadrd oo ka hadlay farqiga u dhaxeeya Mourinho, Conte iyo Sarri

0 Visits: 667 | Friday September 28, 2018 - 22:10:37
Chelsea weeraryahankeesa Eden Hazard ayaa waraysi dheer oo uu siiyay La Gazzetta dello Sport kaga hadlay xiriirka kala dhaxeeya macallinka cusub ee kooxda Maurizio Sarri. "Waxa aynu haysanna ciyaaryahanno kuwaas oo jacel in ay haystaan kubadda, weeraryahanadu way ka faaidaysan karaan hannaan ciyaareedkeenna…

Read More »

Francesco Totti oo weerar afka ah ku qaaday Pavel Nedved

0 Visits: 577 | Friday September 28, 2018 - 22:08:40
Halyeeyga Xulka Talyaaniga Francesco Totti ayaa weerar Dhanka Afka ah ku qaaday laacibkii hore ee kooxda Juventus Pavel Nedved. Francesco Totti ayaa Noloshiisa u huray kooxda reer talyaani ee As Roma Maalmihiisii Ciyaarta Kubadda Cagta.

Read More »

Madaxweynaha kooxda Fiorentina oo daaha ka qaaday arimo badan

0 Visits: 581 | Friday September 28, 2018 - 22:06:54
Madaxweynaha kooxda reer talyaani ee Fiorentina ayaa ka hadlay Arimo badan oo xasaasi ah kuwaasi oo inta badan uu diirada ku saaray Ciyaartooyda Kooxdiisa. Fiorentina ayaa kamid ah kooxaha ugu awooda badan Horyaalka Seri A waxaana ay ku bilaawdeen si wanaagsan Xilli Ciyaareedkan.

Read More »

Garsoore Geeriyooday Isagoo Cayaar Dhexdhexaadinaya

0 Visits: 572 | Friday September 28, 2018 - 21:34:45
Victor Marah oo ah garsoore kubbadeed oo reer Sierra Leonean ah ayaa geeriyooday ka dib markii uu sarajoogga ka dhacay isaga oo dhexdhexaadinaya ciyaar ka dhacaysay magaalada Freetown Talaadadii. Arrintan ayaa dhacday daqiiqado ka hor dhamaadka ciyaar aad loogu soo daawasho tagay oo dhex maraysay Kroo…

Read More »

Man United oo laga saaray EFL Cup, Man City oo guuleysatay iyo Inter oo ku rafaadday Fiorentina

0 Visits: 572 | Wednesday September 26, 2018 - 11:39:59
Naadiga Manchester City ayaa si fudud ku dhaaftay kooxda Oxford United. Ciyaarta qaybteedii hore ayaa waxaa gool dhaliyay Gabriel Jesus, waxaana markii la isu soo laabtay dhaliyay goolasha kale Riyad Mahrez iyo Phil Foden. Natiijada ciyaarta ayaa ku idlaatay 0-3, waxaana natiijadaas ay ka saacidday…

Read More »

Ed Woordward oo ballan qaad cajiib ah u sameeyay taageerayaasha Manchester United

0 Visits: 558 | Wednesday September 26, 2018 - 11:33:31
Xilli kooxda Manchester United ay soo bandhigtay natiijadeeda ugu dambeysay ee dhaqaalaheeda, Ed Woodward ayaa ka war bixiyay xaaladihii adkaa ee kooxda helay xagaaga intii uu furnaa suuqa kala iibsiga. Ed Woodward ayaa cod dheer ku sheegay in dhammaan qaybaha kala duwan ee United ay u shaqeynayaan…

Read More »