Sports News

Taagerayaasha Fiorentina Oo Murugo U Rogaya Faraxadda Taageyaasha Juventus

0 Visits: 629 | Sunday December 02, 2018 - 10:17:49
Kulanka nasiinada lagu kala maqanyahay ee uu dhaxeeya kooxaha Juventus iyo Fiorentina ayaa waxaa hareeyay muran iyo foowdo ay sameenayaan taagerayaasha kooxda Viola. Kulanka oo ka soconaya garoonka ay ku ciyaarto Fiorentina ee Stadio Artemio Franchi ayay taagerayaasha Juventus kusoo bandhigeen boorar…

Read More »

Manchester United oo dhaqan gelisay hal sano oo ay heshiiska David de Gea ku kordhisay

0 Visits: 635 | Friday November 30, 2018 - 00:00:28
Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa go'aansatay inay ku kordhiso heshiiska Goolhaye David De Gea hal sano oo dheerraad ah. Shabaq ilaaliyahan ayaa iska diiday in United uu heshiis cusub u saxiixo, xilli la xasuusto inay dowr jeer usoo bandhigeen qiimo iyo heshiis qaalli ah, balse waxa…

Read More »

Manchester United oo Diyaar u ah in ay Chelsea iyo Liverpool Ka dulqaado Xidig

0 Visits: 662 | Thursday November 29, 2018 - 22:34:26
Manchester United ayaa ku soo biirtay loolanka adag ee loogu jiro helista kubad qaabeeyaha kooxda Dortmund garabka weerarka kaga ciyaaro eeChristian Pulisic. Da' yarkaan tayada wanaagsan ayaa xilli hore waxa uu sheegay in uu doonaayo ka ciyaarista horyaalka Egland taasoo dhalisay in ay dagaal adag…

Read More »

Maxaad ka taqaanaa kooxda uu taageero Donald Trump?

0 Visits: 655 | Wednesday November 28, 2018 - 22:02:04
Madaxweynaha dalka Mareykanka ee Donald Trump ayaa ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ee xiiseeya ciyaarta kubadda cagta. Ma ahan mid qarsada jaceylka iyo taageerada uu u haayo ciyaarta kubadda cagta, waxaana horraanba uu ka dhawaajiyay naadigaas. Madaxweyne Trump oo ah shaqsi si qoto dheer u quud-darreeya…

Read More »

Iniesta oo eedeyn kulul u jeediyay Mourinho

0 Visits: 632 | Tuesday November 27, 2018 - 23:57:00
Halyeeygii kooxda Barcelona ee Andres Iniesta ayaa ku eedeeyay macalinka Manchester United ee Jose Mourinho inuu naceyb ku dhex beerray kullankii El Classico xilligii uu ku sugnaa kooxda Real Madrid. Mourinho ayaa ka arriminayay caasimadda Spain intii u dhexeysay 2010 illaa 2013, isagoona kula guuleystay…

Read More »

Manchester United oo qorshaheeda soo qaadashada Marko Arnautovic wax ka beddeshay

0 Visits: 629 | Tuesday November 27, 2018 - 21:26:39
Kooxda kubadda cagta ee Manchester United waxa ay aheyd koox aad u xiiseyneysay saxiixa ciyaaryahanka West Ham United u ciyaarra ee Marko Arnautovic, balse wararka ka imaanaya gudaha Ingiriiska waxa ay sheegayaan in aysan January u dhaqaaqi doonin. Macallin Jose Mourinho ayaa si aad ah u bartilmaameedsanaya…

Read More »

Jamie Carragher oo dood & Muran u abuuray hadal uu ka Sheegay Waxa uu ka Aaminsan yahay N'Golo Kante

0 Visits: 625 | Tuesday November 27, 2018 - 20:52:50
Khabiirka Sky Sports ahna halyaygii hore ee kooxda Liverpool eeJamie Carragher ayaa muran iyo dood ku abuuray hadal uu ka sheegay xidiga kooxda Chelsea iyo xulka qaranka France ee N'Golo Kante.Jamie Carragher ayaa soo bandhigay waxa uu xaqiiqo ahaan ka aaminsan yahay Kante. Jamie Carragher ayaa…

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Juventus Kula Taliyay In Ay soo Qaadato Xidigan Katirsan Real Madrid

0 Visits: 593 | Tuesday November 27, 2018 - 20:49:40
Sida ay baahisay Rai Sport kooxda Serie A, ayaa waqti diiradda saaratay soo qaadashada soo qaadashada weeraryahanka Real Madrid Marco Asensio, halka CR7 uu Juve ku dhiiri galinayo in ay lasoo saxiixato xidigii hore ee ay isku kooxda ahaayeen. Juventus ayaa lagu soo warramayaa in ay isku diyaarinayso…

Read More »

Koobka Copa Libertadores: Ciyaar kama dambays ah ayaa mar labaad la baajiyay

0 Visits: 680 | Monday November 26, 2018 - 11:16:25
Rabshado dhex maray labadan kooxood ee kala ah Boca Juniors iyo River Plate ee xifaaltanka wayn uu ka dhaxeeyo oo ka dhisan Argentina ayay ciyaar kululi dhex mari lahayd Sabtidii balse dib ayaa loo dhigay.

Read More »

Xulka Gabdhaha Holland oo usoo baxeen Koobka Aduunka 2019 La Cayaari doono

0 Visits: 623 | Saturday November 24, 2018 - 23:53:07
Xulkan Gabdhaha Holland ayaa usoo baxeen ka qayb qaadashada koobka hablaha aduunka ee sanadka dambe dalka France marti galin doonaan. Holland ayaa 4-1 ku garaaceen xulka hablaha Switzerland isku darka labada lug cayaar Playy Off ahayd waxayna u dabaal dageen iska xaadirinta koobka aduunka xagaaga dambe…

Read More »

Sawirro:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Gaaray Tukaraq

0 Visits: 695 | Saturday November 24, 2018 - 22:06:36
Madaxweynaha Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidamada Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo xubno kamid ah waftiga uu hoggaaminayo ee safarrada shaqo ku maraya deegaanada Somaliland, ayaa maanta booqasho ku tegay fadhiisimada ciidamada Somaliland ay ku leeyihiin Jiidda aagga bari ee deegaankaTukaraq.

Read More »

Khuburo Soo Dhaweysay Dadaalada Horumarineed C/Qani Saciid Carab

0 Visits: 725 | Friday November 23, 2018 - 23:22:18
Madaxda xiriirka kubada cagta ee Soomaaliyeed ayaa si balaaran waxaa loogu amaanay horumarka baaxad wayn oo ay ka sameeyeen xaga ciyaaraha gudaha iyo dibadda ee wadanka. Xoghayaha xiriirka, Jamaal Xaashi Tuure, oo maanta qeyb ka ahaa martida Barnaamijka maxaa ka run ah wixii la sheegay, ayaa sheegay…

Read More »

Nicklas Bendtner oo mar kale dhibaato lasoo laabtay, xabsi-na muteystay!

0 Visits: 744 | Thursday November 22, 2018 - 09:46:35
Laacibkii hore ee kooxda Arsenal,Nicklas Bendtner ayaa qaadan doono 50-maalmood oo xabsi ah, ka dib markii lagu soo eedeeyay inuu garaacay darawal Taksiile ah. Horraantii bishan,Bendtner ayaa waxaa uu garaacay isla markaasna uu darbo la dhacay wade taksi 9-kii September.

Read More »

Maxaa Ka Jira In PSG Ay Real Madrid Kula Dagaallamayso Saxiixa Christian Erikson.?

0 Visits: 749 | Wednesday November 21, 2018 - 23:17:47
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa maalmihii u danbeeyay lala xiriirinayay in ay soo qaadanayso xidiga ay baddal uga dhigto Luka Modric, kaas oo lala xiriirinayo in uu ka dhaqaaqayo caasimadda Spain. Kooxda ku ciyaarta Bernabeu ayaana diiradda saaratay xidiga qadka dhexe kaga ciyaara Tottenham Hotspur…

Read More »

Real Madrid oo arrin aysan ku farxin looga soo sheegayo bartilmaameedkooda Rashford

0 Visits: 671 | Wednesday November 21, 2018 - 23:14:28
Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa waxa ay dooneysaa in ay heshiis cusub u gacan geliyaan weeraryahankooda Marcus Rashford, iyadoo ay jiraan baacsi ka imaanaya Paris Saint-Germain iyo Real Madrid. Guddoomiye ku xigeenka United ee Ed Woodward ayaa lagu soo warramayaa inuu qorsheynayo inuu…

Read More »

AC Milan Oo Heshiis Lagaartay Zlatan Ibrahimovic

0 Visits: 673 | Wednesday November 21, 2018 - 22:13:55
Xidigan heerka caalami ee reer Sweden ayaa maalmihii u danbeeyay wada hadal kula jiray madaxda kooxda AC Milan isava oo kala xaajoonayay suurta galnimada uu ugu biiri karo kooxda San Siro. Ibrahimovic oo katirsan kooxda LA Galaxy ee dalka maraykanka ayaa dib ula midoobay kooxdiisi hore Milan, taas oo…

Read More »

Chelsea oo hal shardi ku xirtay in ay Manchester United kaga iibsato Anthony Martial!

0 Visits: 662 | Wednesday November 21, 2018 - 22:10:34
Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa si aad ah u xiiseyneysa Anthony Martial, waxaana ay rajeynayaan in ay u dhaqaaqaan bisha January, haddii ay Manchester United diyaar u tahay in ay iibiso. Qandaraaska Martial waa mid sii idlaanaya dhammaadka xilli ciyaareedkan, waxaana uu hoos u dhigay dalab walba…

Read More »

Liverpool oo u dhaqaaqeysa laacib Kale oo Jarmal ah, haddii Pulisic lagu garaaco!

0 Visits: 645 | Monday November 19, 2018 - 23:56:00
Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa hadda loollan adag kala kulmeysa saxiixa laacibka Borussia Dortmund ee Chritsian Pulisic, kaasoo hadda saxiixiisa ay u cadcaddahay kooxda Chelsea. Sidaas darteed, haddii ay saxiixiisa ku guuldarreystaan, Reds waxa ay u dhaqaaqi doonaan laacibka khadka dhexe kaga…

Read More »

Falcao, Ibrahimovic iyo weeraryahannada kale ee bartilmaameedka u ah Real Madrid

0 Visits: 639 | Monday November 19, 2018 - 23:50:23
Iyadoo Real Madrid ay la dhibaatooneyso dhibaato dhanka weerarka ka heysata, maadaama kooxda aysan heysan gooldhaliye la isku halleyn karo, ayaa waxaa diiwaanka ciyaartoyda lala xiriirinayo ka mid noqday weeraryahanka kooxda AS Roma ee Ede Dzeko. Kullankii saaxiibtinnimo ee xalay dhex maray xulalka…

Read More »

Waddankee marti gelin doono kama dambeysta UEFA Nations League?

0 Visits: 619 | Sunday November 18, 2018 - 23:34:46
Dalka Portugal ayaa marti gelin doona kama dambeysta afarta xul ee tartanka UEFA Nations League bisha June ee sanadd 2019, xilligaas oo uu tartanka yeellan doono xulka ku guuleystay. Waxa ay durba xaqiijiyeen in ay ka mid yihiin afarta xul ee ciyaari doonta kama dambeysta iyagoo kaalinta koowaad kaga…

Read More »