Wararka

'Fadeexad cusub' Xiriirka FIFA oo shaqada ka fariisiyay Blatter

0 Visits: 675 | Thursday October 08, 2015 - 14:59:09
Guddi ka tirsan xiriirka Kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqay inuu shaqada ka fariisiyay maalmo kooban Guddoomiyihii xiriirkaasi Sepp Blatter.

Read More »

Maxkamada Ciidamada oo xukuno ku riday Askar lagu qabtay maandooriyaha xashiishka (Sawirro)

0 Visits: 689 | Thursday October 08, 2015 - 14:09:04
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidanka Qalabka sida Dowladda Soomaaliya oo gaartay magaalada Jowhar ayaa maanta xukun xabsi ah ku ridey askar lagu soo eedeeyay in ay fududeeyeen sidii loogu gudbin lahaa maandooriyaha xashiishada magaalada Muqdisho.

Read More »

Al-Shabaab oo soo bandhigtay guul ay ka gaartay dagaal dagaal faraha looga gubtay + Sawirro

0 Visits: 682 | Thursday October 08, 2015 - 13:49:07
Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay guulo uu ka gaaray dagaal lagu riiqday oo ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolka Sh/hoose, dagaalkaas oo ay ku geeiyoodeen in ka badan 20-ruux tiro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 8 OKTOOBAR 2015-KA

0 Visits: 817 | Thursday October 08, 2015 - 12:50:53
KULANKII LOOGA HADLI LAHAA XALINTA ARRIMAHA MOOSHINKII MADAXWEYNAHA OO MAANTA BAAQDAY Waxaa shalay dib u dhac uu ku yimid kulankii loo balansanaa ee looga hadlayay xalinta arrimaha mooshinkii laga keenay Madaxweynaha bishii Agosto, ka dib markii Guddoomiyaha Baarlamaanka uu xalay shaaciyay in shirka…

Read More »

R/wasaare ku-xigeenka oo sheegay inay billaabaneyaan wada hadallada Dowladda iyo maamulka Somaliland

0 Visits: 728 | Wednesday October 07, 2015 - 19:47:06
Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay dhawaan dib u bilaabmayaan wadahadaladii u dhexeeyay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaaliland.

Read More »

Taliyaha Ciidanka X.D.S oo kormeer ku sameeyey Hoggaamada kala duwan ee Ciidanka.

0 Visits: 833 | Wednesday October 07, 2015 - 19:07:43
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/G Maxamed Aaden Axmed ayaa maanta kormeer howlleed oo ugu kuur-geliyo xaaladda Ciidanka Xoogga dalka ku sameeyey hoggaamada kala duwan ee Ciidamadda iyo xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, isagoo warbixin ka dhageystay saraakiishii ku sugnayd goobihii uu booqday,

Read More »

Kulankii looga hadli lahaa xalinta arrimaha mooshinkii Madaxweynaha oo maanta baaqday

0 Visits: 743 | Wednesday October 07, 2015 - 19:00:17
Waxaa maanta dib u dhac uu ku yimid kulankii loo balansanaa ee looga hadlayay xalinta arrimaha mooshinkii laga keenay Madaxweynaha bishii Agosto, kadib markii Guddoomiyaha Baarlamaanka uuxalayshaaciyay in shirka uu furmayo maanta oo arbaco ah.

Read More »

Goodax "Marna kama qeyb galeyno wada hadalada Mooshinka aan ka keennay Madaxweynaha"

0 Visits: 716 | Wednesday October 07, 2015 - 18:55:26
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay in aysan marnaba ka qeyb geli doonin kulanka looga xaajoonayo mooshinka laga keenay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, kaasoo maanta uu ku yimid dib u dhac.

Read More »

Wariyeyaashii Telefishinka Universal oo dib u helay xoriyadooda

0 Visits: 728 | Wednesday October 07, 2015 - 18:50:35
Wariyeyaashii Telefishinka Universal ayaa goor dhow la sii daayay, kadib markii muddo lix maalmood ay ku xirnaayeen xabsiga Ciidamada Nabadsugida. Sida ay sheegayaan wararka sii deynta Wariyeyaashan ayaa ka dambeysay markii Guddoomiyaha Baarlamaanka uu ka dalbaday Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka in…

Read More »

Nimcaan Hilaac oo kiciyay shucuurta dadweynihii ka qeyb galay furitaanka ciyaaraha gobolada Somaliland Sawirro +

0 Visits: 722 | Wednesday October 07, 2015 - 11:00:28
Waxaa si rasmi ah u furmay ciyaaraha gobolada Somaliland, iyadoo kooxihii ugu horeeyay ee lagu furay tartanka ay ka kala yimaadeen gobolada Howd iyo Awdal ayaa waxaa ka soo qeyb galay kumanaan dadweyne oo ka kala yimid dhammaanba gobolada Somaliland.

Read More »

xiriirka K/Kolayga Soomaaliya oo tababar garsoore heer caalami ah Muqdisho ka furay + Sawirro

0 Visits: 764 | Wednesday October 07, 2015 - 10:40:15
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda kolayga ayaa shalay muqdisho ka furay Seminaar loogu magac daray ( Zonal referees Clinic) oo loogu talo galay garsoorayaasha wadamada soonka shanaad kumidaysan oo ay Soomaliya kujirto waxaana ka qayb gaybgalaya 2o garsoore soomaali ah iyo 4 u dhalatay dalak Masar.

Read More »

Illaa Lix kun oo maxaabiis ah oo maalmaha soo socda laga deynayo Xabsiyada Mareykanka

0 Visits: 721 | Wednesday October 07, 2015 - 10:00:00
ku dhowaad lixn kun oo maxaabiis ah ayaa lagu wadaa in todobaadyada soo socda laga sii daayo Xabsiyada Mareykanka, iyadoo tallaabadan ay qeyb ka tahay in la yareeyo xabsiyada iyo falal dambiyeedyada ka dhaca dalkaas.

Read More »

Shaqaalaha Air France oo Nafta ka Jari Garay Madaxda Sare Shirkaddaas;-Daawo+Sawirro

0 Visits: 893 | Wednesday October 07, 2015 - 09:54:14
Waxaa shalay xafiiska shirkadda Air France ee magaalada Paris ee dalka Fransiiska weerar ku qaaday shaqaale careysan kadib markii saakay ay shirkaddaasi ku dhawaaqday in ay sameyn doonto shaqaale dhimis islamarkaana ay eryeyso 2900 oo shaqaale ah.

Read More »

Wiil uu adeer u yahay Madaxweynaha Soomaaliya oo saaka lagu dilay Muqdisho

0 Visits: 767 | Wednesday October 07, 2015 - 09:36:00
War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay saaka ku dileen degmada Wadajir Wiil uu adeer u yahay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Read More »

Ciidamada dowladda oo howl gallo balaaran ka wada degmada Kaxda

0 Visits: 713 | Wednesday October 07, 2015 - 09:27:18
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay ilaa saaka howl gal ballaaran ka wada xaafadaha degmada Kaxda oo ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir.

Read More »

Al-Shabaab oo ku hanjabtay inay la dagaalameyso Ciidamada Britain ee Soomaaliya la keenayo

0 Visits: 695 | Wednesday October 07, 2015 - 09:23:47
Xarakada Al-Shabaab ayaa markii u horeysay ka hadashay qorshaha dowladda Britain ay Ciidamo ugu soo direyso Soomaaliya, kuwaasoo tababari doona Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda.

Read More »

Dabley Hubeysan oo Weerartay Guriga Gudoomiyaha Awdal

0 Visits: 679 | Wednesday October 07, 2015 - 08:55:23
Dabley Hubeysay ayaa saaka aroortii weerar ku qaaday guriga Gudoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan "Ramaax" xili uu halkaasi ku sugnaa gurigiisa oo ku yaalay degmada Boorame.

Read More »

Guddoomiyaha G/SH/Hoose oo sheegay in dhawaan la bilaabi doono howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab

0 Visits: 779 | Wednesday October 07, 2015 - 08:45:32
Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Qoryooley Kuntuwaarey , Awdheegle Sablaale iyo Xubna kale ayaa shalay kormeer shaqo ku tegay degmada Afgooye iyo deegano hoos yimaada.

Read More »

Kenya oo Shaqaalaha UNHCR ku eedeysay iney Taageeraan Alshabaab

0 Visits: 742 | Wednesday October 07, 2015 - 08:39:55
Wasiirka arimaha gudaha Kenya ayaa ku eedeeyay shaqaalaha Hayada Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga iney taageero ku siiyaan Alshabaab xeryaha dhadhaab oo ah xerada ugu weyn ee dunida oo qaxooti ku nool yahay.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 7-DA OKTOOBAR 2015-KA

0 Visits: 931 | Wednesday October 07, 2015 - 08:25:45
MADAXWEYNAHA OO DHAGAX DHIGAY DAYACTIR LAGU SAMEYNAYO XARUNTA WASAARADDA SHAQADA Madaxweynaha dowladda Fedaralka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shalay dhagax dhigay xaruntii Wasaarad da shaqada iyo arimaha bulshada ee Soomaaliya, kaasi oo lagu sameynayo dib u dhis, iyadoo munaasa badii…

Read More »