Wararka

Dowlada Maraykanka oo ku taageertay shirkadda DP World Dekeda Dooraale

0 Visits: 373 | Wednesday December 19, 2018 - 22:26:26
Dowlada Maraykanka ayaa ku taageertay shirkada xarunteedu tahay wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta ee DP World khilaafka kaladhexeeya dowlada Jabuuti ee dhismaha dekeda Dooraale. La taliyaha Arrimaha Ammaanka Qaranka ee dowladaMaraykanka John Bolton ayaa ku taageertay DP World khudbad uu ka jeediyay…

Read More »

Musharax Madaxweyne Oo Loo Diiday In Uu Taageerayaashiisa Kula Hadlo Barxada Garoowe

0 Visits: 298 | Wednesday December 19, 2018 - 22:21:40
Wararka naga soo gaaraya Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta mid ka mid ah Musharixiinta Puntland loo diiday in uu taageerayashiisa kula hadlo Barxada Garoowe. Wariyeyaal ku sugan Magalada Garoowe ayaa waxa a soo sheegayaan in Musharax Cabdisamad Gallan laga…

Read More »

Barcelona oo weerar ku ah Juventus! Maxaa Juve lagu arkay ?

0 Visits: 577 | Wednesday December 19, 2018 - 22:17:15
Difaaca kooxda kubadda cagta Juventus ee Daniel Rugani ayaa waxa uu bartilmaameed u yahay kooxda Barcelona. Barca ayaa waxa ay la tacaaleysaa dhibaatooyin dhaawac, kuwaasoo soo gaaray difaacyadeeda kala Samuel Umtiti iyo Thomas Vermaelen. Sidaas darteed, Barcelona waxa ay dareemeysaa inay u baahantahay…

Read More »

R/wasaare Kheyre oo daah-furay xarunta Gurmadka deg-degga ah ee Ciidanka Booliiska

0 Visits: 326 | Wednesday December 19, 2018 - 22:05:27
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo ay wehliyeen wasiirro, taliyaha ciidanka booliiska iyo mas'uuliyiin kale ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta gurmadka deg-degga ah ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed (Otto Otto) oo dib loo dhisay. Xarunta oo waayihii…

Read More »

Duqa Muqdisho oo u hambaliyeeyay madaxweynaha cusub ee Koonfur Galbeed

0 Visits: 273 | Wednesday December 19, 2018 - 21:58:04
Qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Yariisoow ayuu ugu hambaliyeeyay Madaxweynaha cusub ee maanta loo doortay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Read More »

DefenDerders: 2019 - End Year Massege

0 Visits: 618 | Wednesday December 19, 2018 - 21:40:25
As we move towards the end of 2018, it is time to reflect upon our achievements, actions, and challenges over this past year. I am grateful to say that we have enhanced our work, methodologies, strategies, and most importantly our impact in 2018 – ensuring an increased and improved level of proactive…

Read More »

Waa Kuma Madaxweynaha Cusub Ee Koonfur Galbeed?

0 Visits: 360 | Wednesday December 19, 2018 - 21:32:08
Cabdicasiis Xassan Maxamed oo ku magac dheer Laftagareen Wuxuu ku dhashay degmada Luuq ee gobolka Gedo, sanadkii 1970. Wuxuu leeyahay hal xaas iyo saddex carruur ah. Waxbarashadiisii dugsiga hoose, dhexe iyo sare wuxuu ku qaatay isla degmada Luuq. Wuxuu Luuq ka ahaa macallin iskuul. Magaalada Muqdisho…

Read More »

Chelsea iyo Manchester City oo ku dagaallamaya saxiixa laacib ka tirsan Real Madrid

0 Visits: 648 | Wednesday December 19, 2018 - 21:26:34
Waxaa si aad ah isu qabsaday wargeysyada Ingiriiska wararka sheegaya in kooxda Real Madrid laacibkeeda khadka dhexe ee Isco uu bartilmaameed u yahay kooxaha Manchester City iyo Chelsea. Labada naadi ee ka dhisan England ayaa si aad ah ugu dagaallami doono saxiixa kubbad sameeyahan, kaasoo qaab ciyaareedkiisa…

Read More »

Cabdicasiis Lafta gareen oo ku guuleystey doorashada Madaxweynaha Koofurgalbeed

0 Visits: 291 | Wednesday December 19, 2018 - 21:18:19
Doorashada madaxweynaha Koofurgalbeed Soomaaliya ayaa waxaa cod aqlabiyad leh ugu guuleystey Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen kadib markii uu helay codad gaaraya 101 cod. 147 xildhibaan ayaa codadkooda dhiibatay doorashada Madaxweynaha Koofurgalbeed waxaana ku tartamay shan musharax oo kala ahaa…

Read More »

Halkee ayay mareysaa sheekada Adrien Rabiot iyo Barcelona ?

0 Visits: 626 | Wednesday December 19, 2018 - 21:14:00
Sida iska caadiga ah, marka uu soo dhowaado suuqa kala iibsiga waxaa si aad ah isu qabsada wararka xanta ah ee suuqa kala iibsiga ku qotonta. Barcelona iyo Adrien Rabiot ayaa ka mid ah mowduucyada ugu hadal heynta badan maalmahan. Dhowaan waxaa soo if baxday in laacibka reer France iyo Barcelona ay…

Read More »

Dowladda Denmark Oo Baaq U Dirtay Soomaalida Ku Nool Dalkaas

0 Visits: 311 | Wednesday December 19, 2018 - 21:10:05
Wasiiradda Socdaalka ee dalkaasi, Inger Støjberg waxay u sheegtay Muhaajiriinta Soomaalida ku nool dalka Denmark inay dib ugu laabtaan dalkooda hooyo, kana shaqeeyaan dib-u-dhiska iyo hagaajinta dalkooda hooyo. Waxay intaasi ku dartay inay khatar ka jirin Somalia, isla markaana ay waajib ku tahay inay…

Read More »

SAWIRO: Saraakiil ka tirsan Booliska Soomaaliya oo tababar loo soo xiray

0 Visits: 318 | Wednesday December 19, 2018 - 21:03:28
Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuurkar Islow Ducaale ayaa tababar usoo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kuwaasi oo tababar ku qaatay Xerada Tababarka ciidanka ee TurkSom. Saraakiishaan tababarku usoo gabogabeeyey ayaa noqon doono Macalimiinta…

Read More »

Manchester United Oo Ku Dhawaaqaday Macalinkeeda Ku Meel Gaar ah

0 Visits: 630 | Wednesday December 19, 2018 - 20:53:55
Kooxda Man United ayaa shalay shaqada ka ceyrisay macalinkii hogaaminaaye kooxdooda Ee Jose Mourinho Kaasoo Marxalad aan wanaagsaneen Kooxda U Horseeday. Kadib raacdeentiisa waxaa bilaawday baadi goobka badalkiisa rasmiga ah balse United ayaa ku dhawaaqday macalin ku meel gaar ah.

Read More »

Sawirro:-Daacish Oo Soo Bandhigtay Hub Ay Sheegeen Inay Ka Qabsadeen Al-Shabaab

0 Visits: 331 | Wednesday December 19, 2018 - 20:49:32
Wakaalladda Wararka u faafisa Daacish ee AMAQ ayaa soo bandhigtay Video ay ku sheegeen inuu yahay dagaal ay Alshabaab bishan 16-dii kula galeen Tuulladda Bir Miraali oo ka tirsan Degmadda Qandala ee Gobalka Bari ee Somalia. Wargeyska Long War Journal ee ka soo baxa Maraykanka waxa uu Video-ga ay Warbaahinta…

Read More »

Hay'adda Muhaajiriinta Adduunka IOM oo xafiis ka furatay magaalada Muqdisho

0 Visits: 265 | Wednesday December 19, 2018 - 20:43:48
Wasiirka Qorasheynta oo uu wehliyo Xoghayaha Joogta Wasaaradda iyo Madaxa Hay"ada muhaajiriinta Aduunka International Organization Immagracration (IOM) ayaa maanta si rasmi ah Xariga uga jaray Xafiiska Soomaaliya Hay"adan.

Read More »

Toos U Daawo Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed

0 Visits: 1016 | Wednesday December 19, 2018 - 20:36:34
Waxaa Goordhow Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka bilaabatay doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Ilaa 5 Musharax ayaa u taagan u tartamida qabashada xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed,kuwaas oo kala ah Aadan Maxamed Nuur Saransoor, Xuseen Cismaan Xuseen, Ibraahim Macalin Nuunow,Seyid…

Read More »

Kulan looga hadlayay cafinta dowlada Soomaaliya oo lagu soo gabagabeeyay Qaahira

0 Visits: 261 | Wednesday December 19, 2018 - 20:29:37
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xarunta Jaamacadda Carabta ee Qaahira uga qeyb galay shir saddax geesood ah oo looga hadlayay sidii deymaha looga cafin lahaa Soomaaliya kaas oo la soo gaba-gabeeyay. Wasiir Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Wafdigiisa…

Read More »

Ciidamo eeyo wata oo baaritaan ka wada Muqdisho (SAWIRRO)

0 Visits: 268 | Wednesday December 19, 2018 - 11:11:41
Ciidamada Amisom iyo kuwa Cadaan ah oo ay wehliyaan ciidamada Booliska Somaliya, ayaa maanta dhanka Waqooyi ee Muqdisho gaadiidka ku baaraya iyaga oo isticmaalaya eeyo.

Read More »

Mdaxweynaha Shiinaha oo warqada aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya

0 Visits: 284 | Wednesday December 19, 2018 - 10:48:12
Madaxweynaha dowladda Shiinaha Xi Jinping ayaa waraaqihiisa aqoonsiga diblomaasinimo ka guddoomay Amb. Awale Kullane oo ah safiirka cusub ee safaaradda Soomaaliya ku leedahay dalkaasi Shiinaha. Munaasabadda warqadaha looga guddoomayay safiirka cusub oo ka dhacay magaalada Beijing ee caasimadda dalkaasi…

Read More »

Dowladda Federaalka oo wafdi korjoogta ka noqda doorashada Koofur Galbeed u dirtay Baydhabo

0 Visits: 193 | Wednesday December 19, 2018 - 10:37:16
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wafdi Wasiiro u dirtay magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, halkaasoo lagu wado inay maanta ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed. Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdi…

Read More »