Wararka

Maraykanka Oo Joojinaya Dagaalka Xagga Cirka Ah Ee Uu Kula Jiray Kooxda Daacish-Ta…

0 Visits: 281 | Friday December 21, 2018 - 20:14:17
Wasaaradda difaaca Dalka Maraykanka ayaa joojisay Afar Sana ka dib, weerarradii xagga Cirka ahaa ee lagu bar-tilmaameedsanayay Daacishta Suuriya, ka dib markii sida uu maamulka Trump sheegay laga gaaray guulo wax ku ool ah dagaalka IS.

Read More »

Xoghayihii Difaaca Mareykanka Jim Mattis oo is casilay

0 Visits: 280 | Friday December 21, 2018 - 19:08:57
Xoghayihii Difaaca Mareykanka Jim Mattis ayaa ku dhawaaqay inuu shaqada ka tagayo bisha February ee sanadka 2019. Madaxweyne Trump ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay in Jim Mattis uu howlgab noqonayo sanadka cusub ee soo socda. Jim Mattis ayaa dhankiisa sheegay inuu shaqada isaga tagayo, kaddib markii…

Read More »

Dhageyso:-Hay'adaha Amniga G/Hiiraan Oo Ka Jawaabay Cabasho Ka Timid Wariyeyaasha Baladweyne

0 Visits: 311 | Friday December 21, 2018 - 19:06:00
Shalay waxaa cabasho ballaaran ay kasoo yeertay qaar ka mid ah wariyeyaasha Magalada Baladweyne taas oo ku aadan in laga celiyay goob lagu xusayay 75 Sano-guuradii kasoo wareegtay Aas-aaska Ciidanka booliska Soomaaliyeed. Laamaha amniga Gobolka Hiiraan ayaa ka jawaabay cabashadaas,iyaga oo sheegay in…

Read More »

NISA oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay Madaxii Al-Shabaab u qaabilsanaa Qaraxyada lagu xiro gaadiidka

0 Visits: 269 | Friday December 21, 2018 - 18:57:38
Ciidanka NISA ayaa gacanta ku dhigay Madaxii Al-Shabaab u qaabilsanaa gaadiidka lagu xiro qaraxyada, kaddib howlgal gaar ah oo xalay ka dhacay Muqdisho.

Read More »

Isku aadka tartanka FA Cup-ka Ingiriiska oo la soo saaray

0 Visits: 755 | Thursday December 20, 2018 - 21:03:25
Waxaa la sameeyay isku aadka wareega semi-fnalka ee koobka FA Cup-ka dalka Ingiriiska, kaddib marki xalay lasoo gaba gabeeyay wareega sideeda kooxood.

Read More »

Maxaad ka taqaan Beelaha Digil iyo Mirifle.

2 Visits: 2322 | Thursday December 20, 2018 - 20:53:20
Digil iyo Mirifle waa qowmiyada ugu tirada badan ee degta gobolada Shabeelada hoose, Bay iyo Bakool sidoo kale waxey wax ka degaan gobolada Jubada/dhaxe iyo hoose iyo Gedo. Abka Digil wuxuu ahaa nin Carab ah oo ka yimid Jasiiradda Carabta wuxuu ka soo degay baa la yiraahdaa deexda gacanka Taajuura (Jabuuti).…

Read More »

SOMALIA DIGNIINTA MARKA - OGEYSIISKA QALABKA

0 Visits: 1202 | Thursday December 20, 2018 - 20:00:15
OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan tahay calaamadda ganacsiga ee: Facebook, Inc., a corporation organised and existing under the laws of the State of Delaware, U.S.A. of 1601 Willow Road, Menlo Park, California, 94025, United States of America

Read More »

Ex Xildhibaan Geedi iyo Batuulo Gaballe oo dhex martay dood aan waxba la iskula harin (Dhageyso)

0 Visits: 1054 | Thursday December 20, 2018 - 19:47:59
Ex Xildhibaan Maxamuud Geedi Aw Hilowle oo ka tirsanaa xildhibaanada Baarlamaankii hore iyo Batuulo Sheekh Axmed Gaballe oo ah Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka ayaa waxaa dhex maray dood ay uga hadlayeen xaaladda dalka, gaar ahaan siyaasadda, waxqabadka Dowladda, tan nabadgelyo iyo arrimo kale.

Read More »

Kanada oo Wax ka Badashey Habka Warbixinada Amniga

0 Visits: 273 | Thursday December 20, 2018 - 19:45:06
Habka warbixin sanadeedka ay soo saarto Wasaaradda Amniga ee Kanada ee ku aaddan falalka argagixisada ayaa dhaliyey muran badan, ka dib markii dadka aaminsan diimaha ay tilmaameen in ereyada qaar la isticmaalay ay yihiin kuwo iyaga ka dhan ah.

Read More »

Mareykanka oo shaaciyay in uu ciidamadiisa kala baxayo Suuriya

0 Visits: 270 | Thursday December 20, 2018 - 19:38:04
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ciidamada ka jooga Suuriya ay halkaasi kala soo bixi doonto. Ma jirto waqti cayiman oo arrintan loo qabtay,balse mid ka mid ah saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in muddo 100 maalmood gudahood ah ay dalkooda ku soo laaban doonaan.

Read More »

Mas'uuliyiintii degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi oo xilka laga qaaday (Akhriso wareegtada)

0 Visits: 262 | Thursday December 20, 2018 - 19:28:43
Guddoomiyeyaashii Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi ayaa xilka laga qaaday ka dib markii wareegto ka soo baxday xafiiska Wasaaradda arrimaha maamulka Hirshabelle oo uu ku saxiixnaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowlahada Hoose Maxamed Cali Caadle. Isla Wareegtada ayaa waxaa lagu magacaabay laba Guddoomiye…

Read More »

DHAGEYSO: Warbixin Maxaad ka taqaana taariikhda Hooyadda Ciidanka Qalabka Sida?

0 Visits: 252 | Thursday December 20, 2018 - 19:23:19
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacaya Munaasabad aad u ballaaran oo lagu xusayo sanadguurada 75-aad ee ka soo wareegtay aas aaskii ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galaya Masuuliyiin badan oo ka tirsan Dowlada oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha dalka Maxamed C/laahi Maxamed…

Read More »

Daawo: Sheikh Hassan Diheeye oo Ilhan Cumar ka difaacay Imaaraadka iyo Sacuudiga

0 Visits: 294 | Thursday December 20, 2018 - 19:18:57
Sheikh Hassan Diheeye Oo Reer Borama ah Ayaa Fariin u Diray Soomaalida Meelkastay ku Nooshahay Dal iyo Dibad inay Taageeran Congress Ilhan Omar Oo ah Gabar Somaliyed Taas Oo Weerar ay ku hayaan Imaratka iyo Sacuudiga.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb-galay Xuska 75aad ee Aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

0 Visits: 308 | Thursday December 20, 2018 - 19:05:25
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 75aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda iyo dhammaan qeybaha kala…

Read More »

DEG DEG: Banaanbax Lagu Taageerayo Dowladda Qatar Oo Hada Ka Socda Magaalada (Sawirro)

0 Visits: 275 | Thursday December 20, 2018 - 18:49:14
Degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa hadda waxaa ka soconaya bananbax lagu taageeerayo Dowlada Qatar islamarkana looga dalbanaayo iney dadajiso dhismaha Dakada Hobyo.

Read More »

Kooxo hubeysan oo Ganacsade ku dilay Suuqa Bakaaraha

0 Visits: 238 | Thursday December 20, 2018 - 18:42:50
Kooxo hubeysan ayaa maanta ku dilay Suuqa Bakaaraha Ganacsade caan ka ahaa suuqa, iyagoo kooxda dilka geysatay ay goobta ka baxsadeen. Ganacsadaha la dilay ayaa magaciisa lagu soo koobay Jeeri, waxaa la sheegay inuu ahaa Ganacsatada Khudaarta ka ganacsata. Goobjoogayala ayaa sheegaya in Ganacsadaha…

Read More »

Bandow lagu soo rogay magaalo ku taalla Suudaan

0 Visits: 295 | Thursday December 20, 2018 - 18:38:45
Dowladda Suudaan ayaa ku dhawaaqday in Bandow lagu soo rogay Magaalada Atbara, waxaana sidoo kale ay amartay in la xiro Iskuulada aggaasi ku yaalla kaddib markii halkaasi ay ka dhaceen dibadbaxyo looga soo horjeedo qiimaha rootiga ee Suudaan oo sare u kacay. Dowladda ayaa sheegtay in Banaanbaxyo waa…

Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo goor dhow war ka soo saaraya Mooshinka laga keenay Madaxweynaha

0 Visits: 257 | Thursday December 20, 2018 - 18:12:38
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu war ka soo saaray mooshinka muranka badan dhaliyay ee 9-kii bishan laga keenay Madaxweyne Farmaajo. Ilo wareedyo kala duwan ayaa xaqiijinaya in Guddoomiye Mursal uu ku dhawaaqi doono…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA BOGGA WARARKA WARGEYS KA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 20-KA DICEMBAR 2018-KA

0 Visits: 516 | Thursday December 20, 2018 - 09:47:04
WARBIXIN MAXAAD KA TAQAANA TAARIIKHDA HOOYADDA CIIDANKA QALABKA SIDDA? Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacaya Munaasabad aad u ballaaran oo lagu xusayo sanadguurada 75aad ee ka soo wareegtay aas aaskii ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galaya Masuuliyiin badan oo ka…

Read More »

Taliye Cusub Oo Loo Magacaabay Ciidanka Uganda Ee Jooga Somalia

0 Visits: 308 | Wednesday December 19, 2018 - 22:32:26
Hadal Ka Soo Baxay Wasaaradda Difaaca Ee Dalka Uganda Ayaa Lagu Sheegay In Isbedel Lagu Sameeyey Taliska Ciiddanka Uganda Ka Jooga Somalia Ee Qeybta Ka Ah Hawlgalka AMISOM. Taliyihii Qeybta 5-aad ee Ciiddanka Uganda ee ku sugnaa Waqooyiga dalkaasi, Sarreeye Guuto Michael Kabango ayaa la sheegay in loo…

Read More »