Wararka

Somaliland oo u jawabtay Madaxweynaha cusub ee Puntland

0 Visits: 348 | Thursday January 10, 2019 - 20:48:04
Iyadoo dhawaan maamulka Puntland ay doorteyn Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi majaraha u qaban lahaa Shanta sano ee soo socoto ayaa waxaa durbadiiba soo baxaya eedeymo Somaliland ay u jeedinayso Puntland. Madaxweynaha csusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa wareysi…

Read More »

Muwaadin Soomaaliyeed Oo Loo Xukmiyey Malaayiin Shillinka Kenya

0 Visits: 301 | Thursday January 10, 2019 - 20:45:59
Maxkamadda The Admiralty Court ee u xil-saaran Dacwadaha dhanka Badda ee ku taalla magaalladda Mombasa ee dalka kenya waxay xukumisay in 10-million oo Shillinka Kenya magdhow ahaan loo siiyo Milkiilaha Markabka Kalluumeysiga lagu magacaabo MV Nasiibu, kaasi oo labadii sanno ugu dambaysay ku xayirnaa…

Read More »

War cusub oo laga soo saaray tacadiyadii Baydhabo

0 Visits: 345 | Thursday January 10, 2019 - 20:37:14
Guddi is xilqaamay oo u ololeeya cadaalad u helista dibadbaxaayaashii ku geriyooday dibad baxyadii Baydhaba, kana kooban Siyaasiyiin, Suxufiyiin, Waxgarad, Ganacsato, iyo Bulshada Rayidka ayaa waxa ay warqad cabasho ah u direen Wakiilada wadamada reer Galbeedka ee Soomaaliya u joogo, Xafiiska UNSOM,…

Read More »

Dhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland Oo Faah Faahiyay Dagaalka Ka Dhanka Ah Shabaab Ee Jubbooyinka

0 Visits: 272 | Thursday January 10, 2019 - 20:31:11
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Maodobe) oo ku sugan degmada Afmadoow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalka ka dhanka ah Shabaab ee uu ka wado Gobolada Jubbaland.

Read More »

Dowladda Britain Oo Teegeero Cusub Siineysa Howlgalka AMISOM

0 Visits: 259 | Thursday January 10, 2019 - 20:15:48
Hawlgalka AMISOM ayaa la sheegay inay Dib-u-dhis ku samayn doonaan Saldhigyadda hore ee Hawlgalladda, si loo xaqiijiyo Ammaanka iyo Bad-qabka Ciiddanka AMISOM. Kulan looga hadlayey Dib-u-casriyeynta iyo sida lagu taageeri karo Ciiddanka AMISOM ee hawlgalladda ka wada goobahaasi iyo Qiimaha Loojistikadda…

Read More »

War Deg Deg:- Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho

0 Visits: 252 | Thursday January 10, 2019 - 20:05:29
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax goordhaweyd ka dhacay agagaarka Isbitaalka Digfeer Degmadda Hodan ee Magaaladda Muqdisho.

Read More »

Qaramada Midoobay oo cayrisay shaqaale badan

0 Visits: 250 | Thursday January 10, 2019 - 19:57:24
Hay'adaha Qaramada Midoobay ee jooga xerada Dhdhaab ee dalka Kenya ayaa boqolaal shaqaale ah kala diray dhowaan. Dadkan ayaa loo sheegay in dhaqaale darro ay soo food saartay hay'adaha, oo aysan deeq bixiyeyaasha ka helin taageeraddii ay uga baahnaayeen.

Read More »

Duqa Muqdisho oo gurigeeda ku wareejiyay Maano Maxamed oo gurigeeda si sharci darro looga heystay

0 Visits: 281 | Thursday January 10, 2019 - 19:45:55
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Maano Maxamed Caamir oo ah Muwaadin Soomaaliyeed oo si sharci darro ah looga haystay gurigeeda ku wareejiyey oo ku yaalla degmada Shibis. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa markii uu eegay dhammaan sharciyadii…

Read More »

QM oo ku baaqday xasilooni kaddib markii lagu murmay doorashada DRC

0 Visits: 260 | Thursday January 10, 2019 - 19:35:08
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa ka codsaday dhinacyada dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo inay ku dadaalaan nabadda iyo xasiloonida dalkaasi kaddib markii lagu murmay natiijada kasoo baxday guddiga doorashooyinka. Xoghayaha guud ayaa ka codsaday dhinacyada isku haya…

Read More »

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo safarkiisii labaad doorashadiisa kaddib ku tagay Baraawe

0 Visits: 250 | Thursday January 10, 2019 - 19:30:36
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Sh/Hoose, halkaasoo ahCaasimada rasmiga ah ee Koofur Galbeed.

Read More »

Ciidanka xoogga dalka oo soo qabtay Kooxo Isbaaro dhigtay

0 Visits: 269 | Thursday January 10, 2019 - 19:21:12
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howl-gallo lagu qaadayay Jid gooyooyin yiillay degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada hoose ka sameeyay Degmada Afgooye iyo nawaaxigeeda. Howl-galkan oo ay hor kacayeen Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jenaraal, Odowaa Yuusuf…

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha oo magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaranka

0 Visits: 275 | Thursday January 10, 2019 - 19:16:36
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaranka, kaddib wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa. Guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaran ayaa ka kooban 11 xubnood oo isugu jira 8 Wasiir, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Hanti…

Read More »

Dad ku dhintay dibadbaxyada ka socda Suudaan

0 Visits: 236 | Thursday January 10, 2019 - 19:12:57
Booliska dalka Suudaan ayaa sheegay in ugu yaraan saddex qof ay ku dhinteen dibadbaxyo dowladda looga soo horjeedo oo ka dhacay magaalada Omdurman oo u dhaw magaalada caasimadda ee Khartuum. Dadka dibadbaxa dhigayay ayaa ku dhawaaqayay ereyo ay ku codsanayaan inay helaaan 'caddaalad iyo xoriyad'.…

Read More »

Madaxweynaha cusub ee Puntland oo shir guddoomiyay kulankii u horeeyay ee Golaha Wasiirada

0 Visits: 291 | Thursday January 10, 2019 - 18:52:55
Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Siciid C/llaahi Maxamed Deni ayaa markii u horeyay maanta shir gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada Puntland, kaasoo qabsooma toodbaadkiiba maalinta Khamiista.

Read More »

Dibadbaxyo lagu tageerayo Al Bashiir oo ka dhacay Khartuum

0 Visits: 302 | Thursday January 10, 2019 - 11:57:11
Dibadbaxyo lagu taageerayay madaxweynaha Suudaan Cumar Al Bashiir ayaa maanta ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Khartuum. Dibadbaxa ay kasoo qeyb galeen boqolaal qof waxaa soo qabanqaabiyay xisbiga ka taliya dalkaasi. Telefishinka dowladda Suudaan ayaa baahiyay sawirrada dibadbaxyada ka dhacay fagaaraha…

Read More »

Hoggaamiye Mucaarad Ah Oo Ku Guuleystay Doorasho Ka Dhacday Koongada Dimuqraadiga

0 Visits: 250 | Thursday January 10, 2019 - 11:45:38
Guddiga Doorashadda ee dalkaasi waxay maanta ku dhawaaqeen Natiijadda Doorashadii Madaxtinimadda ee bishii November 30-dii ka dhacday dalkaasi, iyadoo Hoggaamiyaha Mucaaradka, Felikis Tashisekedi ku guuleystay Doorashadaasi.

Read More »

Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-shabaab ku dhaxmaray degmada Marka

0 Visits: 470 | Thursday January 10, 2019 - 11:35:41
Wararka naga soo gaaraya degmada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay uu halkaa dagaal culus ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dagaalyahannada ururka Al-shabaab. Dagaalka ayaa bilaawday kaddib markii xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab dhowr jiho ka soo weerarreen fariismo…

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo markii u horeysay ka hadlay arrinta Maqaamka Muqdisho

0 Visits: 280 | Thursday January 10, 2019 - 11:32:43
C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa sheegay in sanadkan uu yahay sanadkii dadka reer Muqdisho ay heli lahaayene matalaadooda, ayna ula mid lahaayene gobolada kale ee dalka. Eng. Yariisow ayaa la hadlayay shacabka degmada Yaaqshiid, isagoo markii u hoerysay soo hadal qaaday arrinta Maqaamka…

Read More »

Trump oo si cara leh uga baxay shir uu lalahaa Xisbiga Dimuquraadiga

0 Visits: 336 | Thursday January 10, 2019 - 11:21:54
Madaxweyne Donald Trump ayaa isaga baxay kulan uu lalahaa hoggaamiyeyaasha xisbiga dimuquraadiga ah ayadoo ay burbureen wada xaajoodyadii ku aaddanaa laamaha xukuumadda Maraykanka ee xiran maalintii 19aad. Madaxweynaha ayaa isaga baxay wadahadalkii kadib markii Nancy Pelosi iyo Chuck Schumer ay ku adkaysteen…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO KHAMIIS 10-KA JANNAAYO 2018-KA

0 Visits: 490 | Thursday January 10, 2019 - 10:45:59
MADAXWEYNAHA CUSUB EE PUNTLAND OO DIGNIIN U DIRAY SOMALILAND Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland oo Wareysigii u horeeyay bixiyay ayaa sheegay, in uusan Puntland iyo somaliland ka dhaxeyn muran dhuleed, hase yeeshee Somaliland ku soo xadgu dubtay dhul ay Puntland leedahay.…

Read More »