Wararka

Xilka Qaadis Lagu Sameeyey Guddoomiye Ku Xigeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka

0 Visits: 307 | Friday January 11, 2019 - 20:55:24
Guddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa xilka ka qaaday Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Sayid Cali Sheekh Maxamed isla mar ahaanta ka saaray xubinnimada.

Read More »

Wasaaradda Amniga oo xabsiga dhigtay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska

0 Visits: 267 | Friday January 11, 2019 - 20:48:55
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay xabsiga dhigtay sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Read More »

Mugabe oo boorso lacag ah laga xaday

0 Visits: 257 | Friday January 11, 2019 - 20:45:07
Saddex qof ayaa maxkamad lagu soo taagay dalka Zimbabwe, kuwaas oo lagu eedeeyey in ay xadeen boorso ay ku jirto $150,000 oo kaash ah oo uu lahaa madaxweynihii xilka laga tuuray ee dalkaas, Robert Mugabe. Tuugada la tuhunsan yahay ayaa la sheegay in ay lacagtaas ku gateen gawaari, guryo, iyo xoolo nool.

Read More »

Wararkii Ugu Dambeeyay Dab Ka Kacay Suuqa Bakaaraha+Sawirro

0 Visits: 532 | Thursday January 10, 2019 - 23:57:57
Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dab caawa ka kacay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaaladda Mudqisho.

Read More »

Somalia embroiled in diplomatic row after expelling UN envoy over accusations of interference

1 Visits: 626 | Thursday January 10, 2019 - 23:34:10
Still the level of violence is said to be down, by Somali standards. The latest crisis for the country is one of international politics. The government has expelled the UN special envoy to the country and this directly led to the British defence secretary, Gavin Williamson, cancelling a visit to Mogadishu…

Read More »

R.W kuxigeenka oo Jordan uga qeyb galay shir looga hadlay isbedelka cimilada (SAWIRRO)

0 Visits: 373 | Thursday January 10, 2019 - 23:19:05
Ra'iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta dalka Jordan uga qayb galay shir madaxeedka wadamada Carabta oo looga hadlay is-bedelka cimillada adduunka iyo deegaanka.

Read More »

DEG DEG:- Dab xoogan oo caawa ka kacay Suuqa Bakaaraha

0 Visits: 369 | Thursday January 10, 2019 - 23:07:25
Dab xoogan ayaa goor dhaw oo caawa ah waxa uu ka kacay gudaha Suuqa Bakaaraha gaar ahaan aagga Bacadlaha.Dabkan oo la sheegay inuu ka dhashay Koronto ayaa kacay kadib markii ay soo kala hooyaadeen dadkii Suuqa ku sugnaa oo ku ganacsan jiray. Dabka oo ah mid xoogan ayaa ku sii fidaya qeybo cusub oo ka…

Read More »

RW Khayre Oo La Kulmay Sii-Haayaha Xilka Ergayga QM

0 Visits: 380 | Thursday January 10, 2019 - 22:56:40
Ra'iisul Wasaaraha dalka, Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii haayaha xilka ergayga qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Rai Zenenga. Wasiirka koowaad ee xukuumadda Soomaaliya oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa fahfaahin ka bixiyay qodobadda ay ka wada hadleen mas'uulkaan…

Read More »

Xaaladda Muhaajiriinta Griigga ku nool oo laga deeyrinayo.

0 Visits: 357 | Thursday January 10, 2019 - 22:53:10
Hay'adda gargaarka ee Oxfam ayaa sheegtay in xerooyinka ciriiiriga ah ee magangalya doonka ee gudaha dalka Giriiga ee lagu ogaanayay dadka tabarta yar uu shaqeyn waayay.

Read More »

Shir Ku Saabsan Bixitaanka AMISOM Oo Ka Dhacay Muqdisho

0 Visits: 386 | Thursday January 10, 2019 - 22:47:24
Shirka oo looga hadlayo qorshaha kala guurka ee ciidamada nabad ilaalinta ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Muqdisho Madaxa xafiiska taageerada howlgalka AMISOM ee Soomaaliya, Gen Fidza Dludla oo ka qayb kulankaasi ayaa ujeedka shirkaasi ku sheegay xoojinta howlagalkooda…

Read More »

Ma dhab- baa in UK Saldhig Militari ka sameysaneyso Somaliland

0 Visits: 377 | Thursday January 10, 2019 - 22:38:34
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in UK ku biireyso dalalka Imaaraadka iyo Rushka, iyada oo dooneysa in ay saldhig militari ku yeelato Somaliland. Toddobaadkan waxaa magaalada Hargeysa markii ugu horeysay tagay xoghayaha Difaaca BritainGavin Williamsonoo kulan la qaatay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi…

Read More »

Ruushka oo ciidankeeda badda Saldhig uga sameynaysa Deegaanada Soomaaliland.

0 Visits: 387 | Thursday January 10, 2019 - 22:34:47
-Dowladda Ruushka ayaa lasheegay in ay Ciidankeeda Badda Saldhig uga sameeyneyso Soomaaliland, taasi oo ah Tilaabo ay dooneeyso in ay ku kordhiso Awoodeeda military ee geeska Africa. Wada hadallo ayaa la wairiyay in ay u socdaan Soomaliland iyo Dowladda Ruuska kuwaasi oo ku saabsan dhismaha Saldhig…

Read More »

Askari ka tirsanaa ciidanka Booliska oo galabta lagu dilay Suuqa Bakaaraha

0 Visits: 314 | Thursday January 10, 2019 - 22:27:56
Askari katirsanaa ciidanka Booliska ee ka hawlgala Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa waxaa galabta lagu dilay Suuqaasi, xilli uu dhex maraayay, sida ay inoo sheegeen saraakiil ammaanka qaabilsan.

Read More »

Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo kormeer amni ku tagay Deg. Garas-baaley (SAWIRRO)

0 Visits: 423 | Thursday January 10, 2019 - 22:15:51
Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan oo ay wehliyaan Taliyaha qeybta Galbeed Gaashaanle Sare Maxamed Daahir, Taliyaha Booliska Deg. Garas-baaley Laba Xidigle C/fataax Maxamed Xasan (Qoslaaye) iyo saraakiil kale ayaa maanta kormeer amni ku tagay Deg. Garas-baaley.

Read More »

Kenya: "Ciidamadeenu Way Sii Joogayaan Somalia"

0 Visits: 358 | Thursday January 10, 2019 - 22:10:41
Xoghayaha joogtada ah wasaraada arrimaha dibada Kenya, Macharia Kamau, ayaa sheegay in ay adag tahay in ciidamadooda xiligani ay kasoo saaraan dalka ilaa iyo inta laga soocelinayo nabadii iyo xasiloodii Soomaaliya

Read More »

Weerar Bambaano Oo Ka Dhacay Degmada Yaaqshiid

0 Visits: 365 | Thursday January 10, 2019 - 21:04:47
Gelinkii dambe ee Maanta ayaa weerar bambaano oo khasaaro geystay waxaa lagu qaaday Xarunta Maamulka degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Goobjogayaal aan la hadalnay ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Bambaanooyinkaas lagu tuuray Gudaha Xarunta xili Shaqooyin ay ka socdeen Xarunta degmada.

Read More »

Ciidamada Ammaanka Oo Gaalkacyo Ku Qabtay Gacan Ku Dhiigle Baxsad Ahaa

0 Visits: 338 | Thursday January 10, 2019 - 21:02:44
Gaashaanle dhexe Maxamuud Cilmi Gulaafe oo ah Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Gobolka Mudug ee maamulka Galmudug ayaa sheegay in gacanta ay ku soo dhigeen nin uu ku sheegay in uu yahay Gacan ku dhiigle dil u geystay Ganacsade can ka ahaa

Read More »

AMISOM Oo Qorshe Cusub U Dejisay Sidii Ay U Ilaalin Lahayd Badqabka Ciidankeeda Ku Sugan Soomaaliya

0 Visits: 327 | Thursday January 10, 2019 - 20:58:28
Hawgalka midowga afrika ee Amisom ayaa wada dib u habeen uu ka sameenayo saldhigyadiisa milatari eek u yaalo gudaha dalka si kor loogu qaado badqabka iyo amaanka ciidamada saldhigyadaas ku sugan. Hawshan diba u habeenta loogu sameenayo saldhigyada ciidamada Amisom ay ku leeyihiin gudaha dalka ayaa qayb…

Read More »

Sawirro:-Madaxweynaha Puntland Oo La Kulmay Musharixiintii Kula Tartantay Xilka Madaxweynaha

0 Visits: 410 | Thursday January 10, 2019 - 20:56:01
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta oo taariikhdu tahay 10 January 2019 qado sharf u sameeyey musharixiintii u tartantay xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland.

Read More »

Sawirro:-Tirada Dadka Barakacayaasha Ah Ee Ku Sugan Muqdisho Oo La Shaaciyay

0 Visits: 354 | Thursday January 10, 2019 - 20:52:13
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa la kulmay Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xamza Siciid Xamza, iyadoo ay ka wada hadleen sidii xal-waara loogu heli lahaa Barakacayaasha ku nool gudaha iyo daafaha Caasimadda.

Read More »