Wararka

Maxaad Ka Ogtahay Safarka Madaxweyne Farmaajo Ee Dalka Lubnaan?

0 Visits: 385 | Saturday January 19, 2019 - 22:14:55
Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa qortay in Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo ka mid yahay Madaxda Dowladaha Carabta ee ka qeyb geli doona Shirka Dhaqaalaha iyo Horumarinta Bulshadda Carbeed (Arab Economic and Social Development summit) oo la filayo inuu berrito oo Axad ah ka furmo caasimadda…

Read More »

wararka ugu waaweyn ee suuqa kala iibsiga iyo wax walbo oo ka cusub kooxdaada

0 Visits: 736 | Saturday January 19, 2019 - 21:58:11
Liverpool Oo Banfica Ciyaariyahan ka soo qaadaneysa: kooxda Kubadda cagta Ee Liverpool Ayaa Diyaar u ah in ay £61m gini ay ku bixiyaan qaabkii ay ku soo qaadan lahaayeen Ciyaariyahanka qadka dhaxe kaga ciyaara kooxda Banfica ee Joao Felix oo Portugal U Dhashay (Correio da Manha – in Portuguese) Liverpool…

Read More »

Ganacsade Xaaji Abuukar Oo Cafis Ka Dalbaday Ummadda Soomaaliyeed

0 Visits: 369 | Saturday January 19, 2019 - 21:55:03
Ganacsade abuukar Cumar Cadaan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in isaga uu ka mid yahay dadka sida weyn wax looga sheekto,hayeeshee uu dalbanayo in la cafiyo. "Waxaan dalbanaa in la i cafiyo waxaan ahay qofka ugu badan ee wax laga sheegto,aniga waan idin cafiyey ee Shacbaka Soomaaliyeedow…

Read More »

Xogta iyo xaqiiqooyinka gaarka u ah kullanka Liverpool iyo Crystal Palace

0 Visits: 730 | Saturday January 19, 2019 - 21:43:14
Liverpool ayaa garaacday Crystal Palace shan ka mid ah lixdii kullan ee ugu dambeysay oo ay wada ciyaareen, weliba si xiriir ah saddexdii ugu dambeysay, mana aysan dhicin in Reds ay afar jeer xiriir ah garaacaan Eagles kullamada horyaalka Ingiriiska taariikhda. Palace ayaa guul gaartay saddex ka mid…

Read More »

USA: TSA Agents at Hector Working Without Pay are Served Lunch from Somali Community 25Shares

0 Visits: 592 | Saturday January 19, 2019 - 21:34:52
The Somali Community Development of North Dakota, along with the Islamic Center of Fargo, teamed up to serve traditional Somali food to TSA agents. Abdiwali Sharif, executive director of the Somali Community Development of North Dakota, first came through Hector International as a refugee. "A decade…

Read More »

SAWIRO: Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Madaxda Hay'addo caalami ah

0 Visits: 332 | Saturday January 19, 2019 - 21:25:24
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kulamo isdaba jooga kula yeeshay magaalada Nairobi madax iyo diblomaasiyiin kala duwan iyo sidoo kale hay'adaha caalamiga ee ka hawl gala Soomaaliya; Waxaa kamida safiirada Germany, Switzerland, Britain, Madaxa IGAD iyo wakiilkooda Somalia, European Union,…

Read More »

Senior al-Shabab fighter arrested after attack on Ethiopian troops in Somalia

0 Visits: 585 | Saturday January 19, 2019 - 21:20:00
Somali National Intelligence and Security Agency said the militant, who is a member of al-Shabab's intelligence branch Amniyat, was arrested by security forces in a major operation in Mogadishu on Friday night. The arrest came hours after the militants reportedly attacked the Ethiopian forces under…

Read More »

SAWIRO: Soomaaliya iyo Turkiga oo iskaashi ka yeelanaya socdaalka

0 Visits: 319 | Saturday January 19, 2019 - 21:16:09
Agaasimaha guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga dalka Turkey ayaa kulan la qaatey ku simaha agaasimaha guud ee Hay'adda Socdaalka dalka Turkey. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen agaasimaha guud wasaaradda amniga, u qeybsanaha socdaalka iyo mas'uuliyiin…

Read More »

Xaaska iyo aabaha dhalay ninkii isku qariyay Weerarkii Dhismaha DusitD2 oo la xirey

0 Visits: 330 | Saturday January 19, 2019 - 21:09:28
Xaaska iyo aabaha dhalay ninkii isku qarxiyay weerarkii Talaadadii la soo dhaafay lagu qaaday Dhismaha DusitD2 ayaa lagu xirey magaalada Mombasa sida ay sheegeen Booliska dalka Kenya. Mahir Khalid oo la sheegay inuu ahaa qofkii isku qarxiyay afaafka hore ee Dhismaha DusitD2 ayaa aabihii Khalid Riziki…

Read More »

Safari Market's new location continues to draw local Somali community

0 Visits: 533 | Saturday January 19, 2019 - 21:01:28
Women in colorful hijabs sell clothing, tea and food as customers' conversations flip between Somali and English. The smell of Somali cuisine — goat meat, lamb, rice — wafts from the kitchen as men gather around a television set near the entrance. Originally opened as a grocery store and coffee…

Read More »

General Bogmadow oo sheegay inay duqeyn iyo weerar ku burburiyeen idaacada Andulus ee Bu'aale

0 Visits: 490 | Saturday January 19, 2019 - 20:58:50
Taliyaha qeybta 43Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka General Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) ayaa sheegay in ay weerar iyo duqeyn ay ka fuliyeen degmada Bu'aale ee xarunta gobolka Jubbada Dhexe.

Read More »

73 al-Shabab militants killed in operation in southern Somalia: reports

0 Visits: 561 | Saturday January 19, 2019 - 20:27:46
The Somali National News Agency (SONNA) said the joint forces foiled an attack from al-Shabab at a military base at Bar-Sanguni neighborhood near Kismayo town in Jubbland. The news agency said international partners conducted airstrikes in the area that targeted al-Shabab militants. Independent sources…

Read More »

Canada Oo Xaqiijisay In Nin Heysta Dhalashada Dalkaas Loo Xiray Weerarkii Nairobi

0 Visits: 538 | Saturday January 19, 2019 - 13:27:05
Hadal ka soo baxay Waaxda Arrimaha Caalamka Waaxda Arrimaha Dibedda ee dalka Kanada ayaa lagu sheegay inay ka war hayaan in Muwaadin Kanadiyaan ah oo lagu magacaabo Guuleed C/xakiim ku xiran yahay dalka Kenya, kaasi oo lagu tuhunsan yahay inuu ku lahaa Weerarkii ay Al-Shabaab dhawaan ku qaadeen Hotelka…

Read More »

Fariin Loo Diray Soomaalida Ku Nool Dalka Kenya,Kadib Weerarkii Dhawaan Ka Dhacay

0 Visits: 314 | Saturday January 19, 2019 - 13:20:40
Guddoomiyaha Gobalka Tana River ee dalkaasi, Dhadho Godhana waxa uu ka codsaday dhamaan Qaxootiga Soomaalida ku nool Kenya inay dib ugu laabtaan dalkooda hooyo oo uu sheegay inay Dowlad ka jirto, isla markaana uu dalku nabad yahay. Waxa uu hadalkaasi ka sheegay mar uu shalay Arday heshay Deeq W/barasho…

Read More »

Kenya oo shaacisay Hawaaneyda Hubka ka soo qaaday Soomaaliya ee lgu weeraray Nairobi.

0 Visits: 251 | Saturday January 19, 2019 - 13:15:56
Warbaahinta Kenya ayaa waxaa ay shaaciyeen magaca haweeney Ciidanka Amnigu ku eedeeyeen in ay Soomaaliya ka qaaday hubkii Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ay ku qaadeen Hotel Nairobi ku yaala talaadada Todobaadkii hore. Saraakiil ka Tirsan qaybta Argagixiso la dirirka ee Booliiska Kenya ayaa waxa…

Read More »

War Deg Deg:-Gudoomiye iyo Wiil Dhalinyaro ah oo Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha

0 Visits: 287 | Saturday January 19, 2019 - 13:12:53
Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd Labo ruux waxa ay ku dileen Gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaaladda Mudqisho.

Read More »

Muslim community in Eastleigh marches against terrorism

0 Visits: 529 | Saturday January 19, 2019 - 12:25:04
While condemning the 14 Riverside Drive attack that left 21 people dead, Kamukunji MP Yusuf Hassan joined by area residents said Somalis and Muslims are peaceful and do not advocate such killings. Ali Salim Gichunge, the main planner earlier thought to have been killed, is among 11 suspects in police…

Read More »

Turkish authorities want Interpol arrest warrant for NBA basketball star Enes Kanter

0 Visits: 543 | Saturday January 19, 2019 - 12:20:52
Fearing retribution and possible assassination for speaking out against Turkish President Recep Tayyip Erdogan, New York Knicks basketball team center Enes Kanter did not travel with the team for a game in London on Thursday. On Wednesday, Turkish daily newspaper Sabah reported that Turkish prosecutors…

Read More »

Waa kuma ninkii isku qarxiyay Hotelka DusitD2 ee Magaalada Nairobi

0 Visits: 279 | Saturday January 19, 2019 - 12:10:52
Booliska dalka Kenya ayaa shaaciyay magaca iyo da'da qofkii isku qarxiyay Hotelka DusitD2 ee Magaalada Nairobi, talaadadii aan soo dhaafnay.

Read More »

Maalqabeen British ah oo sanado ka dib ogaaday inaanu dhalin carruurtii loo hayay

0 Visits: 250 | Saturday January 19, 2019 - 12:07:43
Richard Mason oo ah 54 jir meel fiican ka gaaray ganacsiga, isla markaana wax ka asaasay barta internet-ka ee MoneySupermarket.com, ayaa sheegay in markii dhakhtarku warkaa u sheegay uu dareemay sida qof dubbo lala dhacay.

Read More »