Wararka

Madaxweyne Farmaajo Iyo Inta Badan Madaxda Carbeed Oo Aan Ka Qeyb Galaynin Shirka Furmayo Bayruut

0 Visits: 829 | Sunday January 20, 2019 - 20:51:32
Hoggaamiyayaasha dowladaha Carabta waxay maanta ku madalsanaayeen inay ka qeyb galaan Shirweynaha Dhaqaalaha iyo Horumarinta Bulshadda, kaasi oo la filayo inuu saacadaha soo socdo ka furmo Caasimadda dalka Lubnaan ee Beyruut. Warbaahinta dalkaasi waxay sheegtay inay tiro kooban oo Hoggaamiyayaal ah…

Read More »

Yuusuf Garaad: Cashar ma noogu jiraa maaryenta weerarkii Dusit?

0 Visits: 269 | Sunday January 20, 2019 - 20:47:40
Weerarkii Westgate iyo weerarkii Dusit labadaba waxaan joogay Nairobi. Waxaan daawanayay Telefishinka, dhegeysanayay idaacadaha, akhrinayay wargeysyada, dhex mushaaxayay saxaafadda bulshada, la sheekeysanayay Kenyan iyo ajnebi. Waxaa hubaal ah in ciidanka amniga ee Kenya, siyaasiyiinta, suxufiyiinta…

Read More »

DHAGEYSO: Jubbaland oo u digtay dadka kunool degaanada ay ku sugan yihiin Shabaab

0 Visits: 258 | Sunday January 20, 2019 - 20:40:21
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa u digay dadka kunool degaanada ay maamulaan dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku yaalla gobolka Jubbadda Dhexe iyo sidoo kale qeybo ka mid ah gobolka Jubbadda Hoose. Afhayeenka Laamaha Amniga maamulka Jubbaland Cabdinuur Ibraahim Xuseen ayaa warbaahinta u sheegay in dadka…

Read More »

Itoobiya Oo Xaqiijisay In Askar Looga Dilay Weerarkii Gobolka Baay

0 Visits: 289 | Sunday January 20, 2019 - 20:34:29
Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Difaac ee Ethiopia ayey ku xaqiijiyeen inay Al-shabaab weerareen Kolonyo Ciiddanka Ethiopia oo marayey Degmadda Buur-hakabo, kuna sii jeeday Magaalladda Baydhabo. Qoraalka waxa lagu beeniyey hadal ay Al-shabaab ku sheegeen inay dhowr Askar Ethiopian ah ku dileen…

Read More »

Puntland oo xayirtay Gaadiid xamuul ah oo u socday Koonfurta Soomaaliya

0 Visits: 289 | Sunday January 20, 2019 - 20:29:09
Wararka naga soo gaaraya degaanka Xarfo oo ku yaalla Waqooyiga gobolka Mudug ayaa sheegaya in Ciidanka Ammaanka maamulka Puntland, ay halkaasi ku xayireen gaadiid u rararnaa Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Qaar ka mid ah Wadayaasha Gaadiidka ayaa warbaahinta u sheegay in labaddii maalmood ee lasoo…

Read More »

Sawirro:-Jubbaland Oo Soo Bandhigtay Waxyaabaha Maanka Dooriya Iyo Dadkii Ka Ganacsanayay

0 Visits: 251 | Sunday January 20, 2019 - 20:17:18
Ciidamada Ammaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgal xalay ay ka sameeyeen Xaafadaha Magaalada Ksimaayo ayaa waxa ay ku soo qabteen Waxyaabaha maanka dooriya iyo ragii ka ganacsanayay. Jubbaland ayaa sheegtay in la isku dayay waxyaabaha maanka dooriya in si dhuumaaleysi ah lagu soo galiyo Magaalada…

Read More »

Xilliga uu dhacayo dayax madoobaadka ugu horeeya sanadkan 2019 oo la shaaciyay

0 Visits: 247 | Sunday January 20, 2019 - 20:13:41
Cirbixiyeenada ayaa soo uruurinaya macluumaadka dayax madoobaad la sheegay in uu dhacayo, kaas oo ay dadka qaar sheegayaan in uu la mid yahay kii bishii July dhacay oo loo bixiyay "Bil-dhiig". Dayax madoobaadku waxaa si fiican looga arki karaa waqooyiga iyo koonfurta Ameerika, qeeybo ka mid…

Read More »

Madaxweyne Trump oo ka soo debcay mowqifkii uu ka taagnaa muhaajiriinta

0 Visits: 267 | Sunday January 20, 2019 - 20:04:43
Khilaafkii Trump iyo xisbiga dimuquraadiga ayaa cirka isku sii shareeray ka dib markii dhowr maalmood ay xirmeen Shaqooyinkii muhiimka ahaa ee dowladda , waxaana Madaxweyne Trump uu hadda waddaa dadaallo kala duwan.

Read More »

Sawirro:-Madaxweynaha Jubbaland Oo Markale Dagaal Kaga Dhawaaqay Degmada Dhoobley

0 Visits: 252 | Sunday January 20, 2019 - 19:55:14
Ugu horayn Madaxweynahu wuxuu salaan sharaf ka qaatay Cutubyo katirsan Ciidamada isaga oo intaas kadib khudbad u jeediyay uu kaga hadlay dhinacyo kala duwan. Madaxweynahu wuxuu sheegay in howlgalka xoraynta deegaanada maqan ay diyaar u yihiin oo dhaqaaq uu sugayo wuxuu intaas ku daray in dhawaan ay…

Read More »

Weriyeyaal u shaqeynayay idaacada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn

0 Visits: 272 | Sunday January 20, 2019 - 19:52:07
Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa soo bandhigtey magacyada qaar ka mid ah weriyaal ka howlgalayay idaacada ku hadasha codkaururka Al-Shabaab oo lagu diley weerar duqeyn ah. Weriyaasha ka tirsanaa ururka Al-Shabaab ee duqeyntan lagu diley ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Feysal Yare, Maxamed…

Read More »

Howlgal Dad Lagu Qabtay Oo Laga Sameeyay Magaalada Baladweyne

0 Visits: 261 | Sunday January 20, 2019 - 19:47:58
Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkaasi Ciidamada dowlada Soomaaliya ay ka sameeyeen howlgalo qorsheysan. Ciidamada ayaa howlgalka waxa ay ka sameeyeen Xaafaddo ka tirsan Baladweyne,isla markaana waxa ay ku soo qab qabteen 10 ruux…

Read More »

Wariye Coldoon oo lagu wareejiyay Ciidanka Itoobiya

0 Visits: 265 | Sunday January 20, 2019 - 19:40:07
Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ka mid ah Wariyeyaasha Soomaaliyeed ayaa lagu xiray degmada Gaashaamo ee Ismaamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Wariye Coldoon ayaa lagu yaqaano nin si weyn uga hadlay dhibaatooyinka dadka Soomaaliyeed ay kala kulmeen maamulkii Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka…

Read More »

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Shariif oo shir uga socda Nairobi

0 Visits: 256 | Sunday January 20, 2019 - 19:35:25
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maalintii 3aad shir wada tashi uga socda magaalada Nairobi, shirkaasoo looga hadlayo qaab dhismeedka Xisbiga iyo qorshayaasha Xisbiga hiigsanayo mustaqbalka dhow.

Read More »

Mareykanka Oo Loogu Baaqay Inuusan Dhimin Tirada Ciiddanka Ka Jooga Somalia

0 Visits: 289 | Sunday January 20, 2019 - 19:31:31
Dowladda Britain ayaa la sheegay inay ka codsatay Maraykanka inuu ka laabto qorshaha lagu dhimayo Tirada Ciiddanka ka jooga Somalia, kadib, weerarkii ay Alshabaab isbuucii hore ka geysteen Hotelka Dusit D2 ee magaalladad Nairobi. Wargeyska The Telegraph ee ka soo baxa magaalladda London ayaa qoray inay…

Read More »

Haweenay Soomaali ah oo ku jirta dadkii abaabulay weerarkii Nairobi

0 Visits: 273 | Sunday January 20, 2019 - 19:27:22
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa shaaciyay Haweenay Soomaali ah in ay ka qeyb ka aheyd dadkii ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday Hoteelka Desit2 ee Magaalada Nairobi todobaadkii lasoo dhaafay. Ciidanka Kenya ayaa gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya ka bilaabay dadaallo la doonaayo…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA AXAD 20-KA JANNAAYO 2019-KA

0 Visits: 460 | Sunday January 20, 2019 - 10:35:57
MADAXWEYNE TRUMP OO KA SOO DEBCAY MOWQIFKII UU KA TAAGNAA MUHAAJIRIINTA Khilaafkii Trump iyo xisbiga dimuquraadiga ayaa cirka isku sii shareeray ka dib markii dhowr maalmood ay xirmeen Shaqooyinkii muhiimka ahaa ee dowladda , waxaana Madaxweyne Trump uu hadda waddaa dadaallo kala duwan. Madaxweynaha…

Read More »

VIDEO Ra'iisul Wasaare Khayre oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Cali

0 Visits: 352 | Sunday January 20, 2019 - 00:03:21
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Cali (Kenyaawi) oo kamid ah culimada Soomaaliyeed, maalahaanna Muqdisho ka weday wacyi-gelin uu bulshada Soomaaliyeed ugu dhiirri gelinayay in is cafiyaan. Ra'iisul wasaarha…

Read More »

DHAGEYSO: Beello baaq kasoo saaray colaad ka taagan xadka Sh.Dhexe & Hiiraan

0 Visits: 375 | Saturday January 19, 2019 - 23:57:40
Kulan ay maanta isugu yimaadeen Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda deegaanada Colaaduhu ka jiraan ee Shabeelaha dhexe ayaa waxaa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Read More »

Rasmi: Trent Alexander-Arnold oo hishiis cusub u saxiixay Liverpool

0 Visits: 725 | Saturday January 19, 2019 - 23:54:30
Trent Alexander-Arnold ayaa Liverpool u saxiixay heshiis waqtigiisa dheer yahay. 20-jirkan asigoo lix jir ah ayuu Liverpool qeybteeda caruurta lagu bar baariyo kusoo biiray haatana waa daafac joogto ugu cayaaro Reds. Arnold ayaa ku biiray liiska cayaartooyda Liverpool ee dhawaan heshiis waqtigiisa dheer…

Read More »

EPL: Hordhaca kullanka Manchester United vs Brighton

0 Visits: 688 | Saturday January 19, 2019 - 22:48:03
Ka dib guushii ay ka gaarreen Tottenham Hotspur, Manchester United waxaa ka muuqata kalsooni badan oo ay ku garaaci karaan Brighton and Hove Albion. United ayaa hadda rajo wanaagsan ka muujineysa sidii ay kaga mid noqon lahayd kooxaha ugu sarreeya horyaalka, iyadoo hadda ku dhibco ah Arsenal oo kaalinta…

Read More »