Wararka

Carabeey '' Waan taageersanahay in dowladdu dhaqaalihii ka joojisay Galmudug

0 Visits: 303 | Monday March 04, 2019 - 23:06:23
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Xaanshi Carabey ayaa sheegay in shaqsi ahaan iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka soo dhaweynayaan go'aanka ay dowladda Soomaaliya uga joojisay dhaqaalihii ay siin jirtay maamulka Galmudug.

Read More »

Dowladda Soomaaliya: Arrimaha badda wada hadal kama furna

0 Visits: 254 | Monday March 04, 2019 - 23:00:58
Iyadoo dhawaan uu meel sare gaadhay khilaafka diblomaasiyadeed ee Kenya iyo Soomaaliya, oo salka ku yaha muranka lahaanshaha meelo ka mid ah badda u dhaxeysa labada dal, ayey mas'uuliyiinta Soomaaliya hoosta ka xariiqeen mowqifkooda kama dambeysta ah. Ra'iisul wasaare ku xigeenka dowladda Federaalka…

Read More »

Wasiir kuxigeenka Gargaarka oo la kulmay wafdi ka socda Malaysia (SAWIRRO)

0 Visits: 218 | Monday March 04, 2019 - 22:56:08
Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socday dalka Malaysia gaar ahaan Hya'adda Islaamic relief,kuwaasi oo u yimaadey sidii ay qiimeyn ugu sameyn lahaayeen qorshe ay ku doonayaan sidii mashaariic horumarineed oo dhanka gar-gaarka ah ay uga fulin lahaayeen goobaha dhibaatooyinku ay ka jiraan…

Read More »

Nin Muslim ah oo afgembi ka sameeyay dal reer Galbeed ah

0 Visits: 286 | Monday March 04, 2019 - 22:29:06
Abuu Bakar waxa uu horey uga mid ahaan jiray ciidanka booliiska, wuxuuna ka mid ahaa dadkii ugu horeeyay oo qaatay diinta Islaamka ee dalka Trinidad sannadkii 1969-kii ka dib markii wadaad Masaari ah uu booqday jasiiradda ku taala qaaradda Amerika. Abuu Bakar ayaa ka irdhoobay diinta masiixiga maadaama…

Read More »

Shirweynaha Haweenka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho

0 Visits: 290 | Monday March 04, 2019 - 22:24:36
Shirweyne Qaran ee Haweenka Soomaaliyeed oo socon doona muddo saddex maalmood ah oo ay soo qabanqaabisay Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirweynaha waxaa ka qeybgalaya oo goobjoog ka ah Marwada Madaxweynaha Seynab Macalin, Guddoomiye ku xigeenka labaad…

Read More »

Barasaabka gobolka Togdheer oo sheegay inuu gobolku boqolkiiba lixdan aanu haysan biyo ku filan

0 Visits: 265 | Monday March 04, 2019 - 22:18:57
Barasaabka gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi ayaa sheegay in boqolkiiba lixdan deegaanada hoos yimaada aanay haysan biyo ku filan, waxaanu hay'adaha gargaarka ka codsaday inay deg deg usoo gaadhsiiyaan biyo. Barasaabka ayaa hay'adaha gargaarka ku canaantay in aanay wali wax gurmad ah ka samayn,isla…

Read More »

Dhakhaatiirta oo fariin u diray hooyooyinka ilmaha kasoo dilmaan

0 Visits: 239 | Monday March 04, 2019 - 22:06:39
Iyadoo ay jirto in badanaa ay dumarka sugaan muddo sanad ah ka hor inta aysan uur qaadin mar labaad, ayaa weli aanan la sheegin cadaymaha la xirriira arrinkan. ku dhawaad 14,000 oo kiiis oo baaritaan lagu sameeyey ayaan lagu helin wax khatar ah oo ka imaanaya arrinkan. Khubaro ka soo jeeda dalka Ingiriiska…

Read More »

Duufaan dad badan ku dishay dalka Mareykanka

0 Visits: 245 | Monday March 04, 2019 - 21:55:41
Ugu yaraan 22 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen duufaan xoog leh oo axaddi dharbaaxday gobolka Alabama ee koofurta dalka Mareykanka. Saraakiisha maamulka gobolka ayaa sheegay in ugu yaraan laba duufaan ay ku dageen gobolka, kaddibna ay sababeen jawi aad u qabow guud ahaan qeybaha koonfur bari…

Read More »

Spain oo doobabka reer miyiga ah loo raadinayo dumar ay guursadaan

0 Visits: 279 | Monday March 04, 2019 - 21:52:26
Dalka Spain waxa uu heer aad u hooseeya uga jiraa dib u deegaameynta miyiga marka la barbar dhigo dalalka kale ee midowga Yurub. Muddo tobannaan sano ka badan ayey dadka reer miyiga ah kasoo guurayeen baadiyaha, iyagoo magaalooyinka u doonanayay shaqooyin. Dadka looga soo tagay tuulooyinka miyiga waxay…

Read More »

Howlgalka xasillinta Gaalkacyo oo dad badan lagu xir xiray

0 Visits: 228 | Monday March 04, 2019 - 21:48:36
Ciidanka amniga Puntland oo saddexdii maalin ee u dambeysay howlgallo ka waday magaalada Gaalkacyo ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bixiyay,iyadoo howlgalka inta uu socday lagu xiray ku dhawaad 60 ruux oo dhallinyaro u badan.

Read More »

Farshaxaniistayaal dadaalay, oo daaro kireystay

0 Visits: 270 | Monday March 04, 2019 - 21:21:35
Kirada guryaha oo sare u sii kacayso ayaa farshaxaniisteyaasha ka saartay magaalooyinka waaweyn, balse haatan milkiilayaasha guryhaa ayaa caawiyinaya sababtoo ah waxa ay ka baqeen in ay qasaaraan oo ay guryahooda kiro u waayaan. Josh Field iyo Ollie Tobin oo 27 sano jiro ah iyo Roland Fischer-Vousden,…

Read More »

Maandooriye lagu soo qariyay dhalooyinka caanaha oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Nairobi

0 Visits: 227 | Monday March 04, 2019 - 21:13:58
Booliska dalka Kenya ayaa ku qabtay garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta haweeney u dhalatay dalka Nigeria oo wadatay maandooriyaal lagu soo qariyay dhalooyinka caanaha.

Read More »

Wiil dhalinyarro ah oo degmada Cadaado ku soo bandhigay diyaarad dagaal oo uu gacantiisa ku sameeya

0 Visits: 266 | Monday March 04, 2019 - 21:09:59
Axmed Cumar Sahal oo ah Nin dhalinyaro ah oo degan degmada Cadado ayaa warbaahinta iyo bulshada ku dhaqan degmadaasi uu soo bandhiga Axadii shalay diyaarad yar oo nooca dagaal ah oo uu gacantiisa ku farsameeyay.

Read More »

Kulan Looga Hadlay Dib-U-Eegista Dastuurka Oo Lagu Qabtay Jabuuti

0 Visits: 255 | Monday March 04, 2019 - 21:03:08
Banbax howleedkan oo ay ka soo qaybgaleen hay'adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La socodka ee Dib-u-eegista Dastuurka ee baarlamaanka, iyo Guddiha Madaxbannaan ee Dib-eegista iyo Hirgelinta Dastauurka, oo socdyay muddo 5 maalin ah ayaa maanta…

Read More »

Madaxda dalalka Ethiopia iyo Eritrea oo booqanaya Koofurta Sudan

0 Visits: 312 | Monday March 04, 2019 - 12:41:28
Madaxda dalalka Ethiopia Abiy Axmed iyo Eritrea Isaias Afwerki ayaa booqanaya dalka Koofurta Sudan iyagoo doonaya in ay sii xoojiyaan xiriirka dalalka ku yaal qaarada Afrika. Madaxweynaha wadanka Koofur Sudan Salva Kiir iyo saraakiil kale oo ka tirsan maamulkiisa ayaa ku soo dhoweeyay madaxda labadan…

Read More »

Meydka Wiil 7 bilood jira oo laga soo saaray dhisme ku dumay qarixii wadada Maka Al-Mukarama

0 Visits: 307 | Monday March 04, 2019 - 12:35:18
Dhismayaasha ku teedsan wadada Maka Al-Mukarama ee saameeyay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen habeenkii Khamiista ayaa wali waxaa laga baadi goobayaa meydadka dad xilliga qaraxa uu dhacayay ku sugnaa, kuwaasoo aan dib dambe loo arag. Saraakiisha ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in howlgalka…

Read More »

5 Ka Tirsan Ciiddanka Hindiya Oo Lagu Dilay Kashmiir

0 Visits: 252 | Monday March 04, 2019 - 12:31:41
Iyadoo ay socdaan dadaalo hoos loogu dhigay Xiisadda Colaadeed ee u dhexeysa Milliteriga dalalka Pakistan iyo Hindiya, ayaa waxaa la soo sheegayaa in ugu yaraan 7 qof lagu dilay Iska horimaad maalmihii la soo dhaafay ka dhacay qeybta Waqooyi ee Gobalka Kashmiir ee ay Dowladda Hindiya maamulaan. Iska…

Read More »

FIIRSO: Guddoomiyihii Hore G/Banaadir Oo DF Ugu Goodiyay Iney Joojin Doonaan Bixinta Canshuuraha Haddii Aanay…

0 Visits: 305 | Monday March 04, 2019 - 12:23:47
Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Cadde Gaabow ayaa sheegay in dadka degan Caasimadda ay bilaabi doonaan in ay joojiyaan waxyaabaha ay ku taageeraan dowladda dhexe ee Soomaaliya, Maadaama aysan jirin wax loo qabto Shacabka.

Read More »

XOG: Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Itoobiya & Cabsi Ka Jirta Shirka Saddex Geesoodka Ah Ee Asmara

0 Visits: 298 | Monday March 04, 2019 - 12:20:57
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safar deg deg ah maalinta axadda ugu baxaya dalka Ethiopia, halkaasi oo uu kula kulmi doono ra'iisul wasaare Abiy Ahmed, sida ay ilo-wareedyo ka tirsan Villa Somalia u xaqiijiyeen Caasimada Online. Farmaajo ayaa la filayaa inuu Abiy Ahmed…

Read More »

MAXAA KA RUN AH :-Al-Shabaab Oo Bandhigay Magacyada Mas'uuliyiintii DF Ee Ku Dhintay Kuna Dhaawacmay Weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama?

0 Visits: 289 | Monday March 04, 2019 - 12:16:39
Maxaa Ka Run ah :-Al-Shabaab ayaa maalmo ka dib xog dheeraad ah ka bixiyay weerarkii 28-kii bishan ay ka fuliyeen Wadada maka Almukarama ee magaalada Muqdisho. Warbaahinta ku hadasha Afka Al-Shabaab ee "Andulus" ayaa ayaa soo bandhigay magacyada qaar ka mid ah saraakiisha Al-Shabaab ay ku dileen…

Read More »