Wararka

1.6 Bilyan Muslimiin ah oo maanta Soonka uga bilowday dunida

0 Visits: 203 | Monday May 06, 2019 - 20:57:18
In ka badan hal bilyan iyo lix boqol oo Milyan oo Muslimiin ah ayay u bilaabatay bisha Barakeysan ee Ramadan. Ramadan oo ah bisha sagaalaad ee taariikhda hijriyada ee Islamka ayaa ka mid ah shan tiir ee ay ku qotonto Diinta Islaamka.

Read More »

Dhageyso:-Guddoomiye Yariisow Oo Ka Hadlay Howlgallada Ka Socda Muqdisho

0 Visits: 275 | Monday May 06, 2019 - 20:50:06
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yariisow) ayaa waxaa uu ka hadlay howlgalada Ciidanka amniga ay ka wadaan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Guddoomiye Yariisow ayaa waxaa uu sheegay in 40 cesho oo ay socdaan howlgadii uu ku dhawaaqay…

Read More »

QM oo baaq u dirtay Shacabka Soomaaliyeed

0 Visits: 226 | Monday May 06, 2019 - 09:55:04
Sii-hayaha Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ahna Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Raisedon Zenenga ayaa salaan diiran u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed iyadoo ay bilanayso bisha barakeysan ee Ramadaan.

Read More »

Diyaarado dagaal oo duqeyn ka fuliyey deegaano ka tirsan Gobolka Bari

0 Visits: 268 | Monday May 06, 2019 - 09:52:43
wararka laga helayo deegaano ka tirsan Gobolka Bari Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in diyaarado dagaal ay duqeyn la beegsadeen Saldhigyo ay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan dagaalyahanada Kooxda Daacish-ta Soomaaliya ee ku sugan deegaano ka tirsan Maamulka Puntland. Diyaarado dagaal oo laga leeyahay…

Read More »

Dhageyso:-Dowladda oo lagula xisaabtamayo Go'doonka saaran Magalada Marka

0 Visits: 232 | Monday May 06, 2019 - 09:47:55
weli waxaa go'doon ay saareen Al-Shabaab uu saaran yahay degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha hoose, halkaas oo dhowr bilood ka hor ay Al-Shabaab kala wareegeen ciidamo ka tirsan millateriga Soomaaliya,waxaana go'doonkaas walaac xoogan ka muujiyey Senator ka tirsan Xildhibaannada Aqalka Sare…

Read More »

Deegaano Ka Tirsan Gobolada Dalka Oo Maanta Aan Laga Soomin

0 Visits: 258 | Monday May 06, 2019 - 09:35:06
Iyadoo Maanta ay tahay Maalinta Koowaad ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo Dunida Muslimka si wada jir ah looga wada sooman yahay ayaa deegaano ka tirsan Gobolada Dalka Soomaaliya aan laga soomin. Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay shaacisay in Maanta ay tahay 1-da…

Read More »

Dad ku dhintay diyaarad dab qabsaday dalka Ruushka

0 Visits: 272 | Monday May 06, 2019 - 09:32:34
Qiiq uuro madow ah ayaa qabsaday goobta ay diyaaradda ku gubatay Ugu yaraan 41 qof ayaa ku geeriyootay kaddib markii diyaarad laga leeyahay dalka Ruushka uu dab qabsaday xilli ay hawada gashay ka hor inta aysan si deg deg ah u caga dhigan Garoonka diyaaradaha Sheremetyevo ee magaalada Moscow. Muuqaal…

Read More »

Howlgal xalay laga sameeyey Xaafado ka tirsan Muqdisho

0 Visits: 233 | Monday May 06, 2019 - 09:27:19
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa xalay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir, howlgalkaas oo lagu soo qaqb qabtay dad farabadan. Ciidamada ayaa howlgalkooda waxa uu ahaa mid Guryaha qaar ay baaritaano ku sameynayeen,waxana goobjoogayaal…

Read More »

Xukuumadda Soomaaliya: Somaliland waxay diidday in Abiy Axmed iyo Farmaajo oo wada socda ay ka degaan Hargeysa

0 Visits: 291 | Monday May 06, 2019 - 09:06:59
Xukuumadda Soomaaliya: Somaliland waxay diidday in Intii ay jirtay dowladda federaalka ee uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaa hakad ku jiray wadahadalladii siyaasadeed ee u dhaxeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Soomaliland.

Read More »

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelanaya

0 Visits: 243 | Monday May 06, 2019 - 08:55:28
Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah atariikhduna ku beegan tahay 6/5/2019 kulan ku yeelanaya Xaruntooda Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho.

Read More »

Jilaaga caanka ah ee Akshay Kumar oo dhalashadiisa lagu muransan yahay

0 Visits: 372 | Monday May 06, 2019 - 08:44:52
Xiddiga shirkadda filimada ee Bollywood Akshay Kumar ayaa ka hadlay muranka ka taagan muwaadinnimadiisa, waxaana uu in muddo ahba dadaal ugu jiray inuu madmadowga ka saaro dhalashiisa Hindiya, sida aan kasoo xigannay telefishinka NDTV.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 6-DA MAY 2019-KA

0 Visits: 370 | Monday May 06, 2019 - 08:22:39
XILDHIBAANNADA GOLAHA SHACABKA OO MAANTA KULAN YEELANAYA Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka soomaaliya ayaa maanta oo isniin ah atariikhduna ku beegan tahay 6/5/2019 kulan ku yeelanaya xaruntooda golaha shacabka ee magalada muqdisho. ajendaha kulanka maanta ayaa ah akhrinta 2aad…

Read More »

SAWIRO:-Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

0 Visits: 320 | Monday May 06, 2019 - 06:51:59
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi ayaa shalay oo Axad ah ah ku qaabilay dhismaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Danjire Hamdi Loza, waxa ayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashi…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Bilashada Bisha Ramadaan

0 Visits: 273 | Sunday May 05, 2019 - 22:46:47
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ,Xasan Cali Khayre ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan.

Read More »

Orodyahan Cabdi Da'uud Rooble oo Zambia ka Muujiyay Isbeddelka horumarka leh ee ay sameyneyso Oroddada Soomaaliya+Sawirro

0 Visits: 340 | Sunday May 05, 2019 - 22:21:25
Oradyahanka heerka caalami ee dalkeena Soomaaliya Cabdi Daaud Rooble ( Cabdi Lucky) Kaasoo caan ku ah orodka masaadafada fog sida, 5,000, 1000, 10 KM, 22 Km iyo Maratahon-ka 42 Km ayaa markale lasoo baxay wacdaro ciyaareed natiijo guul uu sare uga qaaday Calanka Soomaaliya kadib markii uu kaalinta Saddexaad…

Read More »

Wasaaradda Awqaafta Somalia Oo Ku Dhawaaqday In Berri Ay Tahay Maalinta 1aad Ee Bisha Ramadaan

0 Visits: 365 | Sunday May 05, 2019 - 21:29:02
Inta badan wadamada Caalamka ayaa waxa ay ku dhawaaqeen in ay berri oo ay taariikhdu ku beegan 6-da Bisha May tahay maalinta koowaad ee Bisha barakeysan ee Ramadaan, iyadoo bisha laga arkay meelo badan oo dalka ka mid ah. Gobolada Soomaaliya ee dadka ka arkeen Caawa Bisha Ramadaan ayaa waxaa ka mid…

Read More »

SAWIRRO: Madaxweynihii hore ee Nigeria oo gaaray Hargeysa

0 Visits: 326 | Sunday May 05, 2019 - 21:24:26
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Qaabiley Madaxweynihii Hore Ee Dalka Neyjeeriya, Mr Olusegun Obasanjo oo maanta booqasho ku tagay Somaliland. Garoonka Diyaaraddaha Magaalada Hargeysa ayaa waxaa kusoo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshadda iyo Madaxweynaha Somaliland. Madaxtooyadda…

Read More »

Golaha Aqalka sare oo maanta Warbixin ka dhageystay Guddiga Xuduudaha

0 Visits: 302 | Sunday May 05, 2019 - 21:20:47
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Aqalka sare. Kulanka oo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa warbixin looga dhageystay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka…

Read More »

Dab Khasaaro Geystay Oo Ka Kacay Ku Guri Ku Yaalla Muqdisho

0 Visits: 320 | Sunday May 05, 2019 - 20:48:04
Dab Baabi;iyey Maanta Guri ku yaalla Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir Kaasoo wararku sheegayaan inuu ka kacay koronto dabka ayaa ahaa mid xooggan oo geb ahanba baabiyey gurigaasi . wararka ayaa intaa raacinaya in Guri dadka uu ka kaccay uu ahaa mid Jiingad ah oo ka kooban 5 qol kaasoo ku yaallay…

Read More »

Jiirka Ama Doolliga Oo Loo Adeegsanayo Sahminta Miinooyinka Dhulka Lagu Aaso

0 Visits: 446 | Sunday May 05, 2019 - 20:36:26
Jiirka ama Doolliga oo inta badan aysan dadku jeclayn ayaa waxaa la soo weriyey in loo adeegsan karo sahminta goobaha la dhigo miinooyinka dhulka lagu aaso iyo sidii lagu ogaan lahaa dadka la il-daran Cuddurka Qaaxadda ama TB-da. Doolliga inkastoo ay yihiin xayawaano yaryar oo aad u xun, haddana waxaa…

Read More »