Wararka

Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi oo lagu aasay Qaahira

0 Visits: 323 | Tuesday June 18, 2019 - 20:39:47
Meydka madaxweynihii hore ee dalka Masar, Maxamed Mursi ayaa deg deg loogu aasay magaalada Qaahira saacado yar ka dib markii uu si lama filaan ah ugu dhintay maxkamad qaadeysay dacwado loo heystay. Qaar ka mid ah xubnaha qoyskiisa ayaa aaska ka qaybgalay. Waxaa loo diidday in ay maydka qaataan si ay…

Read More »

Guddiga ganacsiga ee Baarlamaanka iyo wasiirka ganacsiga oo kulmay

0 Visits: 311 | Tuesday June 18, 2019 - 20:32:24
Guddiga ganacsiga, warshadaha iyo dhaqaalaha ee Golaha Shacabka ayaa maanta la kulmay xubno uu hogaaminaayay wasiirka wasaarada ganacsiga ee Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Cali Xasan. Kulanka oo ka dhacay xafiiska guddiga oo ku yaalla xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho ayaa waxaa shir guddoominaayay…

Read More »

Mareykanka oo baahiyey caddeymo cusub oo ka dhan ah Iran

0 Visits: 346 | Tuesday June 18, 2019 - 20:22:18
Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa baahisay sawirro cusub oo ay sheegtay inay caddeymo dheeraad ah u yihiin in Iran ay ka dmabeysay weerar toddobaadkii tagay lagu qaaday laba markab oo saliid siday, kuwaas oo marayey Gacanka Cuman. Sawirrada ayaa muujinaya wax Mareykanka uu ku sheegay inay yihiin…

Read More »

Ciidanka Liyuu Boolis oo Shacab ku laayay Qabridahar

0 Visits: 338 | Tuesday June 18, 2019 - 20:15:28
Ciidanka Dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ee Liyuu Boolis ayaa dad Shacab ah ku dilay degaanka Qabridahar.

Read More »

Agaasimaha Madaxtooyada Qaranka oo la kulmay Danjireyaal

0 Visits: 345 | Tuesday June 18, 2019 - 20:12:34
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mudane Raisedon Zenenga iyo Danjireyaasha dalalka Ingiriiska Mudane Ben Fender iyo Talyaaniga Mudane Carlo Campanile. Kulankan oo ay ka qeyb…

Read More »

Gudoomiye Mursal oo qaabilay xubno ka socda Beesha Caalamka

0 Visits: 316 | Tuesday June 18, 2019 - 19:45:44
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday hay'adda UNDP iyo UNSOM. Guddoomiye Mursal ayaa ugu horeyn la kulmay wakiilka hay'adda UNDP ee Soomaaliya H.E. Jocelyn Mason iyo madaxa…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Abwaan Sangub

0 Visits: 301 | Tuesday June 18, 2019 - 19:36:43
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u tacsiyeeyay qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Singub) oo maanta ku geeriyoodey magaalada Addis Ababa. "Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.…

Read More »

Abwaan Sangub oo Maanta ku geeriyooday M/Adis Ababa

0 Visits: 319 | Tuesday June 18, 2019 - 11:51:01
Waxaa Magalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka itoobiya saakay ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise oo loo yaqaanay Sangub,kaas oo ka mid ahaay Abwaaniinta ugu caansan dhulka Soomaalida. Abwaanka ayaa halkaasi loo geeyay Arrimo Caafimaad , kadib xanuun mudo haayay,hayeeshee…

Read More »

Soomaaliya oo 33 sanno kadib dib ula soo laabatay Codkii ay ku laheyd urur-weynaha shaqada aduunka

0 Visits: 282 | Tuesday June 18, 2019 - 11:47:22
Soomaaliya oo muddo dheer xubin ka ahayd ururka shaqaalaha adduunka ayaa waxaa xayiraad ay ka saarneyd codaynta,balse hadda wuxuu dalka awood buuxa u leeyahay inuu tago goobaha wada-hadalka iyo shirarka caalamiga ah ee shaqaalaha adduunka, halkaa oo uu cod ka dhiban karo.

Read More »

Is rasaaseyn ka dhacday Hargeysa & Khasaaro ka dhashay

0 Visits: 373 | Tuesday June 18, 2019 - 11:42:40
Laba askari oo ka wada tirsan Ciidamada Soomaaliland ayaa isku rasaaseeyay Xaafada Maxamed Mooge oo ka tirsan Magalada hargeysa,waxaana ay is rasaaseynta sababtay in mid ka mid ah askarta uu geeriyoodo. Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in labada askari ay isku heysteen dhul ay xukuumadda siisay ciidamada…

Read More »

Soomaaliland oo Albaabada u laabtay Xarumaha laba Tv

0 Visits: 279 | Tuesday June 18, 2019 - 11:40:01
Wararka laga helayo Magalada Hargeysa ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliland ay saakay Albaabada u laabeen Xarumaha labada Tv ee Horyaal iyo Eryal ay ku leeyihiin Magalada Hargeysa. Amarkaan lagu xiray Xarumaha Tv-yada ayaa lagu sheegay in uu kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta…

Read More »

Kenya oo beenisay in Cudurka Ebola uu ka jiro dalkeeda

0 Visits: 258 | Tuesday June 18, 2019 - 11:37:17
Kenya ayaa xaqiijisay in kiis looga shakisanaa cudurka Ebola baaritaan lagu sameeyey lagu ogaaday inuusan dalkeeda ka jirin cudurkaas, xilli wadamada Uganda iyo Dr Conco ay la tacaalayaan cudurkaasi halsita ah. Wasiirka Caafimaadka ee Kenya Sicily Kariuki ayaa sheegtay in Kenya ay hadda xor ka tahay…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 2019-KA

0 Visits: 1029 | Tuesday June 18, 2019 - 10:18:44
KHILAAF SOO KALA DHEXGALAY GUDDOONKA BAARLAMAANKA HIRSHABEELLE Khilaafkaan Cusub oo u dhaxeeya Gudodomiyaha Baarlamaanka Mamulka HirShabeelle iyo guddoomiye kuxigeenka labaad ayaa yimid kadib markii Guddoomiye Cusmaan Bare oo Baarlamaanka fasax geliyay,isla markaana xiray kulamada Baarlamaanka. Hayeeshee…

Read More »

Shirka Meel Marinta Istaraatiijiyadda Horumarinta Xannaanada Xoolaha…

0 Visits: 458 | Monday June 17, 2019 - 23:06:30
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay shir looga hadlayo meel marinta Istaraatiijiyadda horumarinta xannaanada xoolaha dalka. Ra'iisul Wasaaraha oo howl wadeennada wasaaradda xannaanada xoolaha uga mahad-celiyay dadaalka ay geliyeen…

Read More »

Maamulka Jubbaland oo ka hadlay dil Caawa ka dhacay Kismaayo

0 Visits: 463 | Monday June 17, 2019 - 22:35:18
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi u diray qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Alla ha u Naxariistee Nabadoon Cabdiqaadir Ibraahim Xasan oo Caawa lagu dilay Magaalada Kismaayo.

Read More »

Nabadoon Caawa lagu dilay Magalada Kismaayo

0 Visits: 465 | Monday June 17, 2019 - 22:33:25
Wararka naga soo gaaraya Magalada Kismaayo ee Gobolka Jubbbafa Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Caawa Kooxo hubeysan ay halkaasi ku dileen Nabadoon Caan ka ahaa. Rag la sheegay inay bustoolado ku hubeysnaayeen ayaa Nabadoon Magaciisa lagu sheegay Cabduqaadir Ibraahim Jeeri waxa ay ku dileen xaafada…

Read More »

Degmada Buula-burde oo markii ugu horreysay dad laga daweynayo cudurka Dhimirka

0 Visits: 469 | Monday June 17, 2019 - 20:17:46
Degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan ayaa markii u horreysay laga fuliyay daweyn cudurka dhimirka ah,iyadoo deegaanka muddooyinkii u dambeeyay ay aad uga cabanayeen tirada dadka dhimarka ka jiran ee kordhay oo aan daweyn helin. Cabashada degmada iyo deegaannada ku dhow ayaa dhalisay inuu gaaro degmada…

Read More »

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey G/ Jubbada Dhexe

0 Visits: 452 | Monday June 17, 2019 - 20:10:46
Milatariga Maraykanka ayaa sheegay inay laba duqyamood shalay ka gaysteen nawaaxiga magaalada Jlib ee Gobolka Jubba Dhexe, kuwaas oo ay ku dileen laba ka tirsna maleeshiyada Al-Shabaab. War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu faah…

Read More »

SAWIRO:-Sarkaal ka soo goostay Al-Shabaab oo isa soo dhiibay

0 Visits: 513 | Monday June 17, 2019 - 20:03:40
Sarkaalkaan oo la sheegay in uu ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa waxaa lagu Magacaabaa Ibraahim Manuur Cusmaan,waxaana uu isku soo dhiibey Maamulka Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Sarkaalkaan ayaa la sheegay in mudo 9-sano ah uu ka mid ahaa Al-Shabaab,isagoona hoggaamin jirey daagaalo kala duwan oo lagu…

Read More »

Maxamed Morsi oo geeriyooday Markii uu maxkamadda dhaxdeeda ku miirbeelay (suuxay)

0 Visits: 482 | Monday June 17, 2019 - 19:54:24
Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Morsi ayaa geeriyooday kadib xilli uu maanta ka soo muuqday maxkmad. Dowladda ayaa sheegtay inuu suuxay ku dhex dhintay maxkamad horteeda oo maanta la soo taagay. Allaha u naxariisto oo jannada ha ka waraabiyo. Maxamed Morsi ayaa 67 sano jir ahaa markii uu geeriyooday…

Read More »