Wararka

Dowladda Soomaaliya oo digniin u dirtay shaqiyaad ay sheegtay in ay dhaawacayaan Qarannimada

0 Visits: 416 | Friday June 21, 2019 - 20:12:59
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay digniin culus u dirtay islamarkaana sheegtay in ay talaabo ka qaadi doonto shaqsiyaad ay ku eedeysay in ay waddaan falal lidi ku ah jiritaanka Qarannimada iyo Midnimada Umadda Soomaaliyeed.

Read More »

Guddoomiye Mursal oo kormeerey xarunta KMG cusub ee Golaha Shacabka

0 Visits: 250 | Friday June 21, 2019 - 20:06:36
Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS oo ay wehliyaan Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee golaha shacabka, Xildhibaanno iyo xog-hayaha guud ee golaha iyo sidoo kale Safiirka dowladda aynu walaalaha nahay ee Turkiga u fadhiya Soomaaliya ayaa kormeeray xarunta kmg ah ee Golaha shacabka ee dhawaan dhismahaheeda…

Read More »

Donald Trump oo si deg deg ah uga laabtay go'aankiisa ahaa in la duqeeyo Iiraan

0 Visits: 220 | Friday June 21, 2019 - 19:47:09
Madaxweynha Mareykanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in diyaaradaha Military ee Mareykanku ay duqeeyaan Iiraan,sida ay baahinayaan warbaahinada Caalamka. War Qoraal ah oo uu daabacay Wareggeyska Newyorka Times, ayaa sheegaya in madxweyne Trump uu bixiyay awaamiir laxiriirta duqeymo ka dhan ah Iiraan,balse…

Read More »

Galmudug oo deegaannadeeda ka mamnuucday mas'uuliyiinta dowladda Soomaaliya

0 Visits: 312 | Friday June 21, 2019 - 19:43:31
War Qoraal ah oo ka soo baxay madaxtooyada dowlad gobolleedka Galmudug ayaa looga mamnuucay deegaannada uu maamulka ka arimiyo mas'uuliyiinta ka tirsan dowladda Soomaaliya. Qoraalka ayaa faraya shirkaddaha diyaaradaha ee taga deegaannada Galmudug in aysan soo qaadi karin islamarkaana ka soo dajin…

Read More »

Kenya oo hoggaaminaysa hawlgallada ilaalinta Xeebaha Soomaaliya

0 Visits: 249 | Friday June 21, 2019 - 19:36:55
Dowladda Kenya ayaa loo doortey in ay hoggaamiso Kooxda Xiriirka Burcad Badeedda Xeebaha Soomaaliya (CGPCS) muddo Labo Sano ah oo ka billaabanaysa Jannaayo 2020-ka. Go'aankan ayaa kasoo baxay kulankii 22-aad, Kalfadhigiisa 22-aad ee ay kooxdu ku yeelatay Shalay oo ay Bishan June ahayd 20, Magaalada…

Read More »

SAWIRO:-Ciidamo la wareegay Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb

0 Visits: 245 | Friday June 21, 2019 - 19:32:34
Wararka laga helayo Magalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in qaar ka mid ah Ciidamada ilaalada Madaxweynaha Galmudug ay la wareegeen Garoonka Diyaaradaha Magaaladaasi Dhuusamareeb.

Read More »

Aas qaran oo Abwaan Singub AUN loogu sameeyay magaalada Jigjiga Share

0 Visits: 235 | Friday June 21, 2019 - 19:23:19
Waxaa aas qaran loogu sameeyay magaalada Jigjiga AUN Abwaan Maxamuud Cabdulaahi Ciise ( Singub ). oo maanta barqadii maydkiisa la keenay magaalada Jigjiga.

Read More »

SAWIRO:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb

0 Visits: 196 | Friday June 21, 2019 - 18:59:33
Magalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud waxaa Goordhow gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye, iyada oo halkaasi lagu soo dhaweeyay. Ka hor tegitaanka Wasiir Sabriye ee Magalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka horeysay Warqad uu soo…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay ka mid noqoshada JFS ee Cahdiga Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Naafada

0 Visits: 214 | Friday June 21, 2019 - 18:05:21
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay ka mid noqoshada JFS Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Naafada. Munaasabad uu ku dhaqan geliyey Madaxweynuhu ka mid noqoshada Dowladda Federaalka Soomaaliya Cahdiga Qaramada Midoobay ee Xuquuqda…

Read More »

Soomaaliya oo laga xusayo Maalinta Qaxootiga Aduunka

0 Visits: 265 | Thursday June 20, 2019 - 11:06:52
Maanta oo Taariikhdu ku began tahay 20 Bisha June waxaana Maanta oo kale Dunida laga xusaa Maalinta Qaxootiga Aduunka,waxana dalalka laga xusayo ka mid ah dalka Soomaaliya. Magalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah Gobolada dalka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta lagu qabto Munaasabado lagu xusayo Maalinta…

Read More »

Amar la dul-dhigay Shacabka Magalada Muqdisho

0 Visits: 269 | Thursday June 20, 2019 - 11:03:26
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Amar dul-dhigay Shacabka iyo Ganacstada ku nool Gobobolkan Banaadir.

Read More »

Puntland oo sheegtay inay fashiliyeen qarax Miino

0 Visits: 350 | Thursday June 20, 2019 - 10:54:09
Ciidamada Booliska Dowlad goboleedka Puntland eek u sugan Magalada Boosaaso ayaa waxaa la sheegay in ay soo saareen miino lagu aasay agagaarka Dhismaha Fadhisame oo u dhow Isgoyska Gaaca ee Magalada Boosaaso. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Puntland ayaa Warbaahinta u sheegay in qaar ka mid ah…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo & Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo kulan yeeshay

0 Visits: 303 | Thursday June 20, 2019 - 10:47:14
Xalay waxaa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaliya kulan gaar ah ku wada yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Cusmaan Barre Maxamed.

Read More »

Sawirro: Ra'iisul Wasaare Kheyre oo ka qeyb galay Xaflada dhalashada Boqorada UK

0 Visits: 305 | Thursday June 20, 2019 - 10:00:00
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay Xaflad loo sameeyay dhalashada Boqorada UK Queen Elizabeth oo 93 sano jirsatay. Munaasabadda ayaa ka dhacday xarunta Safaaradda Britain ku leedahay Xerada Xalane,…

Read More »

Erdogan: "Dowlada Masar waa in maxkamad loo soo taagaa geeridii Morsi.

0 Visits: 333 | Thursday June 20, 2019 - 09:56:16
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku baaqay in Maxkamad caalami ah loo soo taago dowlada Masar geerida Madaxweynihii hore ee dalka Masar Mohamed Morsi.

Read More »

Astaan cusub oo uu yeeshay Xisbiga dowlad deegaanka Soomaalida

0 Visits: 363 | Thursday June 20, 2019 - 09:44:43
-Kulan maalintii shalay ay yeesheen Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalida ayaa lagu ansixiyay astaanta cusub ee uu yeelanayo Xisbigu.

Read More »

Iiraan Oo Sheegtay Inay Maraykanka Ka Soo Rideen Diyaarad Daroon Ah

0 Visits: 307 | Thursday June 20, 2019 - 09:40:28
Ilaaladda Kacaanka Iiraan waxay sheegeen inay Daroon basaas ah ku soo rideen meel ku dhow DegmaddaKohamborakee GobalkaHormozganee Koonfurta dalkaasi.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 20-KA JUUN 2019-KA

0 Visits: 376 | Thursday June 20, 2019 - 08:54:08
AMAR LA DUL-DHIGAY SHACABKA MAGALADA MUQDISHO Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Amar dul-dhigay Shacabka iyo Ganacstada ku nool Gobobolkan Banaadir.

Read More »

SAWIRO:-Wasiir Cawad oo ka qeyb galay Kulanka Golaha Wasiirada IGAD

0 Visits: 401 | Thursday June 20, 2019 - 07:13:22
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka qeybgalay kulanka gaarka ah ee 68aad ee Golaha Wasiirrada IGAD oo ka furmay Caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa. Kulanka ayaa sidoo kale ka qeybgaleen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Itoobiya, Jabuuti, Kenya, Koonfurta…

Read More »

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed oo la Magacaabay

0 Visits: 339 | Wednesday June 19, 2019 - 23:32:16
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda sare ee maamulkaasi kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.

Read More »