Wararka

Wasaaradda Arrimaha dibadda oo maanta ku dhawaaqeysa Go'aamo cusub

0 Visits: 214 | Saturday July 06, 2019 - 10:18:36
Wasaaradda Arrimaha dibada Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay ku dhawaaqdo go'aamo cusub oo ku aadan Arrimaha dibadda Soomaaliya, waxaana loo yeeray dhammaan Warbaahinta Soomaaalida iyo kuwa caalamiga ah. Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan xiriirka u jartay dowladda Guinea ka dib markii ay ku…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 6-DA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 1062 | Saturday July 06, 2019 - 09:10:10
WASIIR FAROTOON"MAAMULKA XAMAR KA DHISANI ISAGA GINNI U BAAHAN EE GINI UMA BAAHNA" Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Prof. Yaasiin Maxamuud Xiin (Faratoon) ayaa ka hadlay cilaaqaadkii dawladda So omaaliya u jartay Gini Conakry, waxaanu shegay inaanay Ginni u baahnayn Soom aaliya ee Soomaaliya…

Read More »

Gen. Indha Qarshe iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga oo gobolka Gal-gaduud gaaray.

0 Visits: 246 | Friday July 05, 2019 - 22:52:40
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen.Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe iyo saraakiil kale ayaa saakay ka ambabaxay magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Gal-gaduud. Taliyaha iyo wefdigiisa ayaa ku wajahan deegaanka Xeraale halkaas oo iyana laga bilaabi doona diiwaangelinta ciidamadii Ahlu-sunna ee ku biiray…

Read More »

Guddoomiyihii ugu Da'da Yaraa iyo Midkii ugu Da'da Weynaa oo Maalin Qura loo kala Magacaabay Degmooyin ka Tirsan G/Banaadir

0 Visits: 244 | Friday July 05, 2019 - 22:38:04
Sheeko aad u xiiso badan oo dad badan soo jiidatay ayaa shalay ka dhacday Xarunta looga arimiyo Maamulka G/Banaadir, arintaasi ayaa ka dhalatay kadib markii maalin qura laba ka mid ah Degmooyinka G/Banaadir loo kala magacaabay Guddoomiyihii uga da'da yaraa iyo midkii ugu da'da weynaa maamulka…

Read More »

Juxa" Somalia xiriir safaaradeed Gunea lama laha mana jiro xiriir diplomasiyadeed oo la gooyaa"

0 Visits: 256 | Friday July 05, 2019 - 22:34:27
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa su'aallo ka keenay go'aankii dowladda Soomaaliya ay xiriirka ugu jartay dowladda Guinea ka dib markii lagu eedeeyay in ay ku xadgudubtay Qaranimadda Soomaaliya. Hadalka Juxa ayaa siddaan u qornaa: Sidee loo fasiri karaa,…

Read More »

SAWIRO: Gaadiid dagaal iyo 700 oo Askari oo lagu wareejiyay dowladda Soomaaliya

0 Visits: 246 | Friday July 05, 2019 - 22:29:41
Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo gaaraya 700 ayaa lagu soo bandhigay Degmada Balanballe kuwaasi oo lagu wareejiyay Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida waxaana halkaa Ku Gudoomey Wasiiru dawlaha wasaaradda Gaashaandhigga Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Iyo Taliyaasha Ciidamada Qaranka Ciidamadan ayaa si…

Read More »

Qaramada Midoobey oo ka hadashay duqeyntii lagu laayay muhaajiriinta ee dalka Libiya Share Tweet Email Share

0 Visits: 250 | Friday July 05, 2019 - 20:01:16
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ilaalada xarun ay ku jireen dad tahriibayaal ah oo la duqeeyay dhowaan ay rasaas ku fureen dadkii xeradaasi ku jiray oo isku dayay in ay ka baxsadaan duqeynta ku soctay halkii ay ku xirnaayeen. Inta la xaqiijinayo ilaa Lixdan ka mid ah dadkan ayaa geeriyooday halka…

Read More »

Muran ka taagan cida biyogelin ku samaynaysa magaalada Laascaanood

0 Visits: 259 | Friday July 05, 2019 - 19:46:24
Xiisad ka dhalatay biyogelinta magaalada Laascaanood ayaa todobaadkan taagnayd ka dib markii isbahaysi hantiilayaal degaanka ah ay isu diyaariyeen in ay daboolaan baahida biyood, balse taas wasaarada biyaha ay waxba kama jiraan ku tilmaantay. Xiisadan ayaa cirka mar keliya isku shareertay ka dib markii…

Read More »

RW Khayre: Waa lagama maarman midnimada Galmudug

0 Visits: 223 | Friday July 05, 2019 - 19:44:16
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya , Xasan Cali Khayre ayaa maanta sheegay in lagama maarmaan tahay midnimada Galmudug, si loo dhameystiro howlgalka khawaarijta looga xoreynayo goobaha ay kaga harsan yihiin Dowlad Goboleedka Galmudug. Ra'iisul Wasaaraha oo maanta salaaddii Jimcaha kula dukaday masjidka…

Read More »

Cawad: Kenya way nooga duwantahay Gini

0 Visits: 248 | Friday July 05, 2019 - 19:36:18
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa la waydiiyay sababta ay sida dhaqsada ah xiriirka ugu jareen dalka Gini ee ay ugu dhici waayeen dalalka kale ee gobolka oo ay Kenya ka mid tahay. Wasiirka oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in dalka…

Read More »

Kheyre "Dhamaystirka dhismaha Galmudug waxay fursad inoo siineysaa dhameystirka dagaalka"

0 Visits: 238 | Friday July 05, 2019 - 19:17:28
Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre ayaa maanta sheegay in lagama maarmaan tahay midnimada Galmudug, si loo dhameystiro howlgalka Al-Shabaab looga xoreynayo goobaha ay kaga harsan yihiin Dowlad Goboleedka Galmudug. Ra'iisul Wasaaraha oo maanta salaaddii…

Read More »

Diiwaangelinta Ciidamadii Ahlusunna oo ka socota G/Galgaduud

0 Visits: 244 | Friday July 05, 2019 - 19:01:46
Taliyaha Ciidanka Xoogga S/Gaas Daahir Aadan Cilmi( Indha-Qarsho) & Saraakiisha talisyada kale Ee Ciidamada iyo Xildhibaano ayaa saakay u ambabaxay deegaano ka tirsan Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Read More »

Al-Shabaab oo markale toogasho ku fuliyay 5 Ruux

0 Visits: 256 | Friday July 05, 2019 - 18:51:33
Falkan toogasho ah ayaa Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen fagaaro ku yaalla deegaanka Salagle ee gobolka Jubbada Dhexe,waxaana ay ku fuliyeen 5 Rag ah oo ay ku Eedeeyeen inay la Shaqeeynayeen Dowladda Federaalka iyo Dowladaha taageera. Goobta Al-Shabaab ay ku toogteen 5-ta ruux ayaa waxaa ku sugnaa Boqolaal…

Read More »

SAWIRO:-Taliyeyaasha Ciidamada & madax kale oo gaaray Balanbale

0 Visits: 261 | Friday July 05, 2019 - 17:59:13
Saraakiishaan oo uu hogagaminayo taliyaha Ciidanka xoogga dalka asreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) ayaa waxaa ay gaareen degmada Balanbale ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud. Wafdiga oo ay qeyb ka yihiin taliyeyaasha Booliska, Asluubta & Saraakiil kale & Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka…

Read More »

Cali Gacal oo ku baaqay xalinta tabashada Beelaha dega Galmudug

0 Visits: 234 | Friday July 05, 2019 - 17:57:55
War-Saxaafadeed uu soo saaray guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxaa uu kaga hadlay xaalada Galmudug iyo shirka dib u heshisiinta ee dhawaan la filayo in uu qabsoomo. Cali Gacal ayaa marka hore Xukuumadda Soomaaliya uga mahad celiyay qorshaha xalinta khilaafkii Galmudug…

Read More »

Golaha Militariga Suudaan iyo Mucaaradka oo heshiis gaaray

0 Visits: 238 | Friday July 05, 2019 - 17:56:15
Golaha Ciidamada Suudaan ayaa heshiis awood qaybsi ah la gaaray xulafada mucaaradka inta ay dalka doorasha ka dhaceyso. Kooxda Wada xaajoodka ka dhex wada labada dhinac waxa ay sheegeen iney awoodaha ugu sarreeya dalka wareegta ka dhigaan. Ururka Midowga Afrikana wuxuu sheegay iney labada dhinac ku…

Read More »

Sawirro:-Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Ansixiyay Heshiis Cusub

0 Visits: 259 | Thursday July 04, 2019 - 23:00:55
Shirka golaha wasiirrada oo maanta uu guddoomiyay Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa lagu asixiyay heshiiska cusub ee dhex maray dowladda federaalka iyo shirkadda Favori ee gacanta ku heysa garoonka Aadan Cabdulle. Heshiiska oo golaha ay u soo gudbisay…

Read More »

Nicki Minaj: Fanaanadda"jirkeeda baneysa" oo Sucuudiga lagu casuumay

0 Visits: 267 | Thursday July 04, 2019 - 22:57:49
Nicki Minaj oo ka mid ah fannaaniinta dumarka ah ee ugu caasnsan adduunka, kuna caan baxday banaynta qeybo badan oo jirkeeda ka mid ah iyo qaadista heesaha dareenka hammadda dhaliya, ayaa lagu casuumay in ay ka qeybgasho bandhig ka dhacaya magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga 18-ka bishan. Bandhigan oo…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo xiriirka u jartay dalka Guinea

0 Visits: 232 | Thursday July 04, 2019 - 22:34:39
"Waxaan umadda Soomaaliyeed la socodsiineynaa in Laga bilaabo saacaadaan ay dowladda Federaalka ay xiririka u jartay dalka la yiraahdo Jamhuuriyadda Guniea oo ay caasimadiisa tahay Konagry.."ayuu yiri wasiir Cawad. Wuxuu inta ku daray in sababata ay xiriirka ugu jareen ay tahay inay meel ka…

Read More »

Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Dawalada Soomaaliya Dacwad Ka Gudbisay Dalka Giniā€¦

0 Visits: 245 | Thursday July 04, 2019 - 22:29:14
Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Dawalada Soomaaliya Dacwad Ka Gudbisay Dalka Gini oo madaxwaynaha somaliland ku sugan Yahay.

Read More »