Wararka

Wasaarada Caafimaadka oo sheegtay inay u diyaarisay Buug Caafimaad Xujeyda

0 Visits: 248 | Saturday July 06, 2019 - 22:26:20
Wasaaradda caafimaadka Dowlada Federaalka ah Soomaaliya ayaa sheegtay iney diyaarisay buug caafimaad, shaqaale iyo qalabkii loogu talo-galay in loogu adeego xujeyda Soomaaliyeed. Buuggaan ayaa loogu tala galay dadka dal dibaddiisa aadaya gaar ahaan Xujeyda Soomaaliyeed. Maamulka gobolka Banaadir ayaa…

Read More »

SAWIRO: Taliyaha Booliska oo kormeeray Saldhigyo ku yaalla Galgaduud

0 Visits: 266 | Saturday July 06, 2019 - 22:21:01
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Janaraal Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) oo ku sugan degaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud ayaa kormeer ku tagay Saldhigyada Ciidanka Boliiska ee Caabudwaaq, Balanballe iyo Xeraale. Janaraal Ameeriko ayaa xarumahii uu booqday kula kulmay Saraakiisha Saldhigyada…

Read More »

AKHRISO: Qodobadii ugu muhiimsanaa Shir Saxaafadeedka Wasiir Cawad

0 Visits: 253 | Saturday July 06, 2019 - 22:19:22
Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay qodobadii ugu muhiimsanaa ee looga hadlay kulan maanta ka dhacay Gudaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo uu la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya. Suudaan Wasiirka…

Read More »

SAWIRO: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Xudur

0 Visits: 252 | Saturday July 06, 2019 - 22:17:17
Madaxweynaha maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur galbeed, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur ee Caasimadda Gobolka Bakool. Safarka Madaxweynaha uu ku tagay Xuddur ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiirrada caafimaadka, maaliyadda,…

Read More »

Kheyre oo ku dhaawaqaya Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug

0 Visits: 229 | Saturday July 06, 2019 - 22:15:09
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in maalmaha soo socda uu ku dhawaaqi doono Guddiga dib u heshiisiinta maamulka Galmudug si ay u dardargaliyaan howlaha loo igmaday ee Galmudug. Waxaa uu sheegay in Guddiga dib u heshiisiinta ay ku xigi doonaan Guddiga doorashooyinka maamulka…

Read More »

Erdogan oo xilka ka qaaday mas'uul sare oo xukumaddiisa ka tirsan

0 Visits: 265 | Saturday July 06, 2019 - 22:02:03
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa xilka ka qaaday mas'uul sare oo ka tirsan xukumaddiisa kaddib marki uu isfahan la'aan soo kala dhex galay. Madaxweyne Erdogan wuxuu xilka ka qaaday Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Turkiga Murat Cetinkaya wuxuuna mas'uulkaasi uu ku beddelay ku…

Read More »

Dab ka kacay caasimadda Jabuuti oo khasaara geystay

0 Visits: 216 | Saturday July 06, 2019 - 22:00:24
Dab xooggan oo ka kacay xaafadda PK 12 ee caasimada Djibouti ayaa la sheegay inuu qasaara badan ka dhashay oo ay guriya badan ku gubteen. Ilaa iyo haddana waxaa naloo xaqiijiyey iney ilaa 10 guri ku gubteen. Qaar ka mid ah dadki qasaaraha uu ka soo gaaray dabkaasi oo BBC u warramay ayaa sheegay guriyahooda…

Read More »

SAWIRO: Jubbaland oo howlgal ka bilowday Jubbadda Hoose

0 Visits: 257 | Saturday July 06, 2019 - 18:39:44
Cutubyo ka tirsan ciidanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa howl-gallo waxa ay ka sameeyeen degaanka beerxaani oo qiyaastii 50KM dhanka galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo. Taliyaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-Sugidda dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Khaalid Sheekh Cabdullaahi oo goob faagaara…

Read More »

Wasiir Cawad oo ka digay in la fara-geliyo madax bannaanida Soomaaliya

0 Visits: 254 | Saturday July 06, 2019 - 18:27:14
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay diblomaasiyiinta shisheeye ee safaaradaha ku leh magaalada Muqdisho. Kulanka kaddib wasiir Cawad oo shir jaaraa'id qabtay ayaa danjirayaasha uga digay faragalin dibadeed oo ay ku sameeyaan arrimaha…

Read More »

Tunisia oo xarumaha dowladda laga mamnuucay xirashada niqaabka

0 Visits: 300 | Saturday July 06, 2019 - 10:41:14
Dowladda Tunisia ayaa xarumaha dowladda ka mamnuucday xirashada niqaabka, sida uu sheegay ra'iisul wasaaraha dalkaas Youssef Chahed. Go'aankan waxaa loo cuskaday arrimo amni, iyadoo jimcihii shalay si rasmi ah xukuumadda dalkaas ay u shaacisay inaysan dumurku ku soo shaqo tagi karin niqaabka.…

Read More »

Wasaarradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo soo saareysa go'aanno kale oo la xiriira siyaasadda Arrimaha dibadda

0 Visits: 235 | Saturday July 06, 2019 - 10:38:22
Wasaarradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ay soo saarto go'aamo kale oo la xiriira siyaasaddeeda Arrimaha dibadda kaddib fariimo loo diray bahda Warbaahinta dalka oo lagu war-galiyay in ay yimaadaan xarunta Wasaarradda War-qoraal ah oo warbaahinta loo…

Read More »

Askari labo ruux ku dhaawacay Muqdisho

0 Visits: 222 | Saturday July 06, 2019 - 10:28:35
Inta la xaqiijiyay Laba ruux ayaa dhaawacantay, kadib markii Askari saarnaa Mooto Bajaaj uu xabad ku dhuftay wiil kale oo watay Mooto Bajaaj, xabadii wiilkaasi ku dhacday ayaa ka dhex baxday, waxayna sii dhaawacday Nin watay Gaari Dameer goobta Maraayay. Goobjoogayaal ayaa Risaala u sheegay in Sababta…

Read More »

Somaliland oo eedeyn u jeedisay dowladda dhexe ee Soomaaliya

0 Visits: 241 | Saturday July 06, 2019 - 10:26:21
Somaliland ayaa dowladda Federalka Soomaaliya waxa ay ku eedeysay inay ka shaqeynayso sii kala fogaanshaha Somaliya Iyo Somaliland, kadib markii arrintaasi uu ka hadlay Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland. Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, oo Saxaafadda la hadlay…

Read More »

Wafdi ka socda Koonfur Galbeed oo gaaray Boosaaso

0 Visits: 210 | Saturday July 06, 2019 - 10:24:41
Xubnaha Guddigii xaqiiqa raadinta ahaa ee ka kala socday Xildhibaanada golaha shacabka iyo maamulka Koonfur galbeed oo Maalmahaan ku sugnaa Magaalada Garoowe ayaa gaaray magaala xeebeedka boosaaso ee xarunta gobolka bari waxaa halkaasi kusoo dhoweeyay mas'uuliyiin ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland…

Read More »

Cuba" Waa nool yihiin dhaqaatiirteena lagu heysto Soomaaliya"

0 Visits: 218 | Saturday July 06, 2019 - 10:22:44
Dowladda Cuba ayaa xaqiijiysay in ay nool yihiin Labo dhakhtar oo Kubaan ah oo laga soo afduubtay xuduudda Kenya ee Soomaaliya bishii April ee sanadkaan sidda ay xaqiijisay Wasaaradda Caafimaadka Cuba. Wasiirka Caafimaadka ee Cuban Jose Angel Portal oo Shirkii jaraa'id ku qabtay magaalada Havaana…

Read More »

Wasaaradda Arrimaha dibadda oo maanta ku dhawaaqeysa Go'aamo cusub

0 Visits: 212 | Saturday July 06, 2019 - 10:18:36
Wasaaradda Arrimaha dibada Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay ku dhawaaqdo go'aamo cusub oo ku aadan Arrimaha dibadda Soomaaliya, waxaana loo yeeray dhammaan Warbaahinta Soomaaalida iyo kuwa caalamiga ah. Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan xiriirka u jartay dowladda Guinea ka dib markii ay ku…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 6-DA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 1061 | Saturday July 06, 2019 - 09:10:10
WASIIR FAROTOON"MAAMULKA XAMAR KA DHISANI ISAGA GINNI U BAAHAN EE GINI UMA BAAHNA" Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Prof. Yaasiin Maxamuud Xiin (Faratoon) ayaa ka hadlay cilaaqaadkii dawladda So omaaliya u jartay Gini Conakry, waxaanu shegay inaanay Ginni u baahnayn Soom aaliya ee Soomaaliya…

Read More »

Gen. Indha Qarshe iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga oo gobolka Gal-gaduud gaaray.

0 Visits: 246 | Friday July 05, 2019 - 22:52:40
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen.Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe iyo saraakiil kale ayaa saakay ka ambabaxay magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Gal-gaduud. Taliyaha iyo wefdigiisa ayaa ku wajahan deegaanka Xeraale halkaas oo iyana laga bilaabi doona diiwaangelinta ciidamadii Ahlu-sunna ee ku biiray…

Read More »

Guddoomiyihii ugu Da'da Yaraa iyo Midkii ugu Da'da Weynaa oo Maalin Qura loo kala Magacaabay Degmooyin ka Tirsan G/Banaadir

0 Visits: 244 | Friday July 05, 2019 - 22:38:04
Sheeko aad u xiiso badan oo dad badan soo jiidatay ayaa shalay ka dhacday Xarunta looga arimiyo Maamulka G/Banaadir, arintaasi ayaa ka dhalatay kadib markii maalin qura laba ka mid ah Degmooyinka G/Banaadir loo kala magacaabay Guddoomiyihii uga da'da yaraa iyo midkii ugu da'da weynaa maamulka…

Read More »

Juxa" Somalia xiriir safaaradeed Gunea lama laha mana jiro xiriir diplomasiyadeed oo la gooyaa"

0 Visits: 256 | Friday July 05, 2019 - 22:34:27
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa su'aallo ka keenay go'aankii dowladda Soomaaliya ay xiriirka ugu jartay dowladda Guinea ka dib markii lagu eedeeyay in ay ku xadgudubtay Qaranimadda Soomaaliya. Hadalka Juxa ayaa siddaan u qornaa: Sidee loo fasiri karaa,…

Read More »