Wararka

Guddoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka Jubbaland Oo Dib Loo Doortay

0 Visits: 293 | Saturday August 17, 2019 - 23:15:29
Goordhow ayaa waxaa la soo gagabeeyay tirinta Codkii ay dhiibteen Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ee Doorashada Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Maamulkaas. Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland ayaa waxaa ku tartamay laba Musharax,kuwaasi oo kala ah Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan…

Read More »

Al-Shabaab Oo La Wareegay Saldhig Ciidan Oo Ku Yaalla Deynuunaay

0 Visits: 233 | Saturday August 17, 2019 - 23:03:52
Wararka aan ka heleyno deegaanka Deynuunaay ee duleedka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ay dagaal kula wareegeen Saldhig Ciidamada dowladda ay ku leeyihiin deegaankaas. Dadka deegaanka ayaa sheegay in Ciidamo hubeysan oo ka tirsan Al-shabaaba ay…

Read More »

Nin Dil Ka Geystay Qardho Oo Laga Soo Qabtay Yemen

0 Visits: 258 | Saturday August 17, 2019 - 10:13:37
Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiga dalka YemenCabdullaahi Xaashi Shuuriye ayaa Ninkaas ka dejiyay Magaalda Boosaso,isagoo u gacan geliyay Madax ka tirsan Maamulka Puntland.

Read More »

Daawo: Afar Al-Shabaab oo lagu toogtay Bakaaraha kadib markiiā€¦

0 Visits: 339 | Saturday August 17, 2019 - 09:50:31
Ciidamada Amniga Gobolka Banaadir Ayaa afar Qof Al-Shabaab ah oo mid ay Tahay Haween ku Toogtay Suuqa Bakaaraha Xili ay Doonayeen In ay Dilaan Mas'uul katirsan Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya. Gudoomiye Ku-xigeenka Amniga Gobolka Banaadir Tulux oo ka hadlaayey sida looga hortagay dhagarqabayaashaas…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 17-KA AGOOSTO 2019-KA

0 Visits: 1175 | Saturday August 17, 2019 - 09:40:37
DOWLADDA SOMALIYA OO SHEEGTAY INAY HEYSTAAN CULEYSO CAALAMI AH wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xuk uu madda Soomaaliya Maxa med Cabdi Xa yir Maaree ye ayaa sheegay in dowl adda Fed raalka Soomaali ya ay heystaan caqab ado uga imaanaya Caa lamka, hayeeshee ay u baahan tahay in taageero loo muujiyo.

Read More »

SAWIRRO:-Ciidamada Ammaanka Jubbaland oo soo bandhigay waxyaabaha qarax

0 Visits: 279 | Friday August 16, 2019 - 21:05:50
Ciidamada Ammaanka Maamulka Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay kusoo saareen miinooyin dhowr ah oo lagu Aasay wadooyinka qaar e Gobolkaasi. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Jubbaland ayaa waxaa ay sheegeen in howlgalka lagu soo saaray ilaa Shan…

Read More »

Duqeymo Diyaaradeed oo ka dhacay deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose

0 Visits: 266 | Friday August 16, 2019 - 21:01:27
Duqeyntan ayaa la sheegay in diyaaradaha dagaalka Marekanka oo kaashanaya Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ka fuliyeen Saldhigyo Ururka Al-Shabaab ku leeyihiin deegaannada Mubaarak iyo Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo la hadlay Idaacada Ciidamada…

Read More »

Israel oo ogolaatay booqashada Rashida Tlaib

0 Visits: 764 | Friday August 16, 2019 - 20:54:31
Wasaaradda arrimaha gudaha Israel, ayaa sheegtay inay Rashida Tlaib oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka, u ogolaatay inay booqato qoyskeeda degan Daanta Galbeed ee la haysto. Go'aankan ayaa yimid maalin kadib markii ra'iisul wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu uu sheegay inuusan ogolaan…

Read More »

Dhageyso:-Dowladda Somalia oo sheegtay inay heystaan culeyso Caalami ah

0 Visits: 255 | Friday August 16, 2019 - 20:44:08
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in dowladda Fedraalka Soomaaliya ay heystaan caqabado uga imaanaya Caalamka,hayeeshee ay u baahan tahay in taageero loo muujiyo. Waxaa uu sheegay Wasiirka in Shacabka Soomaaliyeed iyo madaxda qaarkood aysan…

Read More »

Agaasimaha Madaxtooyada iyo Guddigga Qaran ee Shaqaalaha Rayidka oo ka arrinsaday horumarinta Shaqaalaha Dowladda.

0 Visits: 296 | Friday August 16, 2019 - 20:31:57
Agaasimaha Madaxtooyada Qaranka Dr.Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa kulan ku saabsan dardar gelinta Shaqooyinka dowladda iyo tayeynta shaqaalaha rayidka.la qaatay Guddigga Qaran ee Shaqaalaha Rayidka Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah Mudane Xasan Abshirow ayaa uga warbixiyey Agaasimaha Madaxtooyada…

Read More »

Xaflad soo dhoweyn ah oo Hindiya loogu sameeyay Danjiraha DFS u magacaawday dalkaasi

0 Visits: 283 | Friday August 16, 2019 - 20:13:45
Danjiraha cusub ee soomaaliya u magaacawday dalka Hindia Ambassador Faaduma C/llahi Insaaniya ayaa gaartay magaalada New Delhi ee caasimada dalka Hindia, halkaas oo loogu sameeyay soo dhaweyn diiran. Qaar ka mid ah Madaxda iyo Dibolomaasiyiinta dalka Hindiya ,diblamaasiyiinta safaaradda Soomaalida iyo…

Read More »

Shil sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Mudug

0 Visits: 281 | Friday August 16, 2019 - 19:58:25
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaanka Xero-dhagaxleey ee Bariga Gobolkaasi Mudug uu Maanta ka dhacay Shil Gaari oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Shilka ayaa yimid kadib markii uu deegaankaasi ku rogmaday Gaari yar oo inta badan dadka ku nool Gobolka Mudug…

Read More »

Guddoomiye Tuulax : Waa laga sii war hayay qorshaha dadka maanta la toogtay

0 Visits: 281 | Friday August 16, 2019 - 18:24:56
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay afar ruux toogasho lagu dilay maanta. Wuxuu sheegay in laamaha Amniga ka sii war hayeen qorshaha ay doonayeen in ay ku dilaan agaasime waaxeedka ka tirsanaa Wasaaradda Waxbarashada oo lagu…

Read More »

Beesha Caalamka oo baaq kasoo saartay doorashada Jubbaland

0 Visits: 260 | Friday August 16, 2019 - 06:25:04
Beesha Caalamka ayaa baaq kasoo saartay khilaafaadka ka jira doorashada Jubbaland ka dib markii maanta ay booqasho ay ku tageen magaalada Kismaayo.

Read More »

Ganacsatada magaalada Beledweyne oo aqbashay inay isticmaalaan lacagta Shillin Soomaaliga

0 Visits: 282 | Friday August 16, 2019 - 00:02:22
Kulan maanta ay isugu yimaadeen Maamulka gobolka Hiiraan iyo ganacsatada magaalada Beledweyne ayaa loogaga hadlay sidii loo socodsiin lahaa lacagta shillin Soomaaliga ah oo aan muddo sanado ah laga isticmaalin magaalada Beledweyne. Dood dheer kadib ayaa ganacsatada iyo maamulka gobolka Hiiraan ayaa…

Read More »

liverpool oo markii Afaraad ku guuleysatay UEFA SUPER CUP

0 Visits: 860 | Friday August 16, 2019 - 00:00:04
Kooxda Liverpool ayaa xalay ku guuleystay koobka UEFA Super Cup markeedii afaraad kaddib markii ay rigooreyaal kaga badisay kooxda Chelsea kulanka waxa uu ka dhacay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga Ciyaarta oo aad u xisio badneyd ayaa waxaa ku dhammaatay guud ahaan barbaro 2-2 oo ay labada kooxood…

Read More »

Hogaamiyaha Shiicada Nigeria Oo Sun Jirkiisa Laga Helay

0 Visits: 296 | Thursday August 15, 2019 - 23:57:56
Hogaamiyaha Shiicada dalka Nigeria oo xaalad caafimaad u joogo dalka Hindiya ayaa la xanuunsan sunta maadada Lead-ka oo jirkiisa saameysay kaddib markii ay ku dhacday rasaas, sida gabadh uu dhalay ay u sheegtay BBC.. Waxaa isbitaalka ku sugan ciidammo boolis ah oo ilaalinayo. Ibrahim Zakzaky ayaa kamid…

Read More »

Madaxa Hay'adda WFP iyo Wafdi uu Hogaaminaayay oo la kulmay Madaxweynaha K/Galbeed.

0 Visits: 292 | Thursday August 15, 2019 - 23:51:22
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada,ayaa manta magaalada Beydhabo kula kulmay Wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Hay'adda Cuntada Dunida ee WFP Casar Arroyo.

Read More »

Dhalinyaro Soomaali ah oo lagu waysanaa Koonfur Afrika oo dib loo helay

0 Visits: 301 | Thursday August 15, 2019 - 23:48:14
Wararka nagasoo gaaraya Dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in dib loo helay dhalinyaradii Soomaalida ahayd ee lagu waayay magaalada Soweto oo dalkaasi Koonfur Africa Dhalinyaradan oo saddex ahaa ayaa lagu waayay dagaal shalay gelinkii dambe ku dhex maray magaalada Soweto Koox Burcad Koonfur Afrikaan…

Read More »

FESOJ EXPRESSES CONDOLENCES AFTER DEATH OF EMBEDED JOURNALIST IN SOMALIA WITH SNA

0 Visits: 807 | Thursday August 15, 2019 - 23:45:49
Federation of Somali Journalist (FESOJ) expresses its sincere sympathy to the family and friends of late journalist Gacal Abdulle Gacal who was killed during fighting between Somali national army and Al-Shabab in the village of Awdhiigle, near Afgoye town around 45 KM South to the Somali capital Mogadishu,…

Read More »