Wararka

Wasaaradda Kalluumeysiga Oo Shir Muhiim Ah Ka Furtay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 251 | Tuesday August 20, 2019 - 19:01:29
Shirkan oo ahaa kii ugu horeeyay ee lagu wadaagayo xogta Kalluumeysiga dalka iyo Kheyraadka badda dalkeena ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hey'adda FAO qaybteeda Kalluumeysiga. Shirkan xog uruurinta ee u dhaxeeya wasaaradda…

Read More »

Mareykanka oo Faah faahin dheeraad ah ka bixiyay Duqeyn uu ka fuliyay Gobolka Sh/Hoose

0 Visits: 253 | Tuesday August 20, 2019 - 15:35:41
Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen deegaan ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Qoraal ka soo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyntan oo lala kaashaday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, laga fuliyey Deegaanka Kunya Barrow…

Read More »

Kooxo Bistoolado ku hubaysan oo Goordhow Isgoyska Sanca ku dilay Askari Taraafiko ah.

0 Visits: 300 | Tuesday August 20, 2019 - 15:25:47
Waxaa gordhow Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho lagu dilay Askari Taraafiko ah, kana mid ahaa Ciidamadii hore ee dalka, kaasi oo ahaa nin Caan ah. Askariga la dilay ayaa ahaa mid ay ka muuqatay daruuf xooggan, waxayna dadka qaarkii isweydiinayeen maxay ahayd sababta loo dilay, maadaama uu ahaa nin…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 20-KA AGOOSTO 2019-KA

0 Visits: 376 | Tuesday August 20, 2019 - 09:55:28
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA HADLAY DAAHFURKA MASHRUUCA DEKADDA HOBYO Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed eraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Ca bdullaahi Farma ajo ayaa bogaadiyay boo qashada uu ma anta ku yimid dalka Ra' iisul Wasaare K/Xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Qadar Md. Maxamed…

Read More »

Press Statement Mogadishu- Monday 19 August, 2019 FESOJ organizes a meeting on strengthening security agencies and media relations for the safety of journalists and access of information.

0 Visits: 852 | Tuesday August 20, 2019 - 07:07:46
Federation of Somali Journalists FESOJ, in cooperation with the European Mission to Somalia under the project of Our Right to Know organized one-day meeting on Council of Peace in Mogadishu titled "Strengthening security agencies and media relations for the safety of journalists, access of information,…

Read More »

RW Itoobiya & Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga oo wadahadallo yeeshay

0 Visits: 276 | Monday August 19, 2019 - 20:28:37
Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Carabiy, Maxamed Bin Salmaan, ayaa Maanta waxaa ay wadahadallo ku dhexmareen khadka dhinaca telefoonka Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya, Dr Abiy Axmed. Dhaxal sugaha ayaa cabirey sida uu ugu faraxsan yahay kaalinta uu Ra'iisalwasaaruhu ka ciyaarey dhexdhexaadintii…

Read More »

Akhriso:-Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo fuliyay baaqii Beesha Caalamka

0 Visits: 311 | Monday August 19, 2019 - 20:22:19
Kulan ay Magalada Kismaayo Ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ku yeesheen Xubnaha Guddoonka cusub ee Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Guddiga Doorashada ayaa waxaa ay siwadajir ah isugu raaceen in Baarlamaanka lagu wareejiyo howlaha doorashada Madaxweynaha Jubbaland. Kulankooda kadib…

Read More »

Dowladda oo ka hadashay dagaalkii ka dhacay deegaanka Bariire

0 Visits: 324 | Monday August 19, 2019 - 11:18:47
Taliyaha Ciidamada Lugta Generaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa warbaahinta Dowladda u sheegay in jab xooggan la gaarsiiyay Al-Shabaab markii ay isku dayeen xalay iney weerar ku soo qaadaan saldhig ciidanka Xoogga dalka ku leeyihiin duleedka deegaanka Bariire,halkaasina looga dilay 20-ka tirsan halka tiro…

Read More »

Maxkamada Sare ee Ciidamada oo xukun ku riday Askar dil geysatay

0 Visits: 302 | Monday August 19, 2019 - 11:16:47
Maxkamadda Sare ee Ciidanka Qalabka Sida Qeybta 60-aad ayaa Maanta markale waxaa ay xukun dil toogasho ah ku riday laba askari oo ka tirsanaa Ciidamada Koonfur Galbeed,kuwaas oo dilal geystay. Yaasiin Maxamed Aadan oo ka tirsanaa Boliiska Konfur galbeed oo racfaan ka qaatay xukun Maxkamadda darajada…

Read More »

Shirka Wasiirada Warfaafinta oo War-Saxaafadeed laga soo saaray

0 Visits: 246 | Monday August 19, 2019 - 11:15:39
Wasaaradaha Warfaafinta Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada Soomaaliya, ayaa shir wada-tashi ah ku yeeshay magaallada Muqdosho kaas oo looga hadlay iskaashiga labada heer eewasaaradaha gaar ahaan dhanka wacyigelinta. Shirka, waxaa ka qeyb galaya wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Daxiiska Dowladda…

Read More »

Maxkamadda Sare ee Puntland oo markale u fariisanaysa kiiskii Caaisha Ilyaas

0 Visits: 252 | Monday August 19, 2019 - 11:14:02
Maanta ayaa la filayaa in Maxkamadda sare ee Puntland inay markale u fariisato wajiga labaad ee dacwada la xiriirta falkii Kufsiga iyo dilka ahaa ee Bishii Febaraayo ee sanadkaan Magalada Gaalkacyo loogu geystay Caaisho Ilyaas Aadan. Maxkamada ayaa markale dhageysan doonta eedeymaha loo jeediyay Xubnaha…

Read More »

Koonfur Afrika: Dad loo xiray boobkii loo geystay Ganacsatada Soomaalida

0 Visits: 319 | Monday August 19, 2019 - 11:11:52
Todobaadkii la soo dhaafay ayaa Kooxo Burcad ah waxaa ay boob kula dhaqaaqeen Goobo Ganacsi ay leeyihiin dad u badan Soomaali iyo Itoobiyaan,kuwaas oo ku yaalla Magalada Soweto ee dalkaasi Koonfur Afrika. Booliska dalkaas ayaa la sheegay in howlgal ay sameeyeen saacadihii la soo dhaafay ay gacanta ku…

Read More »

Ciidamada Soomaaliland oo qof Shacab ah ku dilay Magalada Laas-Caanood

0 Visits: 268 | Monday August 19, 2019 - 11:07:14
Wararka laga helayo Magalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Booliska Soomaaliland ay halkaasi xalay ku dileen mid ka mid ah dadka Shacabka ah ee ku nool Magaaladaas. Qofka Shacabka ahaa oo ay Ciidamadu dileen ayaa dad ku sugan Magalada Laas-Caanood waxaa ay…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo maanta la kulmaya dhiggiisa Jabuuti

0 Visits: 244 | Monday August 19, 2019 - 10:20:07
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Famaajo oo maalintii shalay gaaray dalka Jabuuti, ayaa lagu wadaa in uu maanta kulan la yeesho dhiggiisa dalkaasi madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Agaasimaha Warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed oo ka warbixinayay kulamada…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 19-KA AGOOSTO 2019-KA

0 Visits: 461 | Monday August 19, 2019 - 09:48:28
CABDIRAXMAAN C/SHAKUUR OO LAGU SOO DHAWEEYAY DHUUSAMAREEB Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa xalay gaaray Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi shakuur Warsame iyo wafdi uu hogaaminayo,iyadoo halkaasi lagu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb…

Read More »

Xisbiga WADANI oo ka baxay heshiiskii Xisbiyada Soomaaliland

0 Visits: 292 | Sunday August 18, 2019 - 23:16:39
Xisbiga Mucaaradka ee WADANI ee Soomaaliland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa uu ku dhawaaqay in uu ka baxay heshiiskii ay la galeen Xisbiyada KULMIYE iyo UCID oo la xiriira dhinaca doorashooyinka oo khilaaf xoogan uu ka taagnaa mudo dhowr bilood ah. Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo…

Read More »

Sawiro:-Wasiirka Warfaafinta oo Maanta shir ka furay Muqdisho

0 Visits: 309 | Sunday August 18, 2019 - 23:15:02
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shirka Wadatashiga Wasiirrada Warfaafinta Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Shirkan oo socon doona mudada Afarta cisho ee soo socota ayaa waxaa Goobjoog ka…

Read More »

Puntland oo soo bandhigtay Khamri farabadan & dad lagu soo qabtay+Sawiro

0 Visits: 276 | Sunday August 18, 2019 - 23:10:57
Magalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ee Maamulka Puntland waxaa Maanta lagu soo bandhigay mandooriyaha Khamriga oo aad u faradan iyo dad la sheegay inay ahaayeen kuwo Khamrigaas ka Ganacsanayay oo isugu jira rag iyo dumar. Khamriga oo uu ku jiro dhalooyin iyo caagado farabadan ayaa waxaa la geeyay…

Read More »

Hirshabeelle Oo Hadashay Cabsi Laga Qabo Inuu Fataho Webiga Shabeelle

0 Visits: 273 | Sunday August 18, 2019 - 22:57:22
Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu mamnuucay in doomaha lagu dhexmaro Webiga Shabeelle ee mara qeybo kamid ah Gobolka Shabeellaha Dhexe. Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle ayaa sheegtay in laga cabsi qabto inuu fatahaad sameeyo…

Read More »

Toogasho Ka Dhacday Maqaayad Ku Taalla Magaalada Paris

0 Visits: 243 | Sunday August 18, 2019 - 22:54:04
Toogashaadaan ayaa waxaa gaystay nin magaalayada soo galay ka dibna a dalbaday ninkii maqaaayada ka shaqaynayay cunno saacado badan oo uu sugi waayay ayaa keentay inuu togto ninkii maqaayada ka shaqaynayay sida uu sheegay taliyaha ciidanka magaalada ay toogashada ay a dhacday. Ninka aya la sheegay inuu…

Read More »