Wararka

Akhriso:-Qodobo Laga Soo Saaray Kulankii MW Farmaajo Iyo Madaxdii Hore

0 Visits: 270 | Wednesday November 20, 2019 - 21:41:46
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faah faahfiyay kulankii Maanta dhexmaray isaga iyo Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xasan Sheekh oo Caawa shir Jaraa'id warbaahinta ugu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in Madasha Xisbiyada…

Read More »

Kulanka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Oo Goordhow Ka Furmay Muqdisho

0 Visits: 256 | Wednesday November 20, 2019 - 21:40:04
Waxaa Goordhaw Magaalada Muqdisho ka furmay kulankii wadajirka ee Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa si wadajir ah u Shir Guddoominaya Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee dalka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi.…

Read More »

Xildhibaan Sakariye "Wasaaradda Maaliyada waxaa ay joojisay in fursado shaqo lasiiyo dad Soomaaliyeed"

0 Visits: 326 | Wednesday November 20, 2019 - 21:38:00
Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ku eedeeyay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda in aysan ogoleyn in Muwaadiniinta Soomaaliyeed Shaqooyin loo abuuro. Waxaa uu sheegay in Wasaaradda Maaliyadda Saddexdii sano ee lasoo dhaafay ay iska diiday in Shaqaallaha…

Read More »

Ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland oo gaaray degaano ay ka baxeen Al-Shabaab

0 Visits: 253 | Wednesday November 20, 2019 - 21:34:58
Deeganada dhaca Galbeedka Gobolka Jubadda Hoose gaar ahaan Kaamjaroon iyo Buulaxaaji waxaa ka dhacay hawlgallo lagu xaqiijinayay ammaanka oo ay sameeyeen Ciidanka dowladda Soomaaliya. Sidda ay xaqiijiyeen Saraakiisha Ciidanka Al-Shabaab ayaa iskaga baxay deeganadaasi markii ay soo gaareen Ciidanka dowladda…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre Oo Kormeer Ku Tegay Dhowr Wasaaradood

0 Visits: 234 | Wednesday November 20, 2019 - 21:31:50
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo xalay dalka dib ugu soo laabtay, ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaradda Warfaafinta, Haweenka , Kalluumeysiga, ganacsiga, Beeraha xanaanada xoolaha iyo Beeraha. Kormeerka ayaa qayb ka ah hawlaha lagula soconayo hanaanka…

Read More »

Almaas Elman oo lagu dilay Xerada Xalane

0 Visits: 232 | Wednesday November 20, 2019 - 21:18:29
Waxaa goordhow lagu dilay Gudaha Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho Almaas Elman Axmed oo mar soo noqotay Xoghayaha koowaad safaaradda Soomaaliya ee Kenya. Hadda waxaa ay ka tirsaneyd hey'adda Elman Peace oo uu Aas'aasay Aabaheed oo caan ku ahaa ka Shaqeynta Nabada ee Elman Axmed, kaas oo isna…

Read More »

Shacabka Sidama oo saaka u dareeray goobaha cod bixinta

0 Visits: 262 | Wednesday November 20, 2019 - 08:56:18
Shacabka Gobolka Sidama ee Itoobiya ayaa saaka u codayn doona inay noqdaan Ismaamul gaar ah oo ka go'an degaanka Shucuubta Koonfureed. Haddaba saaka xilli hore ayay shacabka qowmiyadda Sidama isugu soo baxeen goobaha cod bixinta, iyagoo qaarkoodna ay habeenimadii xalay u baryeen goobaha codbixinta.…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay bilaabeyso diiwaa-galinta Dugsiyada Wax-barashada dalka

0 Visits: 246 | Wednesday November 20, 2019 - 08:54:13
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in markii ugu horeysay ay sameyn doonto diiwa-galinta iyo tayo dhowrka dugsiyada Waxbarashada oo laga sameyn doono guud ahaanba dalka Soomaaliya. Wajiga hore kormeerkan waxaa lagu bilaabi doonaa Gobolka Banadir oo loo qorsheyey in ay qabsoomto inta u dhaxaysa 25.11.2019…

Read More »

Dowladdaha Somalia Iyo Sweden Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Kala Duwan

0 Visits: 256 | Wednesday November 20, 2019 - 08:52:10
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Mudane Staffan Tillander, Safiirka Sweden ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga…

Read More »

Ciidamada Ammaanka Oo Howlgal Ka Bilaabay Dhuusamareeb

0 Visits: 273 | Wednesday November 20, 2019 - 08:50:16
Ciidanka Ammaanka dowlad Goboleedka Galmudug iyo kuwa dowladda Federaalka ayaa xalay howlgal ka bilaabay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug. Ciidamo isugu jiray Boolis iyo Nabadsugid ayaa siwada jir ah u sameeyay howlgalka, waxaana Saraakiisha amniga ay sheegeen inuu ahaa mid lagu xaqiijinayo…

Read More »

Dowladda Oo Ka Hadashay Duqeyn Lagu Dilay Sarkaal Ka Tirsanaa Al-Shabaab

0 Visits: 220 | Wednesday November 20, 2019 - 08:47:23
Howlgal ballaran oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Kuunya Barrow oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-shabaab, Sida ay qortay Wakaaladda Wararka dowladda ee SONNA. Howlgalka ayaa waxaa fuliyay Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Mareykanka,…

Read More »

Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Oo Maanta Kulan Wadajir Ah Yeelanaya

0 Visits: 317 | Wednesday November 20, 2019 - 08:46:02
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah taariikhduna ay ku beegan tahay 20-ka Bisha Novembe ayaa waxaa kulankii ugu horeeyay oo wadaji ah ay ku yeelanayaan Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada ka tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee dalka ayaa xalay…

Read More »

Al-Shabaab oo ka hadlay duqeyn ka dhacday Kuunya-Barrow

0 Visits: 242 | Wednesday November 20, 2019 - 08:42:59
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duqayn ka dhacday degaanka Kuunyo Barrow ee Shabeellaha hoose lagu dilay xubin ka tirsan ururka Al-Shabaab. War kasoo baxay dawladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in weerarkan la qaaday iyadoo iskaashi lala samaynayo milatariga Maraykanka,hayeeshee duqeyntaas waxaa…

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo amar soo saaray

0 Visits: 233 | Wednesday November 20, 2019 - 08:41:50
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamed Maxamud (Cumar Filish) ayaa amar ku bixiyay inta ka dhiman bisha December ee sanadkan looga baxo dhulka kooxda ciyaaraha ee Minishiibiyada. Shalay ayuu booqday Garoonka Minashiibiya ee Magaalada muqdisho,halkaas oo qeyb…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 20-NOV-2019

0 Visits: 310 | Wednesday November 20, 2019 - 08:36:11
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo amar soo saaray Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cu mar Maxamed Maxamud (Cumar Filish) ay aa amar ku bixiyay inta ka dhiman bisha December ee sanadkan looga baxo dhul ka kooxda ciyaaraha ee Minishiibiyada. Shalay ayuu booqday Garoonka…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo caawa dib ugu soo laabtay Muqdisho

0 Visits: 225 | Tuesday November 19, 2019 - 22:14:46
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo caawa dib ugu soo laabtay dalka kadib safarradii shaqo ee wadamada Faransiiska, Belgium iyo Qatar, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle kusoo dhaweeyay wasiirro, xildhibaanno iyo mas'uuliyiin kale. Mr Kheyre ayaa safarkiisa…

Read More »

Daalibaan iyo wadamada reer galbeedka ah oo bilaabay isweydaarsi maxaabiis

0 Visits: 270 | Tuesday November 19, 2019 - 22:13:30
Ururka Daalibaan ee dalka Afghanistan ayaa sii daayay labo ruux oo ka soo kala jeeda dalalka Maraykanka iyo Australia kadib markii la sii daayay saddex ka tirsan dagaalamayaasha ururka Daalibaan. Kevin king oo Maraykan ah iyo Timoty Weeks oo Australian ah ayaa la sii daayey muddo saddex sannadood ah…

Read More »

Nin ugu hanjabay dil Ilhan Cumar oo maanta la soo taagay maxkamad

0 Visits: 233 | Tuesday November 19, 2019 - 22:12:24
Muwaadin u dhashay dalka Maraykanka oo ugu hanjabay Ilhan Cumar oo ka mid ah Congresska dalka Maraykanka dil ayaa la soo taagay maxkamad. Patrick Carlineo oo 55 sano jir ah ayaa qirtey in uu sameeyay hanjabaada uuna yahay qof wadani ah oo dadka argagaxisayaasha ah aad u neceb. Xeer Ilaaliyaha Mareykanka…

Read More »

Koox hubeysan oo weerartay ciidammada Burundi

0 Visits: 274 | Tuesday November 19, 2019 - 22:11:16
Militariga Burundi waxay sheegeen in koox hubeysan oo kasoo gudubtay dhinaca Rwanda ay weerar ku qaadeen saldhig ciidammada ay ku leeyihiin waqooy galbeed dalkaas. Janaraal Emmanuel Gahongano oo ah agaasimaha warfaafinta ee militariga ayaa sheegay in Axaddii uu weerarka ka dhacay gobolka Cibitoke ee…

Read More »

Baarlamaanka Puntland oo la horgeeyay Miisaaniyadii ugu badneyd abid

0 Visits: 257 | Tuesday November 19, 2019 - 22:09:53
Wasiirka Maaliyadda maamulka Puntland Xassan Shire Cabdi, ayaa maanta mudanayaasha Baarlamanka horgeeyay odoroska Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2020-ka. Odoroska Miisaaniyadda 2020-ka oo dhan $ 346,416,158.99 malyan oo Dollar, ayaa shalay ka soo gudbay Golaha Wasiirada, kadib markii ay ku ansixiyeen…

Read More »