Wararka

Dil ka dhacay Boosaaso & howlgal ka socda

0 Visits: 268 | Thursday January 09, 2020 - 18:16:49
Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi lagu diley Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Taraafikada ee Maamulka Puntland. Sarkaalka oo Magaciisa lagu sheegay Cumar Iley ayaa waxaa kooxo ku hubeysnaa bustoolado ay ku toopgteen Xaafada isgoyska Gaaco…

Read More »

Duqa Muqdisho"Waan ka hor tageynaa weerarada Al-Shabaab"

0 Visits: 238 | Thursday January 09, 2020 - 10:03:58
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka hortagtay weeraro ay Al-Shabaab doonayeen inay ka fuliyaan Gobolka Banaadir. Waxaa uu sheegay in muqdisho laga sameeyey Koontoroolo farabadan oo lagu hubiyo gaadiidka si…

Read More »

Suldaan Maxamed"Kheyre ayaa iga reebey liiska saxiixayaasha Galmudug"

0 Visits: 247 | Thursday January 09, 2020 - 10:02:30
Weli waxaa jirta cabasho kasoo yeereysa qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka deegaannada Galmudug,kuwaas oo qaarkood sheegay in liiska saxiixayaasha Galmudug la bedeley. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Dhuusamnareeb ayaa kusoo laabtey Muqdisho,hayeeshee…

Read More »

Deni oo ka horyimid tallaabo ay qaadeen Baarlamaanka Somalia

0 Visits: 214 | Thursday January 09, 2020 - 10:01:05
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ay si cad uga soo horjeestay Sharciga Batroolka oo ay ansixiyeen Baarlamaanka labada Aqal,kaas oo sidoo kale horey uga soo horjeesteen Xubnaha Aqalka Sare ee laga soo doortay deegaannada Puntland. Madaxweyne Deni waxaa uu sheegay in Puntland…

Read More »

Xaaf oo qoraal ka dhan ah dowladda u direy Beesha Caalamka

0 Visits: 244 | Thursday January 09, 2020 - 09:59:11
War-saxaafadeedkan soo baxay Xaafiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu wargaliyey Beesha caalamka iyo dowladaha daneeya arimaha Soomaaliya in Madaxweyne Xaaf uu wakaalashada kala noqdey dowladda federaalka. Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in dawladda federaalka ku takrifashey wakaalashada uu madaxweynahu…

Read More »

Kulan Boroordiiq ah oo loo sameeyey Ardaydii ku geeriyootay Qaraxii Ex-Koontarool Afgooye

0 Visits: 305 | Wednesday January 08, 2020 - 21:46:05
Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho Munaasabad iskugu jirtay baroordiiq iyo duco loo sameeyey ardaydii Jaamacada Benadir ee ku naf waysey qaraxii 28-kii bishii Disembar ee sanadkii hore ka dhacay isgoyska Ex-Control Afgooye ee magaalada Muqdisho. Munaasabadan oo ay soo qaban-qaabisay Jaamacada…

Read More »

Faahfaahinta khasaaraha ka dhashay qarixii ka dhacay isgoyska sayidka ee magaalada Muqdisho

0 Visits: 255 | Wednesday January 08, 2020 - 21:44:07
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, 6 kalena way ku dhaawacmeen kadib markii gaari lagusoo xiray waxyaabaha qarxa oo ku qarxay isgoyska sayidka ee magaalada Muqdisho. Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa waxay ahaayeen dad shacaba oo wadada marayay iyo kuwa gaadiidkooda ku jiray oo ku sugnaa goobta…

Read More »

Dad u geeriyooday xanuunno ka dilaacay gobolka Sool iyo Buuhoodle

0 Visits: 217 | Wednesday January 08, 2020 - 21:29:32
Toban qof ayaa u geeriyooday xanuuno ka dilaacay deegaanada Sool iyo Buuhoodle, waxaanay wasaarada caafimaadku sheegtay inuu yihiin xanuunadda xiliyadan oo kale yimaadda. Wasaarada Caafimaadka Somaliland waxay sheegtay inay gacanta ku hayaan oo ay hoos u rideen xanuunno dad badan soo riday oo ka dhacay…

Read More »

Ururka dhaqashada Geella oo walaac ka muujiyey geella lagu laynayo dalka Australia

0 Visits: 256 | Wednesday January 08, 2020 - 19:50:59
Ururka Geelayda Somaliland ayaa walaac ka muujiyey Geella ay dawladda Australia ku laynayso dalkeeda, iyagoo ugu baaqey dhammaan madaxda iyo bulshada Soomaaliyeed in laga wada shaqeeyo sidii geelaas loo badbaadin lahaa. War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha ururka Geelleyda Somaliland Mustafa…

Read More »

Koox Burcad ah oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 252 | Wednesday January 08, 2020 - 19:40:26
Kooxdaan burcadda ah oo shan maalmood ka hor dhac ka gaystay Geerash ku yaalla degmada Waabari oo in mudda ah ay ku daba jireen hay'adaha amaanka ee dawladda Soomaliya ayaa lagu guulaysatay in gacanta lagu soo dhigo. Gaariga la dhacay iyo mid ka mid ah kooxaha burcadda ah ku waas dhibaato ku hayay…

Read More »

Qaabkee Ayuu Mohamed Salah Ugu Hambalyeeyay Saaxiibkiisa Sadio Mane Markii Uu Hantay Abaalmarinta Xiddiga Afrika?

0 Visits: 848 | Wednesday January 08, 2020 - 19:33:04
Mohamed Salah ayaa saaxiibkiisa kooxda Sadio Mane ugu hambalyeeyay inuu ku guuleystay abaalmarinta xiddigii ugu fiicnaa qaaradda Afrika sanadkii lasoo dhaafay kadib xaflad uu ka maqnaa oo ka dhacday magaalada Qahira. Sadio wuxuu u duulay Masar si uu abaalmarinta usoo qaato, balse Salah wuxuu ka doorbiday…

Read More »

Akhriso; War saxaafadeed uu Guddiga Farsamada Galmudug ka soo saaray xulista xildhibaanada

0 Visits: 264 | Wednesday January 08, 2020 - 19:03:16
Guddiga Farsamada Maamul dhisidda Galmudug ayaa ku dhowaaqay in si rasmi ah u bilaaban doonto xulista xildhibaanada Baarlamaanka cusub Galmudug. Gudoomiyaha guddigan Cabdinaasir Beyle oo ka hadlayay shir jaraa'id oo u ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in khilaafkii Ahlusunna iyo Dowladda…

Read More »

UPDATE: Five killed, 15 injured in car bombing attack in Mogadishu

0 Visits: 803 | Wednesday January 08, 2020 - 18:51:01
Five people were killed and 15 others injured in a car bomb attack in Mogadishu Wednesday barely a week after close to 100 others were killed in the outskirts of the city

Read More »

MURSAL oo qoraal xasaasi ah u diray beesha caalamka

0 Visits: 204 | Wednesday January 08, 2020 - 17:45:25
Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxamaan ayaa warqad ku aadan doorashada soo socota 2020- illaa 2021-ka u diray xubnaha beesha caalamka. Warqadaan ayaa sidoo kale looga hadlay sharciga doorashooyinka oo ay dhowaan ansixiyeen xildhibaanada…

Read More »

Wasiir shaaciyey cidda ka dambeysay in 6 bil ka hor la magacaabo gudiga qaban qaabada maalmaha xoriyada

0 Visits: 186 | Wednesday January 08, 2020 - 17:36:42
Guddoomiyaha guddiga aban-qaabada xuska maalmaha xoriyaddaahna Wasiirka Warfaafinta mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa ka hadlay sababta keentay iyo cidda ka dambeysay in lix bil ka hor la magacaabo guddigan. Maareeye ayaa sheegay in sababta guddigan loo magacaabay xill hore ay tahay aragtida…

Read More »

Nageria iyo Somalia maxaa laga Ansixiyay?.

0 Visits: 1099 | Wednesday January 08, 2020 - 15:29:48
Nageria maxaa Faqri ka dhigay? Somaliya Halkaa Ceel oo kaliya, ma Badbaadi karnaa? Ceelkee?. Nageria Masuuliyiin hore ayaa Ansixisay Sharci shidaal oo loo soo diyaariyay. waa wadanka tira ahaan Africa ugu Dad badan, lehna "Human Resource" tayo leh. dhinaca Beerahana wax soo Saar fiican leh.(…

Read More »

SAWIRO:-Maxey ka wada hadleen Guddoomiye Filish & Xaliimo Yareey?

0 Visits: 273 | Wednesday January 08, 2020 - 15:10:39
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa uu booqasho ku tegay Xarunta Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka. Kulan gaar ah ayuu halkaasi waxaa uu kula qaatey guddoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka…

Read More »

Fuundigii 'faquuqa' looga reebay dhaawacyo ay DF u qaadey dibadda + Video

0 Visits: 256 | Wednesday January 08, 2020 - 15:05:36
Axmed Cumar Yuusuf ayaa kamid noqday tobanaanka Soomaalida ah ee wax ku noqday falkii foosha xumaa ee 28-kii December, 2019, ka dhacay isgoyska Ex-kontarool Afgooye ee Muqdisho. Yuusuf, oo kamid ah dadka ka shaqeysta dhismaha guryaha ee loo yaqaano Fuundiga, ayaa abaare 7:30 PM kasoo baxay hoyga ay…

Read More »

Mas'uuliyiin ku geeriyootey qarixii ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 325 | Wednesday January 08, 2020 - 14:35:52
Waxaa isasoo taraya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee uu geystay qarixii Maanta barqadii ka dhacay Bar Koontorool oo ku taalla Isgoyska Sayidka ee Magaalada muqdisho. Daka qaraxaas ku dhintey ayaa waxaa kamid ah Agaasimihii Maamulka & Maaliyadda ee Wasaaradda Haweenka Bile Ismaaciil Diiriye iyo…

Read More »

SAWIRO:-Ciidanka Dowladda oo howlgal ka wada deegaano ka tirsan Galgaduud

0 Visits: 253 | Wednesday January 08, 2020 - 14:25:54
Cutubyo ka tirsan Guutada 13-aad ee qaybta 21-aad iyo Ciidamada NISA qaybtooda ka howlgasha Galmudug ayaa gaaray deegaanada Galqoryaale ,barujeed , ceelbaxaay iyo golagole oo dhowaan lagu arkay Xubno ka tirsan Al-Shabaab. Saraakiisha Ciidamada hoggaamineysa ayaa waxaa ay sheegen inay xaqiijiyeen gacan…

Read More »