Wararka

Taliye ku-xigeenkii NISA ee gobolka Shabellaha Hoose oo lagu toogtay Muqdisho

0 Visits: 178 | Saturday January 11, 2020 - 18:46:06
Taliye ku xigeenkii Nabad Sugidda ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa Maanta lagu toogtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Taliyaha waxaa Xaafadda Taleex ee Degmada Hodan ku toogtay kooxo ku hubeysan buskoolado oo la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab. Taliye ku xigeenka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 11-1-2020

0 Visits: 342 | Saturday January 11, 2020 - 08:49:20
Madaxtooyadda oo faahfaahisay booqa shada Farmaajo ee Asmara Madaxweynaha JF/Soomaaliya Md Maxa med Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hog gaaminayo oo gaaray M/Asmara ee xarunta da lka Ereteriya, ayaa waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey dhiggiisa dalkaas Mudane Isaias Afwerki,. Madaxweyna Farmaajo oo…

Read More »

Madaxtooyadda oo faahfaahisay booqashada Farmaajo ee Asmara

0 Visits: 268 | Friday January 10, 2020 - 20:39:05
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya, ayaa waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey dhiggiisa dalkaas Mudane Isaias Afwerki,. Madaxweyna Farmaajo oo casuumaad rasmi ah oo qaadanaysa…

Read More »

25 qof oo lagu dilay xarun ciidan oo ku taala Niger

0 Visits: 229 | Friday January 10, 2020 - 20:01:49
Xarun milateri oo ku taala Niger ayaa weerar ay ku qaadeen koox xagjir ah waxa ku dhintay 25 qof. Weerarka ayaa ka dhacay xarun milateri oo ku taala galbeedka Niger, kuna dhaw xuduuda Mali. Bil ka hor ayaa 71 askari lagu dilay weerar ay ku qaadeen isla gobolka. Kooxahan ayaa la sheegay inay ku xiran…

Read More »

Liiska Xildhibaannada Cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

0 Visits: 266 | Friday January 10, 2020 - 19:53:32
Guddiga Farsamada & Maamul Dhisidda Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta oo Jimce ah si rasmi ah u shaaciyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanka ee Galmudug. Xildhibaannada Maanta lagu dhawaaqay oo ka kooban 83 Xubnood oo ay ku jiraan…

Read More »

Kongreska Mareykanka oo u codeeyay in la xadido awoodda uu Trump u leeyahay dagaal uu ku qaado Iran.

0 Visits: 215 | Friday January 10, 2020 - 12:21:28
Aqalka kongreska ee dalka Mareykanka ayaa u codeeyay qaraar lagu xadidayo awoodda milateri ee madaxwyene Trump uu u leeyahay in uu dagaal ku qaado Iran. Qaraarkan ayaa waxaa isku raacay inta badan xildhibaanada kongreska, inkastoo aanan wali loo gudbinin aqalka sare oo ay ku badan yihiin xisbiga Jamhuuriga.…

Read More »

Aqalka sare ayaa Aqalka hoose ku yiri: waa in Mushaarka naloo badiyaa 3 sabab aawgood.=Nasashada Jimcaha.Q-182aad=

0 Visits: 1053 | Friday January 10, 2020 - 12:18:32
1-Nin Bukaan ah ayaa Dhakhtarkii ku yiri: Daktoore, Maalin waliba Saacadu marka ey tahay 7-da Subaxnimo ayaan Saxaroodaa. Daktoorkii: Taasi waa caafimaad, in aad Arroortii Saxarooto. Bukaankii: Ee, ee, ee, Laakiin Datoore, 9ka Subaxnimo ka hor Hurdada kama tooso. ( F.S: 1aad) ( Shaqada aan waqtigeeda…

Read More »

Culeys Horleh Oo Soo Foodsaaray Dowladda Iran

0 Visits: 225 | Friday January 10, 2020 - 12:11:47
Dalalka Mareykanka, Canada iyo Ingiriiska ayaa sheegay in diyaaradii dhawaan kusoo dhacday Iran uu ku dhacay gantaal ay rideen ciidanka dalkaas. Caddeymo ay heleen dalalkaas ayaa muujineysa in gantaal ay riday Dowladda Iran uu soo riday diyaaraddii Ukarine ee ay saarnaayeen dadka rayidka ah, taas oo…

Read More »

Dad ku dhintey Shil ka dhacay Dowlad deegaanka Soomaalida

0 Visits: 214 | Friday January 10, 2020 - 12:09:29
Shilkaan Gaari oo geystay khasaaro isugu jira dhimaho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Mooyaale ee Gobolka Daawaa dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Shilka Gaari ayaa yimid kaddib markii Gaari nooca xamuulka qaado ah uu isku marey saddex Mooto Bajaaj,waxaana ku dhintey laba ruux oo ahaa…

Read More »

Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ka socda duleedka Kismaayo

0 Visits: 232 | Friday January 10, 2020 - 12:06:07
Ciidamada Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa at saakay dhaq dhaqaayo xoogan oo Ciidan ka wadaan deegaano duleedka ka ah Magaalada Kismnaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Ciidamada ayaa shalay waxaa ay weerar xoogan ku qaadeen deegaanka Yaaq Bishaaro ee duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo,halkaas…

Read More »

Siyaasiyiinta G/Waqooyi Bari oo bilaabey tallaabo ka dhan ah Al-Shabaab

0 Visits: 218 | Friday January 10, 2020 - 12:00:24
Odayaasha Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta ku nool deegaannada Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya oo kaashanaya Cullimada ayaa waxaa ay bilaabeen wacyigelin ka dhan ah Al-Shabaab oo mararka weerar ka fuliya deegaano ka tirsan gobolkaas. Odayaasha iyo Siyaasiyinta ayaa socdaalo kala duwan waxaa ay ku bixinayaan…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Iyo Wefdi Uu Hogaaminayo Oo U Amba Baxay Dalka Eritrea

0 Visits: 209 | Friday January 10, 2020 - 11:58:15
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Goordhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee Dalka Eriteriya Safarka Madaxweyha Ayaa Yimid Kadib Martiqaad Rasmi Ah Oo Ka helay Madaxweynaha Dalka Eritariya halkaas oo inta uu ku suganyahay uu waahadalo kula yeelan doono…

Read More »

Basaska ka Shaqeeya Kenya oo lagu kordhiyey ilaalo hubeysan

0 Visits: 230 | Friday January 10, 2020 - 11:47:36
Shirkadaha Basaska ee ka Shaqeeya inta u dhaxaysa ismaamulka Lamu iyo degmada Garseen oo ka tirsan dowlad deegaanka Tana River ayaa waxaa ay bilaabeen inay qaataan ilaalohubeysan. Tallaabadaan ayaa waxaa ay ka dambeysay kaddib markii ay kordheen weerarada Ururka Al-Shabaab ka fuliyaan deegaano ka tirsan…

Read More »

Puntland oo shaacisay sababta ay kaga hor timid meel marinta sharciga batroolka soomaaliya

0 Visits: 224 | Friday January 10, 2020 - 11:43:31
Puntland ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku caddeynayso mawqifkooda ku aadan hindise-sharciyeedka shidaalka Soomaaliya ee ay dhowaan ansixiyeen golayaasha Dowladda Federaalka ah. Qoraal dheer oo kasoo baxay madaxtooyada ayay Puntland kusoo bandhigtay in sharcigaas aysan qeyb ka ahaandoonin inta laga…

Read More »

Madaxweyne Deni iyo Xaaf ma iska war qabaan?

0 Visits: 275 | Thursday January 09, 2020 - 18:31:36
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku taliyay in xallinta xaaladda Galmudug faraha looga qaado dadka u dhashay gobolkaas, wuxuuna dowladda Federaalka ku dhaliilay inay howlhahaas ka qaadatay door aysan lahayn. Puntland waxay ka mid tahay maamul goboleedyada ay xurgufta…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wakiilka QM Ee Somalia ooka wada hadlay arrimo dhowr ah.

0 Visits: 246 | Thursday January 09, 2020 - 18:29:30
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador James Swan. Kulanka uu madaxweynuhu la qaatay weftiga uu hoggaaminayo wakiilka…

Read More »

SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jarey dhismaha Xarun qarax lagu burburiyey

0 Visits: 270 | Thursday January 09, 2020 - 18:27:38
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xariga ka jaray dhismaha xarunta Degmada Howl-Wadaag oo dib u dhis Casri ah lagu sameeyay. Xaruntaan ayaa 2-dii Bishii September ee sanadkii tegay ee 2019 waxaa Al-Shabaab ay ku burburiyeen gaari…

Read More »

Faahfaahin Ciidanka Jubbaland oo soo bandhigay hub ay ka furteen Al-Shabaab

0 Visits: 273 | Thursday January 09, 2020 - 18:24:44
Howlgalkaan waxay ciidanka ka sameeyeen degaanka Yaaq Bishaaro ee duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo, waxaana saraakiisha hoggaamineysa ay sheegeen in ay dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab. Ciidanka ayaa howlgalka ku dilay 3 kamid ah Al-Shabaab, waxayna nolosha ku qabteen hal dagaalame oo dhaawac,…

Read More »

Jubbaland oo dowladda Federaalka ku eedeysay wada-shaqeyn la'aan

0 Visits: 249 | Thursday January 09, 2020 - 18:23:31
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horayn Madaxweynaha ayaa ka warbixiyay Xaalada Siyaasada dalka iyo wada shaqayn la'aanta Dowlada Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah oo saamayn…

Read More »

Dagaal culus oo dhex-marey Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab

0 Visits: 219 | Thursday January 09, 2020 - 18:21:39
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya ciidamada dawladda iyo Al-Shabaab uu maanta ka dhacay degaan u dhexeeya Afgooye iyo Wanlaweyn. Dagaalkan ayaa dhacay kadib markii Al-Shabaab ay jidka u galeen ciidanka, iyaga oo adeegsaday qarax, kaddibna uu bilaawday dagal…

Read More »