Wararka

Nin la socday mooto bajaaj oo caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 255 | Wednesday January 15, 2020 - 23:20:31
Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa lagu dilay nin la socday mooto bajaaj, kaasoo sida la sheegay hubeysnaa.

Read More »

Aqalka Sare oo dib u soo celiyay Sharciyada kala ah iibka qaranka iyo furdooyinka

0 Visits: 221 | Wednesday January 15, 2020 - 22:35:54
Sharciyada kala ah iibka qaranka iyo furdooyinka ayaa waxaa golaha shacabka kusoo celiyay golaha aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya kaddib markii ay soo meel mariyeen wax ka beddelna ay kusoo sameeyeen oo arrintaasi oo sababtay in markale ay meel mariyeen golaha shacabka shuruucdani. Wasaaradda…

Read More »

Ergayga Qaramada Midoobay ee bariga Afrika oo ka hadlay socdaal uu ku tagay Muqdisho

0 Visits: 261 | Wednesday January 15, 2020 - 13:27:31
Ergayga ugu sarreeya Qaramada Midoobay ee Geeska Afrika ayaa booqday Soomaaliya isagoo rajo ka muujiyay horumarka dalka maadaama ay Soomaaliya sannad muhiim ah u tahay 2020.

Read More »

Haweeney sarkaal sare ah oo Al-Shabaab u qaabilsan Muqdisho oo la qabtay

0 Visits: 237 | Wednesday January 15, 2020 - 13:24:09
Howlgal gaar ah oo taddobaadkii hore ka dhacay Muqdisho ayaa la sheegay in lagu soo qabtay haweeneey sarkaal sare ah oo ka tirsan madaxda Al-Shabaab ee Muqdisho. Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaysa in ciidanka si gaarka ah u tababaran ee laba habeen ka hor galay xaafadda Xamar Jadiid ay soo…

Read More »

Somalia loses to South Sudan in round one of Fiba Afro Basketball Pre-qualifiers

0 Visits: 745 | Wednesday January 15, 2020 - 13:14:23
Somalia put up a brave fight but lost to South Sudan in the ongoing Fiba Afro Basketball Pre-qualifiers in Nairobi Tuesday. In the final round, South Sudan won by 114 points to Somalia's 79. In the first quarter, Somalia came close with 17 points against South Sudan's 25 with some brilliance…

Read More »

BSHIR BUKHAARI: "Sharcigaan waxaa ka muuqata in weriyihii la rabo dowladdu aqoonsi siineyso"

0 Visits: 234 | Wednesday January 15, 2020 - 13:06:23
Sanatar Abshir Axmed Bukhaari oo ka mid ah Sanatarrada aqalka sare ee Golaha Baarlamaanka ayaa khudbad aan caadi aheyn waxa uu ka jeediyay xarunta golahaasi oo looga doodayay sharci ku saabsan arrimaha warbaahinta, isagoona sheegay in qaar ka mid ah qodobadaasi ay u muuqdaan kuwo aan ka tarjumeyn xorriyadda…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 15-Janaayo-2020

0 Visits: 368 | Wednesday January 15, 2020 - 10:17:49
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka soo laabtay dalka Cu maan oo uu kaga qeyb galay tacsida Sul daan Qaabuus Binu Siciid oo dhawaan ku geeriyoodey dalkaas. Madaxweynaha oo Suldaanka cus ub ee Cummaan…

Read More »

Taliyaha mucaaradka Liibiya oo ka baxay heshiiskii xabad joojinta

0 Visits: 255 | Tuesday January 14, 2020 - 21:40:47
Taliyaha ciidamada mucaaradka dalka Liibiya Khalifa Haftar ayaa ka tagay magaalada Moosko isagoo aan saxiixin heshiis isku day ah oo la doonaayey in lagu sameeyo xabad joojin wax ka tarta dagaalada ka holcaya dalkaasi ,sida laga soo xigtay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Raashiya. Kadib saacado wadaxaajood…

Read More »

Jabuuti oo lagu helay inay tallaabo sharci darro ah ka qaadday DP World

0 Visits: 231 | Tuesday January 14, 2020 - 21:37:20
Shirkadda ka howl-gasha dekedaha ee DP World, oo laga leeyahay waddanka Imaaraadka Carabta ayaa mar kale ku guuleysatay kiis sharci ah oo ay ka gudbisay dowladda Jabuuti, kaasoo la xiriira khilaafkii maamulka dekedda Doraleh ee u dhaxeeyay labada dhinac. Koox garsooreyaal ah oo dacwaddan ku dhageysanayay…

Read More »

Al-Shabaab oo dib ula wareegay Tooratoorow iyo Ciidankii Kumaandooska oo isaga baxay

0 Visits: 252 | Tuesday January 14, 2020 - 19:13:23
Al-Shabaab ayaa dib ula wareegay deegaanka Tooratoorow oo ahaa saldhiggooda ugu weynaa, kaddib markii ay xalay fiidkii isaga baxeen Ciidankii Kumaandooska Danab ee xoogga dalka.

Read More »

Uhuru oo isku shaandheyn ku sameeyay Wasiiradiisa (Arrimaha Dibadda iyo Gaashaandhigga oo la isku bedelay)

0 Visits: 220 | Tuesday January 14, 2020 - 19:05:29
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa isku shaandheyn deg deg eheyd ku sameeyay golihiisa Wasiirada, xilli dalkiisa uu la daala dhacayo weerarada uga imaanaya Al-Shabaab.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtey

0 Visits: 218 | Tuesday January 14, 2020 - 18:46:32
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka soo laabtay dalka Cumaan oo uu kaga qeyb galay tacsida Suldaan Qaabuus Binu Siciid oo dhawaan ku geeriyoodey dalkaas. Madaxweynaha oo Suldaanka cusub ee Cummaan Haysam Bin Daariq kula kulmay Qasriga Saldanada dalkaas…

Read More »

Shuruudaha xilka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyey

0 Visits: 283 | Tuesday January 14, 2020 - 18:43:37
Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Mamulka Galmudug ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa ay shaaciyeen Shuruudaha laga doonayo qofka u tartamayo Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug. Shuruudaha Guddiga ay soo saareen oo ka kooban 8 Qodob ayaa waxaa ugu muhiimsan in uu yahay muwaadin…

Read More »

Xukuumada Somaliland oo hirgalisay adeegga E-shiling oo mushaharka shaqaalaha lagu bixin doonno

0 Visits: 274 | Tuesday January 14, 2020 - 18:29:38
haqaalaha dawladdu mushaharooyinkooda ku qaataan qaab Electronic ah ama Online ah. Bangiga dhexe ee Somaliland oo isagu hindisay mashruucan ayaa sheegay in barnaamijkani wax badan ka qaban karro adeega islaxisaabtanka iyo hufnaanta, islamrkaana ay fursad u tahay shaqaalaha dawladda ee jooga goboladda…

Read More »

Al-shabaab oo qaraxyo ku weerartay kolonyo ciidan oo galbinaysay Engineero Turkish ah

0 Visits: 284 | Tuesday January 14, 2020 - 17:58:32
Ugu yaraan 3 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa la sheegay in ay ku dhinteen dhowr kalena ay ku dhaawacmeen qarax miino oo lala beegsaday kolonyo ay la socdeen injineerro Turkish ah. Kolanyadaan ayaa lagu beegsaday degaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.

Read More »

DAAWO:-Maxaa ka jira in Carruur Gaajo ugu geeriyoodeen Muqdisho?

0 Visits: 308 | Tuesday January 14, 2020 - 17:49:39
Baraha Internet-ka ayaa waxaa lagu faafiyey in saddex Carruur ah oo wada dhashay ay gaajo ugu geeriyoodeen kaam ku yaalla Magaalada muqdisho,hayeeshee Risaala oo booqatay hoygooda ayaa heshay Warbixin arrintaasi ka duwan.

Read More »

Aqalka sare oo meel mariyay sharciga wax ka bedelka xeerka warbaahinta Soomaaliya

0 Visits: 296 | Tuesday January 14, 2020 - 17:41:59
Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta. wax ka bedelka Xeerka saxaafada Soomaaliya ayaa soo maray marxalado kala duwan, iyadoo lagu guulaystay in laga saaro qodobo loo arkayay inay halis ku yihiin jiritaanka saxaafad madax bannaan oo dhex…

Read More »

Al-Shabaab oo sheegtay inay dib ula wareegeen Tooratoorow

0 Visits: 251 | Tuesday January 14, 2020 - 09:54:07
Shalay Gelinkii hore ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee DANAB waxaa ay dagaal la'aan kula wareegeen deegaanka Tooratoorow oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose,halkaas oo saldhig wyen uu u ahaa Al-Shabaab. Saraakiisha…

Read More »

Loolan adag oo ka socda Dhuusamareeb & wufuud kusii qul quleysa

0 Visits: 272 | Tuesday January 14, 2020 - 09:52:02
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad goboledka Galmudug waxaa buux dhaafiyey Boqolaal isugu jira mas'uuliyiin iyo xil doonayaan maadaama halkaasi ay ka socdaan howlo doorashooyin ah. Todobaadkaan gudihiisa waxaa Magaalada Dhuusamareeb gaarey xubno kala duwan,kuwaas oo qaarkood ay yihiin musharixiin…

Read More »

Safiirka Somalia u magacaawdey Austria oo Warqadaha laga guddoomey

0 Visits: 250 | Tuesday January 14, 2020 - 09:50:04
Madaxweynaha Dalka Austria Alexander van Der Bellen ayaa warqadaha aqoonsiga danjirinimo ka guddoomay Danjiraha dowlada Soomaaliyeed ay dhawaan u Magacaawday dalkaas ee Amb. Ebyan Maxamed Saalad Ladane. Ebyan ayaa sidoo kale ah Danjiraha Soomaaliya ee Switzerland iyo Xarunta Labaad ee Qaramada Midoobey…

Read More »