Wararka

Locusts add to the woes of Somali farmers in flood-hit Hiran region

0 Visits: 719 | Thursday January 16, 2020 - 23:01:21
Farmers in central Somalia's Hiran region, whose farms were submerged by recent floods, are having to contend with swarms of locust devouring whatever they have planted since then. Kadiye Abdi Gadod, a farmer in Hodug, 34 km west of Beletweyne town, told Radio Ergo that locust swarms have set on…

Read More »

Uganda oo askar Howlgab ah u soo diraysa Soomaaliya

0 Visits: 220 | Thursday January 16, 2020 - 22:57:11
Dowladda Uganda ayaa sheegtay in ay uyeertay boqolaal askari oo horay hawlgab uga noqday shaqada qaran ee dalkaasi kuwaas oo ladoonayo in loosoo diro gudaha Soomaaliya. Wasaarada gaashaandhiga Uganda ayaa ku sheegatya in tirada askarta loo yeeray ay gaareeso 2,752 askari oo qorshu yahay in loo soo Soomaaliya…

Read More »

Ole Gunnar Solskjaer Oo Si Cad Uga Hadlay Haddii Uu Marcus Rashford Ciyaarsiin Doono Kulanka Liverpool Ee Axadda

0 Visits: 705 | Thursday January 16, 2020 - 22:54:30
Manchester United waxay samayn doontaa wax kasta oo u suurtogelin kara in Marcus Rashford uu taam u noqdo kulanka Liverpool ee Axadda, sida uu sheegay tababare Ole Gunnar Solskjaer oo warbaahinta la hadlay kaddib guushii ay xalay ka gaadheen Wolves. Rashford ayaa beddel kusoo galay qaybta dambe ee kulankii…

Read More »

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay madax ka socotay qaramada Midoobe

0 Visits: 246 | Thursday January 16, 2020 - 22:38:53
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Finish) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya, gaar ahaan isuduwaha dhinaca arrimaha beni'aadanimada Mr.Adam Abdelmoula.

Read More »

Thabit Cabdi oo Muqdisho ku daah-furay xarunta dhexe ee Xisbiga Awooda Shacabka

0 Visits: 266 | Thursday January 16, 2020 - 22:37:50
Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta oo khamiis ah taariikhduna ay ku beegan tahay 16-1-2020 si rasmi ah u daah-furay xarunta Dhexe ee Xisbiga Awoodda Shacabka (PPP) oo si casri ah loo qalabeeyay. Ka dib furitaanka Xarunta,Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka…

Read More »

Xog laga helay ninkii xalay lagu dilay Muqdisho ee lagu jahwareeray waxa uu ahaa

0 Visits: 234 | Thursday January 16, 2020 - 22:26:23
Xog dheeri ah ayaa laga helayaa waxa uu ahaa nin la socday mooto bajaaj, oo isaga oo huebysan xalay lagu dilay agagaarka Iskuul Muqdisho ee Degmada Shibis.

Read More »

Deni iyo Axmed madoobe oo sheegay inay ka wada hadlayaan danaha gaarka ah ee labada maamul iyo xaalka Soomaaliya

0 Visits: 300 | Thursday January 16, 2020 - 21:25:29
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay socdaal uu maanta ku tagay magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, halkaas oo uu ku qaabilay madaxweynaaha Puntland Siciid Deni.Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka hadlayay shir jaraa'id ayaa sheegay in socdaalkiisa uu daaran yahay sidii ay Puntland…

Read More »

Muuse Cali iyo odayaal ku xirnaa Boosaaso oo la sii daayey kadib xaalad deg deg

0 Visits: 218 | Thursday January 16, 2020 - 21:21:10
Maamulka Puntland ayaa xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso kasii daayay siyaasiga Muuse Cali Jaamac iyo mid ka mid ah odayaashii la xirnaa sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo laga helayo magaalo madaxda gobolka Bari. Sida laga soo xigtay masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Bari, Dr. Muuse…

Read More »

PROF. Yaxye oo daraasad aan caadi ahayn ka sameeyay isticmaalka daroogada (Kaalinta Dawooyinka)

0 Visits: 236 | Thursday January 16, 2020 - 21:17:13
Prof. Yaxye Sheekh Caamir ayaa ka hadlay daraasad uu ka sameeyay isticmaalka daroogada noocyadeeda kala duwan, wuxuuna ka digay khatarta ay ku hayaan bulshada Soomaaliyeed qeybahooda kala duwan. Waxa uu sheegay aqoonyahanka in kaniiniga lagu magacaabo (Viagra) oo xoojiya xubinta taranka ragga ay ugu…

Read More »

Sawirro: Maxay ka wada hadleen Biixi iyo Ben Fender?

0 Visits: 260 | Thursday January 16, 2020 - 21:12:01
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta wuxuu xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Ben Fender. Kulanka ayaa waxa lagaga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga ka dhaxeeya labada dhinac iyo arrimo la xidhiidha dhinacyada amniga mandaqadda geeska…

Read More »

Dowladda Kenya oo digniin adag u dirtay Al-Shabaab.

0 Visits: 277 | Thursday January 16, 2020 - 21:03:32
culus u diray Maanta Kooxda Argagixisada Al-Shabaab iyo Dadka gabbaadka siiya, si adagna ay ula dhaqmi doonaan haddii ay Gacanta ku dhigaan

Read More »

Dowladda Soomaaliya'' Waxaan howlgal ku dilnay Madaxii Qaraxyada Ururka Al-shabaab

0 Visits: 239 | Thursday January 16, 2020 - 19:47:24
Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal xalay saqdii dhexe ay ka sameeyeen degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose ku dileen madaxii Qaraxyada u qaabilsanaa Ururka Al-shabaab

Read More »

Macalimiin iyo Tababarayaal Iskuul oo ka baxay gobolka Waqooyi bari Kenya

0 Visits: 220 | Thursday January 16, 2020 - 10:15:19
Sida uu daabacay Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa sheegaya in macalimiin iyo tababarayaan ka soo jeeda gobolka waqooyi bari ee dalkaasi ay ka baxsadeen halkaasi, kadib markii cabsi badan ay soo wajahday. Arintan ayaa ka dambeysay kadib markii ay kordheen weerarada dagaalamayaasha…

Read More »

SAWIRO:-Soomaaliya & QM oo ka wada hadley kordhinta taageerada

0 Visits: 220 | Thursday January 16, 2020 - 10:13:39
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay , Kuxigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ahna Xiriiriyaha Q.M isla markaana ah Iskuduwaha arrimaha…

Read More »

Duqayn ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacday Suuriya.

0 Visits: 260 | Thursday January 16, 2020 - 10:11:22
Ugu yaraan 18 ruux oo shacab ah ayaa dhimatay kadib markii laduqeeyay suuq iyo aag warshadeed oo ku yaalo gobolka Idlib ee dalka Suuriya gaar ahaan qaybta ay haystaan kooxaha falaagada. Kooxaha indha indheeya xaalada Suuriya ayaa sheegaya in weerarka ay si wada jir ah u fuliyeen diyaaradaha dagaalka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 16-JANAAYO-2020

0 Visits: 353 | Thursday January 16, 2020 - 10:04:49
Khilaaf ka soo cusboonaaday degmada Gaalkacyo ka dib xil ka qaadis uu sameeyey Xaaf Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in khilaaf hor leh uu ka soo cus boonaaday Gaalkacyo, kadib markii ma daxw eynaha Galmudug uu xil ka qaadis ku same eyey mas'uuliyiinta degmadaasi. Duqa magaalada…

Read More »

Xildhibaanada Galmudug oo la sheegay in loo diiday kaarka Aqoonsiga

0 Visits: 208 | Thursday January 16, 2020 - 00:12:13
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka labaad ee Galmudug ayaa Risaala u xaqiijiyay in xubno ka mid ah Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ay diideen in ay bixiyaan Aqoonsiga, islamarkaana loo sheegay in mid ka mid ah Musharaxiinta Gudoonka baarlamaanka markii ay doortaan la siin doono. Xildhibaanada ayaa sheegay…

Read More »

3 ka mid ah musharaxiinta madaxweyne ee Galmudug oo isbaheysi ku dhowaaqay

0 Visits: 250 | Thursday January 16, 2020 - 00:04:54
Saddex ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta isbahaysi uga dhowaaqay magaalada Dhuusomareeb kadib kulan ay yeesheen. Isbahaysigan ayaa waxaa ku midoobay C/raxmaan Odawaa oo ka tirsan Xisbiga UPD, Kamaal Dahir Guutaale oo ka tirsan Xisbiga Wadajir iyo C/llaahi…

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya oo qaabilay Adam Abdelmoula (SAWIRRO)

0 Visits: 277 | Wednesday January 15, 2020 - 23:37:43
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya, Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Arbacadii Magaalada Muqdisho ku qaabilay Kuxigeenka Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somaliya, Adam Abdelmoula. Qoraal kooban oo la soo dhigay barta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ku leedahay Shabakadda Twitter-ka ayaa lagu sheegay in labada…

Read More »

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay mashruuc Deg. Kaxda laga fulinayo (SAWIRRO)

0 Visits: 260 | Wednesday January 15, 2020 - 23:31:31
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc laga samaynayo Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir. Mashruucan ayaa waxaa lagu dhisaya xarun caafimaad oo bulshada si lacag la'aan ah loogu adeegi doono, sidoo…

Read More »